Sh Cali Wajiis - Wareysi #1/2 : Xaq ayaan u arkeynay la dagaalanki dowladdi hanti-wadaagga

  Рет қаралды 98,620

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 225
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 11 ай бұрын
Wariye Ayaanle Hanoolaato caawo nin culus baa fadhiya madasha. Shiikh Cali Wajiis xaalada hada aan kujirno waa Shikha ugu aragtida fiican mana ah wadaada xagjirka mana ahan wadaada gaalo raac ah wax uuna jacel yahay dadka Soomaaliiyed bacdamaa Dhamaantood YIHIIN Muslimiin in si wanaagsan loowada noolaado Doowladii xilka haaysana lalashaqeeyo. Thanks 🙏 Shiikh Cali Wajiis
@hajiabdirahmanindhacaad
@hajiabdirahmanindhacaad 11 ай бұрын
1
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 11 ай бұрын
Cali nijaas m nin culus ah? Noyoohow illen doqon bad eheyd
@najmaasad9996
@najmaasad9996 11 ай бұрын
Waan kugu raacay❤
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 11 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊​@@AAA-sx5ej
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 11 ай бұрын
😊😅😊😊😊
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 11 ай бұрын
Walaahi waraysigani waa waraysiyadii iigu qiimaha badnaa noloshayda aan daawado. Wacyigaygii seef-laboodka ahaana korbuu u qaaday. Mahadsanid ayaanle kun mar.👏👏👍. Sheekhana alle ha dhowro
@Alextucker88
@Alextucker88 11 ай бұрын
Sheikh is the best wallahi I learned alot than anyone else
@abdifitahgeedi2618
@abdifitahgeedi2618 11 ай бұрын
In book laga qoro waye sheikh wa nin wax badan og
@النصائح-ح4ف
@النصائح-ح4ف 11 ай бұрын
9:37
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 11 ай бұрын
Cali wajiis waa takfiiri dhiiga muslinka isku dayey in uu daadiyo,sheekh maxamed maclin (ahn) wuxuu nin ashcari ah oo diin iyo dhaqan leh ,kuwa itihaadka ee takfiiriyiinta waa kuwa somali baa,biyey ee dhalay Shabaab iyo daacish
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 11 ай бұрын
Mansha allh hanoolaato waligaa noolow rag wax ku ool ah baad noo keentaa had iyo jeer , runtii ismana dhahayn somali shiikhaan oo klaa ku jira mansha allh ilaaho ku xafid oo noo kaa badi
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 11 ай бұрын
Aniga rayigii aanka qabay ayaa maanta ii cadaatay Sheekh wanaagsan waaye seef la boodne mahan masha allah asagoo kale Allaha noo badiyo.
@akn7640
@akn7640 11 ай бұрын
Allaahu akbar. Sida caqligaa u shaqeeynayo ban aad uga helay shiikhow ilaah hakuu ziyaadiyl cilmiga iyo caafimaadka. dunida dadka ugu liita baa ilaab kaa dhaliyaye oo nidaamka iyo dowladnima qalad ka fahamsan.
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Masha Allah sheikh cali wa waya arag Allow ku xafidayo
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 11 ай бұрын
Shiiqa cilmi badan aan kafaiday جزاك الله خير الجزاء
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 11 ай бұрын
Ayaanle Wariye qeyma badan wax badan ayaan ka bartay channel-ka Hanoolaato horay usoco👏
@najmaasad9996
@najmaasad9996 11 ай бұрын
Sheekha mar kale noo keen waliba kaligii tv haloo sameeyo
@cabdulaahibukurow9530
@cabdulaahibukurow9530 11 ай бұрын
masha allaah wlhi waa Culimada Dalkeena ubaahantahay. Allah xafido, kuwa lamid ah oo badan allah ugu arsuqo umaddaan wareersan.
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 11 ай бұрын
Maansha Allah wasaadkaan waa wadaad degen waa,wadaada aan u jeclahay isaga iyo Sheekh usul
@AbdullahiOmar-ep4bg
@AbdullahiOmar-ep4bg 11 ай бұрын
Hadaan wadanka madaxweena ka noqda inshalah wlh raiisklwasaaraha wadanka sh.cali wajiis ka dhigaaa wax walbana asiga ugu danbeenaa inshalah
@Shuhuura
@Shuhuura 11 ай бұрын
Masha Allah ilaahow Xaqa na garansii 🤲🏽 Amiin
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 11 ай бұрын
Sheikh Ali wuu ka ilbaxsan yahay Culimo badan Aragti La qadan karuu hayaa.
@Abdulkadirjoowle2002
@Abdulkadirjoowle2002 11 ай бұрын
Masha'allah ❤shiikha
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 11 ай бұрын
Maasha allaah qofka wax martay ama culumadu hadii ay dadka u dhimrinlahaayeen maanta soomaali sidaas uma akaadeen
@umuzaki7515
@umuzaki7515 11 ай бұрын
Ayaanle caawa Abtigeey miyaad keentay Abti Shiiq Cali
@abdiiddmohamed6384
@abdiiddmohamed6384 11 ай бұрын
MashaAllah good work
@abdishakur9845
@abdishakur9845 11 ай бұрын
Very intelligent indeed, sheekaas cali wajiis wuxuu fahmay waxa badi aqoonyahanka diinta iyo qaanuunkuba fahmi waayeen, habka is waajinta nidaamka Dowladda iyo shareecadda iyo qaanuunka, habka qaanunka Distooriga ah iyo shareecadda la isula jaan qaadsiin Karo. Number kiisa sheeka iisoo sheega waan kala shaqayn laha arinka
@abdishakur9845
@abdishakur9845 11 ай бұрын
Very intelligent indeed, sheekaas cali wajiis wuxuu fahmay waxa badi aqoonyahanka diinta iyo qaanuunkuba fahmi waayeen, habka is waajinta nidaamka Dowladda iyo shareecadda iyo qaanuunka, habka qaanunka Distooriga ah iyo shareecadda la isula jaan qaadsiin Karo.
@mohhassan3828
@mohhassan3828 11 ай бұрын
Well done Ayaanle Somalidu Was Shaficiyin Su'asha Shikhu wa kawaregay wayo isagu was Xanbaliya Lkn wu kawaregay Kheyr Allah siyee Su'ashu Waxaa weeye loolanka Dariqoyinka Sheikh Mohamed Maclin Dagalkii ay ku Qaden Waxan ogo Marku London Nogu yimid Tey kudhigen Xanbaliyintu Wariye BBC Dalmar kawareyso Weeydii
@mr.xuseen714
@mr.xuseen714 10 ай бұрын
M.a runtii waa sheekh wanagsan. Adna ayaanle ha ka dhex galgalin. Thanks
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 11 ай бұрын
Masha allah sh cali runtuu soo😂taabtay waa waayo arag welise waxbaa dhiman waydii caqiidada ashcariyada waxa uu ka aminsanahay.
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 11 ай бұрын
Maasha Allah Sheekha wax badan noo faaiideeyey. Ilaahay haku barakeeyo
@mohamedhassan6079
@mohamedhassan6079 11 ай бұрын
Mudane Ayaanle, waad ku mahadsantahay waraysiyada aad soo tabiso. Mudo dhawr todobaad ah ayaan ku xidhnahay channelkaaga, waxaanan jeclaystay in aan kula wadaago aragti: Way fiicnaan lahayd in aad sawiro ama clipyo yaryar ku xoojiso waraysiyada maaada oo ay taariikh tahay, daawaduhuna wuu sawiran lahaa xaalada. Mahadsanid MN
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 ай бұрын
Ayanle waa damuljadiid 😂😂
@Liiloowe
@Liiloowe 11 ай бұрын
ITHIOPIANKA MAGAALADA JOOGA EE MAALIN WALBA SUUQYADIINA GUBAYA ISKA QABTA. WALAAHI MEEL WALBA WEY JOOGAAN. SUUQA XOOLAHA WAXAA JOOGA NIN CAAN AH OO ITHIOPIAN AH OO JAWAAN CAD GACANTA KU SITA OO ISKA DHIGAYA INUU WAALAN YAHAY. OGAADA MAR WUXUU SHEEGTAA TANSANIYA,OROMO, KENYAN, WAXAAS OO DHAN WAA BEEN. MAR LABAAD DADKA ITHIOPIANKA AH SIIBA OROMADA IL GAAR AH HALUGU HAYO. REER MUQDISHO HURDADA KA KACA. WAA IGA TALO
@Abiprague
@Abiprague 11 ай бұрын
Mashallah. Aad ayuu Sheekhu noogu bayaaniyay
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 11 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco ✅
@AADiini
@AADiini 11 ай бұрын
Sheykh cali wajiis maahan urur diineed gaara waa caalim fahamsan danta dadkeena, dalka iyo diinta. Allaha xafido
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 11 ай бұрын
Md Xasan iyo Diin .... ALLAH KAREEM!!!!!
@AbdukadirAli-u1t
@AbdukadirAli-u1t 11 ай бұрын
Sheikh ilaahey ha kula jiro
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 8 ай бұрын
Hassan Sheikh ma ka wacdisan inu iska dhafo xoolaha umada ee isaga iyo xasaskiisa boobayan
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 11 ай бұрын
Dadku meelo badan wax haku barten balse waa in lahela guidelines oo dadka dhan xushmeyan ama wax waxshirci ah oo dadka Kala xadada.
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 11 ай бұрын
,"guidelines" maxaa la yidhaahdaa soomaali baad la hadlaysaa waana erey muhiim ah qoraalkaaga is bar inaad af soomaali sax ah qorto
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 11 ай бұрын
Waa wareysi aad u ficana
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 11 ай бұрын
Omg😱😱😱Sheikha iyo Madaxweynaha Soomalia Hassan sheikh ma walaalo miyaa . wlaalo
@queenali3603
@queenali3603 11 ай бұрын
Mya😂❤
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 11 ай бұрын
Maya lkn wa ina ader wa wada abgaal
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 11 ай бұрын
​@@queenali3603 adi iyo shiqaa maxa isku tihiin hhh
@queenali3603
@queenali3603 11 ай бұрын
@@عبداللطيفمحمدمحمود waa is dhalne Lol😂😂
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 11 ай бұрын
Wacesle ama war culus abgal iyo harti abgal(warsangeli called) kala yihin
@hassanahmednurre3245
@hassanahmednurre3245 11 ай бұрын
Sh cali wajiis nin wax badan og oo xaaladaha adunkana lasocda
@abdifatahaliabdullahi9265
@abdifatahaliabdullahi9265 11 ай бұрын
Sifiican buu uhadlay shiikhu
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 7 ай бұрын
Diinta uu ka hiiliyay mushrikiin iyo mulxidiin calmaaniyiin ahna uu ka raacay aduunyo iyo dhadhana ka doortay waa diintii Allaaah ee Nabi Muxamed (scw) lagu soo dajiyay.. Doowladii timaaduu Shaah kula cabaa
@MaahiradanAdan
@MaahiradanAdan 10 ай бұрын
Waa wareysi muhim ah
@omarmuhumed5505
@omarmuhumed5505 11 ай бұрын
Mashallah ❤
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 11 ай бұрын
Masha Allah ❤
@mrali3601
@mrali3601 11 ай бұрын
Wa fiican tahay in laysu tul qaato talo guud lagu socdo, hadba xiliga jooga lala jaan qaado Aduunka iyo aakhiro la isu misamo oo labada dhinacba
@eng.hussiennurmohamed5879
@eng.hussiennurmohamed5879 11 ай бұрын
HANOOLAATO WAAN KU TAAGEERAA, LKN SH. CALI WAJIIS 74 TII, 50 SANO AYAA LAGA JOOGAA IMMISA AYUU JIRI KARAY XILLIGAAS MISE MARKOW DHASHAYBA DHALINYARO MIYUU KU DHASHAY.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 11 ай бұрын
Very interesting, Waa Ku faraxsan nahay in Cali wajiis uu sheegay in aragtidaan diimeed ay tahay mid dibada laga keenay,Somali weligood ayey ISLAAM soo ahaayeen.afkaartaan businesses ahaan ayaa loo keenay
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 11 ай бұрын
Abaayo sheikha wax businesses ahaan loo keenay maba sheegin 😂 arday somaliyed ayaa diinti si fcn uso bartay oo soo laabtay dadkodi wixi ka dhina aye u dhameestiren Intas ayu sheegay 😂 Adi ganacsi ayaaba ka sheekene 😂
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
In dalabul cilmi la sameeyo oo wadanka banaankiisa aqoon laga soo kororsado ma waxa waaye afkaar qaldan oo lasoo dhoofiyay sidi business?
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 11 ай бұрын
@@abdiqaniaxmed1904 Difaac ha galin JAALE 😂 Sheekha asaga dhahay Aragto diimeed Cusub ayaa lala yimid,Ka duwan tii Umada heysatay, Umada Somaliyeed Gaalo ma aheyn ee is weydii aragtida diimeed ee la keenay?
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 11 ай бұрын
@@GaraadWaranle Umada Somaliyeed ISLAAM ayey soo aheyd,Cilmiga Sacuudiga Laga keenay ee Timirta iyo Jilbaabka Free la isku siin jiray ayaa ahaa Mashruuc.
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
@@fartunhaji2577 Marka ma waxa saxd aheyd wixi gaalada reer galbeedka keeneen ee raashiin ka dhacay ee mucaawanada lagu sheegay ee lagu soo beegayo xiliga dalagu uu soo go'o si loo tirtiro oo meesha looga saaro wax soosaarka bulshada soomaaliyeed lagana dhigo mid u gacan hoorsata gaalada, ayadoo lagu garab wado mucaawinadaa bible.
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 11 ай бұрын
Ayaanle xusen wariye caalami Ah ❤💯👍
@AhmedCumar-gp1xc
@AhmedCumar-gp1xc 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fantastic9536
@fantastic9536 11 ай бұрын
Sh cali Wajiisoow,Takfiir Wahaabiya, Si fiican baad ugu doodaa,oo u difaacdaa, Aduunka, laakin Yaa Aakhiro Difaacya,oo Udoodaya, هَا أَنتُمْ هَٰؤُلَاءِ جَادَلْتُمْ عَنْهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا فَمَن يُجَادِلُ اللَّهَ عَنْهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَم مَّن يَكُونُ عَلَيْهِمْ وَكِيلًا
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 11 ай бұрын
Cali nijaas ani shiikh umaba arko
@jamaadan7103
@jamaadan7103 11 ай бұрын
Shiikh Muxammed Guuleed caalim soomaali ah buu ahaa wuxuuna hortaagnaa waxa culumada sheegtay oo dadka qarxinaya soomaaliya waa shaaficiya diintuna iskama hortimaado jooji khillafka rabbi kabaq fadlan
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 11 ай бұрын
Ayaanle well done 👍 su'aashaada jawaab Uma haayo Cali wajiis 😂
@cabdicazizgateysaaran5076
@cabdicazizgateysaaran5076 11 ай бұрын
Hadii aad dhaqan iyo shaqo ka dhigatay Allah cariiri haku geliyo amin amin
@DXSH86
@DXSH86 11 ай бұрын
45:10 Diinta ibaraysa sida loo istijoodo, janaabada looga qubaysto iyo inaan gacanta midig wax ku cuno, inaad tiraahdid looma soo dajin arrima maamulka .. Wallee "Sh" Cali wajiisow aakhiro xisaab baa ku sugin
@mohaChenal
@mohaChenal 11 ай бұрын
Subxaanallah Sh maxamed guuled miya dad gaaleye
@fantastic9536
@fantastic9536 11 ай бұрын
Nin Aad u been badan weeeye (cali wajiis), , (sh maxamed guuleed,) waqtigaas, Dhuso mareeb Buu minhaaj ku Aqrinaye, dowladna kuma jirin, Markaas ka dib buu soo galey, dowlada, Wadaadkaan, Taariikhda, Wuu ka been sheeegaa ,Asagoo Si daban u Difaacaya, fikirka, Wahaabiga, ah,ee Takfiirka, Asalka, u ah,,
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LOVES
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
Cali wajiis waa dulli, diinta oo dhan waxa uu uleexinaa hunguri dartii , midkasto(dowlad kasta ) oo soo istaagta waa ka bariiseynaa , waxa uu rabaa in uu raali geliyo qof kasta ilaa qubuuriyiin uu soo dhaweeyay culimana ku sheegay asigoo ictisaamna iyo ururada kale la qasanaya .
@menhee7408
@menhee7408 11 ай бұрын
As waa cadaw atmisna waa walalaheen aniga waa imariweeysay
@Abra392
@Abra392 11 ай бұрын
Markaad ujeedoyinka itoobiya iyo wixi lamid ah ee cadowga soomaliya ah waa iska sidaan War ka dhamow siad barre subxanallah
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 11 ай бұрын
Wuxu aha in bananka LA keno hadidin duli naso maray ayu aha in kasto melo u Ku ficna ey jiren lkn xarkisa ka badna iyo qabyaladisa
@Ahmedabdirizek
@Ahmedabdirizek 11 ай бұрын
Ma umalysaa wuxuu sheekhu ku eedaynayo sheekh Maxamed guuled inuu isagu hada ku jiro isagoo ah sheekhii dawlada runtana usheegi karin Allahayow maxaa wax isku muuq muuqda
@engcabdullahiyusuf1892
@engcabdullahiyusuf1892 11 ай бұрын
Wadaad suldada dawladda lagama ag waayo
@engcabdullahiyusuf1892
@engcabdullahiyusuf1892 11 ай бұрын
Waxaan la yaabay wadaaddadii gaalaysiinaayay dawladda Somalia waxay magan galeen dawladaha England kenya USA Canada oo dhammaantood aan dawlado Islam aan ahayn
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 11 ай бұрын
Ad iyo ad
@bashiirsheikh-to4pd
@bashiirsheikh-to4pd 11 ай бұрын
ayaaaaanle. plz. waraysigaaan. dhinac. ayuuu. kararan yahay. culumadakalanah. warayso
@dahirahmed572
@dahirahmed572 11 ай бұрын
Waraysi waaye dood maaha adiga ayaa dhinac kararane waraysigu waa caadi
@Alcadawi
@Alcadawi 11 ай бұрын
Cali waxaa jeclaan lagaa in la weydiiyo xeerka ciqaabta soomaaliyeed, ee yaalla maxkamadaha qaranka ma diinka islaamka ayey waafaqsan tahay
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 11 ай бұрын
jahli badan baa ayaanle diinta ka haysta wariyahna waa inuu wax uun ka garanayo diinta
@shantagees9425
@shantagees9425 11 ай бұрын
Wariyahu suaalaha uu waydiinayo macanheedu maaha inuusan diinta aqoon ee waa inuu wax walba su’aalo.
@haboon180
@haboon180 11 ай бұрын
Faqash iyo moryan waxay boobeen juboyinka iyo shabelooyonka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay barokacyaal ku yihiin meel kasta.
@mrali3601
@mrali3601 11 ай бұрын
Na naga aamu Faqash ku wastaye
@TOBEFIT-wj4xp
@TOBEFIT-wj4xp 11 ай бұрын
kii khamriga doonayey maanad ahyan ?@@mrali3601
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 11 ай бұрын
Qabyaalad daa we all Somali
@Mowliid2024
@Mowliid2024 11 ай бұрын
Sh cali marabo in uu qiro qaladkii xarakaadka
@diinipro
@diinipro 5 ай бұрын
Xoolo
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 11 ай бұрын
Yarkan Ayaanle,maaha weriye daacad ah,kabahaa lala dul maray
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 11 ай бұрын
Adeer waxaa laga yabaa inadan shiiq ahayn markaas maxaa yeelay dhiig badan baa meeshaas ku daaday xamar ah
@maxamudmaxammed1274
@maxamudmaxammed1274 11 ай бұрын
Cali wajiis " hadi ay yidhahdaan kitabka Allah swt laguma dhaqmikaro o ma haboono wakhtigan markaas ayey galobayaan' siday calamaanintu yidhahdaan[38 mirir] Laakin hadi u dastuur iska sameystoo waa caadi kuma galobayo . ALLAH SWT KANSAR AFKA HA KAGA RIDO BEEN WEYNE. { یُخَـٰدِعُونَ ٱللَّهَ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ وَمَا یَخۡدَعُونَ إِلَّاۤ أَنفُسَهُمۡ وَمَا یَشۡعُرُونَ } [Surah Al-Baqarah: 9] { أَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلَّذِینَ یَزۡعُمُونَ أَنَّهُمۡ ءَامَنُوا۟ بِمَاۤ أُنزِلَ إِلَیۡكَ وَمَاۤ أُنزِلَ مِن قَبۡلِكَ یُرِیدُونَ أَن یَتَحَاكَمُوۤا۟ إِلَى ٱلطَّـٰغُوتِ وَقَدۡ أُمِرُوۤا۟ أَن یَكۡفُرُوا۟ بِهِۦۖ وَیُرِیدُ ٱلشَّیۡطَـٰنُ أَن یُضِلَّهُمۡ ضَلَـٰلَۢا بَعِیدࣰا (60) وَإِذَا قِیلَ لَهُمۡ تَعَالَوۡا۟ إِلَىٰ مَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَإِلَى ٱلرَّسُولِ رَأَیۡتَ ٱلۡمُنَـٰفِقِینَ یَصُدُّونَ عَنكَ صُدُودࣰا (61) } [Surah An-Nisāʾ: 60-61] { وَإِذَا دُعُوۤا۟ إِلَى ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ لِیَحۡكُمَ بَیۡنَهُمۡ إِذَا فَرِیقࣱ مِّنۡهُم مُّعۡرِضُونَ (48) وَإِن یَكُن لَّهُمُ ٱلۡحَقُّ یَأۡتُوۤا۟ إِلَیۡهِ مُذۡعِنِینَ (49) أَفِی قُلُوبِهِم مَّرَضٌ أَمِ ٱرۡتَابُوۤا۟ أَمۡ یَخَافُونَ أَن یَحِیفَ ٱللَّهُ عَلَیۡهِمۡ وَرَسُولُهُۥۚ بَلۡ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ هُمُ ٱلظَّـٰلِمُونَ (50) إِنَّمَا كَانَ قَوۡلَ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ إِذَا دُعُوۤا۟ إِلَى ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ لِیَحۡكُمَ بَیۡنَهُمۡ أَن یَقُولُوا۟ سَمِعۡنَا وَأَطَعۡنَاۚ وَأُو۟لَـٰۤىِٕكَ هُمُ ٱلۡمُفۡلِحُونَ (51) } [Surah An-Nūr: 48-51]
@AbdukadirAli-u1t
@AbdukadirAli-u1t 11 ай бұрын
Sheikh waxaad tahay nin waxbadan og ee waxaan kaa codsanaynaa inaad kutub badan noo reebto gaar ahaan takfiirka iyo siduu ku bilaawday waraysigaan aad baan ugu bognay
@Gaabanechannel
@Gaabanechannel 10 ай бұрын
honoolato
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 11 ай бұрын
Hanolato aya laga badiyay ee edeb yelo
@MohamedJimcaale-jh4mp
@MohamedJimcaale-jh4mp 11 ай бұрын
Fikirkii xiligaas kama noqon nin mar khawarij noqday kama soo laabto nabiga scw ayaa noshegay
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 11 ай бұрын
❤❤❤🤝🤝🤝
@abdulog8461
@abdulog8461 11 ай бұрын
23:33.meesha musiibo ka dhacday waa markii aad sucuudiga tagtan ee ka soo xanbaartan wax la yiraahdo cilmi xadiis,kaaso ay tahay in aan miisan looga dhigin diinta islaamka,waxa keliya ay tahay in lagu miisamo axadiista waa quraanka ilaahay subaxanahu hadii xadiisku ku yirmaado quruxey waa in bada lagu dara
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 11 ай бұрын
waxaanad aqoon ayaad ka hadlaysaa. iska aamus
@abdulog8461
@abdulog8461 11 ай бұрын
​@@naxlaawi9266 adiga waxan ma fahmi kartid
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 11 ай бұрын
Nagaa amus
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 11 ай бұрын
Waaa shirki. Iyo lama gaaleysinayo. Isma qabato
@_xordage
@_xordage 11 ай бұрын
Waa is qabataa. Qofko hadoo jahli heesto gaal maahan ee waa lu turaa. ilaaheey qof aan wax ogeen ma cadaabo
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
​@@_xordage Xujada hadii lagu oogo ee gaalnimada loo cadeeyo , markaa hoosta waa laga xariiqi karaa soo ma aha?
@_xordage
@_xordage 11 ай бұрын
@@GaraadWaranle adi shaqadaada maahan dadka gaaleesiintooda. Hoowshaas malaa'ik baa qabato ee inaa ilaahey caabudi baa laguu abuuray
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
@@_xordage Aayadee sheegtay ama xadiith kee sheegay in qofka gaalnimo ku dhaco aan la gaaleysiin Karin shaqana qofka u taalna aysan aheyn . Ma ii sheegi kartaa hal daliil oo qofka ka reebaya qof gaalnimo ku dhacay oo ay sugnaayay in uu gaalyahay in aan la gaaleysiin Karin .
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 11 ай бұрын
Hanoolaato dadka akhyaarta saa uwarayso dadka 10$ sìinayso oo beenta daldalayo nagadaaa fadlan
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
40:10 40:47 qur'aanka ha ku dheelin .
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 11 ай бұрын
Culuma u suldah iska dheh!! Waa ictisaam
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Waraabiyo markii igu horeeysay dadka ku dhaqmaayo reer aan diris aheeyn oo wiil saxiibo aheeyn ka dhashay ayaan xafadooda tagay xili salaada markii la gaaray wiilkii hooyadii tiri salaada ha iga jibin ha i soo dhawaan
@TOBEFIT-wj4xp
@TOBEFIT-wj4xp 11 ай бұрын
bahashu way nagu culustee noo kala yaaree .... hhhh.... wahaabi waa salafi . waxaana u ah marjic quraanka . qura aannka waxaasi kuma yaalaan ( hooyadii baa tiri salaada ha iga jibin ha i soo dhawaan)
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 11 ай бұрын
36:15 waxaas waa la iska yiraa ....? Muxuu wax is hoos galshay .
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 11 ай бұрын
Ayaanle caqiidada iyo fiqigaa iskaga khaldan!
@mahamedgure8066
@mahamedgure8066 11 ай бұрын
Thank you ayaanle
@Boqorbaraxoow
@Boqorbaraxoow 11 ай бұрын
Aniga waxaa tageersanahay fikirka comunista ah ama shuuciga waa fikir siyaasiyeed oo u fiican soomaliya
@Shirazy.
@Shirazy. 11 ай бұрын
Taniyo Siyaad Barre illaa Maanta Dawlad ayu la shaqeynayaaa… Culumadu ayagoo dawlada iska ilaaliya ayaan ogaa.
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 11 ай бұрын
Culimadaa ine lashaqeeso dowlada dhib male dowlada qeeb diinta iyo ooqaaf leedahay lkn culimada qaar maraban siyaaso aakhiro iska rabaan
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 10 ай бұрын
Haddeer oo kale ayey Siyaad bare ku meereystaan iyagoo dadka soo miisaamey oo 29 sano dalka Soomaaliya ay dartood ka dhismi la’yahay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LIVE
@Zaak100
@Zaak100 11 ай бұрын
somalida waxa la doonaya inlaga dhigo diinlawayal ama argagaxiso shar badan oo dadka xasuuqda
@SaadaqKaraama22
@SaadaqKaraama22 11 ай бұрын
Dhiiqo ayu galay Cali wajis
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 11 ай бұрын
Sheikhow Cali u nasteexeeya Hassan Sheikh Mohamud Oo Guryaha dhaca ku haayo. Soo dulmi maahin
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 11 ай бұрын
Guryo xasan kama dhicin e moryan dhul dowlo iyo guryo qabsatay 33 sano. Degena aya laga kicinaya qarna dowlada shacabka ugu adege qarna ganacsato ka faidesane e guri ha radsadan xaran iyo ana tansaday xiligan ma soconeyse
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 11 ай бұрын
@@raashidiinabdullahi5583 Ramadaan waaye Allah aa kugu deeyay kuma caaynaayo
@smaliwolf
@smaliwolf 11 ай бұрын
Horaa idiin dhahay hadalka iyo ficilka isma laha hadalku waa wax aad u wngsan lkn ficilka burinaayo hadalkiisa marka arinta uu ku hudlay waxay shaqeeynee marki la dhaqan galiyo
@AdammohamedOsman-n8r
@AdammohamedOsman-n8r 11 ай бұрын
Haduu rabo shareecada dastuurk muu dhaafo
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 11 ай бұрын
YaaYaa. Dee Muggaan immin_kadda miyuu ka Dalacay Culumaa'ul Thowra, ama Salafiya Jadiidiya, yacnii Salafiya Cilmaaniya. 😅🤣😂😅😂🤣😅
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Sheekh Maxamed waxaa saameeyey figrigii ikwaanu muslimiinka ee dowlad doonka ahaa ee hadduu raaci lahaa wadadii ma shaaikhdiisa asaguna waa guuleysan lahaa wahaabiyana waa jabi lahaa.
@somali2415
@somali2415 11 ай бұрын
Sheekhani waa ninbaqoonyahana oo dhisan
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 11 ай бұрын
Da iyo ad
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 11 ай бұрын
Wadaadado dhan saan hadeey wax ufahansanan lahaayen al shabaab marhora laga adkaan laha
@deqafishingandmarineresour364
@deqafishingandmarineresour364 11 ай бұрын
Sheekhu naftiisu ma yareysto marka aad eegto maktabadiisa buugaagta utaalla oo ay kamid yihiin: Redsea Spies; End Times iyonThe Violent Image😂
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 22 күн бұрын
dr xasan sh maxamuud ha gado godka jilicow dhulkii kaleba uu gadaye
@abshirali313
@abshirali313 11 ай бұрын
H noolaato
@fadumoismaan-f4k
@fadumoismaan-f4k 11 ай бұрын
Taasi dagaal mamudnen ee waxa hada jirii oo dhan ayaa in lagataqluso banaan tahay waayoo dowladaasi haba xumaatee dalka sharaf iyo awoodbuu lahaaa hadase Qabiil iyo Qurun iyo dadkoo laysku diro hantidoo ladhaco
Kaftanka Siyaasada 577 oo aad u xiisa badan
27:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,4 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН