Xaaji Yare | Cibraa Kugu Duugan Yaableh | Show Hargeisa Music Video 2021

  Рет қаралды 1,852,092

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

Күн бұрын

JUMEIRA SHOW HABEENKA SAMSAM SHARAF & AKRAM SHIVA
Produced by : MAAHIR MEDIA PRO
Xaaji Yare, Cabdi Casiis Germany, Samsam sharaf, Abdirahman Xarago Hees Cusub 2021 , akram Shiva , show Jumeira, Cabdikariin Cali Shaah, Dayax Band, Xidigaha Geeska , Mursal Muuse ,Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Showga Hargeisa, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, ugbaad aragsan, sharma boy, Xidigaha Geeska , najma nashaad, hees cusub 2021, Maahir Media Pro,
#Subscribe #MaahirMedia

Пікірлер: 220
@sulubmaxamed46
@sulubmaxamed46 2 жыл бұрын
Xaaji yare anigoo aad u yar ayuu ku ciyaari jirey xafda kiladhka gaara ahaan garoonka biroolaha ee ka danbeeya saldhiga schoolka sheekh nuurna ku horyaala 2010-2014 aad ban u yara waxa uu gali jirey xafad ka soo hor jeeda garoonka ciyaalo kiladh unba garanaya ninkan waa hora iigu danbeysaye imikana isagoo fanaana ayan arkey machallaha xaji in the building
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@abdirahmanabdullahimohamed3121
@abdirahmanabdullahimohamed3121 2 жыл бұрын
Walahi waa run
@abdirahmansalah642
@abdirahmansalah642 Жыл бұрын
scw scw scw
@IsmahaanomarIsmahaanomar
@IsmahaanomarIsmahaanomar Жыл бұрын
🥺صلی الله عليه وسلم
@MaahirCabdirisaaq-cj1uq
@MaahirCabdirisaaq-cj1uq 8 ай бұрын
Scw❤😊
@boganabdi6243
@boganabdi6243 3 ай бұрын
Walahi waa runta sxb lkn saligi rasulkena maxa page hees eyledhahay kalasodontay
@mahadibraahim2024
@mahadibraahim2024 2 жыл бұрын
Waa farxad weeyn dhalashaddii Nebi muxammed scw, Mudan in la is xasuusiyo oo laga sheekeeyo si Nebi muxammed u baranno nooguna Weynaado qalbiyaddeenna scw😍
@faisoaxmed1949
@faisoaxmed1949 2 жыл бұрын
0
@sabiriinxassancali8761
@sabiriinxassancali8761 2 жыл бұрын
​@@faisoaxmed1949
@ahmedyousuf6302
@ahmedyousuf6302 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@abdisalaanyare4770
@abdisalaanyare4770 2 жыл бұрын
Scw
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@Airdropssomalitasks
@Airdropssomalitasks 2 жыл бұрын
Hada Tik Tok Ka Baratay Legend baa thy ❤️🔥🔝
@amirahaxlam9737
@amirahaxlam9737 2 жыл бұрын
To my surprise it's a year ago 😭🤣🤣🤣🤣
@shaaficihassan2805
@shaaficihassan2805 2 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo suuganta umada soomaaliyeed hargaysa ❤🖐🙏
@nima3470
@nima3470 2 жыл бұрын
💋💋💋💋🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@honmuktaribrahim2117
@honmuktaribrahim2117 2 жыл бұрын
From Tiktok hdaa tahay legend athy 😃😍
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 2 жыл бұрын
Fanaanka aadka
@mustafejama4451
@mustafejama4451 2 жыл бұрын
Heestan waxay soo baxday 2020 hadayna soo shaac baxaysa sababtuna waa tiktoka waa aalad cajiiba runta wixii soogala hawaday ka baxayan
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 2 жыл бұрын
Wllhi been maaha legend
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 2 жыл бұрын
Heestan inta tiktok kaso raacday is muujiya 😀🙋🏽‍♂️
@hamsehagio1491
@hamsehagio1491 2 жыл бұрын
Aniga 😂😂😂
@palqiishirsi7304
@palqiishirsi7304 2 жыл бұрын
Ani😂
@shariifadan6904
@shariifadan6904 2 жыл бұрын
Aniga
@maxamedoscar6766
@maxamedoscar6766 2 жыл бұрын
☝️
@haybsameflims1521
@haybsameflims1521 2 жыл бұрын
Ar anaa ka soo raacay
@mohamedabdarashid3922
@mohamedabdarashid3922 2 жыл бұрын
Cajaa’ibka suuradaada Dhamaan noolahaa casuuntay Indhoolaha caadku fuulay Ayaa kgu caafimaada ❤
@aslammohamedaliomar
@aslammohamedaliomar 2 жыл бұрын
😢
@xabiiboxasanxuseen3704
@xabiiboxasanxuseen3704 2 жыл бұрын
@@aslammohamedaliomar ¹¹1
@malhonhatumia647
@malhonhatumia647 2 жыл бұрын
❣❣❣❣❤ wlhy hees lama odhan kare waa another level ayada iyo wiilka qaadayaba masha allah
@abwaantalasameabwaantalasa4708
@abwaantalasameabwaantalasa4708 2 жыл бұрын
maansha Allah boqorka codka noolaw wllky xaaji hore usoco dhankayga ubaxbaan ku saaray suldaanka fanka 🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌺🌺
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 Жыл бұрын
Waxa dhageysanaya kaligey Heskan aadka u macan Habeninmo lix saac Tarkhduna tahy 7/7/2023 Habenimo jimco Oo sabti so galayasa Waxa ku sugaya gbr aan is baranay Cawa oo ku jirta Shift night ❤🙏👑 Wxan raba in aan dib u so xasuusto Insha alah Waqti kle oo qrux Aniga iyo ayada Hda calaf isku yeelano❤❤❤👑🙏🙏 Xasuus wayn in ay ii noqoto aya rabaa Insha alah❤💘🙏👑💥
@MohamedCaaqilka
@MohamedCaaqilka 4 ай бұрын
Heestan kama daalo maxa yeelay waxn ka hela intan Cimraa kugu duugan yaab leh❤❤❤
@FadumoShcilmi
@FadumoShcilmi 3 ай бұрын
❤❤❤
@WIILKARIYADA-kw8xk
@WIILKARIYADA-kw8xk 3 ай бұрын
Gabadhan eedadeed fantastic fanta eh 😂😂😂😂😂😂🎉🎉❤ 😂adee kuutaal heee wixii ahlusuna galo lama helo lkn nasiib leedahy waali ladan kuu dhashay mashaAlh😊
@hamsehagio1491
@hamsehagio1491 2 жыл бұрын
From tiktok❤😂😂
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 2 жыл бұрын
2:09 Kan Buuran ciriiri jeclaa maba qaado meeshuu isku riixaayo🤣Gabadhii baa layaabtay wlhi alla qosol badanaa😂🤣😂balaayo dhidid badan😂
@djkamaal1913
@djkamaal1913 2 жыл бұрын
from tiktok😁✌
@cismaanshawaali4423
@cismaanshawaali4423 5 ай бұрын
Heestan hargaysa ku xasuustaa 2022 /10 angoo jamacad kaso dhamayy borama oo hargaysa ku bayhoofay 😮😮
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn 9 ай бұрын
Ma Cidagale tahay dhaga. Cidagale empire lol 💪
@alihosh8058
@alihosh8058 9 ай бұрын
❤❤
@aaminacabdinuur4779
@aaminacabdinuur4779 2 жыл бұрын
Heestaan 1y kahor ee eheet anigana hadaa iigu horeeyso tiktok Ayaan kasoo raacay
@samiyarashiid9051
@samiyarashiid9051 2 жыл бұрын
From TikTok 😅
@yussufismail49
@yussufismail49 2 жыл бұрын
Hhhh inta hada sonolatay from tiktok ani cml like😂 anis xisaabine
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 жыл бұрын
Ma cidayada aheyd dhega ❤️ Ma DARAAWIISH baad aheyd dhega🐴
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Ciidagale not xaarwiish uskag
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 жыл бұрын
@@Ayaanle-ke1tq waa ku mahadsan tahey fikirkaaga
@maniirokhaled3715
@maniirokhaled3715 2 жыл бұрын
From tiktok😃😀
@zalmaandayax5888
@zalmaandayax5888 3 жыл бұрын
wax kale hajjow walee layaab layaab 🎙▪︎Cibraa kugu duugan yaableh 🥁👏🏿👏
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 2 жыл бұрын
From Tiktok 💃🔥
@mayasharif6086
@mayasharif6086 2 жыл бұрын
Same here😂😂😂😝
@IsmailTeysiir
@IsmailTeysiir 2 жыл бұрын
same
@IsmailTeysiir
@IsmailTeysiir 2 жыл бұрын
lkn gabdhaha markey lajibiniyan mcn ah
@sacdiyoabdiwali3302
@sacdiyoabdiwali3302 2 жыл бұрын
@@IsmailTeysiir haa runtii ❤️
@mayasharif6086
@mayasharif6086 2 жыл бұрын
@@IsmailTeysiir 😂😂😂😂ad uweyn
@Bedrimaudoss
@Bedrimaudoss 2 жыл бұрын
Heestu dib bey ka qarxaysaa
@hanadjamac6448
@hanadjamac6448 2 жыл бұрын
Hadaan Soo raadiyay heestan yaab xagey naga martay heestani ma dhulbahantaad ahayd dhega
@hamdahapi8932
@hamdahapi8932 2 жыл бұрын
dee haaye heesty hada waa Ciidagalaysantay maaha dhulbahante😅
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 жыл бұрын
@@hamdahapi8932 Ciidagale ❤️Dhulbahante♥️
@khadarabdisalan-y7s
@khadarabdisalan-y7s 5 ай бұрын
3/9/2024 xasuus an qoray
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Ma caaqil talaabsadaa ereygaasu waa deelqaaf iyo tashbiihiisuba
@mssgaabo5275
@mssgaabo5275 2 жыл бұрын
Wawataa wllhi mcn m.a cod macana keep going pro👍👍
@ayshaosma9942
@ayshaosma9942 2 жыл бұрын
Heesta sand kahorbyba ahyd ana hada tiktok kaimid😅
@mohamedmalin1950
@mohamedmalin1950 2 жыл бұрын
Aysha Osama, ana kula mid ah🤣
@mohamudamin4063
@mohamudamin4063 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@riyaqadow5649
@riyaqadow5649 2 жыл бұрын
From TikTok
@pescurlers9845
@pescurlers9845 2 жыл бұрын
Jumeirah one of the best place in Horn of Africa Somalia
@sama.qaade1
@sama.qaade1 2 жыл бұрын
Heestaan tiktok ayey dhaga iiga bateen waan soo raadiyay😁
@AhmedxidigG36
@AhmedxidigG36 Жыл бұрын
Cod keeda Qofkiimaqlaaba❤❤dharaarkamacaajisoobo Cidkale madanaynayee❤ Ci
@hajirabeauty4215
@hajirabeauty4215 2 жыл бұрын
🎉 Jumiera one of the best place in Hargiesa 🎉
@rahmaabdi6115
@rahmaabdi6115 2 жыл бұрын
Dawlot
@queenrooda2868
@queenrooda2868 2 жыл бұрын
Wow heesta jah🥀❤😊🥰🥰
@abdirahamanibrahimadan2757
@abdirahamanibrahimadan2757 2 жыл бұрын
My
@nimohurre6085
@nimohurre6085 2 жыл бұрын
Oo heestu ileen waa xili hore💯💯
@hamsehagio1491
@hamsehagio1491 2 жыл бұрын
Haaa
@hanadpoi6727
@hanadpoi6727 2 жыл бұрын
musci macaaaan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Heesta keliya tiktok ku bartay😂👋xaaji yare
@othmanmohamud5025
@othmanmohamud5025 2 жыл бұрын
Ma cidagalad ahayd dhaga
@M.M_MED
@M.M_MED 6 ай бұрын
Ma arko wax ku saliga nabigeena suuban scw scw scw
@kydkydkyd1658
@kydkydkyd1658 2 жыл бұрын
Ma ciidagalaad ahayd😂
@alihosh8058
@alihosh8058 9 ай бұрын
Haaa waligaa dhagaa ciidangale 🐪 cabdi ciise ♥️
@abdirahmanali5746
@abdirahmanali5746 7 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdirahmanali5746
@abdirahmanali5746 7 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 жыл бұрын
Tiktok ayaa soo nooleyay heestan. Tiktok ayaa halkan isoo diray
@popcorncoffeechannel7649
@popcorncoffeechannel7649 2 жыл бұрын
Gabadha markey la heyseyso ayu macan yahy hesta
@suheebs9171
@suheebs9171 2 жыл бұрын
Yaa qaade marka hore
@salmansalmanomar3394
@salmansalmanomar3394 2 жыл бұрын
Will boqortoyo wan kuwata nh walal keep going walal
@xagaashorts
@xagaashorts 2 жыл бұрын
Fananka xaafada sheekh.nuur kiladhka
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 жыл бұрын
Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah
@farahsudi8010
@farahsudi8010 3 жыл бұрын
Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi
@Cabdiyusuf123-o8k
@Cabdiyusuf123-o8k 4 ай бұрын
Dhaga hadad maqasho anaga wye vs garaxajis❤😂
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 2 жыл бұрын
Ninkan heeso mcn kuma barn♥️😂😂😂
@maxamuudaadan6711
@maxamuudaadan6711 3 жыл бұрын
Ma cidagale ayad aheyd dhaga eshcala hees
@adanbahalhanad1546
@adanbahalhanad1546 2 жыл бұрын
Wax kale iga dheh❤❤❤❤
@suldaancabdiqaadir2923
@suldaancabdiqaadir2923 2 жыл бұрын
xaaji yare best song brother
@najmanajma3725
@najmanajma3725 2 жыл бұрын
M.a wllhi wxn kaa hers eh aaaax🤔🤔🤔
@mariama7878
@mariama7878 2 жыл бұрын
Hesatan hal sano kahor ahayd hadayna so caan baxaday😙
@abdizalaanmohamed9147
@abdizalaanmohamed9147 2 жыл бұрын
2 sano ayay ahyd
@haniitah
@haniitah 2 жыл бұрын
From Ticktock 💃💃
@samiishabshir835
@samiishabshir835 2 жыл бұрын
Be same😂
@abdikani4376
@abdikani4376 2 жыл бұрын
Dhega naga daa canjilada
@Degaliah
@Degaliah 2 жыл бұрын
From tiktok
@WIILKARIYADA-kw8xk
@WIILKARIYADA-kw8xk 3 ай бұрын
MashaAllh 4 ever😊
@kamal-hassan
@kamal-hassan 2 жыл бұрын
Hadaa dhega fahmi la dahay sidaydoo kale 👇
@suldaan52
@suldaan52 2 жыл бұрын
Sxb dhega waxa isticmaala qayb dadka reer hargeisa ah, dhamaan ma isticmaalaan, kalmadda DHAGA waxa la isticmaalaa marka wax aad ka yaabto aragto, tusaale ahaan "DHAGA/DHEGA war ilmaha maxaad u dhirbaaxday ma waalantahay"
@jamaal4034
@jamaal4034 2 жыл бұрын
Dhaga Form Edagale Izka Kaleh Lazoco
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 2 жыл бұрын
Tiktok mesha kaliyee hersaha qarxisa
@mohamedisackadam3628
@mohamedisackadam3628 2 жыл бұрын
Ish alaa hees
@bureeqojanno9893
@bureeqojanno9893 2 жыл бұрын
Hez iyo badh🥰
@xaliimokhaalid3957
@xaliimokhaalid3957 2 жыл бұрын
hada Lee maa ogatay😃2022 Soo baxday
@AyaanCali-g3r
@AyaanCali-g3r Жыл бұрын
Al fanan xaaji yare❤
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 2 жыл бұрын
Hees iga dheh🥰
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 2 жыл бұрын
Xaaji yare big legend
@mohamedjama3077
@mohamedjama3077 2 жыл бұрын
Amazing!!!
@farhanqayre3144
@farhanqayre3144 2 жыл бұрын
Fantastic ❤️
@mahamudjama6048
@mahamudjama6048 2 жыл бұрын
ILAYSKA CADCEDA Ka yabiyey xagee laga arka
@qaraashaabdillahi4445
@qaraashaabdillahi4445 2 жыл бұрын
Wewe mashllahak
@yussufmohamed6365
@yussufmohamed6365 2 жыл бұрын
Hestan san urathiney hada arki from tiktok
@aminaacabdalle2103
@aminaacabdalle2103 2 жыл бұрын
kkkkk
@WIILKARIYADA-kw8xk
@WIILKARIYADA-kw8xk 3 ай бұрын
Nin nin uheesyao😂😂😂😂😂❤🎉
@siciidoyusuf1606
@siciidoyusuf1606 2 жыл бұрын
Codkiisa m.a ❤️🥰🥰
@suldaan87
@suldaan87 2 жыл бұрын
Heestan tiktok baan maanta kasoo raacay
@abdullahimohumedhaanshi2320
@abdullahimohumedhaanshi2320 2 жыл бұрын
xaaji yare
@zakariahassan4476
@zakariahassan4476 2 жыл бұрын
Heestan gadaal Bay ka qarxi doonta midaas iga qara
@samiryussuf9734
@samiryussuf9734 2 жыл бұрын
🤣🤣😂🤣 shekadaas makentay
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 2 жыл бұрын
1:51 HABEENIMO 28/9/2022 noolow zxb Xaaji yare
@salmansalmanomar3394
@salmansalmanomar3394 2 жыл бұрын
Wankuwata
@cabdigood226
@cabdigood226 2 жыл бұрын
Heestan cajiibka ah halkay naga dhaaftay. Waxaad ogaanaysaa in dadkii k9lba afarta qof ee caanka ahi ay kooto ku haystaan. Hadday noqoto siyaasiyiin waxa ina hortaagan kuwii waligood aynu naqaanay. Hadday fanaaniin noqoto afar fanaan ayuun baynu dhagaysanaa. Kolba afarta caanka ah ayaa ina jihaysa soomaali haddaa nahay.
@najiibabdikhryr1500
@najiibabdikhryr1500 Жыл бұрын
Here's macaan
@baredahir5347
@baredahir5347 7 ай бұрын
Ma ciidagaLaad ahayd dhaga
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 2 жыл бұрын
Markuu yidhi " jidhkaaga cadaanka badan" baan nacay uuf. Orod dad dubkooda neceb.
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
African dhan cuqdad ayay midabkoda ka qaban wna mangabnimo wayn lkn inagu midabka dunida ugu qurux bdn ayaynu lenhy sbb an cadan ujeclano grn mayo
@EpThaLLahh7
@EpThaLLahh7 2 жыл бұрын
Hees iyo Padh🥹🫶🏻❤‍🩹
@shucaybdualleh9950
@shucaybdualleh9950 2 жыл бұрын
From ticktock
@maryanahmed2624
@maryanahmed2624 2 жыл бұрын
From tick-tock 😂
@aliabdijama4130
@aliabdijama4130 2 жыл бұрын
ninkaan codkiisa kacaansan
@happyfamily4677
@happyfamily4677 2 жыл бұрын
This beautiful songs is for all the fadumo in the world.kk
@fuadabdulahi1405
@fuadabdulahi1405 2 жыл бұрын
Ma iska sheekaynaa
@AdenadenIsse
@AdenadenIsse Жыл бұрын
Adenaden lsse
@hassanismail1472
@hassanismail1472 2 жыл бұрын
Ma ciidagalaad ahayd dhaga
@AbdallaIbrahim-
@AbdallaIbrahim- 5 ай бұрын
16/8/2024
@suheebs9171
@suheebs9171 2 жыл бұрын
Heesta hore yaa u qaade asxabey??
@suheebs9171
@suheebs9171 2 жыл бұрын
???
@mxy08
@mxy08 2 жыл бұрын
😅😅 TIKTOK HALKAN IGA SOO TUURAY 😅😅
@hafsooweb2090
@hafsooweb2090 2 жыл бұрын
Heestan.wankahele
@happyfamily4677
@happyfamily4677 2 жыл бұрын
White color what..iam beautiful brown
@CaydurusMumin
@CaydurusMumin 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@huntergaming2885
@huntergaming2885 2 жыл бұрын
Geesi darar 2022
@ibrahiimcabdulqadir6148
@ibrahiimcabdulqadir6148 2 жыл бұрын
Aniga😂😂😂
@CabdishakuurMaxamed-ot8cb
@CabdishakuurMaxamed-ot8cb Жыл бұрын
Amazing
@abdirahmandahir5551
@abdirahmandahir5551 2 жыл бұрын
Legendz
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xaaji Yare | Cibraa Kugu Duugan Yaableh | Official Music Video
4:40
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Ha Ooyin
8:02
Zakariye Kobciye - Topic
Рет қаралды 143 М.
Samsam Sharaf  |  Adoo Nabada  Soo Noqo | Show Hargeisa Music Video 2021
5:42
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 17 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 26 МЛН
XAAJI YARE | CIBRAA KUGU DUUGAN YAABLEH | OFFICIAL LYRICS 2022
4:40
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН