XAFADA XAWAADLE SCHOOLKA FURQAAN HARGEISA 2024

  Рет қаралды 4,656

X HARGEISA

X HARGEISA

Ай бұрын

XAFADA XAWAADLE SCHOOLKA FURQAAN HARGEISA 2024

Пікірлер: 80
@naemaahmed1648
@naemaahmed1648 29 күн бұрын
Allah Allah furqaan walahi oohinbaa iqatay ilaahay janatul fardawsa haka waraabiyo maamule CABDILLAHI CABDI CALI macalin XUSEEN XASSAN iyo umadda muslimiinta ahba Allahuma Aamiin
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 28 күн бұрын
Amiin walaal 🤲🤲🤲
@abdihakiinnour4084
@abdihakiinnour4084 29 күн бұрын
Furqaan qaybteeda primary ga classes 3 iyo 4 ayaan ka dhigtay. Ilaahay ha unaxariisto maamule Cabdilaahi Cabdi Cali.
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
Amiin wllo dhaman ciidii dhimatayba
@JimcaleDayib
@JimcaleDayib 14 күн бұрын
Masha alh hore usoco
@user-bs9do4en8y
@user-bs9do4en8y 28 күн бұрын
walaalayaal aynu u ducayno sh aadan siiro naxariistii janno ilaahay haka waraabiyo
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd Ай бұрын
Mâcha allah hargeisa from Djibouti
@khalidgamer8938
@khalidgamer8938 27 күн бұрын
Masjid quba weyan sheekh Aadan siiro
@fatimaabdirahman2733
@fatimaabdirahman2733 26 күн бұрын
Xafadaydi iyo ayeyday ba halka iga muqata
@boodhleelectrical6453
@boodhleelectrical6453 27 күн бұрын
Wax fiican baad samaysay. .caruurta waa 8n laga farxiyaaaa Waad naxasuusisay. Subscribe iyo like ❤ igu haleee Iam somalilander in london Waa masaajidkiii udhawaaaa guriga mouse dalab ee xawaadle Madarasdaaa maxed aden .. 1993 biyaha ayaaan kaiibin jiray xaafadahaa Garoonka xawaadle dhinaca waqooyi ayayka xigtaaa Nooolaaaada
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 29 күн бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Ай бұрын
soobadi hargasa meel hadhaafin isha allah
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Inshalah wllo
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
La wadaag asxaabatda channel ka.hadii AAD ka HESHAy mahadsinid
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 28 күн бұрын
Im x xawadle muuse dalab aria kudhashay ku Korea ka soo dhoofay ❤❤❤❤
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
@@flamingoshowchannel.1630 manshalah nice 👍 wllo la wadaag asxaabtadii vedio Kuna xidhow sxb channel ka mahadsinid halkee JECLAAN LAHEED INAN so duubno
@hashimege3467
@hashimege3467 29 күн бұрын
Mashalah ❤
@motivationchanell1489
@motivationchanell1489 28 күн бұрын
Xafadeydi xawadle ilmo dhalac ayan si fiican uga garanyh xfdaas
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 27 күн бұрын
Furqaan madarasadaydii😢😢😢
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 29 күн бұрын
Masjid sheekh adan siiro
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 29 күн бұрын
Masjid quba
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 29 күн бұрын
Goljano Xero awr Xawaadle jigjoga yar 150ka Sheedaha Daloodho Shacabka Badacas Geedgoble Ahmed mooge Istaar Sinaay Gacanta Biibsiga New hargaysa Shidhka Sheekh madar Gantaalaha Qudhacyada Cabaaye Idaacada Indho birta Kiladhka Hadan hilis Dablatagay Masalaha Istaad hawska Iso anigoo ah Abokor ✖️HARGEISA😂
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
@@Abokorhazzan100 X HARGEISA THANKS 🙏 WAAN SOO MARAYAAN HADII INSHALAH ALLE YIDAH
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 29 күн бұрын
Ala manta xafadayde waye
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
astaanta jabuuti baa kutaal xaafadaas. waa xaafad qurxoon oo wadada 150 baa udhow.
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Masaajidku waa waa kii aadan siiro alla ha u baxariistee. Marmar baan siihormarijiray markaan sheekh-bashiir tagayo. 2005-kii.
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Ай бұрын
mansha allah tabaarikalaa
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Manshalah malaha xasuus wllo GASHAY halkeed JECLAAN LAHEED INAN kula wadaagno
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Ай бұрын
duurta kalajeexan ilaa kaantaroolkii hore ee galbeedkA
@BARNAAMIJKAWACYI
@BARNAAMIJKAWACYI 28 күн бұрын
​@@XHARGEISA spare part Qudus
@CqaadirMaxamed-di8mo
@CqaadirMaxamed-di8mo Ай бұрын
Msha alh hore u soco wll
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Thanks
@user-tp1ze4jm7s
@user-tp1ze4jm7s 27 күн бұрын
masjid quba
@user-pu7di6mz9d
@user-pu7di6mz9d 29 күн бұрын
Heee waa xafadeyadi xawadley
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 29 күн бұрын
Xera awuur
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 29 күн бұрын
Alla war waa xaafadaydiiye
@umukhalid4877
@umukhalid4877 Ай бұрын
Dee wllo xafada Gali jiraya bad so dhaafty plz sii jeedka soo duub
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Wllo inshalah sure ku xidhow chenllka
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 28 күн бұрын
Furqaan ah macali jahuur
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Xaafadahaa waxaa iigu dabaysay 35 sano ka hor 😢
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
35 SANO waa mudo badan waan ku farax sanay Inan kula so wadaagay after 35 years wllo keep me motivated 🤪 manshalah as team x hargesia halkeed JECLAAN LAHEED INAN so duubo
@cabdiqaadirismacil6453
@cabdiqaadirismacil6453 28 күн бұрын
Xawaadle weeyi
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Keep walking my boys 🥳🎉
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Sure habo akiid halkee JECLAAN LAHEED meel kale
@user-pu7di6mz9d
@user-pu7di6mz9d 29 күн бұрын
Nouradin scool
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Garowe ka lamiyo badan like quruxbadan
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 29 күн бұрын
De ma isleegyihiin garoowe 10 daqiiqo ayaan 4ta jihoba uga baxee
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 29 күн бұрын
Tani Sakada xaafadaha anaba laamayo qurxoon waanu leenay
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 28 күн бұрын
Al-furqaan schools 17 years ban dhiganayay Xasuus qaali, goobihii aanu caruurnimadii ku nusasaacayn jirnay ee annu ku ciyaari jirnay 😢
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Xaafadan xawadle marhore iigudanbeesay masajidkaas waa isoo haleel
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 29 күн бұрын
Xawaadle masjid qaba furqaan
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Iskul furqaan weye xawaadle
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Maxa lami lagu samen wayay xaafadan qadimiga ah ee xaafada xawaadle maayir moge hadhiso
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 Ай бұрын
Xhargesanunay cancandhaly ayuunba garanaya halkan zxb walahiy wan kutagera youtubkana wan kuxiranay 😊😊😊
@XHARGEISA
@XHARGEISA 29 күн бұрын
Boqortoyo mahadsid wllo halkeed JECLAAN LAHEED INAN so duubo
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 29 күн бұрын
@@XHARGEISA abowe blz xafadaha intad kasobilowdo golada sinay
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 29 күн бұрын
huno 😢😢 wakubarya xafadaha sinay 😢😢blz lakin haday dhib kugu tay iska dhaf 😊😊
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Mark 2-ga. LG-ga ayaa muraayad haada daaqada kuleh. GL-kuna wuxuu kuleeyahay janbiyada.
@mayow98
@mayow98 28 күн бұрын
XAWADLIHI HAWIYE MA XAFAD MAGACEED AH KKKKK
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 29 күн бұрын
Masaajidkaasi sow soo haleela maaha sxb isagoon la dhisin 2014kii iigu danbaysee
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Markay waynaadaan ayay is daawan 😂😂😂 Maan shaa Allah
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Sure 😃 xasuus reeb bay u noqon
@mohamedhus872
@mohamedhus872 28 күн бұрын
Waar sxb cabaaye mar soo duub waa xaafadan ku dhashe😂
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
Filo DHAWAAN sxb ku xidhow wllkay sure
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
Igu so xidh qof reer cabaaya
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 Ай бұрын
Xaafada udhaxaysa xero awr iyo xawaadle waxa la odhan jitey dahraan
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Manshalah waad GARATAY wllo MAHADSINID halkee JECLAAN LAHEED INAN so duubno mahadsid
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Ай бұрын
Xaafadan cawaale 208 baa iigudanbeesay
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
inaadeer,kaalinta laas geel ee wadada 200 saaran xaafaday kutaal ma soo sawirteen?
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Content me wllo on my Instagram account SAAM MOO
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Wxy ku taalaa xaafada kililka
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 29 күн бұрын
Baaskoladii somaliland kulaha
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 29 күн бұрын
Ina higis weerashku
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 Ай бұрын
Ninkaa axmed la dhaho nin aanu asxaab ahyn oo ibraahim la odhan jiry walaalkiibuu u eegyahy
@XHARGEISA
@XHARGEISA Ай бұрын
Sure manshalah asxaab badan OO isku eeg way jirta badanka
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Marka Tuu aad u accidenta badnaa
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 28 күн бұрын
Xaar ku dhaga ayaad joogta😂😂😂
@XHARGEISA
@XHARGEISA 28 күн бұрын
Hhhhhhhh YAA sxb
BURCO MAXA ISKA BADALAY 2024
17:42
X HARGEISA
Рет қаралды 447
XAFADA SABA XAREER QUDHAC DHEER  HARGEISA  2024
23:17
X HARGEISA
Рет қаралды 2,9 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 68 МЛН
Maqaaxida Hoos Ka Sii Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team wadada Xaqa
15:55
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 121 М.
Waxaan Lug Ku Tagay Buuraha Wagar | Hoyga Shabeellada 🐆
48:38
Cadceed Travels
Рет қаралды 28 М.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Abwaan Dhagaafe
Рет қаралды 15 М.
TUULADA UGU GAADHIGA BADAN ?
10:02
X HARGEISA
Рет қаралды 1,3 М.
NEW HARGEISA 2024
26:09
X HARGEISA
Рет қаралды 3 М.
MAXA KA DAHCAY CAWA SUUQA  HARGEISA  2024 ?
21:34
X HARGEISA
Рет қаралды 2,9 М.