XAASKA WANAAGSAN SIDEE AYAY NINKEEDA KU SOO JIIDAN KARTAA ? || Ust. Caasho Qureesh

  Рет қаралды 186,497

Daacad Production

Daacad Production

Күн бұрын

Пікірлер: 229
@mumbilalfm9122
@mumbilalfm9122 Жыл бұрын
I really missed her advice May Allah SWT Grant her jannatul firdaus Amiin
@XamdiAhmedjaamac-ur4nh
@XamdiAhmedjaamac-ur4nh 7 ай бұрын
Alle haku naxaristo mamo wn somanahy anagana alle hanoga ka dabo naxaristo amin ya rabbi 🤲🤲🤲🤲
@XamdiCabdicasiis-gs3ys
@XamdiCabdicasiis-gs3ys Ай бұрын
Mia dhimatay😢
@amnobintuaaadam6057
@amnobintuaaadam6057 2 жыл бұрын
Rabbow u naxariiso wlsheen rabbi ajir haka siiyo mizaanka xasanaadkana alle ha u kabo💓💓💕😭😭😭aamiin aamiin
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 Жыл бұрын
Ma dhimatay gabadhan
@faadumosiciid5304
@faadumosiciid5304 Жыл бұрын
Alleh hownaxaristo janada haka waraabiyo
@faadumocali3688
@faadumocali3688 Жыл бұрын
Amiin 😭
@queenhayaat2560
@queenhayaat2560 Жыл бұрын
Best advice m.a may Allh grant her jannatul fardows 🤲
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Cajiib kuwaaana qabin ayaan xitaa si u fiiriyaaa bal kawraan mid ii xalaal ah runtii korkeeda inaa kujiifo jeclhy waliba dhabteeda Maria socotane waan daawan lahaa allow mid xalal ah ahlu kheer ah hadane qurxan ii sahal 😢😢
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 Жыл бұрын
Aamiin wll allaha ku sahlo mid khayr qabta oo ku wanaajisa insha allah kuwa aan ku xalaasha ahayna indhahaaga ka laabo
@abdifatahjalaal
@abdifatahjalaal 11 ай бұрын
Wlll mid aada qabin inad fiiriso yaa kuu baneeyay illhy mid xalaala hku siiyo
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 11 ай бұрын
@@zamzamsaeed4856amen walshay mahadsanid
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 11 ай бұрын
@@abdifatahjalaal amen bro mid kheer qabta
@Maryan_idil
@Maryan_idil 7 ай бұрын
Ilaahay Haku siiyo sidaad jeceshahay lakiin ku dedaal Naagaha kale inaad indhaha ka laabato danbi waaye Waxaa macquul eh in ilaahay kuu qadaray Nolol wanagsan lkn danbigas uu kaa xarimo Khayrkii Alle kula donay Rag iyo dumarba waala amray inay indhahooda laabtaan
@Hamda6
@Hamda6 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mamo casho runti waxay noga tagtay dardaran fican yaarabi irxam 😭🤲
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 Жыл бұрын
Ma dhimatay gabadhan
@NistexoGiriyow
@NistexoGiriyow Ай бұрын
Mey dhimatay hada mamadaan 😢
@nastehaa.abdullahi3988
@nastehaa.abdullahi3988 3 жыл бұрын
Eedo mcn ilahoow ku Naxariiso oo qabriga kuu nuuri
@mohaaabdille1267
@mohaaabdille1267 2 жыл бұрын
Amiiiin
@sacdiaaden291
@sacdiaaden291 3 жыл бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun allah haw naxariisto sheekhadeni caasha
@bellaabdibile5503
@bellaabdibile5503 3 жыл бұрын
Yaa Allah take her the highest jannah Ameen 😭😭😢😢
@faadumosiciid5304
@faadumosiciid5304 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا فضيلة شيخة
@faadumocali3688
@faadumocali3688 Жыл бұрын
Amiin abayo😘😘💝
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt Жыл бұрын
Allaha kuu naxriisto qabriga allaha kuu waasici ❤ Janad Rabi ha kuu waasiciyo
@MaymuunAyanle
@MaymuunAyanle 3 ай бұрын
Mash allh hoyo.mcn ilahy haka no dayo wa mahadsantahy mcnto❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@marwamuuse779
@marwamuuse779 3 жыл бұрын
Ale haku naxaristo mamo caisha ifka quruxbad kaga tagtay aakhirana wanag latag mamo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 6 ай бұрын
Miyay dhimatay 😢
@asmacali2506
@asmacali2506 2 жыл бұрын
Allow unaxariiso yaarabi janatu fardawsil aclaa ku casuum yarabi😭
@NadiiraNour-l9f
@NadiiraNour-l9f 7 ай бұрын
Allah ha ku naxariisto maamo 😢 waa maalin Ramadane
@SainabMohamed-z7l
@SainabMohamed-z7l 7 ай бұрын
Amin😢
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزاك الله و خير الجزاء واحسن الله اليك ما
@SumayaAbdi-vd1wm
@SumayaAbdi-vd1wm Ай бұрын
Alle hakuu naxriisto ustaad caaisha😢😢🤲
@saharaahmed9225
@saharaahmed9225 3 жыл бұрын
Our humble ustadha Aishaah qureish may Allah have mercy upon her soul 😢😢😢😢😢 inalillahi waina illahi rajicuun
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 Жыл бұрын
AMIIIN yarabi
@nacmohajji
@nacmohajji Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاكم الله خير اخوتي الأعزاء خاص اختي عايشه بارك الله فيك
@xasanmuhumed3319
@xasanmuhumed3319 2 жыл бұрын
رحمها الله رحمة واسعة واسكنها الفردوس الأعلى
@SahraOsman1122-cq2me
@SahraOsman1122-cq2me 5 ай бұрын
Rabbi hawnaxariisto shiikhada Isoo eeg wlhi ma odhan karo hadalka qofka ku doonaya isoo fiiri odhanba maysid
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 2 жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso aamiin
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 2 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad ilaah ha kaa siiyo wanaaga aad bulshada ku baahineeysid . Mida kale waxaan rabaaa in aan wax yar ka dhaha vaginal douching because waxaan ahay dr gynecologist ah Machine,ka hoos lugu dhaqa vaginaha ee dumarka faido iyo dhibaataba wa leyahay ,, inta badan isticmaalkiisa lama badsada ,, pelvic inflammatory disease and ectopic pregnancy ayu kena ,, inta badan waxuu muhiim yahay in la isticmaala 1. Marka aad caadada ka soo qabeeysata 2. Marka aad yeast infections isku aragta ,, dhacaan cadaan ah u eg yoghurts oo cuncun wata 3. Iyo marka aad rabtid in aad uur qaadin ilmaha kala fageeysata, waqtiga galmada ka dib , islamarkaas Mahadsanid ustaadad ilaaah ha noo kaa xifdiyo
@raaqiyocubayd5145
@raaqiyocubayd5145 2 жыл бұрын
Wey dhimatay Allah unaxariisto
@fihiimaaxmed2992
@fihiimaaxmed2992 6 ай бұрын
Ilahay Ha u naxariisto yaa rabi
@Xamdaw-z4b
@Xamdaw-z4b 5 күн бұрын
ilahayow u naxariiso
@hodansheikh-jf5dy
@hodansheikh-jf5dy Жыл бұрын
اللهم ارحمها رحمة واسعة وجعل في قبرها روضه من رياض الجنة
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020 Жыл бұрын
ما شاء الله جزاكم الله خيرا خير الجزاء واحسن الله اليك ما
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 7 ай бұрын
Allah ha u naxariisto wlshen❤
@FahimjimahDhadkom
@FahimjimahDhadkom 5 ай бұрын
Masha allh hppti ❤ Alle haw naxaristo 😢
@aminaomar417
@aminaomar417 Жыл бұрын
Allahayow unaxariso mama caisha janada mel sare kadijiii
@ismailismail_mohamed1342
@ismailismail_mohamed1342 2 жыл бұрын
Alle ka baryaya inuu gabadh diinta islamka hysata oo I daryeesha inuu isiiyo
@umu_cafiifa
@umu_cafiifa 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@nimcoahmed7277
@nimcoahmed7277 Жыл бұрын
Aaamiin wallky
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Aamiin Yaa raabi wllo macan
@hodanchannel1597
@hodanchannel1597 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@dhanaansade4247
@dhanaansade4247 2 жыл бұрын
Ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo qawulkaaga
@HassanAli-z6o3z
@HassanAli-z6o3z 6 ай бұрын
Mahadsanid sheekhada
@maxamedaamiin4637
@maxamedaamiin4637 2 жыл бұрын
Illhy ah ku naxaristo
@user-ci5zz9qk4
@user-ci5zz9qk4 Жыл бұрын
Masha allah Allaha ku naxaristo 😭😭🤲🤲🤲❤️❤️
@caliyaahmed3997
@caliyaahmed3997 Жыл бұрын
ilahay haw naxariisto mamo casho🤲🤲🤲🤲
@QadraAli-gp1sd
@QadraAli-gp1sd 6 ай бұрын
Allah haku naxaristo
@ayaanahmedxuuki1775
@ayaanahmedxuuki1775 3 жыл бұрын
Momi alle ha ku naxariisto
@maryanjaamac4192
@maryanjaamac4192 Жыл бұрын
Alleha u naxaristo
@Hargeisa916
@Hargeisa916 11 ай бұрын
Allaha unaxaristo inshallah
@AyanAbdi-uu2zk
@AyanAbdi-uu2zk 5 ай бұрын
Alle huw naxriisto mamo casha
@amranyusufyusuf424
@amranyusufyusuf424 Жыл бұрын
Allahya rahma Ustad Aisha Qureshi🤲
@FaysalCabdiraage
@FaysalCabdiraage 6 ай бұрын
😊 4:50
@Mutaseyyy
@Mutaseyyy Ай бұрын
i.n kan marwo unoqon doono wlhy wuu nasiib badan yahay wayo waxan raba inan unoqdo raliyo xaas wangsan oo wuu agteeda ku naasto allow kaan jeclhy calaf igu dar isagana mid khayrqaba iga dhiig oo xaqayga garta 🤲🥹❤️
@ibrahimadam9508
@ibrahimadam9508 Жыл бұрын
Aalllaah haw naxaristo caisha
@fardowsahassan627
@fardowsahassan627 Жыл бұрын
اللهم اغفر لها و ارحمها وعافها واعف عنها واكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها با الماء والثلج والبرد ونقها من الذنوب والخطايا كما نقيت الثوب الابيض من الدنس وابدلها دارا خير من دارها واهلا خيرا من أهلها وزوجا خيرا من جوجها واذخلها الجنة واعذها من عداب القبر وعداب النار اللهم امين.
@halimasheik8348
@halimasheik8348 Жыл бұрын
Mashaallah ❤ustad Allah hakuhifdiyo
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 10 ай бұрын
Way geriyotay wll alle hawnaxaristo
@nurtoaliosman8303
@nurtoaliosman8303 Жыл бұрын
Masha Allah
@nimcoahmed7277
@nimcoahmed7277 Жыл бұрын
Alle haku Naxariisto
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 2 жыл бұрын
الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته
@fatushabdi8532
@fatushabdi8532 Жыл бұрын
Mshaallha tabarak allhaa
@deeqaali8536
@deeqaali8536 Жыл бұрын
asc wllo .xadiskaan wxn kafahmey in haweenka wagn iney ninkeeda isku qurxiso iney Kala Dan beyaa laamaha wgan
@hassanomar294
@hassanomar294 2 жыл бұрын
allaah hanagu arsaaqo xaas fiican
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariito maamadan
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 Жыл бұрын
Masha allh tabrika llh
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020
@cabdijibaarcabdiqaalaq7020 Жыл бұрын
يحفظكم الله ما شاء الله يحفظكم الله
@QamarAhmed-n2f
@QamarAhmed-n2f 6 ай бұрын
mashalah
@fartagacal2940
@fartagacal2940 2 жыл бұрын
rabbi haku naxaristo sister caisha
@salmaansuldaan6981
@salmaansuldaan6981 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 2 жыл бұрын
Maasha alh khayr ale haku siiyo wllshay
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@fatushabdi8532
@fatushabdi8532 Жыл бұрын
ilhyo ku naxariiso
@kamaludeentradingptyltd7878
@kamaludeentradingptyltd7878 3 жыл бұрын
Allow ino sahal inta nolasha ka dhiman ayada nolasha iska yaree
@hamdamahamed4229
@hamdamahamed4229 2 жыл бұрын
wlalaha khayrka isku kashadaw iso duceya mel ba culays iga haystaye
@AmiiroAbdi-hn6zk
@AmiiroAbdi-hn6zk 7 ай бұрын
Ilahow unxrizo❤
@fardawsamohamed3366
@fardawsamohamed3366 2 жыл бұрын
Rabiyow u naxariiso 🤲🤲🤲
@زكرياحاشِ
@زكرياحاشِ 3 жыл бұрын
ألله يرحمك ويجعل مثواك الفردوس الأعلى
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 3 жыл бұрын
Alaahuma aamin
@meddjama1727
@meddjama1727 Жыл бұрын
@@zahrabeauty4083 4
@AmiiroAbdi-hn6zk
@AmiiroAbdi-hn6zk 7 ай бұрын
Ilahow kunaxtizo😢❤
@aminaogas6831
@aminaogas6831 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso
@maryanhassanabdi5911
@maryanhassanabdi5911 Жыл бұрын
m.a alla yarxamu mamo
@roumanharounali2087
@roumanharounali2087 Жыл бұрын
masha allha
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله الله يرحمها
@ahmedjama5524
@ahmedjama5524 Жыл бұрын
Wax ka baro Cibaadada Xajka Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!! Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin hadii ay kari karaan.!!!! Xajku Waa mid ka mid ah 5 ta Tiir ee Islaamku ku Qptomo oo kala ah: 1. Towxiidka ama in Qofku Ashahaadada Qiro 2. Salaada, gaar ahaan Shanta Salaadood ee Waajibka ah maalin kasta!!! 3. Soonka, Gaar ahaan midka Waajibka ah ee Bisha Ramadaan 4. Zakada iyo 5. Xajka. Xajka iyo Zakadu Waxay ku waajibaan Qofkii awooda!!! Gaar ahaan Xajka oo hal mar laga rabo Qofkii awooda Cimrigiisa. Halka Zakadu ku Waajibto Xoolaha iyo Lacagtaba Sanad kasta hal mar!!! Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah: 1. Dawaafka Al Safa wal Marwa iyo Kacbada, 2. Safarka Miina oo saddex beri la joogo laguna Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!! 3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid 4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso 5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!! 6. Waxaa lagu daraa Fursadaa gudashada xajka booqashada Madiina iyo Masaajidkii iyo Qabrigii Nabiga (SCW) Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya marka Xujeydu dhammaysato Waajibka Xajku waxay ahayd dhibka ugu weyn ee dadka Soomaalida ee Xajka aada Sanad walba ay la kulmaan 15 kii Sanno ee ugu danbeysay oo ay Kordheen Xujaajta ka tegaysa Soomaaliya!!! Waxaa dhacda Qof ku tala gala in Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri ku soo dhameysta dhamaan gudashada Hawlaha Waajibka Xajka ay ku Qaadato innuu Labo bilood ku soo Noqdo!!!! Sidoo kale kharaj badan ayaa dadka uga baxa Cuntada iyadoo ay ku xisaabtamayeen in kharajkii cuntsda ay hormariyeen!!!! Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadna ay ku keento iney hawlo kale ee u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado hadday meelo ka shaqaynayeen!!!! Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!! Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga oo xadidan iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!! Safarka sii Socodka Waxay kaga duwan tahay soo Noqoshada waa dadka Waxaa la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo, Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay doonayaan iney soo Noqdaan. Qofkii 10 Beri ay La dhaafto Sugista Diyaaraduna Waxaa Suuragal ah innuu cabashada Bilaabo!!!!! Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajtu u baahan tahay Waa ka badan yihiin inta hadda la helo. Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka dalalka Adduunka Intiisa kale badankoodu bixiyaan!!!
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 Жыл бұрын
Màsha Allah
@umuazimmohaaa1095
@umuazimmohaaa1095 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Exusemeeeeee waan uwataa dumaaar qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad bahyareey bahbahyareey
@nuurabukar2855
@nuurabukar2855 2 жыл бұрын
masha alaah
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤🤲
@أكتشف-ه7ج
@أكتشف-ه7ج 3 жыл бұрын
P
@apdigaas6887
@apdigaas6887 Жыл бұрын
Allow hable heega ituus Marwadan bariida
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 2 жыл бұрын
Allh haku naxariisto
@fatmazahrosaid8997
@fatmazahrosaid8997 4 жыл бұрын
shukarn abaayo qeer badan illaah haku siiyo
@DJNENJHEKNM-t9d
@DJNENJHEKNM-t9d Ай бұрын
Mertz Bridge
@fartunluul
@fartunluul 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo mamadan way dhimatay
@ficaneeyhamuun3503
@ficaneeyhamuun3503 3 жыл бұрын
Ameen yaa allah
@xaliimoxaliimohodan
@xaliimoxaliimohodan Жыл бұрын
Macha allh
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 5 ай бұрын
❤❤❤
@saynabsaidali1562
@saynabsaidali1562 4 жыл бұрын
Maash Allah 💕💕❤️💕
@NuuraBarre-g6i
@NuuraBarre-g6i 3 ай бұрын
Alle haw naxriito 😢
@sadiyoyuusuf6705
@sadiyoyuusuf6705 4 жыл бұрын
Maanshaallaah thanks
@abdirishaaqmumin6403
@abdirishaaqmumin6403 3 жыл бұрын
Waxaa tahay qof aad u baratay diinta islaamka
@abdirishaaqmumin6403
@abdirishaaqmumin6403 3 жыл бұрын
Aad ugu boori gabdhaha in ay bartaan wanaaga ninka
@musefarah8031
@musefarah8031 2 жыл бұрын
maamada khayr alaha siiyo
@umu_cafiifa
@umu_cafiifa 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto maamo caasho qureesh way dhimatay🤲 rabbi naxariistii janno haka waraabiyo
@RossettiJacob
@RossettiJacob 24 күн бұрын
7968 Minnie Field
@cabdifataax4206
@cabdifataax4206 Жыл бұрын
اللهم ارحمها واغفر لها
@sacdasheikh9778
@sacdasheikh9778 4 жыл бұрын
masha allah ❤❤❤❤❤❤
@Bilaal12345
@Bilaal12345 Жыл бұрын
Marshall also
@marvineskirkgokam3802
@marvineskirkgokam3802 23 күн бұрын
2562 Beatty Track
@laylaali2013
@laylaali2013 3 жыл бұрын
Ilaahoow u naxriisto
@khadijocabsaleb6011
@khadijocabsaleb6011 2 жыл бұрын
Maxa dhacay gabdhan ma dhimaty wll🥺
@nimcomaxmed2867
@nimcomaxmed2867 3 жыл бұрын
Masha Allah wll🥰🥰🥰🥰🥰
@anisaahmed7237
@anisaahmed7237 4 жыл бұрын
Mansha allah ❤️😍🙏🥰😻
@halimasheik8348
@halimasheik8348 Жыл бұрын
May Allah, Swt placed her soul in to jannatul firdous (Innalillahi waina illeyhi rajiun😂
@GuyStephanie-m6j
@GuyStephanie-m6j 15 күн бұрын
9729 Vergie Roads
@cqaadirali5521
@cqaadirali5521 2 жыл бұрын
M.a😭😭😭😭😭
@CiiseATahar
@CiiseATahar 3 жыл бұрын
Msha allaah
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 3 жыл бұрын
MashaAllah
Xaaska Wanaagsan ustada caaisha maxamad
37:10
Tasbiix Production
Рет қаралды 9 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 40 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,4 МЛН
Dabeecada ay leedahay Gabadha Wanaagsan ᴴᴰ┇Sheekh 2023
31:59
Hadaf Production
Рет қаралды 5 М.
hooyo iyo caruurtedii oo wada qalin jebiyay masha allaah
5:32
Isfahamka Lamaanaha Waa Guusha Nolashooda Sh AbuDalxa
41:17
Sheekh Abu Dalxa
Рет қаралды 411 М.
DEG DEG XAASKA DARAWALKII GABDHIHII NAIROBI LAGU GOWRACAY OO SIR BADAN SHEEGTAY
22:20
Qurxinta waafaqsaan sharicada [ Ustad Aisha
23:48
Daaru Naciim
Рет қаралды 46 М.
11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun @WaddaniSomalitv
9:47
Sh Mustafe X | Marka Noloshu Ku Ciisho Culaysyaduna Kugu Bataan!
26:14
XASAASKA KU DAYASHADA MUDAN |Muxaadaro Cajiib || Ust. Caasho Qureesho
41:43
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН