Xaaladda Ruushka Oo caawa Qasan | Koox Hubeysan oo weerar Fulisay & Khasaaraha Weerarka |

  Рет қаралды 60,038

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 77
@ahmedcaadil9273
@ahmedcaadil9273 3 ай бұрын
Liketa kaliya aan ku caawino wariyaheena xogwalba inoo soo dusiyo waxba nagama dhibeyso asagana waa udan mhdsnidin 🇸🇴 weyn ❤
@IbrahimAliYacqub-sg5by
@IbrahimAliYacqub-sg5by 3 ай бұрын
Asc warka Gaza ubadnow
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 ай бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️
@KeeynaanWarsame
@KeeynaanWarsame 3 ай бұрын
Falastiin aan uduceyno wll❤❤❤❤❤
@Mustafamahamed77
@Mustafamahamed77 3 ай бұрын
Maracadeshow kusalaamayaa zxp
@jamanour9662
@jamanour9662 3 ай бұрын
Dhawnahay
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 ай бұрын
Ruusha iyo mareykanka iyo yahuuda intaba muslimiinta suniga ah intoodaba waay xasuuqeen dhibkasta soo gaaro ruusha waa inoo farxad waayo ruushka waa kii xasuuqay suniyiinta suriya dhamantoodna kadhigay al-qaa'ida si diiga suniyiinta u xalaaleysta asagoo shiicida u hiilinaayo ruushka waa kii somaliya 1977 ku jibiyay dagaalkaan lagalnay itoobiya gaal gaal waxbo ima dhaamo ilaah ha isku jabiyo
@badrisheikh
@badrisheikh 3 ай бұрын
War ninyahow iidhahda hanoo hormarin ee warka ku bilow ha nanacsiin warka
@Marwaan.chanel
@Marwaan.chanel 3 ай бұрын
Iska gudbi Rer Badiye
@DulmiDiid-tj6rz
@DulmiDiid-tj6rz 3 ай бұрын
​@@Marwaan.chanel😂😂😂😂😂
@Basshe-r7y
@Basshe-r7y 3 ай бұрын
Maracade haday xaruntii yuhuuda weeraren maaha islaam sax ah oo falastiin u hiilinaya.. balse waa argagaxisoyinkii magacyada islaamka la bixi jiray ee reer galbeedku sameeyeen Waana siyaasad lagu midaynayo yuhuuda isku khilaafay dagaalka qaza..
@maxamedcismaan-pz8tx
@maxamedcismaan-pz8tx 3 ай бұрын
Reer galbedka waa in dhagaha lagaraaco
@maxamedcismaan-pz8tx
@maxamedcismaan-pz8tx 3 ай бұрын
Ruushku inbadan u turay Ukraine waa in shaqo laga qabto
@mubarakadam6285
@mubarakadam6285 3 ай бұрын
Maxamed xasam maracade wll raxmanku haku amansado fiduniya wal akhira waxan ahay dadka mudo dheer kugu xidhan sida aad waxkasta nogu soogudbiso raxmanku hakugu badalo wax kasta oo wanagsan wll guulayso labada daarodba wllkayow I.a good luck bro
@bashirsaidally8824
@bashirsaidally8824 3 ай бұрын
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا. اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين" . اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
Umalaynmayo inaylamidtahay falalki koxahaxagjirka edabiciga ahaa aragtidayda wahordhac tani wanawerarguracan olaguqaday rushka dadkanocasina wadad caloshoda ushaqaystayala olakiraysto cidgara lomanasbaynkaro
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 3 ай бұрын
Wariyaha ugu fiican Somalida waa Maracade show oo kan ah waa nin musuula’thanks so much
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 ай бұрын
Kaniisada yuhuda synagogue ma aha kaniisad magaceed yuhuda macbudkooda weeye
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 3 ай бұрын
Allah ha isku diiro dhaxdooda yuhuuda allah hajabiyo alle Haku riido jab iyo kala carar yuhuuda aaamiiiiiin yarabi
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 3 ай бұрын
Kooxda weererka gaystay waa muslim baad la oran maahe waa shaqalah yahuuda iyo american ruushku maanta isagu inoma baahne musliminta baa ubahan si ay uga adkaato yahuuda iyo shaydanka wayn america
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 3 ай бұрын
Wlhi waxaa layableh in dhulalkii islaamka ay ku dhex xisaabtamyaan gaalo
@DulmiDiid-tj6rz
@DulmiDiid-tj6rz 3 ай бұрын
Khilaafkooda Allaha usiyaadiyo yuhuuda
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 ай бұрын
Synagogue waa macbudka yuhuuda sidaan u aqaan laga yaaba in aan khaldanahay
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Yahuud la laayay miyaa leys weydiyaa waaba cibaadee
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 3 ай бұрын
Netanyahu dhiikarka kukicigaaray aa cudur aandaawo laheyn Allah haku rudo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 ай бұрын
Waa Mafia lacag isku eryaneysa.
@engilyas44
@engilyas44 3 ай бұрын
Kanii waa Werar argagixiiso
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 3 ай бұрын
Alaha yuhuda isku jabi amin
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre 3 ай бұрын
aamin
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 3 ай бұрын
Aamin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 ай бұрын
Asc Maracadde Show guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdullkadirNuur
@AbdullkadirNuur 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak 3 ай бұрын
🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@GouledDugsiye
@GouledDugsiye 3 ай бұрын
Allahu akbar
@mahatmahamednurre
@mahatmahamednurre 3 ай бұрын
maracade mafahansanin ujeedada loogu magacaabay argagixiso ciidanka canada oo sheeg midaas mahadsanid
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 3 ай бұрын
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 3 ай бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi iyo Ukraine
@muhidinyunis6191
@muhidinyunis6191 3 ай бұрын
I.n
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 ай бұрын
Aduunkii wuu qasan yahay
@CqaadirDaahir-wk6no
@CqaadirDaahir-wk6no 3 ай бұрын
Su,aal :ciidamada israil koronto la,aan bey kabaqayaan sax ee magaalada gaza koronto miyey ujoogtaa mise waa bilaa koronto Wll mcn su aasheydaas waxan rajaynaya inad iga shaafiso mahadsanid
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@calixasan1915
@calixasan1915 3 ай бұрын
Waxaa.layidhaahdaa.jejniya.magaalaadas.waa.muslimiin
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 3 ай бұрын
Maxaa tiri iiran ciidamada dalka Kanade ayay cod uqaadayan in loo aqonsado argagixiso iiran waxay fahamtay siday ushaqeyan reer galbedka waa arin wanagsan
@AbdullAli-jm6hl
@AbdullAli-jm6hl 3 ай бұрын
Asc maracaadhe warca 3 adh ey udhaxana wll marlabana waxan rawa inakulasocdho
@FaadumaHasan
@FaadumaHasan 3 ай бұрын
Dhiigu kugu kac oobalaayo ku asiibtay oo habaarka musliinta allaha aqbalo
@BusharoAbdi-vi9if
@BusharoAbdi-vi9if 3 ай бұрын
Zxp dhalma laaanta alala haya dhalmadan Alle wayne aya haya ee hakafin
@asadibraahim4167
@asadibraahim4167 3 ай бұрын
Waan hambaliyeynayaa yahuud la laayey alle ayaa ku mahadsan waaayo ayaguba walaaleheen reer gaza makala saarin
@Abdinoor51
@Abdinoor51 3 ай бұрын
Allaha jabiyo cadawga xun ee yuhuudda aamiin dhaha
@SheywaaL589
@SheywaaL589 3 ай бұрын
❤🇷🇺Russian ❤ + 🇵🇸Palestine ❤
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 3 ай бұрын
Always palastiin
@NimcaanMuxumed-p4b
@NimcaanMuxumed-p4b 3 ай бұрын
Werarkan rushka ka dhacay yaa sheegtay werarka
@abdihassan8244
@abdihassan8244 3 ай бұрын
Maxaad sheegtay dadka waxaay donayaa yey ayay ahayeen
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 ай бұрын
Dagestan waa Ruushka.
@abdihassan8244
@abdihassan8244 3 ай бұрын
WAR YAAY AHAYEEN MUHIIMADA WAA INTAAS
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 3 ай бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏
@hassankolan7820
@hassankolan7820 3 ай бұрын
Wadanki xijaabka diiden Miya
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 ай бұрын
Yahuud ayaa ka danbeysaa😂
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 3 ай бұрын
Mara cada waxaan ka so salamaya.borame asc
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 3 ай бұрын
guuley Falastiin
@MahadSheekhNuur
@MahadSheekhNuur 3 ай бұрын
Waan dhawnahay
@قناةحريه
@قناةحريه 3 ай бұрын
L
@FG-nn9hd
@FG-nn9hd 3 ай бұрын
Maxaa qaldan codka
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 ай бұрын
Maasha allaah
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 3 ай бұрын
Yrurheurijdjduf
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 ай бұрын
Dagestan waa jam huuriyad muslimah in ta aan ogahay .
@axmedlaki54
@axmedlaki54 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@BaaziBashiir
@BaaziBashiir 3 ай бұрын
Somali ka soo hadal arintaa etoobiya soo gashay dalka
@MohamedHussein-bz3jo
@MohamedHussein-bz3jo 3 ай бұрын
Daacish weye arinkaa waa iska cadyahey
@mohaqalbidolar926
@mohaqalbidolar926 3 ай бұрын
tuuishka cabsi cabsi wye yaah😂
@josephabazz-ut3ev
@josephabazz-ut3ev 3 ай бұрын
asc
@gicxurur2222
@gicxurur2222 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CumarCabdimiyir
@CumarCabdimiyir 3 ай бұрын
Wcs
@RASHKAMAN-v6d
@RASHKAMAN-v6d 3 ай бұрын
❤❤
@somalisijuichannel3896
@somalisijuichannel3896 3 ай бұрын
Wa lagu sugay rushka
@OSMAILOMAR-h5f
@OSMAILOMAR-h5f 3 ай бұрын
A
Hogaamiyihii XMS ee Lubnaan oo la dilay & Cabsida maanta ka jirta ISRLLL
20:44
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 96 МЛН
HALIS CUSUB: RUUSHKA OO LA SOO BAXAY GANTAALKA SHAYDAAANKA 2-AAD
19:38
HBN Online TV
Рет қаралды 183 М.
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 7 М.