xasuus reeb mohamed baruud uffo

  Рет қаралды 178,984

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

11 жыл бұрын

Пікірлер: 117
@yunghuncho3587
@yunghuncho3587 4 жыл бұрын
I just realized that my father is a national hero
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
UFFO Halyeyaal intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto inta noola cisi iyo sharaf inshallah.
@nuur3272
@nuur3272 7 жыл бұрын
Well done HCTV for high lighting the golden history of our heroes. I met Mohamed Barud and others in prison before they were transferred to labaatan jiro. I later met him in Virginia. I never thought they will make it out alive let alone telling their stories in public under Somaliland flag. alxamdulilaah
@MohamedAli-gh4jz
@MohamedAli-gh4jz 11 жыл бұрын
Beentii maaha wariyuhu, waa runtii isaaq kaliya ayaa la raadinayay. Waliba UFFO waxay ahaayee ciidagale iyo sacadmuuse kaliya. waxaa u badnaa ciidagalaha waliba. Calaa yaxaal waxaa laga xanaaqay in inamada isaaq ah is urursadaan oo dadkooda wax u qabtaan. SLand Forever. SNM HERO. Baaruud.
@harrishammaam1043
@harrishammaam1043 4 жыл бұрын
Asal Hargeysaawi Waa ceeb waxaad sheegayso. Meeshan Isaaq baa la raadsanayey. May kala jeclayn beelaha isaaq. Ragana intaasi bay ka xanaaqeen
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 3 жыл бұрын
Sacadmusa ubadna
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@maxamedabdi4161 ciidagale u badna midganow
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto cali cabdi faarax ,cali baniyaal wuxuu ahaa ganacsadihii lahaa wakiilnimada shirkada UD nizzan
@hibakismail7307
@hibakismail7307 6 жыл бұрын
Mohamed baruud abtiyo cimir dherer ayaan kuu rajaynayaa iyo caafimaad inaad ku waarto
@abdinourmohamoud4757
@abdinourmohamoud4757 3 жыл бұрын
Aamiin Ammin wll
@khalidsugaal7111
@khalidsugaal7111 11 жыл бұрын
Well-done UFO, Unforgettable history.. Masha'Allah maanta waa inagaas Dhalinyaradeenii aan ku joogno wadankeenii oo xor ah... Illaah ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna cimrigooda ha dheereeyo... Waxay diideen in la gumaysto...
@abdilahidheeg5971
@abdilahidheeg5971 Жыл бұрын
Waxay ahaayeen geesiyiin Naftooda inoohuray waana taa guushii ay dhaliyeen Maanta aynu qaranka kunahay Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay inta noola haku nooleeyo Cisi iyo sharaf.
@mohamedahmed-bk3yw
@mohamedahmed-bk3yw 11 жыл бұрын
well done uffo guys dhamaan alle haw naxariisto dhamaan inti ku dhimatay dhamaan dhalin yartii hargaysa ee ka dhiidhiday we cant forget you alle haku daayo geesi mohamed baaruud
@maxamedxaajiyusuf931
@maxamedxaajiyusuf931 5 жыл бұрын
ma ihi reer waqooyi lakiin arinkaan waa run somalidu haday qoran lahayd danbiyadii lakala galay way is raaci lahayd baan aamin sanahay
@kaysesacad5326
@kaysesacad5326 4 жыл бұрын
Dhibaatadu waxa weeyi inyarna lama qiro in reer waqooyi wax la yeelay taasina waa sababta dadka sii kla fogaynaysa
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 жыл бұрын
Oo maxaa lagu falayaa faqash kkkkk ILAAHOW haynagu soo celin.
@mmmyamaniable
@mmmyamaniable 11 жыл бұрын
Only 3000 ppl viewed this great vid? It deserved more than this ...waa inaad facebook ku taxdaan si ay dhalintu uga faaidaysato plz muujiya sidaynu wadankeena u xoraysanay inaanay dhayal iyo ciyaar ku iman...tnx
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Maanta waxa daawaday in ka badan 150,000.
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
allah bless them and many thanks HCTV and ninka wariyahe allah snm iyo somaliland haa dhowro
@farahmohammed2505
@farahmohammed2505 7 жыл бұрын
Waa Tariikh dhaba oo dhacday oo xusid mudan da'yarta somaliland na loo baahanyahay inay wax ka ogaadan mudane baaruudna si fiican ayu uga waramay wariyuhuna aad bu ugu mahadsan yahay. Balse Waxan iswaydiiya inti aan xasuus reeb daawanayey iyo barnaamijyo kaleba wali maan arag iyado laga waramayo taariikh iyaduna xasaasi ahayd oo ka dhacday magaalada hargeisa taa soo ku saab sanayd 40 Qof oo lagala baxay guryahooda magaalada hargeisa kuwaaso isagu jiray shaqaale dowladeed iyo baayac mushtar ama ganacsato kaso jeeda gobolka waqooyi galbeed kuwaa marki danbe loo gudbiyey xabsigii labaatan jiroow dadkaa qaar ka midi waxay ku xukunaayeen dil qaar kale na xabsi daa'in waxaana la soo xidhay horaanti ama bilowgi sanadki 1983 ki uffo inyar kadib waxase layaab igu noqotay wali maan maqal nibanki uffo oo nibakaa ka sheekaynaya sida maxamed xaaji Ibrahin cigal iyo cumar carte qaalib ay u sheegeen inay labaatan jiroow ku xidhnaayeen. 40 kaa Qof waxa nolol ku so noqday 15 Qof 25 ki kale ee soo hadhay ilaa iyo maanta meel ay ku sugan yihin cidi kama warami karto . Dadkaasi waxay ka koobnaayeen 39 nin iyo gabadh dumar ahayd waxaanay dhamaantod ka jeedeen beel ahaan "beesha isaaq"waxay ahay taariikh dhaba oo dhacday waxaana kamid ahaa dadki ka badbaaday aabahay oo maanta nool hada waxan ka codsanaya wariye ducaale inuu dhacdadaa taarikhiga ahayd uu dadka uso badhigo .Waxan haya taariikh di oo dhamays tiran wuu ila soo xidhiidhi kara qofki danaynaya. Allah aya mahad iskaleh.
@ahmedismael4828
@ahmedismael4828 7 жыл бұрын
noolow baaruud waxaad ka sheekaysay wacdaro iyo waayo aduun laakiin guusha maantaan haynaa noolow mujaahid
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Maya Maya midnimo Maya
@achmedhussen10
@achmedhussen10 5 ай бұрын
Halyey qaran uffo somaliland snm bloood🙏🏽maalmihii dhagaxtuurka iyo madheera ragii u dhacey dharar cad kuwii birjeex sidii dhibic ugu habsadey💚🤍❤️for eva
@maxamedabdisamad64
@maxamedabdisamad64 4 жыл бұрын
Ducaale wariye ruug cadaa ah alle haku daayo, runtii si wanaagsan ayaad u soo gudbisaa taariikhda
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
awoowo maxamed baaruud cali Ahmed noolow
@Saruur
@Saruur 5 жыл бұрын
Barnaamijka xasuus reeb waa fiicanyahay balse reer waqooyi ama isaaq umba lagu waraysta somalida kale boqolkiiba hal bay ka yihiin
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Isaaq way ka badan yihiin million runtii. Hadii ay 1% ka yihiin Somali, markaa somalidu ma 100 million baa? Sidaa darteed aqoon ma lihid. Dad wadan jecel Isaaq baa jira. Daaroodna qabyaalad baa jaah wareerisay. Hawiyuhna wadan jacayl ma leh. Odayaasha Isaaq oo kaliya ayaan waayaha somaliyeed ka sheekeeya.
@invisible6808
@invisible6808 3 жыл бұрын
Xusuus reeb waxa loogu tala galay somalilanderska oo kaliya. Somalilandna 99.9% waxa usoo halgamay oo soo celiyay Isaaq. Markaa aniga ka Samaron ahaan uma arko dhib
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 4 жыл бұрын
Masha Allah taariikh lama ilaawan ah
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Waa wax laga wis-wiso in uu Feysal Cali Waraabe maanta siyaasi inoo yahay. Madaxweyneheenuna uu ku mashquulay in uu dad dhul ku qabsado. Halgan qiimo lahaa bay ku ciyaareen. Heartbreaking testimony from Mr Baaruud. Haddii uu dad jira ka dhashay madaxa ayaa lagu qaadan lahaa. Sad.
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Cabdi waraabe ay malaaiig ka dhigeen ba noocaas buu ahaa. Reer kaste jaajuus waa lahaa. Taariikhdii waa la badalay. Hadii la la sheegaana intu lagu caayo baa lagaa soo qaadayaa qof diin ta ka baxay
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
Waa tariiq dahaba oo loo bahnaa in la maqlo oo la arko dadkan waxa loo gaystay kuwii gaysta allah kaga jaro ifka walee farmaajo iyo qarkaloo imanaya ma hawaystaa somaliland in aad cata soo sartaa iska
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Qas iyo bur bur 1982 Intay shiideen Dawladii Qaseen Magaaladii Ayuu taariikh Kadhigaya Qas iyo Dawlad kibir Lagaga Horyimaado/ 20/2/ 1982 Dhakhtar hargeysa Aabahay ayaa yaalay Wuu fiicna 2021 Ka fiicna
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Ax ax walee dad nool bay ahaayeen dhalintaasi
@mustafeahmet3909
@mustafeahmet3909 4 жыл бұрын
allehaku dhowro mujaahid
@Samatar85
@Samatar85 11 жыл бұрын
Maasha ALLAAH, taariikh iyo waayo umaddu soo martay baad ka warantay, adigoo dadkaaga raba inaad u adeegtana waa lagu dulmay, waxase guul ah, in maantii wixii aad berigaa ka kacday, midhaheeda qayb wayn laga gaadhay, oo maanta dadkaagii xor yihiin oo iyagii dalkooda dhisayaan iyadoon cid wax ka sugin, noloshuna kobocday dhan walba wax rafaad loo soo marroba...alle hakaa abaal mariyo, oo danbigaaga ha dhaafo M.Baruud..waxan u mahad celinayaa tv-ga HornCable, ee isna noo suuro galiyay faa'idadaa.
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Bal Mohamedow ka waran halyeeyadaa UFFO ninkii basaasay Faisal Cali Waraabe ayaa maanta 20 sanadood umada hortaagnaa maantana doonaya in uu qas abuuro.
@abdilahidheeg5971
@abdilahidheeg5971 Жыл бұрын
@@shabeel7467 waa arin layaable Faysal waxa uu ahaa waxa ka sii Xun waxa maanta uu wado laakiin waa Maalin Ilaahay mooyee cidkale waxba yeelin karin Qarankeenan Somaliland Allaa mahadle.
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 жыл бұрын
libaax baruud binu #awaare binu #salaxley binu awr barkhadle ilahay if iyo aakhiraba ha kugu anfaco
@karaama1000
@karaama1000 10 жыл бұрын
baaruud adeer ilaahay cimri dherer iyo caafimaad ha ku siiyo nin qaaliya ayaad tahay
@abdinourmohamoud4757
@abdinourmohamoud4757 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
xasuus reeb taariikh reeb
@somaliland-geologicalconsu3612
@somaliland-geologicalconsu3612 7 жыл бұрын
horn cable wax fiican baad qabateen waan ka faaiidaysanaya hadaanu naahay dhalinyarada a yarayara
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 5 жыл бұрын
Siyaad bare dhimay ee ayaanu madaxda somaliyeed noqono oo dib ula midowno cawaaanta konfur joogta ee waxa magartada ah ahaynu utalino kolayba tashankarimayane
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 жыл бұрын
Arafaat Somali siad barre waa jogaa is ilali yaan lagu wasine
@saynabducaalefaarax3816
@saynabducaalefaarax3816 4 жыл бұрын
Salaan Arafaat taladaadu maxa xuma et hadalka quruxso.
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Adeer koonfur waxba inama yeelin ragsynu is haynay waa kuwaas ilaa maanta aynu is hayno.
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 2 жыл бұрын
Walahi waa dal mor hore looadhameeyay
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Dawladdii Siyaad dabka sida loo damiyo may aqoon, way sii hurin jireen.
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 4 жыл бұрын
Waxan ka fahmay waraysiga in Faysal basaas u aha Gaani iyo in kacdoonka snm ay bilaabeen rer salaxlay oo Uffo matalayay. Rajimkii siyaad bare ummada wuu halagaagay.
@bilaalfarah
@bilaalfarah 2 жыл бұрын
Anigu barnaamijkan waxaan u arkaa mid dadka wali lagu abuurayo qalbigooda xumaan iyo cuqdad.waana barnaamij dhinac u raran.runta kama sheegan reer waqooyigu ama isaaqu wixii dhacay.
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 2 жыл бұрын
Fal aaaa
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 5 жыл бұрын
Howshiinii waad ka soo baxdeen mujaahidiinta.
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 2 жыл бұрын
Kkkkkk walah yab ban aragnay somali
@nimco84
@nimco84 11 жыл бұрын
Guys help me i need his book where should i get in uk ? please tell me
@dr.sugulle5329
@dr.sugulle5329 6 жыл бұрын
Waxaan ka helay warasiga taani iyo maxamed baruud Kuwan hada joogaa waa LA,aad wacunaa waa Canaan Facebook gana waagalaan wllee ragraga ayey ahaayeen
@abdinourmohamoud4757
@abdinourmohamoud4757 3 жыл бұрын
Walaal waad helaysaaa si fududwaliba halka aad joogto ayay ku xidhantahay
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco, xilliggii MAXAMED SIYAAD BARRE waxeey haaysteen FREE WAXBARASHO iyo FREE WAXBARASHO iyo ADEEGII BIYAHA
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Afweyne ka hor wax barashadu free ayay ahayd
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
cirjiidh_91. Weriye Ducaale. Weli ducaale waxa ka maskaxdiisa ku jirta gumeysigii SIYAAD BAAD U shaqaynaysaa ,waxa moodaa isuu boolis yahay suaal anu xaq u lahayn oo dembi baadhis ah baa ugu weyn suaalihiisa , qof maxkamada ma joogo ,sidaa saxaaradu uma shaqayso , saxaafadu dul-sheg ilaa , qof aa ka heshid kalsooni siiba kuwa soo mara dhibka sida Muj.M Baaruud. N. B. Nasiib wanaag ,M Baaruud iyo Ducaale. Waa laba mar wada koray mid waa la gumaysttey(Ducaalle). kana waa xor. Ducaale weli waa baqayaa waa midiidin..
@MrAbdirahmani
@MrAbdirahmani 9 жыл бұрын
waxan aad ugu mahad naqayaa hctv iyo wariyaha weyn ee ducaaale sida fiican ee ay barnaamijkan xusuuusreeb uu so gubiyan bulshada somaliyed oo dhan sababtoo ah waxay waxbadan ka iftiiminaysaa dhacdooyinkii badnaa ee ka dhacay dawladii la isku odhan jiray somaliya iyo dhibibaatooyinkiika so gaadhay dadweyynaha reer somaliland waxan ad ugu farxay waraysigan mohamed baruud oo aan aad u xiisaynayey in aan mar uuun dawado isagoo aan waxbadan ka faaiidaystay horena umay dhici jirin in sidan oo kale loo helo taariikh aad u qaaliya oo qof caafimad qabaa aanu diidi karin waayo waa wax dhab ah oo so dhacay iyo mohamed oo aan anigu shakhsiyan u aqaan oo ah qof aad u fiican oo weliba dadka noocisa ahi ay ku yar yihiiin dadka ku hadla afka somaliga noolow mohamed iyo inta kale ee la midka ah ee uu ka nid yahay ahmed jabane, mohamed haji mahamud. dr tani iyo inta kale aanan halkan magacoodo ku so koobi karin intii dhimatayna illahay (SW) naxariistii jano haka warabiyo Aaminnn
@TALESUNTOLD1
@TALESUNTOLD1 5 жыл бұрын
Taariikhihii halganka in dhawraa waxay dhiirri-gelin u tahay in jiilalka dambe ay dulmiga iska dhiciyaan.
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 11 жыл бұрын
aad ayaad umahadsan tahay sida hagar la aanta ah ee aad noogu warantay anigoo ka mida dhalin yarada somaliland ee aad u raadiya tariikhdii uffo maxamed baaruud cimri iyo cafimaad ayan ilaahay kaaga baryayay waligayna walahi ilabi maayo viva inta aan noolahay somaliland
@abdinourmohamoud4757
@abdinourmohamoud4757 3 жыл бұрын
Wixii UFFO aad uga baahantahay waan kaa caawin ana walaal
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 5 жыл бұрын
Horda baruud ma cidagale mise sacad muuse
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
CIIDAGALE
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Ciidangale
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
Dhulow kaama kaco dhahar waa ninkiisii
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
allah yarhamu intii dhimatay inta noolna allah ha hafido🤲🤲🙏
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
saxanka wax leeydinku siiyo aa ku XAARTAAN !
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Qarac cuqdadeysan
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 5 жыл бұрын
Barnaamijka waa xumaan reeb
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Dhilo
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Afwayne ma dad iyo dal sharcileh baa doortay mise nin dal dhisan xoog ku qabsaday oo sharcigi laalay shatcina usamaysyay buu aha
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Adoo nin weyna mxaa kugu kelifay inaad dafirto taariikhda mxamud taani isaguba taada muu dafirine😒
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Faisal faashil oo ahaa dabadhilifkii faqashta ayaa maanta Somaliland qas ka wada. Faisal Basaas.
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
The person who supported u by war against Seyad Bare govt was general Mohamed Farah indeed while he was the only person who militaraly support u in the war of Syad Bare military regime with out genera Ideed Somaliland SNM will never succeed to defeat his Seyad Bare regime and at last after Seyad Bare expelled from Somalia and Omer Arteh did not declare the ex military regime should hand over there arm to SNM fighters u For this 2 options Somaliland will not freely capture the Somaliland boundary This success was from Allah and General Mohamed Farah indeed and Omer Arteh Galen who is alive now in Hargeisa Somaliland so somalilanders should remember the late general Mohamed Farah indeed and Omer Arteh galeb Both should be recorded in the History of somaliland history witnesses Long live to Somaliland people and save u from the enemy of all type of human I hope with a short period somaliland will be recongrased soon or later Insha Allah ameen
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 3 жыл бұрын
Aydeed would never win without SNM
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
@@maxamedabdi4161 U r young boy and u have idea who SNM established and how General Ideed joined SNM? Shame to ur comment baby tks
@abdiali7666
@abdiali7666 5 жыл бұрын
Ufo ciidagale ayey u badnayeen maanta se ciidagale somaliland waxba looma ogola tolow ya warka gaadhsiya Mohamed Mooge iyo Ibrahim Kooodbur
@amenmah4030
@amenmah4030 4 жыл бұрын
wr haaye reermi nimadan xaged ka kenten haduu codkini idin so sari wayay ma anu iska korno unbad ledihin dad wda cawana tihin wlhi
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Ninkii Somaliland ba xoreeyey waa lixle maanta xataa wado hargaysa looguma magac darin. Qabyaalad baa idin waashay kooxdiina hargaysa
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@amenmah4030 adiga cawaana codkayada wuu nasoo saari sidina jeegan ma sameysano
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@haarikayd4113 siyaasad xumo ayaad umaada kula dhax jirtan lkn ciidangale sida maaha
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@keysejama5286 goormu lixle xoreeyay
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
haddaba aan is weeydiinee miyaa la joogaa xilliggii LAGAROOWSADEY in laga GARDARANAA Maxamed Siyaad Barre ?
@mohamedderie2290
@mohamedderie2290 5 жыл бұрын
Nacas foogal nacas ma daalimkii ayaa laga gardarnaa Illaahay jahanama haku fogeeyo
@amenmah4030
@amenmah4030 4 жыл бұрын
idinkay dhimashadiisi jab idinku noqoty lkn anaga horumar weynbanu gaadhney isaga ka dib🤣🤣🤣 idinka dhibato idin haysata anagu wnu isku filany wlhi xoog
@mohamedderie2290
@mohamedderie2290 4 жыл бұрын
@@amenmah4030 Taasaan been ahayn inaga dulmigii iyo dilkii uunbaynu karaysanay laakin iyaga dabadiiba dab mayshidan caruurtu
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 4 жыл бұрын
war faqshtu wixii uu afweynee hogaminayey waxay ahayen wax qudhunaa oo an waligod talin lakiin maxa karacay oodaa lorogaay bakhtigiii somalikushegii konfureed iyo bakhtigii iyo usgagii
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Daarood ma reer koonfur baa?
@keysejama5286
@keysejama5286 4 жыл бұрын
Bal 10 kaas masaakiinta ah ee u soo baxsaday maxaa loo laayey?
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Siyaad bare wuxuu ka cadhaysna mangiste oo snm la heshiiyey sidaas ayuu ku laayey masaakiinta soo baxsaday
@bilalcali2060
@bilalcali2060 5 жыл бұрын
Qoxotiga waxa la rabay in lagu beeero dhulka duriyada.ninkaasi tolow ma ciise muusaa mise habaryoonis
@aragsanqabsan2168
@aragsanqabsan2168 5 жыл бұрын
Cidagle
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE, ayaa ilaa haatan JAJABAN
@alamtiaale3274
@alamtiaale3274 4 жыл бұрын
Axmed Islaw, ma Siyaad Bare ayaa lacagta lahaa wadooyinka aad sheegayso lagu dhisay? Afka laydha ka qarso...Yarkoow!
@akramhaji1930
@akramhaji1930 4 жыл бұрын
lacagta lagu dhisay ma hooyadaa ayaa lahayd
@abdiguled3600
@abdiguled3600 7 жыл бұрын
benale bendana xamar ma arag war sow taad horay ugu soo sheegtay waraysiga inad mareeray iyo jilib mida kale ka waran dacwadii cali samatar Ben ay lagu nacan war waxanu hanay waraysigi jabane isaga runta u dhow tuug baruud sabol edadii nalooda wan ku naqan tariikhda beenta joji
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
dagaalkii suuf aloolkana noosoogudbiya taariikhdiisaa
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
ABBAARTII DABA DHEER xilligii hargaha cunneeyseen ee idin dillootey gaajada iyo macluusha iyo idinkoo aradan "haaysan dhar" MAXAMED SIYAAD BARRE soo idinkuma deeqin DHULKA QANIGA ee inta u dhaxeeysa labada webi ee Koonfurta Soomaaliya ee Kunturwaareey, Sablaalle, Saakiw, Dujuuma ilaa Bu'aalle yaa dillay JACEELKAASI ?
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Ina afweyne maxaa ku xiijiyey. Iska dhageyso taariikhda.
@harrishammaam1043
@harrishammaam1043 4 жыл бұрын
Waaryaa Faaruq, Sheekada iska dhagayso. Haddaad kari waydo soo qaado paracetamol. Haddii kale iska bakhtii. Maxaa ku waalay? Ninkani wuxuu arkay ayuu sheegayaa. Afwayne dhib uu u gaystay ayuu ka waramayaa. Microphone ka isagaa haysta. Haddii warka Afwayne ay kugu adkaato is rushee oo biyo isku daadi.
@saciidaxmed5947
@saciidaxmed5947 4 жыл бұрын
Adiga boon aa tahay cali samatar iyo wakhtigiinii fiicnaa a dhamaaday cadhadu waa halkaas
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
xusuus reeb 2nd of dec
47:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 79 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 165 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,6 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,3 МЛН
Barnaamijka Xusuus Reeb= Marti Cornel Xasan Khayre Parti 4
41:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 55 М.
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.
Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q2aad - Ducaale - S2E07
31:07
Waraysi Maxamed Baaruud Cali
50:00
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 5 М.
XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD
51:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 42 М.
Aadan Cade ee Taariikhi S.N.M
51:58
Hamse Abyan
Рет қаралды 255 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 283 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 467 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,1 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН