KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Warbixin:Gabadh soomaali Kenyaan ah oo nambarka 8-aad ka gashay tartan quraan oo caalami ah
8:54
Prof/Abwaan Siciid Saalax oo Qeexaya Macnaha Maakhir Coast.
1:31
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
How to treat Acne💉
00:31
Support each other🤝
00:31
Xafladda 50 Guurada Macalinimo ee Saciid Saalax Axmed
Рет қаралды 20,873
Facebook
Twitter
Жүктеу
96
Жазылу 232 М.
Somali TV Minnesota
Күн бұрын
Пікірлер: 25
@dahirm45
11 жыл бұрын
Waa macalin mudan xusidaa iyo waliba meelo sare geyn. Macalin Saciid Saalax Axmed Allow aqoonta afkeena kuu siyaadi aamiin
@MubarakHadi
11 жыл бұрын
"Waxa jira garaad seemman iyo garasho seenyoone Waxa jira ka sii soohan oo gudasho saaqdaaye." -Hal-muceedyo culus. Caafimaad qab, cibaado suubban iyo cumri dheer oo naafic ah baan Eebbe-Wayne uga baryay macalinka. Ku mahadsanid macalin intaad ummadda u qabaty.
@hamsefoosi8420
7 жыл бұрын
Mubarak Hadi erayo misaman
@abdillahijama7217
11 жыл бұрын
maasha alaah ,macalin siciid waa shaqsiyaadka tirada yar ee afsoomaaliga ilaaliya ama umada ku baraarujiya inaan la dayicin,,,,allaah yaxfadak ustaad siciid
@mrmalow9690
8 жыл бұрын
Allah Subxana Watacaalaa ayaa mahad oo dhan iska leh. سبحان الله الحمدالله رب العالمين ما شاء الله الله يحفظكم. Waxaan ku barbaaray magaciisa intii aan Dugsiga Hoose/dhaxe Dhiganayay.waxa uu ka mid yahay Dadkii hurumarshay Af-Soomaliga iyo Suugaantiisa. iyo Eray bixinta Cilmiga.iyo Weliba Macalin kii kooxdii Iftin ee wasaarada waxbarashada iyo BARBAAR inta. waxan Allah Subxana Watacaalaa ugu barayayaa Cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad buuxo. Allah ha inoo daayo asaga iyo inta la mid ah aamiin.waa halgamaa Qaran.
@maryanruunshnuur.4516
2 жыл бұрын
Excellence prof, barbaariye siciid saalax axmed waayo noo joog ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@Qofnaba.
4 жыл бұрын
Allah cirmiga iyo caafimadka ha u barakeyo incha allah sanado badan qof walba oo qima badan hadi sidaa loo sharfo heer baynu gaadhi lahayn
@mohamedabdirahman6962
7 жыл бұрын
Mashallh wuxu mudanyhy ku dayasho . Nin wax bdan og ugana fa,idaystay bulshadiisa.allha ku karaamayyo.
@muhammadsalah9936
5 жыл бұрын
Mansha Allah macallin Abwaan Saciid Saalax Axmed Illahay Cimriga Haku Barakeeyo
@zakihasanmohamad1782
10 жыл бұрын
Abwaan siciid salaax wax badan baad dedaashay alle haka abaal mariyo aduun iyo akhiraba wanaaga iyo bad badada afka hooyo
@AhmedMShire
11 жыл бұрын
MAHADSANID Macalim Saciid Saalax Axmed!!
@kidusayaana9073
9 жыл бұрын
mahadsanid macallin saciid
@Ahmed-s7h8b
Жыл бұрын
Shalom
@mahadjama5674
5 жыл бұрын
Siciid saalax philosophy
@abdinuux8171
9 жыл бұрын
Waa nin Reer Ceerigaabo Ah Waa idin sidee Waa maxay waa qoloma
@sajokal20
9 жыл бұрын
Abdi Nuux kkkkkkkkkkkkkkkk haddii gobolkiisa la sheegeyoo oo qolo loo duseyn , Soomaali wey bogsatey baan odhan lahaa kkkkkkkk
@roodarooda4935
7 жыл бұрын
soomali qabiil deyn meyso waa qolomey ugu soo horeysiinayaan cilmigiisa wax ka faaida qoladiisa waa layaqaanaa waa reerka ilbaxnimada iyodhaqaalha ku caanka ahee (ogoslabe
@mohamed51904
11 жыл бұрын
siciid saalax axmed taariikhdiisu duugoobi mayso waxuuna mudanyahay ku dayasho.
@abood4477
11 жыл бұрын
Waa qolama
@abdulmohamed366
10 жыл бұрын
warsangali
@abood4477
10 жыл бұрын
ogeslabe
@roodarooda4935
7 жыл бұрын
waa ogaslabe
@nasrudiinibrahim4376
5 жыл бұрын
Ogayslabe
@zakihasanmohamad1782
10 жыл бұрын
Abwaan siciid salaax wax badan baad dedaashay alle haka abaal mariyo aduun iyo akhiraba wanaaga iyo bad badada afka hooyo
8:54
Warbixin:Gabadh soomaali Kenyaan ah oo nambarka 8-aad ka gashay tartan quraan oo caalami ah
STAR-FM KENYA
Рет қаралды 6 М.
1:31
Prof/Abwaan Siciid Saalax oo Qeexaya Macnaha Maakhir Coast.
Maakhir Tv
Рет қаралды 93
00:12
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
00:27
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
00:31
How to treat Acne💉
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
00:31
Support each other🤝
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
58:28
Macalinkii kooxda Iftiin Siciid Saalax Axmed
RSTV09
Рет қаралды 10 М.
23:44
Shir Saxafadeed Jaaliyadda Puntland Minnesota Dagaalada Daacish.
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 23 М.
1:43:07
MACALIN SICIID SAALAX Q LABAD May 15
Sammo Media
Рет қаралды 2,5 М.
10:05
DAG DAG ARIN MUCJISO AH OO KADHEX TAAGAN DADK SHACABKAH EE REER PUNTALAND IYO CIIDANKA DIFAAC PUNTA
Hanad Somali 456
Рет қаралды 10 М.
8:37
Walee kenyan badanaa dhiiga ku karaayaa O waxey wali rabaan in Cagta hoosteed somalida ku jirto
Dulmi Diid Clips
Рет қаралды 693
1:06:04
GEEDI SOCODKII MACALIN SAID SALAH IYO KOOXDII IFTIIN
samatar said salah
Рет қаралды 7 М.
1:00:17
Sh Cali Wajiis - Wareysi #1/2 : Xaq ayaan u arkeynay la dagaalanki dowladdi hanti-wadaagga
HANOOLAATO
Рет қаралды 98 М.
41:24
Qaayaha Af-Soomaaliga - Prof Siciid Saalax, Kulan Aqooneedka Jaamacadda Albayaan
CBA TV
Рет қаралды 1 М.
16:38
Abwaan Siciid Saalax Axmed-Qormo Ka Mid Ah Barnaamijkiisii Dhegeyso Oo Ku Dhaqan.
Ahmed Hassan
Рет қаралды 616
14:27
Ciidamada ISR ka wada baxay NETZARIM & bahdilka loo geystay Xubno maamulka Daanta Galbeed ka tirsan.
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 38 М.
00:12
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН