MM TV Alle Ha barakeeyoh Waxan Ka Codsonayaah Dooda Tayada Waxbarashada iyo Siday u liidato wasaarada waxbarashada
@nezimz67942 жыл бұрын
Mancha allh arimaha taagan dal iyo dabadba in laga hadlo wan so dhawaynaya well done👏👏👏👏 mahamed ilig nogu so dhakhso iyado dhamaystiran
@faaraxladane24602 жыл бұрын
Mm tv waad ku mahadsantiin waa Dood aad loogu baahna runtii Waana wacyi-galin bulshada lagaga fogeynayo Wixii dibin-daabyo ah ee ay leedahay maan-dooriyaha halista badan ee xashiishada
@rashiidsaleban25592 жыл бұрын
Masha allah, dood aad loogu baahnaa, inay bulshadu la dareento dhibtan dadkan Cabtoyga ah, dadkuna fahmo dhibta ay dareemayaaan iyo sidii looo qancin lahaaa.
@daaciyatulkhayr73752 жыл бұрын
Maashaa Allaah..Waa Dood Cajiib ah Waana Wacyi Gelin iyo Ka Waanin....Waan Idiin ka Mahadcelinayaa Doodahan Cajiib ah ka ee Aad Qabataan ...Dhamaystirkeeda Goormaa Lasoo Daynayaaa
@khalidmohammed21602 жыл бұрын
Waaa xaqiiq in ay jirto dhibaatadani Waana laga hortagi karaa hadii loo guntado allow dhalinta noo xafid🤲🤲🤲🤲🤲
@qwertyaserty84042 жыл бұрын
I can’t wait the full part !!! subxanallah...
@adoonkiialle86462 жыл бұрын
Great discussion
@getto102 жыл бұрын
Masha allah doodaha noocan oo kle ah ayaa dad anfacaya . Fadlan soo badiya oo naga daaya siyaasada. MMTV hire u so socda
Alxamdullillah oo belaayada aan nagu imtixaamin....
@houmedahmed71192 жыл бұрын
ilig waa halyay soo baxay . Sida dayaxa iyo cadceeda kale
@shiikhtabaarakshiikhtabaar20162 жыл бұрын
Subxaana allah waa yaab
@cadnaanyaanyo83462 жыл бұрын
Fadlaan barnaamijka maalinta studiyga lagu duubo maalinta ay tahay i soo sheega fadlaan cidi la socotay
@tormundgaint10222 жыл бұрын
Somalidu kuma fiicna record keeping ka..
@gedyhildid1932 жыл бұрын
I liked its current affairs
@ladanladan17182 жыл бұрын
Ilaahayoow adaa awood lehe umadan noo hadee illaahyoow Talada iyo towfiiq da iyo toobada noo hagaaji yaa rabi Ilaahayoow cadowga naga qabo shar walba ooy ma leegaan Adaa nagu filan aa fo walba naga xijaab inshallah waligay doodan oo kale ma arag
@batiistachina27502 жыл бұрын
Waan Bahanay Bakhti Loma cuno😒✌️😌
@yahyetygah91182 жыл бұрын
msha allh dood wangsan🥰
@cayduruusfx93582 жыл бұрын
In laga hadlo dhibatoyinka bulshada dhexyal , sidii lo ogan lona xalin lahaa , Su alana laysga waydiin lahaa , wa arin aad u fcn , M.allah , MMTV , Waxy ahayn shaqa aad u fcn alle haka abaal mariyee 💖👏👏 halkaa kasii wada
@najibmohamed212 жыл бұрын
Mudane dooda oo dhameystiran si dhakhsa badan noogu soo geli adoo raali ah 🙏
@somalicookingculture40142 жыл бұрын
MashaAllaah
@mohamedibraahim96172 жыл бұрын
Dood ba dooday ka danbayso kasii culasaa kana muhiim sanaa. ما شاء الله. Arimahan oo kale in fagaaraha la keeno waa loo baahnaa
@zakyindhojaceyl4332 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamij fiican ee qurba joogtana ku soo dara please si iyagna dalka looga wareysto faa'idada dalka
@somalicookingculture40142 жыл бұрын
Thanks,MM TV. Please correct the word xashiishad on the title.
Mohamed ilig TV 📺 kliyen wrkiza io barnamijyadizapa ku xiranhy
@maahiracabdi73372 жыл бұрын
Donw police
@sunshineseaandvitamind86202 жыл бұрын
Mukhadaraad baa laga hadlayaa qaadna afkooda ma soo marinayaan mukhadaraadka millions inaga baxa nolasha nimankii ka dhiciyey asaageen naga reebay ee 100kiiba 90 nimanka Somaliland lagu leeyahay wey cunaan waa mukhadaraad maskaxdiina geliya oo ka dhaadhiciya QAADKU WAA MUKHADARAAD.
@IslamOneGodTruth2 жыл бұрын
Xashiish is not as bad as khat
@abdulwahabaden21162 жыл бұрын
khat ka xashiishada ka xun qofba cabaa masxadiisu maba soo noqoto
@abdirahmancali63362 жыл бұрын
Saraakisha misha fadhisay ayagaa jaad ka muuqda 😉😇
@necbiyanacaypka73912 жыл бұрын
Dhamays goorman dawanaa
@ibraahimisteelo56452 жыл бұрын
Nafbaan ahay Dheelidoo Dhantaal iyo ciil qabtoo Dhirbaaxay waqtigu Waa hadal laga xumdaa wlhi somalilnda goan sax ah hakasoo saarto mukhaadaraadkan inta ay wax kale ku mashqulsanyihin waa ra yigayga
@najahmuhammed11272 жыл бұрын
Xilima Ayaay soo galaysa Doodani
@zamzamxuseen9612 жыл бұрын
Subxallah
@shortclips46022 жыл бұрын
Wee mohamed ilig
@feisalfarah54122 жыл бұрын
Full vedio plz
@duuliyekastamtv30172 жыл бұрын
*HADAY SUURO GAL AHAAN LAHAYD DOODAN WAXA QURUX BADNAYD IN LAGUSOO DARO GUULEED DAFAC WAAD MAHADSANTIHIIN MMTV*
Kuwa daroogada keena dil ha lagu xukumo sida Singapore oo kale.
@ilhanhassan98132 жыл бұрын
Waa in la toogto maaha inland sii daayo xukunkoodu waa dil diinta ayaa inoo aheegtay
@toosanmohamed71622 жыл бұрын
Wlhi wa dood adag Jeelkina wa buxisay dhibatdina mad qaban
@A...A098882 жыл бұрын
daroogoyinka io xashiishada jaadka sigaarka khamriga tu kadaran ayaa jirta oo aan lagu baraarugsanayn .....!
@kamsarodobe71042 жыл бұрын
🧕🏽🌺🌺🆘 ASC dhamantin dadka la socda wararka ka so baxa edecada Nin walanaw iyaa ko yaqan warki manta 🌞🌳🌲🌴🌴 Ogaysis ogaysis Waxa la ogaysinaya raga somaliyeed 🇸🇴iyo raga Ethiopian🇪🇹 waxa samesan inaa sidan horay Inigo Shegay xudodaha gobalada somalia UU DHAN adso xidhan dhamantod , gobal Wal ba labo Ayo leyahay xodudod xoduda dhica Ethiopia iyo gobalada dhexdoda ok, gobalada somalia🇸🇴🌴🌴🌳,1: uqoyi galbéd,2: hargaysa iyo sanag,3: putland,4: banadir,5: kilinka shanad Uganda iyo Rwanda iyo Nairobi,6: Tanzania iyo Malawi,7: mosanbique iyo Zimbabwe iyo Zambia iyo Zimbabwe, 🐣🌸☘️🍀ok Marka Waxa samesan inaa xodudaha UU DHAN so xidhan UU dadka gobal Wal ba UU Somalia joga inaa Wala egtan AMBA firisan wajiyaduda inay yihin dad somaliya AMBA dad Asian ah Sida ciise iyo garer toda UU samestay wajiyada dadka somalida siday Ugo khiyaman dadka somalida iyo dadka African UU DHAN Marka sameya ina wajiyada dadka kaga mertan AMBA kaga dhaqdan sabon iyo biyo qof walba UU joga gobalada somalia UU DHAN ok waxana ko garan kartan dadka Asians ah EE UU dhashtay wadanada Asia EE iskogo jiraa ciise iyo garer toda Sida bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka,1:waxay leyiihin dadka Asians madax sida kobada UU samesan UU wayn,2:waxay leyiihin dadka Asians ah indho AAd UU wayn UU way ka dowan yihin dadka African ah,3: waxay leyiihin dadka Asians ah saan balaran UU AAd UU wayn UU way ka dowan yihin dadka African ah,4:waxay leyiihin dadka Asians ah dabno AMBA faroryo sida UU taqanan aad UU WA wayn UU AAd UU bor boran Way Ka dowan yihin dadka African ah 🐣🍀☘️🌺🌸ok sida Inigo Shegay ko garta UU ka faidaysta fikradaha ini sinayo waxana samesan inta dada EE heshan EE Somali ahayn iska geya gobalada West Africa ko yala Sida Cameroon iyo Burkina Faso iyo côté l'avoir iyo Nigeria ko suga ko dhaha inta inili calinayo wadanadini Asia EE ka timadeen and stop problem with African people 🌺🌲🪴🌿 ok una shega walaleheen Ethiopian ah iniga Sida sameyaaa ko dhaha gobalada Ethiopia 🇪🇹🌳🌲so Wala xirah Sida,1: middle of north Sudan iyo Eritrea,2: Djibouti iyo centre Ethiopia,3: south Sudan iyo centre Africa,4: equatorial guinea,5:two Congos,6: Angola,7: Namibie ok byyy thanks All 🔜🤔☕☕☕.......
@saednoraini80192 жыл бұрын
Goormee la soo deynaa full video ga 🥺
@aqonyahanabdizalamhereri74432 жыл бұрын
Waayeelku high xataa miyuu noqdaa 😁
@adnayusuf16322 жыл бұрын
Waraysigii dhamayska tirnaa miyaa laga saaray
@faaido12172 жыл бұрын
Dood culus
@kareemxirsi24322 жыл бұрын
Wakhtiga noo sheega
@CvatahHabane2 жыл бұрын
Asc dhamantiin bahda mmtv wan idinku hambalyaynaya doodaha muga iyo misankaleh ee ad dadka uqabatan ee midho dhalka ah halka kawada oo barnamijyadu hargaysa un yayna ku ekane magaloyinka klena halagu qabto sida borama gabilay iwm. Mahadsanidiin
Qof qoyan biyo iskama dhawre waxan jaadka qayb laxaadle ka lehe hala joojiyo ama waqtiyada dalka uso galayo hala koobo o khamis iyo jimce o kaliya halo ogolaado si dhaqalaha umadeena iyo farxada qoysaskuba u kobacdo waxaana jira goobo wawayno sisiyiin lawada garanaya ay leyihin o alaabtan lagu iibiyO kuwaasna waxan odhanlaha sharciga ha u sinaaden iyaga iyo midka shacabka ahiba
@archialleli65162 жыл бұрын
Dood abuurka qumani waa kan universal ciday donto ayay kuso fadhisinaysa waxna kama faa,idaysid balse mm tv waxad ka korodhsanaysa aqoon badan oo bulshada ku dhex duugan
@faatidhool96132 жыл бұрын
Nooso daaya isagoo dhameystiran
@jirfe2 жыл бұрын
Kan khamriga cabaa Ilaahay buu denbi ka galay ka xashiishada cabaana waa lamid Laakin waxa aan laga hadlaayn beenta xanta xaaraanta sinada musuq maasuqa ...
@NoName-zf7lv2 жыл бұрын
Xashiish iyo khamri mxd ugu hadlaysaan maad ka hadashaan Qaadka ilaaayo 77 la cunayay 🥵
@asma33asmashukri52 жыл бұрын
Way kala xunyiin huno qaadku waa doog oo kale ka waay ka hadli lkn kan ka daran intuna umada wada samayn waa in wax laga qabto
@NoName-zf7lv2 жыл бұрын
@@asma33asmashukri5 Wllo isma dhamaan wxuba hadii balwad laga hadlayo wxa fcn in laga wada hadlo
@abdiwho49922 жыл бұрын
@@asma33asmashukri5 qaadku waa kaa inala hadhayba khamri meel aan aduunka laga cabin maleh lkn qaad somali ayuunbaa loogu imaadaaa