Xabsigii labaatan jirow iyo Maxamed Baaruud.

  Рет қаралды 51,333

Galaydh Media

Galaydh Media

Жыл бұрын

Buuggu siyaasiyiin badan ayuu xogo xaasaasiya ka sheegayaa.
Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 66
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Waa taariikh ubaahan in wax laga barto mahadsanid Mohamed Baaruud
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 3 ай бұрын
Wali ba rer SL waa in eey wax ka bartan soo maha.marka eey arkaan Muse waxa uu sameynayo ama uu ku dhaqmayo.soo in ma aha mida uu ofagan lagu soo sameyay wakhtige Rajimke somalia xukumay Muse iyo siyad ku kala badalinyehin.soo Copy ma aha Rabi talo ku Filan.
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
❤❤❤maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥ 💖 ❤ 😍 💕 🇹🇯 ♥
@fartunmohamudnor6141
@fartunmohamudnor6141 Жыл бұрын
Aniga hooyadey mcn allaha unaxariisto
@fartunmohamudnor6141
@fartunmohamudnor6141 Жыл бұрын
Allaha hooyadey mcn allaha ii dhowro 😪😪😪😪😪
@mudanecarshe4293
@mudanecarshe4293 Жыл бұрын
Hoooyo
@xariircirro6357
@xariircirro6357 Жыл бұрын
Hasan galaydh haruun ninku waa nin qaliyeeh soo dhaweeeya
@cabdirisaaqbaraag3465
@cabdirisaaqbaraag3465 Жыл бұрын
Mahadsanid Galayr.
@saidismail5243
@saidismail5243 Жыл бұрын
Maanshallah wareysi qiimo badan weye.
@suldanmuuse9370
@suldanmuuse9370 Жыл бұрын
I can wait to read that book
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Жыл бұрын
Mohamed Baruud Ali waa shakhsi aad u qiimo badan oo aqoonyahan ah oo xog badana haya.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
mansha'alah ilahayow adaa qaadir ah.
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 Жыл бұрын
Mnsha allah
@simanali790
@simanali790 4 ай бұрын
Buugan❤wn akhriyay❤❤❤ mnsha allah❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba
@Nacafo5
@Nacafo5 3 ай бұрын
Waan dhamaystey runtii waa Adduun iyo nin walboy waayahiisa
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 3 ай бұрын
.mudaaharaad sadex beri socday waxaa ku dhintay hal nin, iminkana mudaharaad three minutes socday waxaa ku dhintay sodon qof.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 Жыл бұрын
Basaasiintii hore ee siyaasiinta noqdey waa kuwee bal noo sheega
@Xirsishow
@Xirsishow Жыл бұрын
Waa sugaynaa
@zakicismaan2994
@zakicismaan2994 Жыл бұрын
Zxb hassan galaydh taarikha halkaa kasi wad
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Ninkaas waan dulmiyey
@samiiraelmi4370
@samiiraelmi4370 3 ай бұрын
Subxaan waayo ayuu soo maray ragaasi. Taariikh wadanku leeyahay ayaa ku duugan
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Buuga magacii fadlan. Halkeese laga helayaa
@caqlicade534
@caqlicade534 Жыл бұрын
Waxii ninkaan iqaabey Waan ka xumahey Was habaareynaa allow naarta ku fogee 😊
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Taariikhbuu😂soo maray walaahi
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
A very typical great nomadically Somali experience, beautiful stories, well-done for given us a great book, thank you for your services for your nation,
@caqlicade534
@caqlicade534 Жыл бұрын
Toban mirir tobansano oo iqaab ah😢😢😢😊
@amareto5772
@amareto5772 4 ай бұрын
Haweeney bisad qol ku xirtay oo xabistay baa Ilaahay naarta ku geeyay. Ka waran bani-Adam ninkii iska xerta..
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Magaca shirkada gacanta Ku haysay juba sugar project Booker agriculture international
@maalin51
@maalin51 2 ай бұрын
Buugaab magiciis?
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 3 ай бұрын
Gabadhaasi Talalada ay bixisay Cajiibsanaydaa 1,rag dhalin yaraad tihiine isilaaliya Cudur dilaaya ayaa soobaxay oo idinka danbeeyay mida kale Wixii insoo maray qora .
@abdiqani50
@abdiqani50 Жыл бұрын
Cajaaib . Jeelku waligiba Ragbu so saaraa
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Жыл бұрын
Shaati Gaduud waa nin Warsangali ah lakin la dhaqan ah Dadka Baydhabo dega isaga iyo beeshisuba. Waana president Abdulaziz Lafta Gareen aderki
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 ай бұрын
Dagalkii 1994 kaa xumaa
@mohamedali7812
@mohamedali7812 4 ай бұрын
Sidetankii Cid kasto koofur iyo waqooyi intaba english way ku hadli jireen lakiin inta badan somalilandersku waxay yiraahdaan anaga ku hadali naqaan.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
You image ninkaas oo labaatan jir ahaa oo aroos ahaa nolosha uu kujiray farxad ka buuxday iyo xaalkiisu sida uu ku danbeeyey. Hooyadiis ma odhan ilaahay ha unaxariiso, si dhib badan ayay cidla ugu umushay xitaa waxay garan waayeen awr saara, alla Soomaali udarnaydaa dumarka...!!!!.
@hussenibrahim6968
@hussenibrahim6968 3 ай бұрын
😢😢
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Maxaa danbi iyo dulmi badhwedh u dhacay 😢😢
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Fariid
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 3 ай бұрын
Bentii isaqland iyo shayadiintii kala caarii engriiska iyo qabiil liito
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 3 ай бұрын
Waa losoo halgamay qarankan somaliland bal eega siyaasigan ruug cadaaga ah iyo wixii uu usoomaray halkganka somaliland guuuuuul
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 3 ай бұрын
Xidhxidha saxafiyiinta imika iyo tii siyaad bare ma isku mid baa taasi waxay ahayd dabar goynta isaaqa xasuuq iyo sanodo jaan iyo cidhib meel qofku joogo aan la ogayn
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Gulwade dowlada sidabolisku ubobay melatariga markeysidhaceysay bolis iyo kulwade habenki dadka mirayen shirkado dowlad amerikana xaris dharkisa ulabisay dadki wardiyo heyado loshegay meel galo jogin lahen wardiyo haishegin boliskana maxaway hanashegin bolis isaq xaris ogaden isbaheystay badrol lacala uriday dowladoda iyago wax kabadalikaro ilen meshey jogan malinti baa sigar kugadayay mel nabadsugid lagushegay markas kadib niman carus iyo afka aqon leykenay inta nin kudhuftay alwax musmarleh saqarorka kajixmay anigo gudhufanrabin inaheysan gabar kafujinay ferki ilagafay kukadiyay usoriday niman qadaras qata may iyo jarertoda baxaris uaha ninkan iyago badan gabadha wax masin jirin wax kuma xareysan jirin anaga iyo kuwakale qado qurac kalasinjirnay biyaha alabto laguxaresto ogaibsan jirnay isbuc lacagta laguqata xiradu udiday ukalaturay shaqalaha darbigo gaban ukabodi sidas xolahed kuweyn ferki hadu ilah idhafiyay nimankina eysiyen awod mesha logashaqeynayay yaigacelinaya xolahey kuwada weynkarna cidukuxanaqo wausoriday mushahar cidbixisa majirto kibixiya soconmayo hadagariwayo bAburka jibina turyo banankanawaucararay yamuslim ayibabur xafadi jogsatay xiradi nalagaliyay ninki dacwo farmasarikartid kuwina lacagti sidas kubixiyen maqrib gartay leykenay babur sokor maya nag darishadeda nagafirineysay ilah nobixiyay anigi igabadbadisay ila ayulasobaxday darajo saldhiga kulageyna siaydhi dil iyo fulmo taqana xaq umalaho adiga kuxiri abasaldhiga tag dacwey ma aqon walugeyneyna baadhahay seyidhi ma ahan mel lolugeyo oonlayabay askarmahin maya dadka dad iney dilalan logutalagalay habka wax udishay ma ahan danbile malin anoo qori dab kasosaray laroray iskailali gabadhas isababtay ookuhuruday midikalomaqan tir eenin kutostay nefdhabay qeylisay dabki baalaroray maxaifirisa lama aqon meshatagto wixi kaa anfaco sixur ufirfirineysa rorka iafici wayay sigarka kadibna dagalki xaradfog isbuci mar aadi jiray ulabtay erko dadban adigo cid ushaqeyn cid kubadalin wixidankugujirin wakabadalane nabad sugud marki iguhoreysay hadaba elatare iyo abii maxay sookordhiyen lokenay afrika asalkoda yaloaasaasay didmadi hargeyso kadib eydiday somaliya bul jabuti iyo basaborkeda damer iyo lAbadisa daan ogaden iyo isaaq bul gobolo gobolke tihin
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Жыл бұрын
Madaaficdda Lasanod ku socota hadda ogaada Mohammed Siad Barre ma ridayo ilaa maba noola. Mohammed Baaruudh dhib ayaa ku so martay adiga iyo asxaabtaba. قدر الله وما شاء فعل
@abdihassan4382
@abdihassan4382 7 ай бұрын
Gaafow wa mahadsan yahay wa nin hawiye ah
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
Qoladiisa cidi kuma weydiine ma qabyaaladdaa kaa tan badisay ,
@baractabdi2076
@baractabdi2076 5 ай бұрын
😅😅😅
@bashehusien3810
@bashehusien3810 3 ай бұрын
Siad qoladiisu isir ahaan waxay ahaayeen DADQALATO waayo hadaad qof qal istidhaahdo gadhka hoostiisa sida xoolaha ayaad ka gawraci lahayd laakiin iyagu waxay ka gawrici jireen qadaadka halkaas baana fudud-sidii ka dhacday Berbera 1988. Markabka Yaare tarxiil Saudiga laga keenay airporka Berbera ayaa qadaadka laga wada gawraci jiray.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
SIYAAD BARRE QOLADIISA QOF AH HADDAAD FURSAD UHELILAHAYD SIDAAD YEELILAHAYD AYUUNBAA LAYEELAY RAGGAAS
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Жыл бұрын
war ninka maxamed baaruud aadban sheekadiisa u maqlay ninmankii ufo Buuga xafladiisa yaan lay dhaafin
@KINGRICHMAN650
@KINGRICHMAN650 3 ай бұрын
What a story!!! There’s no going back
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 3 ай бұрын
Waa odey soo mare dhib iyo ciqaab.rabi dilaa dhinta nika miyaa niyadisa ficnaan kartaa.waa waya arag.hada MD.Somaliland waxuu sameynayo soo tii kacanka oo kale ma aha
@faadumomohamed6575
@faadumomohamed6575 Жыл бұрын
Dalkuunbaad dumiseen waxba❤ maydaan Soo krshin
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk Жыл бұрын
Siilkii hooyadaa baa dumay
@abduljama7555
@abduljama7555 Жыл бұрын
OO WALI MA SIYAAD BARAAD KA OOYAYSAAN ILAA GOORMA AYAAD RABTAAN INAAD OOHINTA WADAAN?
@ahmedabdisalad7056
@ahmedabdisalad7056 5 ай бұрын
Beenta iidoorkuna xad ma leh
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Жыл бұрын
Ah ah waa sheeko qadhaadh.maxaa soo mary dad ka.
@fuaadanaadan-tk1kb
@fuaadanaadan-tk1kb Жыл бұрын
Isaaq hadii aad rabto in aad barato waa kafiridaa been ma kuhadlayaa ma fanayaa siyad bare ma hadal hayaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Hada maxaa Isaaq keeney ninkan Tariikhadii soo marety markii Somaliya xukunka qoriga ku haystey Afweyene ka sheekeynayaa tariikhad a waa laga shekeynyaa wlaiba filmaalaga sameynaa
@fardusabdi9996
@fardusabdi9996 Жыл бұрын
Cudur isaaqbaa idin naafeeyay qofkii hadlaba Isaaq umaad lasoo boodaane maad waalantihiin
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Жыл бұрын
​@@fardusabdi9996 apti absolutely waad saxsantahay
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 Жыл бұрын
Isaaq iyo somali odhanba dowladasi wey dulmisay lkn nasib daro 32 sano kadib wali dulmigi iyo jajuubki aya socda somalidu wa dad maskaxdu furaarto dhacdoyinkana wax ba kama bartayn
@Sahal63
@Sahal63 2 ай бұрын
Horto in dawlad islaam ah laga horyimaado, haddaanay cibaado is hortaagin ma bannaana, inkastoo ninkan iyo in badan oo kale la dulmiyey oo ciqaabta intaa le, eg aanu geyin, haddana su, aasha muhiimka ahi waa tii weriyuhu ugu danbayn uu weydiiyey ninka odayga ah, wax ma laga bartay khaladaadkii dhacay 1980skii iyo intii ka horreysey, jawaabta saxa ahi waa MAYA, Weli dulmi weliba badan ayaa ka jira meelo badan oo geyiga Somalidu degto ka mid ah, allah swt haka suuliyo,
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada. Qaybta 3-aad.
22:29
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 26 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay
51:22
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!
42:55
HANOOLAATO
Рет қаралды 235 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 18 М.