xaflada Soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad ismaaciil Magaalada London UK, iyo xaflada SSC Khaatumo

  Рет қаралды 7,121

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@seed3966
@seed3966 14 күн бұрын
Asc ❤ maaa shaa allaah garaad mideeye maa shaa allaah khaatumo waa laf dhabarta soomaaliyed reer khaatumo guuleysta ❤❤❤❤❤
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 14 күн бұрын
Fariid Gabadha waa runteed Maasha Alla We Love you Khaatumo❤
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 14 күн бұрын
Maasha Alla Soo dhawoow Garaad🎉🎉🎉
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 14 күн бұрын
Xildhibanka Hore waa sax HSM waa in laga hortagaa Damaca iyo khiyanada qaran ee in Xabashi uu Zeylac loyacade oo Shalay laga wada kacay Somaliya Somali ayaa leh.
@SPharaoh
@SPharaoh 13 күн бұрын
Urur samaale dhulkooda ay bixiyeen iyaga ha u dagaaalamaan oo ha u diriraaan. Waligaa ma maqashay Daraawiish iyo ONLF cid Soomaali ah oo u soo hiilisay? Hawiye iyo dir Waligaa hiil Soomaalinimo abid qax ka helay ma maqashay? Xisaabtan xoooloyahooow.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 14 күн бұрын
MAASHALLAH GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️ 👌 ❤️ ❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 14 күн бұрын
Hampalyo SSC Guleysta
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 14 күн бұрын
Midnimo guula Allah swt hana siiyo masha Allah
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Itzmojii
@Itzmojii 14 күн бұрын
Masha alaah❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 14 күн бұрын
Bulshada Somaliyeyd Hampalyo kadib Waxaan soo jedinaya in Talex Qalcadii Darawish Dib u dhis loo Dalxis tago Taarikhada Somaliyeyd iyo dhaqankii Soo jiray lagu maamuso,Kuwa Aqoonta u leh waa Qorshe iyo qimeyn lagu malgaliyo xaruntass eey Qoraan iyago Qarenada lagashanayo Ingriska looga qaado magdhaw madama eey ahayd Africa xaruntii oogu horeysay ee diyarad lagu duqeeyo waan hubaa in lahergalin karo.
@AlleyaqanMtaani
@AlleyaqanMtaani 14 күн бұрын
MASHA ALLAH HANBALYO
@Nas5-k3e
@Nas5-k3e 14 күн бұрын
Masha Allah ❤sodhawoow
@abdiazizjama4129
@abdiazizjama4129 10 күн бұрын
Masha Allah khatumo dhamaatin
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 14 күн бұрын
HA NOOLAATO SSC Khaatumo. HAMBALYO SANAD XUSKA ASAASKI SSC KHAATUMO. 12/01/2025 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadijac9841
@khadijac9841 15 күн бұрын
Soomaali fiqiir mustakibir iarkaay imaqlaay balhada dadkii uukayimi intabadan gaajo iyo qaxooti weeye kumanaan lacaqa ayaakubaxay xafladaa dhamaan soomaalina waasidaa 🤔 car umadaakale wax qof qabiil ama xataa dawlad kasocda oo lahoosyacayo arka bilaamacni xaflad
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 14 күн бұрын
Ogow Somali waa bulshada keliya isgacan qabata xilliyada 1. Colaada 2. Abaaraha 3. Fatahaada SSC KHAATUMO, waxa gacanta kuhayo waa jaalliyadaha kasojeda carrigaasi. Ayaga maalgashanayo, ayaga biila marsata ku naafowday jihaad ban odhan karaaye. Marka, Inay soo dhaweeyaan hogaankoda dhaqanka waxba kuma jebna wllo.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 12 күн бұрын
Khadija cadhaa Ku haysa kuwii la ciilay baad tahay dadkiisii barwaaqo ayuu Ku jiraa hargaysa iyo burco ayaa gaajo taalaa orod Isla hadal
@SPharaoh
@SPharaoh 13 күн бұрын
Gudoomiyaha jaalidda SSC Khaatumo ee UK waxaa ay u eg tahay in uu hayo xanuunkii Maxamed Cali kalaay hayn jiray ee Laleelmasho ama ruxanka ee Parkinson’s. Fadlan haloo sheego.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 12 күн бұрын
ina abaarso orod. Iska aamus ciilqabtooy
@SPharaoh
@SPharaoh 12 күн бұрын
Wax walba iidoor ha u saarin. Anigu waan ka naxayaa odaygaa adeerkey ah ee wax fahan jaahil yahoow. Aar odayga microphone ka gacan ku qaban waayey oo ruxmaya. Wax aanad waxba ka aqoon lagama fal celiyo. Wallaahi waa iga dhab. Habaari maayo guddoomiyaha.
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 11 күн бұрын
@@SPharaoh cuqdadlan hadalkeeda waa la yaqaan maxaad iska qarin kalsooni xumada jooji
@SPharaoh
@SPharaoh 11 күн бұрын
Neef neef dhalay aan caqli badan lageyn inaad tahay weey muuqataa. Qof Wallaahi ku yidhi oo wax muuqda kuu sheegey oo ku leh bal eeg odaygu gacan qudha kuma qaban karo microphone isaga oo ruxma mooyee. Soo daawo Maxamed Cali feedh yahankii Muslim ka ahaa ee USA U dhashay sidii uu u ruxmi jiray. Aqoon la’aani waa bliss. iidoor la gumeeyey oo maanta wada tuugsanaya ee hub iyo ciidanba ayna ka qaadnay oo 14,000 oo ciidankoodii ahaa meel ay jaan iyo cidhib dhigeen aan maanta laheyn ee maalinba qabiil iyo qawmiyad horle sheegtay iyagoo aan awalba abtiris laheyn. Orodoooo caaarka cesho nacasss yahooow maangaabka ahi.
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c 14 күн бұрын
Waar garaadki sow idinkaa ceebeyey ee sidii gabadh la aroosayo u soo dhaweyey xaal weeye rer london
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Maxaa Dhaliyey Khilaafka Laga Maarmi Karayey ? Qodobo Muhiim ah
15:54