Asc wlaal Masjidka lkari waxaad oga leexatay dhanka midigta ah oo ku beegay xerta sh Cali Dheere ee wadada midigta oo aado jidka sodonka maad aadid adigo raali ah mar horre ayaa iigu danbeysay xafadaas haddi aad awoodo aad fadlan mahadsanid. Ducaale ❤
@mohamedamin76723 жыл бұрын
masha alh
@jabiin3 жыл бұрын
Masha Allah abayo waad abayo
@user-jb5ce6nm7j3 жыл бұрын
Like ta waa iga soo horeeysaa intaan bilaabin fiirsashada channel kaaga. Guulayso macaanto alaha ku xafido
@abdisheikh80423 жыл бұрын
Dowladdii kacaanka waxa ugu badan ee laga dhaxlay waa dhirta magaalada ku taalla waxaan xasuustaa guri aan ka dhisanaayey Degmada Holwadaag marki aan dhismihiisa dhameeyey 1986kii ayaa waxaa laygu ganaaxay 850 shilin sababtoo ah kuma tallaalin geed hindi
@baashaal67783 жыл бұрын
86dii ayaa guri dhisaneysay. Dadkii sucudiga kasoo xamaali jiray aya ahyad filaa oo xaajiga sucudiga ka yimid ladhihi jiray
@alibarakow60783 жыл бұрын
Maasha Allaha SX Waaaaaaaaaw🐪🐪🐪🐪🐪😍😍😍👌👌👌👌👋👋👋👋✌✌✌✌🤞🤞🤞🌹🌹🌹🌹🌹🤞🤞🌹🌹🌹
@sharmakeceegaag95252 жыл бұрын
Hello
@abdifatahmahathussein42533 жыл бұрын
geedahan hindi ma aha
@ahmedimanainte44343 жыл бұрын
Jzk waxaan ku leeyahay Allaha ku barakeeyo Allahane ku xifdiyo waxaad naxaduusisaa amab aad noosoo bandhigtaa sawir ahaan isbedelka Muqdisho xaafad xaafa mahadsanid
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
dhulka dey wasakhda
@dhagacadeaxmed76563 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@farhiyoabdullahi19383 жыл бұрын
Habo suqa huruwaa soduub
@abdifatahmahathussein42533 жыл бұрын
geedaha magacod
@abdifatahmahathussein42533 жыл бұрын
geedahan magacoid
@Ania123-g8u3 жыл бұрын
Abaayo meelaha faanka ee wardhiigleey ku yaala waxaa kamid ah iskool maxamuud xarbi suuqii xarar yaale
@musemuse66483 жыл бұрын
Iyo wabishabeele ku dar
@musemuse66483 жыл бұрын
Meeshay kakeexatay waa laantii ku agtaalay school Xarbi
@Ania123-g8u3 жыл бұрын
Haa lakii ogoow webi sha beele ito maxamuud xarbi waa la kala haray markii h ore hal iskuul ayuu ahaa waa meeshaad birimadeydii ku bilaabay iskuulka aad ayuu u weeyna labo al baab ayuu laha mid koofur u jeedey iyo mid bari ujeeda markaasaa lakala jaray