Xaalada Laascaanood ee maanta Iyo Bilowgii Kacdoonka SSC Khaatumo Waraysi Xildhibaan Maxamed Aadan

  Рет қаралды 18,940

kalshaale channel

kalshaale channel

7 ай бұрын

Kalshaale Channel
Garyaqaan Maxamed Aadan oo ka hadlay Xaalada Laascaanood Iyo Khudbadii taariikhiga ahayd ee uu ka jeediyey bilowgii kacdoonka iyo Sir qarsoonayd

Пікірлер: 50
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 7 ай бұрын
Masha Allah Guul ssc and puntland ya Allah illahow no hiiii Amiin Guul
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 7 ай бұрын
Guuuuuuuuuull SSc khatumo❤❤❤
@maxamuudhorri9351
@maxamuudhorri9351 7 ай бұрын
m.a kanaxow naftawaa❤❤❤ ssc khaatumo tawakaltu calaah❤❤
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 7 ай бұрын
Mashlh maxamed waan salamayaa
@khayrjecel2
@khayrjecel2 7 ай бұрын
Waa mahadsanthay xildhibaan war cad weye
@AbdiZebra
@AbdiZebra 7 ай бұрын
Absolutely correct inaadheer. The blue revotion a year after. Gulleysta Insha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 7 ай бұрын
Good job brother keep it going Mashalah
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 7 ай бұрын
🎉❤❤❤ .mudane Geesi✋💪
@samybourhan6476
@samybourhan6476 7 ай бұрын
Guuuul Guuuul SSC Khatoum ❤❤❤❤
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 7 ай бұрын
Mashallah halyeey geesiya
@AliAli-lx5fl
@AliAli-lx5fl 7 ай бұрын
Guuleysta horey u socda yaan dib loo noqon
@user-un9mt6mt9z
@user-un9mt6mt9z 7 ай бұрын
Maanshaa allah waa dadkii damiirku noolaa ee belaayadu ku habsatay
@jaamaccawilsaleebaan2802
@jaamaccawilsaleebaan2802 7 ай бұрын
guul iyo gobonimo
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 7 ай бұрын
"Let me say that the true revolutionary is guided by a great feeling of love." Che. AUN🤲🤲
@maxamuudhorri9351
@maxamuudhorri9351 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 7 ай бұрын
Hambalyo wllayaal Reer Sool waan jeclaa in aan reer Somaliland wada ahaano lkn daalinbaa idin eryay imika iyo dan jaarnimo iyo somalinimo.
@salebanawil9993
@salebanawil9993 7 ай бұрын
Hada iyo jaarnimo lkn wali soomaali Baan wada nahay wll meel lama kala tegayo subaxdii hargaysaan tagine habaynkina laska😊😊😊
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 7 ай бұрын
Waa sidaas ee wixii sharwada allah haynaga qabto ee umada isku diraya sii uu kursiga u fadhiyo.
@suadismail7881
@suadismail7881 7 ай бұрын
Maasha Allah xaq wa xaq
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
@@salebanawil9993 Horgal mindhaa kuwanaa idoor Daba oradkood kaweeynaan Oo Ka ilbaxin.
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 7 ай бұрын
Sabruune ale ku soo qabay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 7 ай бұрын
Halyaygaa dhulbh te ma xusaan waa geesigi u horeeyay ee dadka kiciya
@abobasement346
@abobasement346 7 ай бұрын
waa malin madow bay no Ahayd waa ilahay mahadih hadan iskah sarnay Argagixisadah snm iyo idorkih ina gumed kih dilayay dadkayagih ilahay waxaan kah baryay in ilahay kah jaroh Argagixisadah museh
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 7 ай бұрын
Maxaadbabadin adigiiba sakarada
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Maalinkaas waa xusustaa aaskii buu ka kor hadley is galab kiina buuhoodle u baxay
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 7 ай бұрын
Maad soo bandhin wax cadeyna in maamulka s/land ka danbeeyay, waxaan ku odhan lahaa, ilaahay ka baq, tusbaxna waad sidataa eh. Xasuusnow maalin baa lagu soo dooni.
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
Tasi wa war cad
@zaynabali2712
@zaynabali2712 7 ай бұрын
Maalin guul makeeno mana diido ee allah ayaa keenay aan ku mahdino oo aan ilaashana malina inaad xusty iyo inkale maba kukala oga
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 7 ай бұрын
Ninkan waa ninkii ugu horeeyay ee DIKRETO madaxweyne ku magacawnaa ee is casila.... ❤️👏
@user-ox5dm5vy7j
@user-ox5dm5vy7j 7 ай бұрын
Maalin weyn 27 Disenber.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 7 ай бұрын
😱😱🤠😭😭😭😭😭😭
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 7 ай бұрын
Waadcadoifad hadashay waaribo iyo soomaaliland waxanaysamay ladarayo horumarna sidakugadhimaysan
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 7 ай бұрын
Muuse ayaa sabab u ahaa in sool tagto ee dadka haku madhmadhina heego iam from Burco.
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sheeko nac nac neef iska ciyaya
@Iphone20249
@Iphone20249 7 ай бұрын
War waxaa idin ja inaay oo hadiyo jeer xin iyo dagaal uun ka shaqeeya reer doqonmawaye wa cagdheer waxuushtaas iska ilaaliya iyo
@user-nu6tm4yz6i
@user-nu6tm4yz6i 7 ай бұрын
Kani wa siyaasi hargeysa iyo puntland
@abdigah5364
@abdigah5364 7 ай бұрын
Waar Somalia ma oggola maamul laga dhex-sameeyo Koonfur iyo Waqooyi amma Somalia iyo Somaliland . Dadka gobolka Sool waa Waqooyi amma Somaliland . Somalia mana aqbalasow umana baahna maamul-goboleed 6aad oo qabyaalad ku dhisan
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 sheekadii 3 maamul gobaleed oo Daariod ah bay ku tashanayeen laakiin way la waayeen😂😂😂😂😂 kaatumo seeg way saqiirtay
@khayrjecel2
@khayrjecel2 7 ай бұрын
Qalbadada ilaasho gurigagu haku qado waxba lagaa waydin maayo adiga
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 7 ай бұрын
@@khayrjecel2 kkkkkkk runta maa ku dhibtay abaayo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
​@@ayaanqaali8570aan kuu jawabee horta yaad tahay ma idoorka maxbuuska ah mise hawiye
@fardushurre1668
@fardushurre1668 7 ай бұрын
Waxaas, adiga yaa wax kaa weydiinaya miskiin baa tahay yaan lagaa dareemin jaalle daarood waa cudurka fardaha gala waad u dhiman kartaa cudurkaas
@abdigah5364
@abdigah5364 7 ай бұрын
Dhowrka qof ee la diley dhammaantooda waxay ahaayeen dadka dawladda dhiceeda ah oo ee may ahayn dad xagga mucaaradka ah . Kolkaa sidee xagga dawladda loogaba shakiyikara dilka dadkaas. Sida iska cad waxa dhowrkaas qof dilkooda ka dambeeyey dadka rabey in gobolka dagaal dhaco sida garaadka gala gala dagaalka
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 7 ай бұрын
Been baad illaahay u sheegtay Reer been daaq villa hortiisaad kaga jawaabi
@user-nm9jx1xg8z
@user-nm9jx1xg8z 7 ай бұрын
Cajiib waa dadkii usabab ahaa Fitantii dhacday
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 32 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 5 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Donald Trump speaks for the 1st time on the assassination attempt
14:17
FOX 9 Minneapolis-St. Paul
Рет қаралды 9 МЛН
Madaxweynaha Soomaaliya oo  ka hadlay Xaalada magaalada Laascaanood.
6:09
King's Speech sets out UK government priorities | BBC News
12:46
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН