Xaaladda Xasan sheekh Iyo Lafta Gareen oo Baraka Maleh Gaadhay iyo Kulamadii u Dambeeyey

  Рет қаралды 39,102

Hashi

Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 4 ай бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Wax walba oo ka dhaca koonfur galbeed waxaa sabab u ah maamul xumada MW X sh M. Isaga ayaana wixii ka dhacaa halkaa qaadaya mas,uuliyadeeda.!!!!
@ibrahimabshir7311
@ibrahimabshir7311 4 ай бұрын
G.k galbeed guul
@sahromahamud
@sahromahamud 4 ай бұрын
Subxaanallaah Illaaheey Soomaali Dhexdeeda Ha Kala Qaboojiyo 😭🇸🇴🙏
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 4 ай бұрын
Kuwan caqligooda Alaaha u soo celiyo amiin wax talo ah ma hayaan haba yaraatee
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 4 ай бұрын
Mooryantan oo dawlada oo dhan iyaga isaaiiyey ilaahey somaliya haka qabto shayadiinta somaliya
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 4 ай бұрын
Wllow wazani ma dowladbaaa waa ku sidee😊 Waxay yihiin waan aragnaaye naga daa warkooda waxan
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 4 ай бұрын
Hassan dalxaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii xaqiidii
@xaawamaxamed3217
@xaawamaxamed3217 4 ай бұрын
Waa Gabrihii Labaad Illeen Gabro La.aan Masocon Karaane
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 ай бұрын
Guddoomiye adan madobe waxan leyahey maxad ujogta mogdisho orom yahow oromku dhaley iska dhimo gerida yad kufican tahey aa manta 2024 ba hadad Hawiye aad dad kaga kuwarejin rabto agasimah sow kamid ma ahan dowlad aad martida utahey aa mogdisho oky from bakool
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 4 ай бұрын
Walaal HASHI ,Taliyaha ciidanka Asluubta Mr,MAHAD adeer uma aha LAFTAGAREEN ee was SODDOGGIIS,si aan kuugu sharxee Taliyaha Gabadha uu dhalay waxay u dhaxdaa oo ay xaaskiisa tahay Mr,LAFTAGAREEN
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 4 ай бұрын
Waa munaafuqiin xasan sheekh iyo mooryantiisa waa tuugo ilaahey masiibo haku rido
@AmalAhmed-zb4yl
@AmalAhmed-zb4yl 4 ай бұрын
Adiga allah misibo kugu rid maxa ku habartay madaxda iyo dowlada oromo af somali baratay batahe
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 4 ай бұрын
Rer Rer ku duleyo weye ilahay ha ka qabto 1991group
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 4 ай бұрын
Waa bahdilkii ugu dambeeye hadii ninkaas lagu soo dhoweeye mugadisho waayoo waxeey aheeyd in laga saxiixo midnimada soomaaliya horta waa ninkii wax dhacay isagoon celin wixii uu dhacay hadane u ergeeynaayo siduu ku xalaashan lahaa
@hassandaher3563
@hassandaher3563 4 ай бұрын
Xasan sheekh waxaa raba in reer baydhabo ku qabsado ciidamada caloshod ushaqeystaha MASAR.
@MohamudJanagale
@MohamudJanagale 4 ай бұрын
Moryanda 1991 group alle haka qabdo reer konfur galbed o ah dad nasab ah
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 4 ай бұрын
XASAN SHEEKH HALA SHAYBAADHO OROM IYO SOMAALI KUU YAHAY ALLE GODKA KUUMA NUURO
@abdiali4626
@abdiali4626 4 ай бұрын
dawlad hawiya ah dawlad manoqonayso waayo waxay wadahaystaan guryo aanay lahayn oo ay dad kiilahaa xoog uga waateen
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 4 ай бұрын
Caqliga alle kaa qaad maxaa guryo iyo qaddiyad somaliyed isu keenay Adigu hawiye ayuu caqligaagu ku rajisgareysanyahay . Caqligaagu meel uusan gaarin haka hadlin.eeshaan dad waaweyn ayaa ka hadlayee iska aamus
@abdiali4626
@abdiali4626 4 ай бұрын
@@axmedsixteen8509 kkkkkkk guul koofur galbeed guul somaaliland guul ethiopia, adeer dhuuso hawiye meel magaadho
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 4 ай бұрын
Aniga waligey ma taageerin xasan sheeq laakiin laftagareen waa qain wadan dabadhilif iyo deni dibiro iyo axmed madoobo iyo muuse biixi kuligood waa horgalo itoobiyaanrah
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 4 ай бұрын
Allow xasan sheekh naga qabo iyo nin xun
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Waxaa. Laysku haysataa Ethiopia
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 4 ай бұрын
Tabashada K.G. ma waxay ka muhimsan tahay difaaca dalka la soo weeraray?
@omarfarah6614
@omarfarah6614 4 ай бұрын
waxaan fahmi lahay in aat tahay shaqsi ethopia ah iyo in aad u shaqayso
@AmalAhmed-zb4yl
@AmalAhmed-zb4yl 4 ай бұрын
Haashi mucarad nimadada ma waxay ku garsisay ina kala garan weydo xasan sheikh iyo dabadhilifka Ethiopia tagersan
@haweyoyusufyusuf6191
@haweyoyusufyusuf6191 4 ай бұрын
Alah.xal.degdega.ha.ina.siyo.
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 4 ай бұрын
Koonfur Galbeed Xaq Baay U Leedahay In Ay Iska Difaacaan .Doowlada Abgaal
@XuseenRabdhuur
@XuseenRabdhuur 4 ай бұрын
Waxtahay qof somali u halgama
@cismaanguure927
@cismaanguure927 4 ай бұрын
Laftagareen kursiga uu ku fadhiyo waa kursi xoog loogu fariisiyey iyadoo dadkii diidanaa dhegta dhiigga loo daray marka laftagareen arinkiisii hadda cadaaladda ayay u muuqataa in la horgayndoono,
@habibamahad8009
@habibamahad8009 4 ай бұрын
Lafta gareen uma baahno dhex dhexaadis in lala galo waan la soo xiraa jeelna la galiya waayo nin naf ka raadshey cadawga Somali
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 4 ай бұрын
kkkkkkkkkk faanwaaye kaligood wadani gawiyoow masar haaydin wastee aada
@mohamedhassani_
@mohamedhassani_ 4 ай бұрын
kan villada lagu so dhaweyey yawaye xoolo
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 4 ай бұрын
War dalka haa lagaqabta 2 80 jir
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 4 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@AbdicaziizAbdullahi
@AbdicaziizAbdullahi 4 ай бұрын
somaliyee xasan tabta uleeyahay masahlano hala fijignaado
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 4 ай бұрын
Adan madoobe ayaa wax qasaaya
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 4 ай бұрын
Gurguurtow 598 Malin Ba Hersan Mahal Geleusid Ba Liskrwa intanto ku khabno maxamad ku istajino baa baln
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
Inya dheceb dalkabiyo daka. Waxey ka shaqeynayaan issku dirka dadka somaliyeed.
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 4 ай бұрын
Xasan marki horeba rajo kamaqabin rer mayland hada nahay waa isku tashanay
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 4 ай бұрын
REER KONFUR GALBEED. DEEGAANKOODA. AYAA LARABAA
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 4 ай бұрын
Xasan munafaq waye waxun raab inu ibasado badane reer gorgaded xunkan ug sareya ma geyan uf
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 4 ай бұрын
❤SCW SCW SCW SCW SCW ❤SCW SCW SCW ❤SCW SCW SCW ❤❤❤
@AhmedIbrahimDoyow
@AhmedIbrahimDoyow 4 ай бұрын
Runti nasiib Xuma ku dhacdey waayo Somali waa qabiil qabiil kale u dowladeynayo
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 4 ай бұрын
Somalia waxay ku dhisnayd been iyo borobogaando somalinimo iyo wax laysku khiyaameeyay ,hada ayuu bilaabmayaa dagaalkii lagu miyirsan lahaa ,oo sida loo kala dagaan iyo dad badan yahay loo kala baxo dig iyo mirifle waa quwada labaad ee u dhiganta Hawiye hadayn kaba badnayn waana quwada gacanta ku dhigi doonta inta ugu badan dhulkaa koonfur galbeed ilaa libooye ,
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 4 ай бұрын
Madax aqoon,amaano,karti,aqoon,dadaal leh buu rabaa dalkani. Ee dad noocaba wax aykhariban moyee khayr koley kama sugeyno
@AbdimustafeHaji
@AbdimustafeHaji 4 ай бұрын
Kan wariye mane yaa umada kaqabta hadal xumadiisa
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
If you know it or not Ethiopia nka waxay haysataan garoonka luuq Gado Xudur. Bayshabo. Hiiraan boosaas Mudug
@saidabdi136
@saidabdi136 4 ай бұрын
Wadanku badbaado ayuu u baahan yahay.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Warsan. Brent's jooji
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
KZbinrkaan ayaa kow ka ah u ololeenta Farmajo.
@yasirmohamedahmed3231
@yasirmohamedahmed3231 4 ай бұрын
NIN YAHOOW WARIYO SOMALIYED MA TIHID HASHI EE WAXA KA DHAX GUUXAYO QQBIIL & QURUN ADIGA & KUWA KU DHAGEYSTO WARARKAGA
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 4 ай бұрын
Aderkaaaag Hassan mooryaaan weydiina somalia god dheerbuuu ku riday
@AhmedIbrahimDoyow
@AhmedIbrahimDoyow 4 ай бұрын
Haddii runta lasheego arinta waa shabeelada hoose waaye dhuulka aw digil in laqaato
@yasirmohamedahmed3231
@yasirmohamedahmed3231 4 ай бұрын
Ww​@@ahmedabdi684 wax aan umaleyna in ey Meli ku bugto aniga wariyaha Ayan la hadley LKN mid ogow hadad Ethiopian so wadato & waxed hesha WA jab & halag
@yasirmohamedahmed3231
@yasirmohamedahmed3231 4 ай бұрын
​@@AhmedIbrahimDoyowrunta ayanan isku si uma naqano shaqada saxafada WA Ka xaran attack madaxda dalka marka ey mareyso sidan OO kale
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
Bulshada Muuminiinta ah ee reer mogadishu waa dadka somali isku haya. Intavkale dan qaas ah ayay iska wataan
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 4 ай бұрын
Reer muqdisho waa shacab wacan. Ha isku qaldan reer muqdisho iyo siyaasda dawalada maanta joogata wadato. Waxaa LA diidan yahay siyaasda MA dhalayska ah ee nin toocsiga ah Ee ay wataan gorob gaar ah. Oo aan ka turjimi Karin. Qaranimada soomalia. Taas oo ku salaysan dal iyo dad. In nin yiraahdo aan jeebka kuridanaya. Oo Daan doono u dhigaya.waxii uu shalay diidan oo dhan maanta samaynaya. WAX LA awbali Karo maaha. Meel lagu gaban Karan MA jirto.
@salebanomar76
@salebanomar76 4 ай бұрын
😂😂ARINKAN XASSAN SH WAA NINKA BADA DHIIBAYO IMARAD IYO YAHUUD IYO ETHOPIA IYO KENYA 🇰🇪 IYO UK 🇬🇧 IYO XALANE WAA WADA SOCDAN YAA LA SIRAA?????
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 4 ай бұрын
Waxaan madax maha ee magaca haku khasaarin nio dhamantood waa isku mis ee hanoo kala qadin
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Maxaa hadda u dhahaan Hada Ciidamada lama dhisin wax ma helno xaqii Baan naga maqan father Ethiopian come to bayshabo why he didn't say before
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 ай бұрын
Aadan Madoobe waa Buunshe cune weyn naf badan ma lahan. Aadan Madoobe waa Waraabe utaag, qaymo kale ma lahan. Xasan Sheikh hypocrisy man . Waxaaba wax lala yaabo ah in Xasan Sheikh cid ku eedeeyo waa Ethiopian iyo Ethiopia la jirtaa Taariikhdu waa wax qoran.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
War yaa Brent jooji
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
How dare you say lafta Garayn is onceint father all Ethiopia is in the airport of Gado and luuq and baydhabo after he say lafta Garayn Ethiopia n Ayaan rabnaa
@HassanKhaliif-o6v
@HassanKhaliif-o6v 4 ай бұрын
Sixun.wax.usheeg.baatahay.. Waxaankuleyaha.y.somalida. Wala.laha.ah Hahaha.dilin..
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Saan miyaa kuu danbaysay intaas been cad inaa noo soo tabisi lafta Garay N si cad ayuu u sheegay inuu Ethiopia Rabo
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 4 ай бұрын
War sheekada jaban dadka Kala tag. Sow adiga muqdisho ku haystan ithopia oo dhan safarada madax toiyada tahay diyaardihii hawada maraya dalka imanayan. Adigu muqdisho ku soo dhawaynayn oroma igad. Ee shir baynaya. Ee wada hadalka LA furay. Waxaas dadka ha igu shalay in. Kii kula socdaa waa sax ithopian maaha. Kii Cid kale LA joogna waa xaram.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Sxb we listen sharkaada many times but not this time not this time about lafta gareeyn .you fail
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 4 ай бұрын
sida xamse ayuu rabaa inuu umaamulo.,maamulgoboleedyada
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
Mumaafaqow iska yaree beenta
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 4 ай бұрын
Dal ba oow ya kuleh
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
Beenta iska yaree
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
Warsan been ah sheegin adiga been baa sheegayaan
@MohamudJanagale
@MohamudJanagale 4 ай бұрын
Moryanda 1991 group alle haka qabdo reer konfur galbed o ah dad nasab ah
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli 4 ай бұрын
Beenta iska yaree
Wararkii Ugu Dambeeyey ee Dagaalkii Trump Iyo Columbia
8:30
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dabkii Maraykanka Ka Soconaye Fari Kama Qodna
8:03
Hashi
Рет қаралды 28 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН