afsomali ku waran oo wax ku soo gudbi ereyada ingirisida ah inaga ipbaxnimo kuma jirte afkaga ku kalsoonaw lahjadadana ku kalsoonaw sagaashan iyo shan hadalkad ka ledahay shan iyo sagaadhan dheh wayo reer somalind ama reer awaqooyi tirada yar bay soo horaysiyan
@Akvlogs_2025Ай бұрын
Mahad soo wall
@Akvlogs_2025Ай бұрын
Mahad soo wall
@Akvlogs_2025Ай бұрын
Mahad soo wall
@ruqiyoxasan8119Ай бұрын
Halgan ku dil ee naga tak somali oo dhan ayaa is leysaye waa maxaay waxa idin haayo adinka cuqdad iyo calool mariid ayaad tihiine bisinka qabsad acdbllh
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4ncАй бұрын
Sakiin liq calooshu saafi haku noqotee ileen maroora dilaac baa kaa hadlinayee ma afrtan fooqee yaryare baad u quudhi laadahay umada bisinka shaydaanka iska naar Masha Allah dheh adna meeshayda iimaanso xumaana ha ii arkin waan kaa yaabay uun 😊
@ruqiyoxasan8119Ай бұрын
Somali ayaad ka soo jeedaan oo ka imaateen anigu somali ayaan idiin aqaan tafraaruq somalina ma ogoli iyo mariid somali baan necebnahay waan go.ayenaa waa nala dilay oo aan ladilin mawaxbaa la isku reebtay somaliya oo dhan maxaa ka dhacay waa la isku dilay laakiin adinku waxaat dadka ugu duwantihiin waawarey somali manihin waa maxaay warkaasu joojiya dadkiina dhinac karaaca mariicaan oo lalaayey dowladii ladumiyey rafaad lamarsiiyey waana joojaan oo soomaali ma nicin uqdadna ma qabaan dadkooda ayeey dhinac karaaceen waa gob gob dhashay laakinn adinku diifka ayaad iska duwi ladihiin iyo baroor walaaleheena aan jecel nahayo soo dhowaada cuqdadanah forget dhaha qeyerka ayaa ku jiree cafi walaalkaa ilkaha iyo carabkaaga ayaaba is qaniinayee 😁😀👍
@ohsaragfii137Ай бұрын
@@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc minde liq 😊
@AxmedYaasiin-s9gАй бұрын
@ruqiyoxasan8119 yaaahuu
@Hikma599Ай бұрын
@@ruqiyoxasan8119 anagu somali ma necbin lkn qasab maaha in la isku darsado nin walba sidu dantiisa u arko ha raaco hadaanu tashanay maxaa naga rabtaan dantiina iska raacda