Xaflada 800K Subscribers Waxaan Farxada La Qeebsaday 70 Caruur oo Agooon Ah

  Рет қаралды 115,659

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 823
@hosowpro
@hosowpro 7 ай бұрын
masha allah, dabaaldegga ugu fiican oo aad sameyn lahayd waaye Nasrooy, allaha kaa abaalmariyo walaal Ali Khadhaab asna allaha ka ajirsiiyo hawshaan adag ee u hayo.
@AaminonorAhmed
@AaminonorAhmed 7 ай бұрын
Proo adna soo booqo in.a
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameeeen🤲 Thank you so much abowe dhiiri galintaada 🥰🙌
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 7 ай бұрын
@@nasra_abtidoon Nasro abyo wlhi wax fcn aa sameesay ilahey haka abal marsho insha Allah ❤
@Xaliimosacdiyo-bc2hj
@Xaliimosacdiyo-bc2hj 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤abayo mashaaalh❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xaliimosacdiyo-bc2hj
@Xaliimosacdiyo-bc2hj 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 7 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️❤️
@bassflix5982
@bassflix5982 7 ай бұрын
❤SCW❤
@fardosaali990
@fardosaali990 7 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@ifrax6442
@ifrax6442 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 7 ай бұрын
Ileen gabdhuhu isku wada aqli maaha. Nasra mashallah. Kuwa kaleena ilaahoow soo hanuuni
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 7 ай бұрын
Calooshaa ihurtay oo ixanuntay hada carurtas dhan agoon waaye maadhihi rabtiin oo aabo yashod meey dhinten 😢😢😢😢 rabiyow unaxariso aboyashod danbigoda dhaf janoyinkagane kawarabi Allah xanun badanaa waalid la aanta😢😢😢😢😢
@AnisaCumar-b4e
@AnisaCumar-b4e 7 ай бұрын
ءامين يا رب العالمين ❤
@NuuraFaarah
@NuuraFaarah 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 6 ай бұрын
Iyo qaar kaloo badan😢😢😢
@uwaysabdiqadirahmed2156
@uwaysabdiqadirahmed2156 7 ай бұрын
Nasraaray nuur baa tahoo rabigay kaa dhawr nusqaan nasriyo guul gaar nimciyo Waligaa noolow inbadan Nabiga raac jidkiis ❤❤
@ugaasyare
@ugaasyare 7 ай бұрын
Team usa 🇺🇸 ismujiya views kina aya waxtarayo ayu hosow pro so dhahay 😂.
@Baro25
@Baro25 7 ай бұрын
Gabadha keliya aan ka taageero gabdhaha social media, allaha ku sharfo.
@Suleeqacalicilmi
@Suleeqacalicilmi 7 ай бұрын
Ilmahaan ayaan gobdoon hada kahor xoola uqashay 100k markay gaartay waan xasuustaa gabadhii ugu horaysay ee agoon farxadeeda laqeebsato ayay ahayd nasra abtidoon 2 noqotay maashaa allaah
@fatimoha1084
@fatimoha1084 7 ай бұрын
Agoonku waa kan cilmiga iyo akhlaaqda lahayn ilaahay hakaa abaal Mariyo Queen nasra❤
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 7 ай бұрын
بالعزم والايمان بالصبر والاحسان بالحب نسمو دائما ونعمر الاوطان🇸🇴❤
@faadumocali2434
@faadumocali2434 7 ай бұрын
800k hambalyo abaayo
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 7 ай бұрын
صومالنا يا عزنا انت لنا 🥹 نحميك نزرع دائما ويدا يدا 👏❤
@hodhanjimale6372
@hodhanjimale6372 7 ай бұрын
😢😢😢
@Fardososaid
@Fardososaid 7 ай бұрын
Ali khadab 😊
@FartaFinta
@FartaFinta 6 ай бұрын
Ii fssir walal maxaa lga wada
@Qalbisaafi119
@Qalbisaafi119 7 ай бұрын
Qofkastoo hormar gaaro aad ugu farxaa xataa hadii aan murug daremaayo hormarka qofkastoo Islaam ah aad ugu farxaa intaas iyo inkabadan kurajeynaa
@deqoahmedmohamed3302
@deqoahmedmohamed3302 7 ай бұрын
Macalimadeyda nasra waaad mudan tahay intaaas iyo ka badan 2019 ilaa hada lugu xiranahy wax badan waan ka faiday jisakalh qeyr mcnto ilaah dartiis kug jeclhy abaayo guuleyso waliga❤
@HodabAdeb
@HodabAdeb 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك Sibaan ujidhidhicooni yaa rabbi wxaanu dadkaaga kusadaqaysano nasii iyaga xifdi 😭❤️
@Xaliimosacdiyo-bc2hj
@Xaliimosacdiyo-bc2hj 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😢🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Xaliimosacdiyo-bc2hj
@Xaliimosacdiyo-bc2hj 7 ай бұрын
Abayo ❤❤❤❤❤❤❤p❤❤❤❤❤❤mashaalh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suwyeda6981
@suwyeda6981 6 ай бұрын
Amiin illahow ku dhiib waxaad sadaqeysato yaa rabi
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 6 ай бұрын
Allahuma amiin yarabi 🤲🤲🤲
@HamdiIsmaelAhmed
@HamdiIsmaelAhmed 7 ай бұрын
Maasha allah abayo waxa tahy qof qalbi wanagsan illahey waxaa jecesahy haku siiye sida caruurta ugu farxisay allaha kaga farxiyo qalbiwanaagey❤❤❤
@luuluu.69
@luuluu.69 7 ай бұрын
صومالنا احلى صوت واحلى اولاد ما شاء الله ❤
@arwaanuraani2861
@arwaanuraani2861 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يجزأك الله بالجنة ويحفظ أسرتك 🎊 ألف مبروك 🎉 اختي الغالية ❤️
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 7 ай бұрын
Maasha Allah walal nasra rabiga hakaa farxiyo, sidaad nooga Farxisey. Rabbi Waxaan Ka baryaaya in caruurtaas Rabi ha u fududeeyo wax barashooda. Walal Cali iyo Teamkiisana Allah ha u fududeeyo mas’uulida ay u hayaan caruurtaas. Xaqiiqatan hadalka aad II taabtey waxaa ahaa Hadafkeena waa Aakhiro iyo janada Allah. Awoodeyda maanta waa Duco rabbi ha idin garab galo.
@Samsam-h5x
@Samsam-h5x 7 ай бұрын
Mansha allah dumaashi xanaaniya xurimo dhaqan toosan alif mabruuk 800 okun Allah haku xifdiyo adiga iyo xaajig iyo caruurtu barkilaahufiik ❤❤❤❤❤
@xaliimoaadan4109
@xaliimoaadan4109 6 ай бұрын
M.a wllhi waan ilmeyey sbbto ah waxaa ku farxey sidaa ilmaha agonta oga farxisey jannada allha kugu bishareeyo hppi 😢❤
@XayaaEimaa
@XayaaEimaa 6 ай бұрын
Abaayo wax kale maawoodo😥😭😭 Copylink kwrm dhowr jeer😢😢😢
@aishamaalin7762
@aishamaalin7762 7 ай бұрын
Ha ku daydaan gabadhaan dadka markey guuleystaan sida qaldan u xafladeeysto
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 7 ай бұрын
Mansha Allh caqligad ku dhaaftay somalida social media kujirta
@Faaisocabdinur
@Faaisocabdinur 6 ай бұрын
Nasro alaah qayrkaad suupisid janada alla kugu badalo dad badan ayaad kafiican tahay dadkana waxan kacod sanayaa inay 1m dhaqso kugu gaar siyaan bikoos waa uqalantaa
@Faaisocabdinur
@Faaisocabdinur 6 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💙🤍🕋🕋🕋💒💒
@aweysa.1422
@aweysa.1422 7 ай бұрын
Asc ,Nasra waxaan ku farax sanahay 1,Adigoon 100.k gaarin inaan kamid noqday asaxaab taada hadana 800k. Mareeso mida labaad inaad ina,adeerteey noqotay wax fiican baad sameeysay Maashaa, Alaah mahadsanid nabadeey🙏
@nimanosmanhassan9720
@nimanosmanhassan9720 7 ай бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah jazaaka llaahu kheyran abbaayo nasra wallaahi farxadaa. La ooyey ilaahay ha kaa abaal mariyo
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Dugsiga waan uganbiyay ciil badna hada waxas ma idhaafen 😂
@Moabdi35
@Moabdi35 7 ай бұрын
Gabdhaheena caanka ka ah baraha bulshada isticmaala waxaad u tahay tan ay ku deydaan kuwa wanaagsan Inta xun alle hasoo hadeeyo baraha bulshada waa mindi labo af leh dhankaad rabto ayaa isticmaali karaa waxa ugu fiican ee loo isticmaalo waa wanaaga
@AdamMukhtar-x3z
@AdamMukhtar-x3z 7 ай бұрын
NASRA NASHIDADA MAR KASTO ADEEGSO صومالنا
@ruumi1665
@ruumi1665 7 ай бұрын
Sidaad agoonta uga farxisay ilaahay hakaaga farxiyo 😊
@KS-wk6uk
@KS-wk6uk 6 ай бұрын
Agoonta wiilal kaliya miyaa jira? Aaway gabdhihi agoonta ahaa ayagana soo uma baahna naxariis mise igu sawir ayay kaa tahay?
@JiminPark-cv2eb
@JiminPark-cv2eb 6 ай бұрын
Walaahi masha allah abaayo wax fican sameysay intaa dad wax heysatan oo kibir iyo music fanaanii iyo faan walahi abaayo macan aad u caqli badantahay masha allah illahay haku xafido 😢❤❤
@muniirabilanofficial6079
@muniirabilanofficial6079 7 ай бұрын
Masha Allah abayo illaheygi ku waa fajiyey aa mahada iskaleh innaad bood boodo wax micna makuuso kordhin laheyn allaha kaa abaal mariyo insha Allah waxkasta farxada caruurta ka weyn 🙏👏
@cashocuud2309
@cashocuud2309 7 ай бұрын
1M coming soon 🎉🎉🎉🎉
@shankarooncadow8645
@shankarooncadow8645 7 ай бұрын
Masha allh kheerka inlaga qeeb qaato waa wax aad umacaan wlh illaahoow cunug kastoo agoon ah faraj ufur
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 6 ай бұрын
Amiin masha Allah ❤❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Masha allh wlhi waan qiirooday lkn manta waxaan ku tabaruco ma haysto insha allh hadaan wax helo waan caawin doonaa
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 7 ай бұрын
Mashallah next leader of somalia 🙏🏻 may Allah keep them in right path
@haawasandol4068
@haawasandol4068 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤❤❤
@amrancarab2130
@amrancarab2130 7 ай бұрын
Wxn ku dawanayaa inaad lcg hesho madaama aad tiri dadkii wadanki jogay xayeysiin uma so gasho qurabaha baa wngsn keep going ♥️
@AadanAadan1
@AadanAadan1 6 ай бұрын
Ramadan muparak ❤
@HOODMEDIA577
@HOODMEDIA577 6 ай бұрын
thnks wll
@farhiaadam2777
@farhiaadam2777 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا اختي الغالية ❤
@SahraSuldan-w4s
@SahraSuldan-w4s 7 ай бұрын
Mansha allah mansha allah waxad samaysay xalfadii oogu wanagsanayd aduunka wllshy qaali alaha ku barakeeyo alaha ku xafido adiyo familkada mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HidaayoSalaxbarre-j4p
@HidaayoSalaxbarre-j4p 6 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤😊😢nasra
@Baro25
@Baro25 7 ай бұрын
Nasra Abtidoon iyo Amiira Qurux waa laba gabdhood oo gaaray 800K, Laakiin kala fogaa qaabka ay mid walba u dabaal dagtay, dadku kala duwan kalana asxaab fiican, nabiga ku salliya.
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 7 ай бұрын
MashaAllah Nasro waa gabar Caqli bafan way dabaal degtay ajarna way heshay. Ustaad Ali khadaab Allaha garab galo
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Nasraay nasab baatoho waxaad thy nuuriyaay ❤ nasrooy igafarxi noh halmar community gada iiso dhig janalkeyga 😢
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 7 ай бұрын
Masha Allah hambalyo horay usoco anigane 50k hali garsiiyo team Nasro Ramadanka 50k haliku gaarsiiyo Somaliyeey 🎉🎉🎉🎉🎉❤
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 7 ай бұрын
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida. اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️⁩
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 6 ай бұрын
MashaAllaah الله أكبر الله أكبر Jasakallaahu khayr Nasra and Cali khadaab
@hamdabilan838
@hamdabilan838 7 ай бұрын
This vedio make me to cry 😢😢 i can't stop tears😢😢🇸🇴😥😥
@nasrarooble90
@nasrarooble90 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah alle haku barakeyo abaayo adiga iyo inta caruurtaan gacanta ku hayso. Markasta aa faraxdo waxaa wanagsan dadka mudan in aad laqaadato farxdaada sida caruurtan iyo kuwa kale ee bulashdeen ku jiraba . جزاك الله خير الجزاء.
@Farhiya_huzzein
@Farhiya_huzzein 7 ай бұрын
masha allah abaayo allha ku daayo gabar wngsn oo faraxdeeda la wadaagaysa ciyaalka nasro qalbi wanaag wllshy ❤❤ hanblyo hanblyo hanblyo wllshy dhankayga 👍🏻🎉🎊🎂
@AminaAwil-o5x
@AminaAwil-o5x 7 ай бұрын
Masha allah
@maryanl804
@maryanl804 7 ай бұрын
Caruurtu aad bay u qurux bdn yihiin alle ha xifdiyo soomaaliya agoonta aad bay ugu badataaa maalin kasta
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 7 ай бұрын
Masha allah nasro baye qaali ilaahay haka ajarsiiyo amiin yaa rabi
@sgyuytew
@sgyuytew 7 ай бұрын
آلَلَهّ يجازيك بالخير يَآ آخِتٌيَ والف مبروك❤
@nastehafaroole1217
@nastehafaroole1217 7 ай бұрын
Mn sh Allah farxad tarteed indhahyga ilmaa buuxisey Allah haka abaalmariyo wllky Ali khadaab iyo inta hawshan quruxdabadan hysaba Allahu mabarik❤❤❤❤
@milgosare3448
@milgosare3448 7 ай бұрын
Masha allaah Walaashay Nasra abtidon🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Hambalyo hambalyo Waxaad Samaysay Xaflad abid midii ugu Qurux badnayd Dadkii Mudnaana Waad kucasuumtay, Madsanid Inbadan, Kudayashaad mudantahay wlh 1,millyan insha allaah
@FatmaMohamed-zp1uf
@FatmaMohamed-zp1uf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 manshaAllah Allah ya baraki ameen😢😢😢😢 i feel it love you sister
@sahrasheikh390
@sahrasheikh390 7 ай бұрын
Mansha Allah wax fiican ayaad sameesay jazakalah kher narso
@ifraaxileys
@ifraaxileys 7 ай бұрын
M.a allow qeyrka nawaafaji janadana allaha nagu kulmiyo nasroy abyo waxa thy gabar kudayasho mudan really❤
@abdirahmansulubsheikh5932
@abdirahmansulubsheikh5932 7 ай бұрын
Ilahay haku barakeeyo nolow sharafay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ilahay saas caruurtaa oga farxisay hakaaga farxiyo nasro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waan kuwadanaa runtii saan ayaa kaaga kharbadan in aad wax kale samaysato😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HassanKeynan-g2g
@HassanKeynan-g2g 7 ай бұрын
Team nasra one like ❤❤
@isramowliid4231
@isramowliid4231 7 ай бұрын
Mashallha habalyo waa bilaadanmo qurxbadan
@hothanmoha5282
@hothanmoha5282 7 ай бұрын
amiiraad isku mar gaadheen800k lapadinapa wan idin tagera gulaysta anira qurux and Nasra aptidoon❤❤❤❤❤
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 7 ай бұрын
MashaAllaah meel ad u qayr badan baad kubixisay Allaha kugu xifdiyo
@abdirahmanabdihakiin3171
@abdirahmanabdihakiin3171 7 ай бұрын
Masha allah best celebration I've ever seee 🤩
@eblaabdiweli7611
@eblaabdiweli7611 6 ай бұрын
Mashalalah ♥️♥️♥️♥️♥️ Mashalalah hooyomcn ♥️♥️♥️ Mashalalah hooyomcn ♥️♥️♥️♥️ Mashalalah ♥️♥️ Mashalalah ♥️♥️♥️ Mashalalah hooyomcn
@fahmomohammed2262
@fahmomohammed2262 7 ай бұрын
M.a wlhy waa qalbi wanaagsan tahay aduunka Waxan u jeclahay dadka ugu liita oo maskiinta inan farxad laqaato 😢 congratulation abaayo🎉❤
@CabdulahiyasinCabdulahiyasin
@CabdulahiyasinCabdulahiyasin 7 ай бұрын
M.a guuleyso wll
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay 7 ай бұрын
Masha Allaah talaabo qurux badan ayaad qaaday abaayo horay u soco meel la tago meeshi ugu fiicnayd uguna ajarka badnayd ayaad tagtay Alle haku abaal maariyo 1m coming soon
@al-shaafici
@al-shaafici 7 ай бұрын
Allahayoow barakee oo kitaabkeeda gacanta midig ka sii walaasheena Nasro, kuna abaal mari jannadada wanaaagga badan.
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 7 ай бұрын
Masha allah wllo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@ahmedalidalabey1597
@ahmedalidalabey1597 7 ай бұрын
Maasha alaahaa abaayo horey u soso hambaliyo 800k
@SWIFTZFN
@SWIFTZFN 7 ай бұрын
ASC Nasra abaayo Allah ka ajar siyo mida kale waa tusale ka qata kuwa ka mida oo KZbin leh oo xaflad dhigta oo qarash badan uga baxa waxan leyahay masakinta hoos uu fira Allah adinka Allah idinka ajar siiyo
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashallh tabarkalha habalyo habalyo abyo
@SleepyCello-wb2qb
@SleepyCello-wb2qb 6 ай бұрын
Masha.allh.wll.nasro.abtidun.wll.hure.usuco.waxatahay.khufwanaagsan
@Akram_sheikh_abdinor
@Akram_sheikh_abdinor 7 ай бұрын
Qof caqli badan tahaY wlshaY wllhi vidiogan itaabtaY waXaan kucabiro magaranaYo ilaahaY khyr hakuugu badalo 🙏🙏🙏🥺
@MaamaMaryma
@MaamaMaryma 6 ай бұрын
Ma sha allah allah ku barskeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 7 ай бұрын
Wcs masha allah wka ducesty crurtz wllken ali khadb fbgiza ku xirnhy shqo adgu hyaa illhy hka abal mriyo adun io akhirba adina hamplya kuleyhy apyo 😊❤
@FadumoSuleiman-i4x
@FadumoSuleiman-i4x 6 ай бұрын
Lkn,lama,dhihinoo,waxed,bixiso,gacantada,midig,yay,ogaan,xymaan,haw,asking,please
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 7 ай бұрын
Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤
@axmedcali2521
@axmedcali2521 6 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيك يا اختي الكريمة
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 7 ай бұрын
Amiira qurux miyay aragtay vedio gan Dad inay qanciso ayee ku mashquulsantahay Waana waqti ramadan ah maxey xaflad kasameesaneey😢
@ayaannuur3877
@ayaannuur3877 6 ай бұрын
Wlahi nasray ila 100ke wan kugu xidhana telefankan badalo wan kugu daraada wlala waxa tahay gabadh ku dayosha mudan ilahay jazahaga hano hakygu badalo qaliyey hanbalyo hanbalyo🎉🎉🎉
@AbdirahmanNuur-k6q
@AbdirahmanNuur-k6q 6 ай бұрын
Mashallh ❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 6 ай бұрын
masha allah nasro Abtidon wlh waan ku farxay ilin ayaa igatimiday farxad hadane wan oye inan wax u awoodin lkn wan uduceyna allah xafido
@ZeynapCali
@ZeynapCali 7 ай бұрын
Masha allaah dhaman inta kaqeeb qaadatay garab istaaga caruur taan qurux badan allaah ajir haga siiyo khaasatan walal cali iyo raga dhalin yarada ah isku xilqaamay❤
@abdimuhumadcabdiraaxo
@abdimuhumadcabdiraaxo 6 ай бұрын
Nasray walalo ardaydan sidaad uga farxisay adigana illahay hakaaga farxiyo waxaa kalon kufarxay markaan arkay walaalkeen samafale CALI KHADAAB
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 6 ай бұрын
M.a nasra Allah ka abaalmariyo Ali qadaab waa hore iku danbeyse Facebook waaydan Wuu iska dhaafa ugartay Allah ka abaalmariyo wanaag a usameenayo
@NuraNura-sw3qv
@NuraNura-sw3qv 7 ай бұрын
Manshallah
@HudaAxmed-k4p
@HudaAxmed-k4p 6 ай бұрын
Wll nasraay ilaahey haku xifdiyo awlaadana haku xifdiyo ilaahey hakubarakeeyo adiyo iyo awlaadaadaba
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 7 ай бұрын
Wllo Masha ❤❤❤ hambalyo 🎉🎉 Wllo xijaabka kuqurxantahy tarxada iska daa Markale iyo markalana Allaha Ku dhowro ❤
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 7 ай бұрын
M.a abaayo wax fiican sameeysay ilahey haku barakeeyo nasra qurux ❤❤❤❤❤
@KusowMohamed
@KusowMohamed 7 ай бұрын
Masha Alllha keep gowining❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤❤❤😊😊❤
@radiyahbiqadaiallah7333
@radiyahbiqadaiallah7333 7 ай бұрын
Nasro abtidoon❤ jazaka Allah
@isamailabdikadir3718
@isamailabdikadir3718 7 ай бұрын
Maaasha allh walshey nasra ajir iyo xasanaad allha kaasiyo wax qurux badan ba samesay manta kuwa kale inee kugu dayan doonanba rajeynenaa👏👏
@SuhaymoMohamed-ld4oj
@SuhaymoMohamed-ld4oj 6 ай бұрын
Nasro abayo hambalyo markan arkay 800k inaad ku dhawdahy xafada oo dhan ayan kaga saray xitaa wilasha abayo dadaal waxan jeclhy 1m inaan arkoadookaray mardhaw
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,7 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
siduu ahaa  dalxiis kii #markisu alxikma.......
4:58
Maahir-huriye
Рет қаралды 3,3 М.
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Umu amiir official
Рет қаралды 38 М.
HOME TOUR GURIGEENA CUSUB EE DAARUSALAM LAGA DHISAY #sombank
14:23
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 465 М.
NASRA ABTI DOON TARTAN CUNTO KARIN QOFTII CUNTO MACAAN SII 50DOLLAR
20:50
Riwaayad Cusub _ LAABO XAASLE  / maxamed deeq
22:22
HD SOMALI
Рет қаралды 284 М.
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,7 МЛН