masha Allah waa youtube kali ah ee soomalida ee si aqoon leh iyo xog la isku halayn karo soo tabiya annaga production wn idin ku hambalyaynayaa wll horay usoco Jeelkii Ogadeen ee cabdi iley isna ka soo samee muuqaal
31 минут бұрын
Thanks yacquub
@MrkingBoy-b7z4 сағат бұрын
Mujrim bishaar Al-asad Allah muslimiintas dhaafiye
@fiidowmrk3 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@Mohamuudaay4 сағат бұрын
Guul wacan anaga production ❤❤❤❤
@engabdihussein75962 сағат бұрын
Thanks so much Annaga production, waa arimo murugo leh, cid wax ka qabeneysana inooma muuqato, ALLe ayaa Swt og xigmada uu ka leeyahay,
@AbdiIbrahim-h2t2 сағат бұрын
Alaha musliminta dhaman dhibatada ka dulqaad amin
@liibancartan85914 сағат бұрын
Allahu akbar ❤
@FunnyFlicksOfficials4 сағат бұрын
Wll Abdi Rashiid Hadii aan su aal ku weydiyo Adiga oo raali ah Somaliland marka la eego Soo lama oran karo Waa umad Aan dawladnimada Aan waxba ka garaneen Taasi igama ah Dulmi Aan u geysaniyo umada laakin Marka aad eegto 1) UK 🇬🇧 Oo Gumeysi Isaga uu ka macaashay ayey uu ahaa laakin Somaliland waxba kamay baran Nidaamka dawladnimo taasina Waxa la arkay markii Koonfurta ay ku biireen Somalia 🇸🇴 oo Wax xil weyn may helin 2) Markale in Gumeysi ay kala kulmeen Kacaanka Soviet ka 3) SNM in ay Hadana dadka Somaliland Wali aanay hore aanay u soconin oo ay ka taagan yihiin Dad waa hore dhintay af lagaadeeniyaan oo Aan lagu arag Hore soo lama oran karo marka Somaliland Dadkeedu waa Dad Aan wali helin Nidaam dawladnimo oo horseed Mahadsanid
@baarihassangaab94502 сағат бұрын
Ustaadii allaha ku sharfo wlhi waxa aad ka hadashay xaqiiq
Allahu akbar ❤❤❤ walalayaal aanu ku salino nabigeyna muxamad scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@maxamudcali22362 сағат бұрын
Ilahay haugargaro dhamaan musliminta meel kasta oo aya jogan ciqaabta lagu hayo Ilahay kasaro insha allaah
@liibancartan85914 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@PinaBinianimals5 сағат бұрын
Tuug si mahan lkn sxbtinimo like me😂
@brightonhoveAlbion-ki6ei5 сағат бұрын
Hye wll🎉
@LiibaanMahad-k3w4 сағат бұрын
Masha allah
@Mohamuudaay4 сағат бұрын
ALAAH U GAR GAARO falastiin suuriya iyo muslimiinta oo idil
@ahmedhussein7603 сағат бұрын
Ethiopian Sheekaddi Israel ayeey nagu wadaa kasoo hadal heshiiska Ethiopia iyo damac bada cas red sea ocean please muqalkn kasoo samey
@IsmacilXasan-o9e5 сағат бұрын
Allah haw gargaaro
@Amiraahmed8254 сағат бұрын
Subhanallah 😢😢
@burhaan-sm6zg4 сағат бұрын
Allaha u gar gaaro wlhi muslimiinta dunida ku dhiwaatesan wlhi waa imtixaan 😢😢😢
@HassanWarsame-si6cz2 сағат бұрын
KALIYA DULMIGAA WAXAA KA GILGISHA OO IN BADANA KA CAAWIYAY INUU JEELASHA KASOO SAARO, SIIBA KA HARGAYSA, SHEEKHA C MAALIK MUUSE COLDOON OO ISAGUBA JEELKAA HARGAYSA LOO GALIYAY SI DULMI AH. ALLAHA DHOWRO SHEEKH CABDI MAALIK MUUSE COLDOON.
@SamiraAbdullah-y2e5 сағат бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: * *00967717591071* . Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇....
@mowharhariir41484 сағат бұрын
Sax weeye taasi lakin anaga xasinimadaa alle ayaa nooga gargaaray ku weena qaldana allaha xaqqa tuso haddii aan nahay somali allahu ma aamin yarabi waxan filayaa in aan uduceyno ku weeyna qaldan ama aan wacyiganino
@hamseabdi8994 сағат бұрын
😂 ma taasad la timi imika xabsiga dhaxe Hargeisa wax ka nadaafad ma leh cidna laguma dulmiyo anaga 5sano ku jirnay xita diinta aya lagu barta marka beenta umada ka daa bro please 🙏🏼
@HamseAbdiMuhumed-r8q5 сағат бұрын
1😊
@Ayanlehgesale3 сағат бұрын
Asc wll heshiiska itobiya iyo Somalie kahadal sxb
@Normalone-g9i3 сағат бұрын
Dhibaatada kajirto. Godka jilicoow Waxaan ku soo dhax arkay nin rag ah oo xaniiyaha koronto loo xiray oo xaniinyahiisa ay la ekaadeen baafka dharka
@TebelahaWedow5 сағат бұрын
Ok sxb xbsi waligeymagalin alae haufududeyo yarib
@MohammedSaciid-x8r4 сағат бұрын
Jilacoow waa la dumiyey si caadi ah ayaa Laga dhigay godkana waala duugay wna xaqiiq mdz 🫀❣️💯✊
@cadkayaremaxamed41332 сағат бұрын
Ustaadoo member donaya ina noqdo mudo dheer kla socda wlige comment maso qorin
@sakariyebashir9745 сағат бұрын
1
@xamsemaxamedxirsi68472 сағат бұрын
maad ilowday xabsiga mandheera ee ku yaal meel kuluus oo biyo qadhadh waana meel aan la qiyasibkarin
@xabiibbalaayiin11044 сағат бұрын
Sxp ka soo hadal hishiiska Somalia iyo Ethiopia ay ku galeen ankara
@rashiidsaleban80194 сағат бұрын
Hal su'aal ayaan waydiyaa naftyda ka dib Syria markay xorowdey Waa tee {Dawlada carbeed ee xigi doonta Syria ka ka dib}??? Dulmiga Syria laga Gaystey kaliya kuma eeko Syria
@UmuRaxmaInabashiir4 сағат бұрын
Insh allah waxaa ku xigi doonaa urduna
@AliHusseinMohamed-ig3qr2 сағат бұрын
@@UmuRaxmaInabashiirurdun wa boqortoyo taasi wa habnkii xali tagy wa qaliij ?
@mohamedabdihassan14352 сағат бұрын
War naga tag waad ka soo dartaye
@maftuuxmahdi2 сағат бұрын
UZTAAD C/rashiid waxa khald wayn ah in aad tidhaah jeelka dhexe ee hargeisa ayaa wax lagu ciqaaba sidii Syria lkn taasi waa mid aflagaado aad ugu gaysanyso bulsho waynta jamuhriyada somaliland Taasi oo ah xadgudub wayn oo aad ka gashay saaxibo waawyn oo aad lahayd waxaanad ogayn jeelasha somaliland in ay ka jirto nolol la mid ah ta qofku ku haysto gurigiisa hawada arkayo sariir ku jiifsanayo mobile heli karo familygiisa la hadli karo time football ciyaaran familygooga lakulmi karaan 🙏🏼🫡
Сағат бұрын
Dadka kasoo baxay arrintaan ma sheegayaan. Ururada caalamiga ee arrimaha xuquuqda wax ka qora siddaad adigu sheegtay wax uma sheegayaan.
@mohamedabdullahimohamed76415 сағат бұрын
Wllka turkiga sidee ayoow u arkaa maanulka suriye qabsaday