Xalane dhexdeeda gabdho somaliyeed baa wecela Ku heysta xog muhiim ah

  Рет қаралды 14,286

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

23 күн бұрын

Пікірлер: 30
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 күн бұрын
22kun ee askarta afrikaanka ah iyo ajaanibta kale kolob waxay ku maqan yihiin gabdho somaliyeed wax looga faa,iideysanayaa baahid iyo dawolda la,aan ...allow ugargaar umadaan rafaadsan yaa rabi..somaliyeey wax diinta ka baxay iyo wacalo afrikaan ah intaba sugta ileen hogaan umadaan ka naxayo ma jiro siyaasi kasta isaga iyo qosakiisa iyo saaxiibadiisa ayaa shaqeysanayo allow umadaan hogaan wanaagsan sii
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 22 күн бұрын
Saxib. So. Uma. Eka. Naagtaan. Iney. Ma. Seertey. Oo. Iyadaba. Ka. Mid. Aheeyd. Naagaha. Halkaasi. Lagu. Siiwo. Oo. Markey. Dhaawacantey. Oo. Mid. Kaloo. Fiyoow. Lagu. Bedeley. Waa. Suurta. Gal.
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 күн бұрын
Mashaa allaah ku socda alle ha idin xafido dalkaan waa in laga qabtaa ajaaniibta iyo kuwa ducufada ah ee umadooda loo adeegsanayo .dhalinyaro garabkiin alle ha galo
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 20 күн бұрын
Subhana Allah
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 21 күн бұрын
Dawlad sharaf leh ood sheegeeysid aaway.
@AbuurTttd
@AbuurTttd 19 күн бұрын
War xalane hadaan laxidhin. halis baynu kujirnaa waa meesha,cadhada iyo ciqqbka alle inoo sababaysa inay inagu soo dagto dadka lagu qashaa gabdhahaa lagaga ganacsadaa dalkaa balaayòo dhan looga maleegaa war hala iska xidho cidii keentay balaayeey umada ukeeneen🎉
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 22 күн бұрын
Very sorry Somalia, SubhanaAllah 😅
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 15 күн бұрын
Barrio foundation maad ka gudubteyn? I guess, it’s on to the next story with you guys. Markasey ku leyihiin ka an dhinyaro banu sameynana??? This foundation wa khatar, big brother little brother, wilasha lagu babiya
@sahromahamud
@sahromahamud 21 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah 🇸🇴🙏😭
@awm221
@awm221 20 күн бұрын
Subxanallaah
@xamralive
@xamralive 22 күн бұрын
oo UN kaaba lacago ku siisa in ay Yugan Dhaysku Gabdhaha ilmo ka dhalaan oo is ticmaalaan {{ War Soomaali in la dhalan rogaa La Rabaa awalba UN ka Munaafaqad baa lagu Yaqaanay ee Soomaalidaa Hay Adaha u taqaan Qaar Caawinaya saasna maaha
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 20 күн бұрын
Subxaanallaah soomaaliyey maxaad ka nooshihiin waxaa xamar dhexdeeda ka taagan hadayna ogayn madaxda intay lacagta masaakiinta lacagtooda ay cunaayaan wasaqda ayda ah war waxaan maxay ahaayeen madaxwaynaha intii lacagaha uu cunaayo oo wadamada shisheeyaha ah uu guryo ka soo iibsanaayo dadka kalena maxaa ka galay
@xamralive
@xamralive 22 күн бұрын
May Khalad baad Fahantey Naagtaan Ninkii horay is Yaqaaneen hada ninkii hore waala badalay bay ku Tiri waxay ku tiri waan dhaawac may Yugandha la iidiray Cisbital
@xamralive
@xamralive 22 күн бұрын
Armay iyaduba baxarka ku jirtaa oo ilaa 11 saneey meesha joogtay ee
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 22 күн бұрын
XALAANE MAA LAA GAALE MAALAAGUGU QABEYE MEESHE ADIIGAN MAXA DHAQAN XUUMO KAA SOCOTE
@xamralive
@xamralive 22 күн бұрын
oo ninkaan taatuuga leh ma Muqdishuu joogaa?? yaab badanaa
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv 22 күн бұрын
Xalane waxaa iska leh tuug yurub ka soo jeeda waa kuwa yurub igu liita
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 21 күн бұрын
xasan gurguurte u sheega tolow ha ogyahay😮😮
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 20 күн бұрын
Xalane madaxkasta soo marta ayaa ka masul ah not xasan kali farmaajo sheikh sharif intii ka danbeysey cabdullahi yusuf xanale waa loo daadanaya insha allah
@AdenMohamedDuone
@AdenMohamedDuone 22 күн бұрын
Uuqabo maxaad u leedahay. Uu kadhilaysto dheh ama uu faraxumeeyo dheh.
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 22 күн бұрын
Ina elman Xalene lagu ma togan, markey ka hadashey? Xalene wa magaci wiilki ugu horeyey ku dhinte Dagalki 77, kow. X aka twitter 🐣 tweet tweet Queen of Zeila waxa la dhihi jirey Helene ama Xalene. Wa gabadhi Dagalki Xabashi iyo Awdal isgu layeen.. wa tii helaneyd ama wax Xalineyse. What does that mean, we are occupied and the women are been abused, basically Fallen society. All front war but y’all asleep 😴 😂
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 15 күн бұрын
Ani xata info badan ogahy walalo Gus mataqan midke dhahan o denmark ka imada cadaaana
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 15 күн бұрын
@@user-mt6jw7ql4g ha ka isga dhigiya Nin dalxees Somalia uu so noqdey? Galkacayo ayaan video kisa ku arkey, xita kuwa polish aya so baxay hada, wa wada intelligence lakin travelers bey isga dhigan. We will see if this guys talks about him
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 12 күн бұрын
Wan ka hely info gaga waxbadan ka faaidey wlhi tnc mida kale polish hade so galen mesha o yuhud kadaran b​@@qomayoxildiid
@xamralive
@xamralive 22 күн бұрын
Way ay Gabdhahan Soomaaliyeed Fuufugaan Gaalada ah u aqbalayaan maxay ku falayaan?? waa maxat Riqiis nimadaan iyo Dulinimadan??
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 15 күн бұрын
Gaaajo aya jirta qabyalad ba qashinkas wadata
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 22 күн бұрын
suxaanalaa marka hore maxaa dumarka geeyey meel gaaalo ku xaraysan tahay😮
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 20 күн бұрын
Kuwaas amey cudur noo keenan
@nasrin1930
@nasrin1930 22 күн бұрын
Subhana Allah
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 39 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
blue makeup kale ayaa iskeenay iyo xaalada Ashraf
9:12
MORAAL MEDIA
Рет қаралды 29 М.
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 301 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
0:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН