Wow😱😱 Guriga xamar ugu casrisan

  Рет қаралды 26,246

Ogaaso Muse

Ogaaso Muse

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@fdama
@fdama Жыл бұрын
Mashallah. Caasimadeena quruxbadan. From Hargeysa.
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 27 күн бұрын
Maasha Allah walaal siyaasiyiinta baqtiga ah ayaa dadka kala dilaayo Oo is nacsiinaayo ma ahaneee waxaan nahay walaalo. Hargeysa cadeey waan tagay hada kahor inaan kusoo noqdaan rajeynaaa waa meel aan ka helay dad Gob ahna dagan yihiin. From Muqdisho❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Mansha Allah Xamar iyo dalkoo dhan horumar wacan❤🇸🇴❣️💙🤍
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
War meesha qurux badanaa view ga banaanka ma Spain baa jawiga macaan iyo dhismahaasha safka ku jira Masha Allah, alaabta guriga u dooratay qof waxa thy ilbax ah oo dhadhan alaabta so dooratay laga garana maanta adaa ka fiican dadka kenya uso guuray
@umuikraan9508
@umuikraan9508 Жыл бұрын
Maasha allah xabiibti allah idiin barakeeyo
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub 🎉🎉🎉
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Aaamin yarabbi
@alibarakow6078
@alibarakow6078 Жыл бұрын
Maasha Allaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Maasha Allah Muqdisho🇸🇴🇸🇴😍😍😍
@Sahra-t4p
@Sahra-t4p Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakalah
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Markaan oo kale BUUFISKA wuu iga baxaa 🥰🥰😍😍😂
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Ana wlhi buufis xmr iso haayo markaa joogto ma daremi kartid
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
@@darishore814 Intee googtaa 🫶🏻
@abdifatahmahamed5616
@abdifatahmahamed5616 8 ай бұрын
Woow masha alaha
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Jikada qurux iyo wayn cariri malh yurub iyo amrica iyo africa cariiri meshan lkn 4 qof iska arkeso mashlh
@raisahassansheegow97
@raisahassansheegow97 Жыл бұрын
Wax cusub thank you
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Жыл бұрын
Guri qurxan waye lkn kan qarashkiisaa xogan ilaahow lacag noo sahal quruxda wan iska jeclahy
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Insha allah waa heli doonta iga qor taas lacag wax ween maahan ee marke kaa maqan thy aye Macno leedahy, Adi Ha dag Dagin lacag ayaa kuuso socoto insha allah labo rakac ku dar hadalkayga marke kuso gashana Iso doce anigana ha i hilmaamin oo Ha noqon qof wax helay wa hilmama
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Жыл бұрын
Maashallah sawirkan waa qurux
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Mashlh aduun kale waye ❤❤❤❤❤
@dhiiri-geliyahamaalgashiga2832
@dhiiri-geliyahamaalgashiga2832 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@queendm1317
@queendm1317 Жыл бұрын
Ilaahow hooyoyinka somaliyed dartoda somaliya nabad oga dhiiga yaa Allah adiga og dhibatad ey ki jiraan
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Aamin yarabi
@ahmedaar5348
@ahmedaar5348 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤
@queensaprinah4813
@queensaprinah4813 Жыл бұрын
M.a wlhi so qurux🏋 🛒+ 🕌 intaba wu leyhe shaqada lee bananka uga baxe inta kle waku diyar wah
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Haaa cajiib waye
@arabe9921
@arabe9921 Жыл бұрын
mshllh tabarakallah qurux waaye
@thabqadasi
@thabqadasi Жыл бұрын
Masha Allah View bada xeebta waa meqaa. Wal ?
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 Жыл бұрын
Masha allah meshani muqdisho miyaa
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Haaaa
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Жыл бұрын
Banaka ha soo bixn waaye muqadishi iyo buuqeeda ka nanaso😅 kan ani cml igu fiicanaa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Waa xaafadee
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Ciyaalka muqdisho high rise malagu kori karaa is the question! Wanii soo diceynaa lee hope no one falls out of them dabaq! Also what is with this dark curtains you need light in them houses keep it simple
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Wlh muqdisho dhismiyasheedi le sas u batay guri cadi wuba si dabar go,ayaa ciyalka alla u maqan
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
@@ogaasomuse our kids are very active they are pumped up with Sokor iyo canjeero first thing in the morning very little nutritional value but full of energy! We need to rethink how we fed our children and learn about nutrition and hope our kids are calm but active! Send them to the gym from 14yrs too
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Caadi waye dabaqa waxa sameene shabaq jilcan oo ilaa Kor daboolaayo ku xero sidaas Aya la yeela Marka caruur wadato wax dhib ah ma jiraan guri fiican waye haka laba labeen congratulation
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Daaha waa la bad badala wax ween maahan teeda kalena alaabta aya dark grey ah waxe ku xeran kartaa dark green dhalaalaayo inta barkimaha fadhiga barkimo green soo gadato ama colour kale oo barkimaha lee u badalaysa iyo sharaxaada iyo rooga
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 Жыл бұрын
Dabaqyo ayaa kusoo nadanayaa wadankii bal si fiican haloo ilaliyo
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 Жыл бұрын
Masha alaah
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 Жыл бұрын
Masha Allaah abaayo waa qurux lkn xaafada iyo lacagta lagu gadayo ama lagu ijaarayo waameeqo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
gadow aa kan yaa gadi karo hhh
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 Жыл бұрын
Xafadaan magaceed
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Markaa qiyaaso waa banaadir iyo zoobe akteeda waa mesha Muqdisho si xowli ah u dhismeyso
@sactuushcilmi5935
@sactuushcilmi5935 Жыл бұрын
Meel dheer miyu kuyala abay
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Maya xamar dhaxdisa wye
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Zoobe area
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Magacu waa ugaaso not ogaaso
@tocakitty1726
@tocakitty1726 Жыл бұрын
Asc abyo Guriga ma kiro miyaa mise waad ii satay? Hadii ee kiro tahay meeqo waye abyo???
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Wcs abyo video an kaga hadlayo ku jiro youtubeka
@MrSheikh778
@MrSheikh778 Жыл бұрын
Qayb iga soo qabo Xamar ayaan u soo socdaa
@Latara297
@Latara297 Жыл бұрын
Kkkk
@NadaAhmed-vb7xx
@NadaAhmed-vb7xx Жыл бұрын
Intu ku yalaa 🥺
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Pizza house akteda
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Dadka qaar pizza house ma yaqaanaan qofka pizza house yaqaano koley wuu Aaqooni laha ee Xaafada usheeg qofki ku weydiiyo waa zoobe iyo banaadir area dooda
@sirtanolosha7969
@sirtanolosha7969 Жыл бұрын
Abaayo gurigaan intoo xamar uga yaala magaciisa iyo ijaarkiisa waa meeqo? Yurub aan rabaa inaa kasoo guuro guri sidaan igu fiican intaan dalka la qabsanaayo
@ogaasomuse
@ogaasomuse Жыл бұрын
Wan kaso hadli dona abayo insha allah
@sirtanolosha7969
@sirtanolosha7969 Жыл бұрын
@@ogaasomuse Haye abaayo waan kaa War sugaa insha allah jazakallaah
@quule9155
@quule9155 Жыл бұрын
Wll Apartments qurux iyo casri mudna ma ahn la soco
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Waa run walahii
@bisharoxaayow1036
@bisharoxaayow1036 Жыл бұрын
Halki sanaba mar waa in la contorolo si loo ilaaliyo hab u fahigiisa hadii kale dhibaa ka imaan karo umada yaan lahalaagin africa wa lagu dhisaa wa lagaa tagaa adey ku taalaa
@queenifrah4770
@queenifrah4770 Жыл бұрын
Plz abyo intu ku yala wlhi wn ka hely
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Wuxu ku yaalaa zoobe area
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Mutunelada hagaajiya Daaqada weyneeya
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Kkkkk guri dhisan aya leedahay daaqada weyneeya hhh
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Wax baa laga bedelikaraa ,waana macquul haddii farsamadeeda la hayo
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
@@afgmasafg7764guriga sida in Adiga laguu dhisayo oo qarashkiisa la baxayso baa si fudud halkan uga dhahday hala weyneeyo daaqada muntuneellka hala badalo,waxa la qaatay ina dhahdo guriga in daaqadaha in loo weyneyo Aya habooneed
@Reina-ex4cd
@Reina-ex4cd Жыл бұрын
Abayo codkada ad uyu ugabanyahay
@munocali5531
@munocali5531 Жыл бұрын
Abyo adi maa dagi rabo gurga
@Latara297
@Latara297 Жыл бұрын
Mana walalkaa maa ku dar sanee gabadha kkkkk
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Somali iyo su aal xumo 😂😂
@hamdiugas7432
@hamdiugas7432 Жыл бұрын
Ilaa hada waxaa sheegeyso manaqaano
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Adaaba la aqoonin waxa ka wado oo sheegeyso
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 Жыл бұрын
alaah caasumadeena wey horu martey Habo fire exit guriga ma leeyahay?
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
So dirty
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah
Vlog suqa iyo hagajinta qolka fadhiga🥰
6:17
Ogaaso Muse
Рет қаралды 1,9 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 245 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 21 МЛН
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 899 М.
MAXAY KU GOOYSAA $10 MUQDISHO - What Can $10 Get in Somalia 🇸🇴
7:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 136 М.
Apartments Iib ah | Mogadishu
18:08
Jimcaale Deals
Рет қаралды 27 М.
HOME TOUR GURIGEENA CUSUB EE DAARUSALAM LAGA DHISAY #sombank
14:23
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 466 М.
muqdisho oo isbadashay  dhismayashii ugu quruxda badnaa abid
14:27
ak yare production
Рет қаралды 19 М.
Made In Somaliland
37:19
Ali Jibril
Рет қаралды 89 М.
#vlog Suuqa xayaat 🥰🥰
8:53
Ogaaso Muse
Рет қаралды 1 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 245 МЛН