XAASKAGA OO AROOS USOCOTA HADAAD JOOG DHAHDO WA INAY JOOGTA😂 SHIIKH SOCIAL MEDIA LABO UKALA QAYBIYAY

  Рет қаралды 80,518

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 269
@KikiAfcad-tk4bs
@KikiAfcad-tk4bs Ай бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
@CALICARAALECaraale
@CALICARAALECaraale Ай бұрын
Scw scw scw sax waaye
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Ай бұрын
S.a.w
@King-cayda10
@King-cayda10 Ай бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@faadumocali2917
@faadumocali2917 Ай бұрын
hadda asad maais moodaa😂😂
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك الواسعه يارب 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍
@shijo2055
@shijo2055 Ай бұрын
اللهم امين يارب 🤲
@Fartaagte
@Fartaagte Ай бұрын
Waziir marka hore Wan ku zalaamya . Ee waziir kaama hayno shilka Taleefanada . Mxaa ku hestaa Waziir.✌🏾
@QueenMaido-mg1qs
@QueenMaido-mg1qs Ай бұрын
Wan sugi Kari la ahy
@NastexoCaday
@NastexoCaday Ай бұрын
Madaxweyne dadka haku fogaan ada waalane😂😂❤
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Ай бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
@BINCAJAB
@BINCAJAB Ай бұрын
Lacag mafadaaw😂😂😂😂
@QueenFilsan-oq3lg
@QueenFilsan-oq3lg Ай бұрын
Adi meel walpo iga horeysa😂
@shamsocabdullahimaxameds-qg1is
@shamsocabdullahimaxameds-qg1is Ай бұрын
Amiin oo xalal ah noogu dar bal 😮😊
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM
@IbtisamYusef
@IbtisamYusef Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Boqorejr10
@Boqorejr10 Ай бұрын
Team sarakiisha bagekayga 1k igaarsiiya ❤🎉
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Ай бұрын
Shiikhu Xasidsanaa inta qarash iyo waqti geleyso marka hore joog mow idhaho😂😂
@ZahuurHassan-p2r
@ZahuurHassan-p2r Ай бұрын
Kkk hada kahor ledhahy jog haye dhahy baxay walibo ano 2bildhalan. Marki 4sac lamaraye lesodony kadib waiskasobxy waxaisdhahy cishihi imaw waxa arkay 4sac lajogo yaab😂 sheqa lesoshergareyay😮
@ahha5211
@ahha5211 Ай бұрын
Jooga 😂
@MustakafiHassan
@MustakafiHassan Ай бұрын
Joog kulahaa waxaas ninkii ilaa imaado wuxuu isku arkaa wllhi
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m Ай бұрын
aan kuwada salino nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Ай бұрын
Asc inta farxalka cajiinka ku qasi jirtay 🤝😂😂gacmana mabo dhaqi jirin 😢
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Ай бұрын
Subxaa allah
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 Ай бұрын
Geelo laba jir soo wada mar😂😂waa caadi waxas waan soo wada marnay badankayn😂😂😂😂
@CabdiwahaabYuusuf-z3u
@CabdiwahaabYuusuf-z3u Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waar wasiirkoow wllhi daacad baan uqoslaa markaan barnaa mijkaaga aan daawado zxp
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 Ай бұрын
Biyaha bardhada wlh dhor mar suugo waan ku daray iyo cajiinka markuu adag yahay biyaha fardhaqa😂😂😂😂
@AhmedIbrahim-p2p
@AhmedIbrahim-p2p Ай бұрын
Wiji malehi haa dii aan nahi 😂😂😂😂
@CabdiMalik-x5g
@CabdiMalik-x5g Ай бұрын
صلو على النبي ❤😢❤
@khadarbinugacansaar
@khadarbinugacansaar Ай бұрын
Walahi wasiir caawa waad sigatay inyar ayaan ku xilka zaraakilnimo ku tirin gaadhay balse waxad ku badbaadisay fikirka wanaagsan ee aad soo jeedisay
@Daryeelnaftaada
@Daryeelnaftaada Ай бұрын
Waa sida kaliya ee guurku uu kuwaaro Waa ismaqal .
@AsKIYAANO
@AsKIYAANO Ай бұрын
xeer ragga ma.ahan in balanta laga baaxo
@AbdiNajiib-mb4hq
@AbdiNajiib-mb4hq Ай бұрын
inta iskabula Curadkoda ahay waqtigan Muqalka Dawanayo wlhi Cashan Karsanoya Hadaba wax iikarisan wasaq iga Dharjiya 😅😅😅
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Anagaa kuu karineeno keen😂
@SokoreeymuxumedMaxamed
@SokoreeymuxumedMaxamed Ай бұрын
Waziir shilalka talefanada aaway dee 😢😢😢
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Gabdho xaga cunto walaaqida hal jamacada kaso baxnay😂😂😂
@QueenFilsan-oq3lg
@QueenFilsan-oq3lg Ай бұрын
Ha same nhy😂
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 Ай бұрын
Aan ku salino nabiga scw
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w Ай бұрын
First one wasiirka 1M coming soon habo
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 Ай бұрын
Farxaalka lagu qooya ah 😅😅😅😅
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Cajiinka marko adaghahy biyana kuu dhaweyn shaaxa lagu daraa asna hado ku dheweyn farxalka loo dhibaa😂😂😂😂😂😂😂😊
@Udgoon252
@Udgoon252 Ай бұрын
Ani shaxa waligey ku dari jiray😂
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
@@Udgoon252 saas lagaa rabaa😂😂😂
@Udgoon252
@Udgoon252 Ай бұрын
@@Binthlm waba yabe wax cusub iga dhigoyaan ani wali yaqana cida dhan cajin adeeg maba dubi karo wlhi 😂🤣
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g Ай бұрын
Aduunka shayaadiin alinsi ayaa ka shaqaysanayaa, làakiin illaahay ayaanu wakiilanay asagaa nagaga filaan.🫤
@AbdirahmaanbadalKhalif
@AbdirahmaanbadalKhalif Ай бұрын
Anaa sameeyay muqaalkii udanbeeya😂😂
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o Ай бұрын
Wllhi baraamijkan is Funny wasiir😂😂😂
@Cabdinuur-7
@Cabdinuur-7 Ай бұрын
Zaki bin haji LEGEND pig fan ku ahy 😎
@drsnajjax2679
@drsnajjax2679 Ай бұрын
Zakiyow Allah kaa farhiyu wlhi dar Allah uqosley 😂😂oo cidbaaa gacmaha dhaqda😂😂😂😅
@mohamedbachir1839
@mohamedbachir1839 Ай бұрын
Reer jabuuti 🇩🇯 if we are this is can not happen even in dream
@AmiiroQueen-l1n
@AmiiroQueen-l1n Ай бұрын
Buur fuule ❤ from Rer galdogb jano 🎉🎉
@رقققلبكبالوعظ
@رقققلبكبالوعظ Ай бұрын
😂😂😂 ani waxaa Igu darneyd ri iso lis in laidhahy kadibna xaarkeedi Iga so daadaty weelka hada iska fiiriyay ka guray xaarki cidii cabeen Iyo canjeero hada Iga daadatay aan ku guray kadibna dhahy subxii na Maxay tahy ciida markii laidhahy maogi dhahy baranbaro xitaa subax aan ku arky waan ka saaray sababtoo ah wala itumaa Ana macunin qadada sugay
@Istahilmo
@Istahilmo Ай бұрын
Wlhi ani 5 sano la i qaba hadu iyara ha tagin aros inan ka yeelayn hadaba u sheegay inu iyara mahadsntahy ba ka raba 😂
@MustakafiHassan
@MustakafiHassan Ай бұрын
Waxaas waligaa nin haka dhageysan abyo
@Shaafici_Official
@Shaafici_Official Ай бұрын
firstly comment waziir🎉🎉
@gulledde3qzi161
@gulledde3qzi161 Ай бұрын
Jooog
@MaxamedMaslax-i8x
@MaxamedMaslax-i8x Ай бұрын
Wazir you are funny 😁 😂 😅
@maxamedcabdulaahi6535
@maxamedcabdulaahi6535 Ай бұрын
Waa sax joog waa joog
@naciimamaxamud5941
@naciimamaxamud5941 Ай бұрын
Wasiir sharaf iyo karaamo ❤
@SahraShube
@SahraShube Ай бұрын
Hayidhado dee Marka kadiiba aahay eeshana hasi dayo iilay waxu waa tijabe😊
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@HIDDO_WACAN
@HIDDO_WACAN Ай бұрын
Fav barnaamij aragtida dadwynaha🫡🫡
@AyanCali-v7f
@AyanCali-v7f Ай бұрын
Allaaaa wlhi wxaa isoo xsuusidey waligaa inta canjeeradi subixi dub markaa is tiri baranbaro maku aragtey😂kdib ma tiri gaas baa saaka igu kacsan ani marabee adinka cuna😂😂 Kdib adeeggi qadada intaa doonatey 2 xabo rooti masò gadatey😂
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f Ай бұрын
😂😂😂😂all maxan sameye
@sadiaabdulahi6311
@sadiaabdulahi6311 Ай бұрын
Wlhi qof aan soo sabayn waayaryahay kkkk
@dagandowlo207
@dagandowlo207 Ай бұрын
Kkkkkkk
@dagandowlo207
@dagandowlo207 Ай бұрын
Naayaada inleen Waxa waan so wada samaynay. Ma la inoo jeeda horta inan meesha ku sheekaysanayno 😂 yaan saldhiga la ina gayne
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f Ай бұрын
@@dagandowlo207 hhhhhhh isku jamacda kaso baxni
@Maxamad-f8y
@Maxamad-f8y Ай бұрын
Wasiir soo badi
@xamdamaxamud8490
@xamdamaxamud8490 Ай бұрын
Alla maxa farxal iyo ustaga baradhada ku biyeyay cunto🤣🤣
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Ай бұрын
Bisinka xaraan waxaa sameysay la labo.
@MO-wf6ri
@MO-wf6ri Ай бұрын
Doqomiin maxaad sheekha codkiisa ukala googooyneeysaan wuxuu kala uur kudaray maxaad iga jarjareeysaan.SHEEKHA
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
One Million Coming Soon Wasiir?
@16850
@16850 Ай бұрын
Gareg. Malageyyey
@FalastinYusuf-wj7cy
@FalastinYusuf-wj7cy Ай бұрын
Sanadki hal maraa aroos aada waxaan soo maqale shekadas faarax iila imoow😅😅
@AhmedAbdulahiosmaan
@AhmedAbdulahiosmaan Ай бұрын
Hambalyo Hambalyo zaki binu hajji waxn kugu hambalyenay 1️⃣Ⓜ️ad gartay horay usoco zxb
@Abdirahiim_Cimraan
@Abdirahiim_Cimraan Ай бұрын
HADII AAN DAN KA LEEYAHAY AMA WAXKALE WAAN UDII DILAHAA LAAKIIN HADAANAN WAXBA KARABIM MAAN CABUDJIYEEN😂😂
@QueenYasmin-ue7hy
@QueenYasmin-ue7hy Ай бұрын
Waziir wan ku salamay ❤
@lnasalaadmayow
@lnasalaadmayow Ай бұрын
War bal amuurtan iyo hoogan arag 😂 waziir waa ku salaamey 😅😅😊
@Deeqonuuxguray
@Deeqonuuxguray Ай бұрын
Canjeelada faraxaladala lagu daaro aniga saaka sameyy😂😂😂
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
DumarkA hee haye iwad sheekada ana an dhageeste😮
@ExAadan
@ExAadan Ай бұрын
Team waziirka one like 🎉❤
@abwaanyasinhajji8573
@abwaanyasinhajji8573 Ай бұрын
wasiir waa nin caadiya gabadh maaha anaa aqaana
@abdirahmantesmaVlogs
@abdirahmantesmaVlogs Ай бұрын
Wasiir cidhiidhi ku jirtaa😂😅
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 Ай бұрын
Waa in ay joogtaa waana shey diini ah
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i Ай бұрын
Ma balan baa laga joogaa see weeye eedo😅😅😅
@adarhassan2389
@adarhassan2389 Ай бұрын
Aniga ayay igu dhacday waana yeelay amarka allah
@AbdiQaniYaasiin
@AbdiQaniYaasiin Ай бұрын
Wlhi waxa ku qoslay oo ma cidbaa gacmaha dhaqate😂😂😂
@AbdulaahiHassan-l7y
@AbdulaahiHassan-l7y Ай бұрын
Comment ka ugu horeye ahay meqa like a helikara❤
@MaxamedJaamac-h7e
@MaxamedJaamac-h7e Ай бұрын
Team sarakiisha one like
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 Ай бұрын
Waracilaha
@CawoMaxamuud-dz6we
@CawoMaxamuud-dz6we Ай бұрын
Asc Zaki wll waa mahadsantahay waa iga qoslisay wasiir❤❤😂
@MadiinoCabdiraxmaan-p2s
@MadiinoCabdiraxmaan-p2s Ай бұрын
Waziir goan gear adi xitaaa qof cabsonooyo Ayaa u egthy😂
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Ай бұрын
😂😂😂😂biyaha baradaaa 😂😂
@faadiali7098
@faadiali7098 Ай бұрын
Wlhi inta ley dhahey ayaan baroor ku waashey
@nafisailyas4176
@nafisailyas4176 Ай бұрын
Comments aniga u so horeye like sara😂😂😊
@IsackMaxamed-fn9uq
@IsackMaxamed-fn9uq Ай бұрын
War zakiyoo xaliimadoo ayaa intaay maxkamada tagtay oo aay ninka iga furo dhahdy ooo xaajadii lagudo galley ayaay soo dhuumatay kulahaa cideeyda waa dhaqana ee ii canaanta lee kawaday😂😂😂😂
@adarhassan2389
@adarhassan2389 Ай бұрын
Waa runtaa marka horaa ladiidaa ee last minid maya
@MaxamedHuseincabdi
@MaxamedHuseincabdi Ай бұрын
WAZIIR JIJINTAA GACANTA BIDIX KUGU JIRTA IGA CUN WAZIIR HADEY MAC QUULTAHAY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ShaakirSaadaq
@ShaakirSaadaq Ай бұрын
Saas waaye caliimo ninkaaga wax ka maqal😂
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Wr wxs waa bilaa nadafad😂😂uf
@AmiiroQueen-l1n
@AmiiroQueen-l1n Ай бұрын
Asc waziir wan ku salaamey really waziir❤❤❤
@Daryeelnaftaada
@Daryeelnaftaada Ай бұрын
Inta gabdhaha kaliya ay canjeerada qasayaan hasugina in sidaad rabtaan wax kasta nadiif ahaadaan..
@abassgure1350
@abassgure1350 Ай бұрын
Legend nice reaction 😂😂
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Ай бұрын
Shiiqan qeer Allah siiye waxkale muu idiro aniga aroos ma ado lkn mela usocdo oo neyestay qof iga celiso adunka unecbahy hada kahor sanad cusub inta is ku diyaa riyay gabdho asxaba raci rabay iga reebay 3 sano wan ku hestay waa cebesay makinkas rali noqo masaga malin kale ila hadlay 😂shiiqas mesha dumarka laga tabto mesha ugu xun udiray ragi somaliyed ee awalba naxaris goniya lagu hesan
@MaxamedIbraahim-j1n
@MaxamedIbraahim-j1n Ай бұрын
Waziir left miyey qaadatey😂😂😂
@fathinor6189
@fathinor6189 Ай бұрын
Wilsha ayga wax karsda diiday 😅😅
@idilmaxamed4733
@idilmaxamed4733 Ай бұрын
Wasiir 😂😂😂
@aliderie4978
@aliderie4978 Ай бұрын
Asc wasir waa sheeko kaleto 😂 ❤ 🐞 and 🚹
@ZaynabCadar
@ZaynabCadar Ай бұрын
Waziir wako wataa ani 😂😂😂gaar iyo gardaro
@ShamsadinAhmed-d4u
@ShamsadinAhmed-d4u Ай бұрын
Wajigana muu idiin qarsoonaa Aad canjeerada wasakh noogudiraysaan😂😂😂
@RahmaRays25
@RahmaRays25 Ай бұрын
Wllhi in aana kudarin biyo wasakha😢 Mana xasus anon gacmaha iska dhaqin anoo qasay.
@David-mc4tr
@David-mc4tr Ай бұрын
First community 🎉
@samsamsamsam3072
@samsamsamsam3072 Ай бұрын
Aniga xariifkaygi kulahaa habeen dhawayd iska joog Ana waa diday dalaqina wa ku dhawaqay Ana xadladi ayaaban mid kasooo barty😂😂😂 marka hays dhibina dumar lan
@ikraansharif3500
@ikraansharif3500 Ай бұрын
Sheekh Cabdi risaaq xaashi waa lajan
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 Ай бұрын
in aan joog dhoho aan aroos wada gali laheyn labadeena waziir 😂😂😂😂
@NuurYare-m6i
@NuurYare-m6i Ай бұрын
😂wasiir xaslaa tahay wn kufahansanahay
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 Ай бұрын
Markan kharash isgaliyay jog maxaa waayo
@hawaabdi8917
@hawaabdi8917 Ай бұрын
Wasiirow anigu hadan bah ku daraa canjeelada faraxalkeee😅
@jeyowcade2046
@jeyowcade2046 Ай бұрын
Wazirka wa ehate
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 Ай бұрын
Waziir aniga ayaa laigu yiri wanna jooge habeenkaas willkii dhashe waxaa loobixiye caruus 😂😂 waa ku dalaame waziir
@nura6
@nura6 Ай бұрын
Dumarka oo dhan mahinee qaarkooda nafdeyda waxaan unacaayo nafkale ma siyeen areboyinkalee
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Mrka hore sii weydiin lahaa ani
AABO DAHIR OO WAASHAY AFKANA QALOOCDAY IYO MARWO KHADIIJO OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
17:46
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1,2 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 77 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Queen kufasato ayaa soo baxadey 😂😂😂
5:20
Hanad Somali123
Рет қаралды 689
TEAM 27 CUP IYO SODHAWEYN  LABA QOF OO AA TAQANIN😳🏆
19:14
Zaki Somali
Рет қаралды 154 М.
منهج القرآن للصف الثاني الابتدائي
30:24
فيديوهات مفيدة
Рет қаралды 4,7 МЛН