WAXAAN IDIN SHEEGAYAA WAX AAN IN BADAN IDIN KA QARINAAYE 😭 By Nasra Abtidoon

  Рет қаралды 387,341

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 3 жыл бұрын
Guleyso wlashey mcn
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Thanks wllkey qali dadka marwlaba igu dhiiri galiyo guusheyda kamid tahay ii nolow👏❤️
@maymunmohamedaded5813
@maymunmohamedaded5813 3 жыл бұрын
Lii hore usoco
@aliishabintubardacad2872
@aliishabintubardacad2872 3 жыл бұрын
Keep goin
@cabdiqani8782
@cabdiqani8782 3 жыл бұрын
Lii waa qof wanagsan
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 3 жыл бұрын
Liicaato caanood Cali nuur .ayaa habaryar ii ah from UK Salama my brother....hanbalyo hanbalyo guur liibana adiga iyo sumaya qurux ...
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 жыл бұрын
Wax walba oo wanagsan aad u qalanta Sxb horey u soco
@nadiifoshire8770
@nadiifoshire8770 3 жыл бұрын
❤🤲ismahaney wll zxb ado kle ah ban rajeyn insha allah
@nasraabdi3610
@nasraabdi3610 3 жыл бұрын
Ismahan qofta kaliye quruxda wadan keena soo bandhigta gacmo dahap rol model baad notahay hppti🥰❤💪💖💝 guul xppti
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Garabkeyga midig love you qali allah ika xafido❤️😘
@shukricabdi568
@shukricabdi568 3 жыл бұрын
Walala sheey horomar wacan mcnt
@nasraabdi3610
@nasraabdi3610 3 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon thanks mcnto waxa iyo wax kabadanba waad uqalanta💝❤👏💪
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 жыл бұрын
Guul ayaan kuu rajeynayaa Jaamacada insha allh dadaal wa gaaree hadafkaaga sister Mever give up
@sarahhassan8118
@sarahhassan8118 3 жыл бұрын
Pop pop I Haa
@luulmakeup6208
@luulmakeup6208 3 жыл бұрын
Hoyo ma la anted hor kac gare oo hoshada ku hagage waa my allow hoyo mcn no wada xafid oo janadi ka warabi yarapi 🤲🤲🤲🥰
@maxamedibrahim747
@maxamedibrahim747 3 жыл бұрын
Maashaa allaah wallahi iam love how is your behavior because of only you do your wishes. She dont abuse any thing only she talk her wishes from start when I hear her voice.
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 3 жыл бұрын
Guuleyso qalbi nuur hoyo macanto allah ino dhafo 🥲
@aaraarofficial5130
@aaraarofficial5130 3 жыл бұрын
Aamin🤲🤲🤲
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 3 жыл бұрын
Aaamiin yarabi
@adnanmodelofficial8242
@adnanmodelofficial8242 3 жыл бұрын
Mansha allah abaayo am happy for you 🤘❤️
@ramlohubi9577
@ramlohubi9577 3 жыл бұрын
Mnsha allh xbbti ❤🙏🥰👸
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 3 жыл бұрын
Adnan model KZbin channel maxa amusanadah
@nacimasaney595
@nacimasaney595 3 жыл бұрын
Masha allaah nasro horay usoco xabiibti my role model 🥰🥰🥰
@sucaadnur-qualifiedmentalh8725
@sucaadnur-qualifiedmentalh8725 3 жыл бұрын
Allahuma Baarik🥰 it’s great to hear how determination and hard work helping you make your dreams come true🙌🏼
@hanicadey3561
@hanicadey3561 3 жыл бұрын
Horay usoco mcnto wankujeclahay abayo
@jafarally55
@jafarally55 3 жыл бұрын
MashaAllah! You will reach your goals and reunite with your family in sha Allah.
@munocali5770
@munocali5770 3 жыл бұрын
Mashalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munafaisal6775
@munafaisal6775 3 жыл бұрын
omg this made my cry 😢😭😭😭 May Allah bless you and may you push striving for excellence mashallah Abaayo ❤️💖
@hafuusaearth6900
@hafuusaearth6900 3 жыл бұрын
الف مبروككك حبيبتي عقبال تحققي كل احلامك الحمدلله من أكبر انجازاتي هذه السنة اني اخذت شهادة الحافظ للقران من مؤسسة الشارقه للقران الكريم والسنة النبوية ماكان سهل لكن فعلتها الحمد لله ..!! كلامك لامس قلبي 😥😍
@zamzamibrahim5436
@zamzamibrahim5436 3 жыл бұрын
ما شاء الله
@ilhaamsaalax8802
@ilhaamsaalax8802 3 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 3 жыл бұрын
والله اكبر إنجازات ماشاءالله حبيبتي لو شاركتي قراركي الذي يعينك بعد الله كي استفيد منكي لكان احسن اللهم بارك حبيبتي
@hurt3094
@hurt3094 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله❤️
@amalrage9786
@amalrage9786 3 жыл бұрын
MaashaAllah Tabaarakallah! Congrats 🥳 May Allah bless you and protect you ameen! You're very lucky, try not to waste it.
@aminaismail5849
@aminaismail5849 3 жыл бұрын
Life is made up of ups and downs, without the downs we won't be able to cry to Allah to ask for ease and with the ups we are able to be grateful to Allah
@abdikadirismail2873
@abdikadirismail2873 3 жыл бұрын
Wakusalamy walayshey mcn
@shuiab14
@shuiab14 3 жыл бұрын
Haddii nin kasta oo guuleysta ay ka dambeyso haweeney, ka dib naag kasta oo faraxsan waxaa ka dambeeya nin qumman(nin muxtaram ah) ❤ Allah ku xifdiyo abayoh Inta in ka badana oo hormarna waan kuu rajeynaa Insha allah
@anisabeela7806
@anisabeela7806 3 жыл бұрын
Saas waaye alle haka dhigo lamanayashen kuwa na garab istaaga markasta
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 2 жыл бұрын
Taas baa xaqiiq ah Gabadh kasta oo qurux badan, faraxsan horumar gaadha Geesi baa garab taagan
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Nimanka marexan ragbay ku banan yihin gabdho halagu yaco 😂
@SR-zj3cs
@SR-zj3cs 2 жыл бұрын
Mashallah tabark Allah Nasra walal guul adoon iyo aakhiro baan ku rajaynaya. Hooyo macaan rabi ha ku xifdiyo. Dhamaan hooyoyinkeen rabi ha barakiyio, adoonka cafimad iyo cibaado suuban, aakhirana janatul firdowsa rabi subxana ha ku bishaarayio. Amiin ya rabi
@qalanjoquruxsan8725
@qalanjoquruxsan8725 3 жыл бұрын
Guuleyso xappti mcn samir ka waa lama huraan still gushado waa gosheyda Nasra abtidoon hormar wcn♥️🥀👑👸
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 3 жыл бұрын
We are so proud of you Abayo wlhi 😭😭❤️❤️ Najma ahan Ad Ayan kugu fana ❤️❤️❤️
@Deeqa-Mahbuub
@Deeqa-Mahbuub 3 жыл бұрын
Najmo abaayo setahay qaali youtup maxaa u deeysay maku soo laabanee aad ayaa kuugu xirnaa waliba ramadaanta hormar ween kuu rajeeynaa
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Thanks mcnto najma ani xita wlh wan kujclhy wana kugu fana❤️😘
@Samsameey
@Samsameey 3 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarakallah habaryar guuleyso ilaahey ha kuu deysto hooyo macaan iyo sowjkaaga hana kuu xafido naftaada iyo awlaadaadaBa😍😍😍
@Fardawsaa093
@Fardawsaa093 3 жыл бұрын
OmG 🥺 Wlhi Waa oyay Xasuso baa galay ILahaw Hooyoyinkeen Nodaa 🥺🤲🤲🤲 Nasro Abaayo mcnto Hormar wacan ❤
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah nasra abtidoon waxaa tahay qof aan sigaara ujeclahay ilaahay dartiis😍😍😍 Guulayso ilaahay hakuu xafido familkaga qiimaha badan
@abdiaziz4648
@abdiaziz4648 3 жыл бұрын
Hey nasra, Tell me more about being a chef, It's my dream to be a chef too. Your reply may help a brother!
@maxameddhuuhe7238
@maxameddhuuhe7238 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ...الى الامام دوما اختى نصرة..الله يسعدك فى الدارين ويحقق احلامك ويبعدك من شر
@Haafturki
@Haafturki 3 жыл бұрын
Masha allaah mcnto horay u soco hooyo iyo dumashi qeer allaha siiyo sida ay kugu hor istagen💖🥰🥰
@yusuf-de4kp
@yusuf-de4kp 3 жыл бұрын
MaashaaAllaah naag walboo successful ah nin adagaa kadanbeeya, Allaha ku barakeeya adiga iyo family kaaga, 👪 ♥
@munaabshir8291
@munaabshir8291 2 жыл бұрын
😭ani walhi bilhi nasroy been kuma sheegayo sanafkii tagay 2021/9/20 dhaman waxan jaray familkygii waayo mar walpa way iniyad jabiyaan niyad jabkaaso ah.. Ani waxan dhaly wiil yar oo an ubixiyay C/rashiid Alxamdulillah nasroy wiilkygu wuxuu kudhashay iin yar oo ah wuu farurnaa balse rerkygoo dhan way igu caayan xata markan tago guriga hooyo gabdhaha iga waayan way caayan wiilkayga kadib waxan go.aan saday dhamaan inan jaro familkyga oo aan kaligay iska ahaado wiilkygana iska korsado waayo ani waligay qof madhimaaty aad bn u ooyaa markan maqlo familkyga ...😭😭hada xata Allah baa iga sareeya anoo ooyaya bn qorlkan soo qoray 😭😭
@faatimaabdukadir1676
@faatimaabdukadir1676 Жыл бұрын
Abaayo sorry walahi aad ayaan kaaga naxay Abaayo iska samir waa iska xaal aduun xabibti
@fadumohagifarah1206
@fadumohagifarah1206 Жыл бұрын
Wllo iska samir😢
@luluhersy350
@luluhersy350 3 жыл бұрын
Masha allah I love seeing Somali women winning ❤️❤️❤️
@كوين-ذ9ز
@كوين-ذ9ز 3 жыл бұрын
ي عمري لا تبكي دموعك خاليه علينا الله يعطيك ويعطيك صحه وعافيه ويسعدك ويحفظك وخليك اهلك ويحميك من كل شر تستاهل اكثر ي قلبى
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 жыл бұрын
🙄😢
@fthiahahmad7343
@fthiahahmad7343 3 жыл бұрын
غالية ام خالية
@كوين-ذ9ز
@كوين-ذ9ز 3 жыл бұрын
@@fthiahahmad7343 ي قلبي اعرف بس بل خلط اس☺️☺️
@zulluufahimagabu6050
@zulluufahimagabu6050 3 жыл бұрын
Amiin Allahumma Amiin...May Allah Protect Our Mums and Grant Them Jannatul Fardous
@ifraaxxilkas5169
@ifraaxxilkas5169 3 жыл бұрын
Msha alh ilhy ha ku Rumeyo riyoyonkda wlhi wa ilmeyy💋♥️♥️🌹
@faisomire3313
@faisomire3313 3 жыл бұрын
Masha Allah Alle haku xifidiyo Queen 👑 waxan ku rajen Farxadan dhaman & Guul guul Qeyarka ku jirto mcnto Cafimad Ayan ku rajena waxan Alle kaga barya Hamigada. ina ka gula garto oo Sharfa & cisi ku nolto
@leylosacid3625
@leylosacid3625 3 жыл бұрын
Nasra Abtidoon waaa gabadha keliyaaya ku daydo wanaageeeda wlhi iyo xirfada ay ledahayba jeclahay ina ka faaido waxkasta wlhi❤️❤️❤️❤️
@viralthings4379
@viralthings4379 3 жыл бұрын
Soo emotional 🥺 chef nasra go ahead we're with you hope success 🖤
@wilomaxamed1727
@wilomaxamed1727 3 жыл бұрын
Nasra waankula ooyay kuulayso walaal
@nacimofarahnoor6862
@nacimofarahnoor6862 2 жыл бұрын
💪💪🥳🥳🥳💖💖💖💖💖🥺🥺🥺🥰🥰🥰🥰
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 3 жыл бұрын
Manshallah allah ku barakeeyo aduuka iyo akharyro baa nuur caal nuur.may allaha protect you your family inshallah sister.
@farhiyayasin3729
@farhiyayasin3729 3 жыл бұрын
Masha Allaah Allaaha ku xafido walashyda Nasra Abtidoon Guuleyso Marwalba Insha Allaah
@hoodoabdulrahman6529
@hoodoabdulrahman6529 3 жыл бұрын
اسأل الله العظيم ان يحفظك من عيون الناس وكل شر مكروه
@xasanmuxumed6120
@xasanmuxumed6120 3 жыл бұрын
Nasra wan kusalamay hurmar wacan abAy guuleeyso
@XajiAhmedAbdi
@XajiAhmedAbdi 2 ай бұрын
Guul ayaan ku rajeynayaa habo waan ku tagera waxan joga hargeisa iga jawaab gadh si somaliey waxa naa doonay inad ibiso mobile ka I quudhid❤❤❤
@mariadaggan8120
@mariadaggan8120 3 жыл бұрын
Nasra Abtidoon quruxeey alla hanoo kaa daayo qalbigaan kaa jeclahay alla haku barakeeyo 🥰❤👑❤👑❤ Queen of Queen's 👑🥰 hormarkaaga waan ku faraxsanhy halkaa kasii wad ilaahyna il iuo xasad hakaa dhowro💥
@sucadomohamed4173
@sucadomohamed4173 3 жыл бұрын
Keep going maclimadey nasra 😘😘😘😍😍gulaa kurajeynaa inshallah 😘 hadii adunkan islajogno inan kulmidono ayan rajeynaa inshallah one love 😘😍😘
@khaalidmohamed6133
@khaalidmohamed6133 3 жыл бұрын
Masha Allah walasheyda mcn Nasra ilaheey ha ku xafido guleyso Aduun iyo Aaqiro ❤❤
@khadijasimanchannel4476
@khadijasimanchannel4476 3 жыл бұрын
Masha alaah xabiibti hore Mar aan kuu rajaynayaa adoo wada shahaadada sheefka waa kuu soo ducaynaynaa
@ladanbulux4188
@ladanbulux4188 3 жыл бұрын
Wll MCN wllhi waxa tahay qof fiican alle riyoyinkaaga haku ruumeeyo wllshey MCN nasra abti doon😍😍
@nejiyes3616
@nejiyes3616 3 жыл бұрын
2019 masha Allah waxan aha qofkii 100kakun kula buxiyay mashallah hadana Wan ku farax sanahay in aad Intan so garto guuleyso sister masha Allah ❤️💐♥️🌹🎇🎊🎆🎆🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎁🎁🎁🎁
@sacdiyoaxmad
@sacdiyoaxmad 3 жыл бұрын
Masha allah riyadaada ilaheey hakuu rumeeyo xbiibti ❤️
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 3 жыл бұрын
masha Allah keep going Nasra Abtidoon Riyadaada Allah hakuu Rumeeyo Aamiin yaarabi 🤲❤🥰
@shukricali3737
@shukricali3737 3 жыл бұрын
Guleeyso abyo
@ahmeddaacad4729
@ahmeddaacad4729 3 жыл бұрын
Masha allaah wlshee nasra abdi cimriga Allaah hakuu ziyaadsho Guul iyo Gobanimaan kuu rajeenayaa
@muslimahlady9007
@muslimahlady9007 3 жыл бұрын
MashaAllah abyoy Allah hakuxifdiyo Allah dartis kujeclhy runti Guuleyso marwalbo 💗💯
@maryamadaacad6741
@maryamadaacad6741 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti adunka farxad ku wada dhameysta walid walal ilmahaga & abahood akhirana janatul firdous acla ❤👸❤
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
I wish you all the best sis in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😥😥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Walal ilahey ha idin rumeeyo hana kurumeyo rajoyinka iyo riyoyinkada🤲
@sirtagushatube1874
@sirtagushatube1874 3 жыл бұрын
Insha Allah 500k byoh intaas iyo kabdn naga mudan tahay
@riyackyakub2281
@riyackyakub2281 3 жыл бұрын
profecianal Chef waan soo dowayneynaa Alle hakufududeeyo Macanto
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh my sister nasro you deserve guuleyso wlshy 🥰✊
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Rabi Haku Rumeeyo Riyooyinkaada Aad Dunida Ka LEDAHAY Sister Nasra Qalbi Wanaag
@aminaibrow5182
@aminaibrow5182 3 жыл бұрын
Gesi garab wayo wlashey wnkugu hmbalyena gusha ad gartay inta kudhiman alaha kufudeyo 👏500k coming soon! 🎊Congratulations 🎉
@xamdiwarsame8930
@xamdiwarsame8930 3 жыл бұрын
Mashalah walashay qali Marka koobad waxan kuleeyahay horay usoco Marka labad walahay adban kujeclahy wan marki koobad e an kugu so birao lakiin markasta wan ku jecla waxana ad mudantahy in lagugu daydo tank you sister
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 6 ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali guleso sorry hore usoco walalo qali ilaahy haku barkeeyo family qurux badan qali samira 🎉❤❤❤
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 3 жыл бұрын
Maasha'allah maamo allaha ku barakeeyo, wixii aad hammisana si fudud allaha kuu siiyo.Aamiin
@abdijibarthoughts6782
@abdijibarthoughts6782 3 жыл бұрын
Guuleyso walaalo family gana waa muhiim allaha kuu dhaafo family ga la'aantiisa waxba lama noqdeen wlh guushaada inta kuu dhiman waad gaareysaa insha'Allah
@jannahourdream3861
@jannahourdream3861 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah janagasho duca qabto may allah grant you firdaws andyour beautiful family
@munamohamed470
@munamohamed470 3 жыл бұрын
Waar gabadhan maalinwaliba waxaan ka bartaa eray cusub maanta waxaan ka bartay ilaahay ha iikaadhaafo.🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@zaynapcali8176
@zaynapcali8176 3 жыл бұрын
sandka 2021 wuu dhamaaday 2020 Ale hainooga dhigo sanad khayr qaba Nasra xabbti hore u soco Ale haku xafido♥️♥️
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 3 жыл бұрын
Masha allah xbbti riyadaada alle haku rumeeyo intan ka badan u qalanta guulo kaloo badan gaar insha allah qali ❤😘
@fardowzahajji1445
@fardowzahajji1445 2 жыл бұрын
Guuleyso wllshey qaaliya allaha kuu fududeeyo waxbarashadada❤❤
@Safanuura4767
@Safanuura4767 3 жыл бұрын
Ilaahay wxad jeceshay oo wangsan haku siiyo abayo mcnto horay usoco waligaa ha quusan mar wlbana ilaahy umahad celi ha hilmaamin in uu asaga herkaan kuso garsiiyay walidkaa ka hor qof wngsan oo an ilaah dartii ujeclahy baa tahy wlshy mcn.❤💯
@penbook5176
@penbook5176 3 жыл бұрын
Gabdha afka somaliga ku hadla iska daa kalmadaa wllo guul kuu rajaynayaa insha Allah 🥰⚘ masha Allah
@yasminkulmiyechanali6864
@yasminkulmiyechanali6864 3 жыл бұрын
Mashaalah qufki hooyo mcne haysto aya libanay ilahay inta hooyo haysatu haudayo cimridhir iyo cibado soban hasiyo inta dhimatayna ilahay haunaxaristo amin ya alah
@aliaothman5564
@aliaothman5564 3 жыл бұрын
كل إمرأة عظيمة وراءها رجل عظيم ❤🥰 Guuleyso abyo qaali❤🥰
@khadraalihussein7914
@khadraalihussein7914 3 жыл бұрын
Amiin amiin ducada adigana ilahay haku xafdo nasra qaali habo mcn aduun iyo aakhiro 🤲🤲🌹😘
@qamarcarabowcumar37
@qamarcarabowcumar37 3 жыл бұрын
Masha allah abayo allaha kuxafido adiga iyo family kagaba 100k adon garin Ayan kubartey runti aad Ayan ugu farxey markan chanelkaga arkey sabbto mugdisho ayad ilajogta waxa sameyso waa ifududayen inn sameyo runti waxbadan Ayana kafaidey mahadsand abayo dhiga uhorey marwalbo❤💝💯
@daahirguuled8118
@daahirguuled8118 3 жыл бұрын
Firtsti in aad gashay jamacadaad jeclayd congratulation horey usooco xabiibte Insha allah murug danbe ha"arkiin
@caashoshuqaale6514
@caashoshuqaale6514 3 жыл бұрын
Masha Allah guu leyso wlashey nasro Allaha ku bara kee yo
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 3 жыл бұрын
Mashallah abaayo qali 🥺❤gabar caqli badan o bariyad ah hadana dadaleyso o karti leh aya tahay 💯👏🏿 Video anaga ayu dhiiri kalin noyahay.... good luck xubi!
@ANABKHAYRJECEL
@ANABKHAYRJECEL 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah illahay ha kuu fududeeyo wixii qayr ah Team nasro Fadlan isoo booqda
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs abayo nasra masha allha tabarikllha😭😭😭 aamiin Yaa rabi ilahey inta ku dhiman allha haku rumeyo guuleso hor usoco ayan kuleyahay ❤❤❤❤
@sabahfarah957
@sabahfarah957 2 жыл бұрын
Masha allh alahaku xifdiyo qaali waxbadan ayan kaa faaiidaystay qaali thnk u qaali si gaara makuula soo xiriirikaraa
@miskixandule9010
@miskixandule9010 3 жыл бұрын
Asc wlshy qaali alx alx allah ayaa mahadaa iskale Allah hakuu rumeeyo riyooyinkaaga waan kufaraxsanahay farxadada iyo riyada kurumowday ilaa bilawgigii KZbin aad bilawday wan kugu xirnaa wlshy allah haku xifdiyo qofwalbana riyadiisa allah haw rumeeyo wlshy nasra abtidoon ❤️
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 жыл бұрын
Keep going Nasra abtidoon guuuul wacan rabi hakula jiro walasheen nasra haaf malyanis maalmaha so socda insha Allah sanadka cusub 2022 bilow ilaa dhamaad 1malyin I a 🙏🤝❤
@deeqa5929
@deeqa5929 3 жыл бұрын
Allaha kuu rumeeyo rajooyinkaada familygaaga iyo hooyadaa nabad ugu soo noqo adoo koofida tuuray 💕
@sacdiyomaxamud1831
@sacdiyomaxamud1831 3 жыл бұрын
Maashaa Allah ALLAH hakugu guuleeyo abyo wixii khayr ah oo jeceshahay ❣💜❤ Nasra abtidoon
@hindaabdilahi563
@hindaabdilahi563 3 жыл бұрын
Guulyso xbbt nsra waxaa ka mid thy you tubero aad u yr aan daawado gbdhaa ugu jeclhy
@husseinishaaqmohammed5943
@husseinishaaqmohammed5943 3 жыл бұрын
Masha Allah wll qaali aniga caaawga ayan subscribe ku dhahay insha Allah 2022 gudaheeda 1m iyo kabadan ayaan kuu rajeyn إنشالله 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever nasro abtidoon alalaha kula jiro anagana ku garab taaganahay respect for ever love you abyo dar alle kuu jeclahay farxad waaarta adi iyo qoyskaaagba abyo🥰❤💯💕💋💕❤💯❤
@zamzamabdi5677
@zamzamabdi5677 3 жыл бұрын
Anaa usoo horeye ☝️☝️ abayo nasro Abtidon hurumar wacan walashey 🥰🥰🥰🥰🥰
@fertunali1007
@fertunali1007 3 жыл бұрын
Masha alaah ilaahey haku deysto hooyadaa iyo familkada qurxon abaayo nasra faradahabna saxiibtaa ialaahey 500 ayan u rajaynaa 😄😁 Waa iga oohisay lakin mardanbe ha oynin hadii kale ana Waa oynayaa 🥰
@zuhurhassan4214
@zuhurhassan4214 3 жыл бұрын
Masha allah abyo alle hakula garab galo wlhi illah dartiis ayaa kujeclahay qaali wana kugu daydaa hooyoyinkeena allaha no xafido aaqirana janada allaha ku abaal mariyo mcnto rajoyinkaada waka dhabeysay allaha kudhamestiro xppti❤❤❤❤
@farxiyocali264
@farxiyocali264 2 жыл бұрын
Alle ha ku xafido Nasra abti doom♥️♥️♥️ qof wanagzan batahay keep going🏰
@fadumomohamed920
@fadumomohamed920 3 жыл бұрын
Mashaaallah Mashaaallah xabibti, Abaayo macaan , hore u soco guuleyso Abaayo Qaali wallahi Aad iyo aad baan kuu taageeraa waxaana kuu jeclahay illah dartiis. Love ❤️ you so much ❤️🥰😘😍
@Filsan2020
@Filsan2020 3 жыл бұрын
Only 4k is remaining, sanadka cusub saacado aaka dhiman 4taas kun aan gaarsino abyo in shallah 🥰👍🥳 Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 #nasra
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 3 жыл бұрын
Ameen! Ilaahay hakula garab galo howsha intee kuu dhiman, Congratulations for chasing your dreams and aspiring to become an amazing recognized chef! Mashallah
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 3 жыл бұрын
Masha alaaah waxaa thy youtuber kaliyaa ee aan arkay oo jamacada iyo business leh oo kaliyaaa kutirsanay youtube ee an arkay horu usoco wlshay waxaan kulatartarmaaa inaad baryaaa alaaah badiso 🙏🙏🙏🙏
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 жыл бұрын
Gabadhii hoyadey mcn guleyso abaayo cdawgaga ma libin sheegto coming soon 500k subscribers I.n 2023 wxaa ku rjeynaa inaa 1m xirtid mlpo👸❤🙏
@ikraamabdullahi5661
@ikraamabdullahi5661 3 жыл бұрын
isku mar schoolka dhameney masha allah now i finished my medical university🥰
@yussufabdi.5130
@yussufabdi.5130 3 жыл бұрын
Keep going my dear..You have been a role model to so many girls.
@maxamuudabdisalaan4534
@maxamuudabdisalaan4534 3 жыл бұрын
Dadka social media aan ku bartay dadka ug akhlaaqda wanaagsan baa ka midthy abayo khayra badan baa kuu rajeenyaah guulayso wll
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 3 жыл бұрын
Ilaahey walaashey faadumo Maxamud xassan cadde Fiqi Jano ha ugu abaal gudo❤️.
@ifraaxhassan8440
@ifraaxhassan8440 3 жыл бұрын
Ameen abyo ilaahy qalbga hkuu qabjyo intaat kamaqjthy hoyo io cruurta niyda dagso wad gdhysaa guushda insh Allah
@aaminoosman3512
@aaminoosman3512 3 жыл бұрын
Masha allah illahay ha ku siyaadiyo farxadaada❤
@saidmohamedburale2988
@saidmohamedburale2988 3 жыл бұрын
Masha Allah well done sister 👏🏽👏🏽
@cashosaid4958
@cashosaid4958 3 жыл бұрын
M.a xppty horay usoco qof aan hami lahayn noloshiisu waxba sheegimaysee qofka bilaadankaa haduu riyo uuleeyahay marun bay xaqiiqsantaa guulkasto aad gaadho waamid alaah usababyahay alhamdililaa daaiman ❤️❤️❤️🎉🎉
@faisamohamed9766
@faisamohamed9766 3 жыл бұрын
Abaayo qaali guul kuu rajeynaa mcnato ii noloow intee nolol jirto 🤩💖💜🖤😍😘😘
@leisha.abdullahi408
@leisha.abdullahi408 3 жыл бұрын
Quruxey mcanto guleyso😥😥😥🥰wan kugu fanaaa abayo🥰Allaha kufududeyo wax barashadadha😥🥰Aamiin❤
MAALIN TAYDA CAADIGA IYO ADNA IGA FARXISAY😍
10:10
Amira Qurux
Рет қаралды 190 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
"ISBEDDELKII UGU WEYN GURIGA: QURXINTII SANADKA & NOLOL CUSUB!"
18:20
Hamda Home Decor
Рет қаралды 18 М.
KHALADADKA VIDEOGA ANIYA NASRO QOSOLKA ADUNKA 🤣
6:53
Nataasha abdi
Рет қаралды 32 М.
ISMAHAN DAHIR OO II KEENTAY HADIYAD AAN LA OOYAY 400K SUBSCRIBER AWGEED
17:12
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 254 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН