Xaliimo Khaliif Magool ❤ Heestii Aduunyo

  Рет қаралды 375,542

Hirad Channel

Hirad Channel

Күн бұрын

Heesaha Xaliimo Khaliif Magool, Heestii Aduunyo, Hees Macaan Waa Hees Aad U Cajiib , Aduunyoy Xaalka Ba, Daawasho Wacan.
Alle Haw Naxariisto Janatul Fardowsana Haka Waraabiyo Boqoradii Codka Xaliimo Khaliif Magool Aamiin.

Пікірлер: 228
@galadguule486
@galadguule486 Жыл бұрын
Erayadii cabdi qeys xiliga 1972 Hore waxa uqaaday Mxamed Mooge Luuqda hada waa Magool Cuudka waxa tumaya Cabdi Ciise Allow inta dhimatay unaxariiso Wixi noolna caafimaad & cibaada suuban Aamiin ya rabbi🤲
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 жыл бұрын
*yaa daawanay 2021? A/rxma😭*
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Hhhh lama gaarin
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
28-12-2019 weeye
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 4 жыл бұрын
Aniga 2020
@shardicade4539
@shardicade4539 4 жыл бұрын
Ani
@farxaancabdulaahicali197
@farxaancabdulaahicali197 3 жыл бұрын
Aniga 2021
@zakigafane4833
@zakigafane4833 4 жыл бұрын
Manta waa malin ciida saacadu waa 6:22pm Galabnimo Sanadka 2020 Waxa shalay noodhamaaday si khayrleh Bishii barakaysnayd ee Ramadan Alx Waxan ilaahay uga baryayaa inuu maamo magool ilaahay janadii Ha ku casuuumo AUN Ku saliya Nabiga SCW
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Aun Maxamed mooge iyo magool fanaaniinta ugu culus Somali bay ahaayeen Aduunyo Murtidii cabdi qays
@buuh1407
@buuh1407 8 жыл бұрын
ilhey hakuu naxariisto hoyadii codka somaliyeed baal dahab ayaaf taariikhda ka gashy tallaa
@daily1542
@daily1542 3 жыл бұрын
Ayado la iska jiifo la iska qaadooya maba la is lurooyo, Yaa ila arkey magool maba iska jeexdo codkeeda Iska macan dhib looma maro
@raxmojacayl1437
@raxmojacayl1437 2 жыл бұрын
Maanta Waa malin sabti ah saacadu waa 14:15Am duhurnimo Waqtigu Waa 18 /6 / 2022 😨. Hooyo xalima khalif magool Murti iyo sowd mcn ayaad nooga tagtay. AUN 😨😨 wixii iga danbeeya. 👍like saar
@AbdulRahman-kr2ib
@AbdulRahman-kr2ib 4 жыл бұрын
Wlahi ilma ayaa igasocdaan 😭😭allow unaxariso hoyo magol 💋♥️
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Aamiin Aun Eedo,Aabaheey ayey saxiibo iyo walaalalaba ahaayeen
@ahmedhaji8057
@ahmedhaji8057 Жыл бұрын
​@@abdullahiahmed2409Abdullahi Ahmed Jamac Ahmed miyaa tahy wll ?
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 10 ай бұрын
@@ahmedhaji8057Maya walaal
@Dhaqanbile-31
@Dhaqanbile-31 7 күн бұрын
​@@ahmedhaji8057Asxbay ahaayeen Magool iyo Awoowgay Ahmed Jamac A.Abtidon, Waqtibay sxbadeed kula qaadan jirtay xfdiisa. Rabbi ha u raxmado.
@Muran25
@Muran25 5 жыл бұрын
Aduundyo wlhi been may sheegin maanta way nagaa hooseyaan alle haw Naxariisto
@sadaambollo8290
@sadaambollo8290 10 ай бұрын
●Marbaa xil iyo maamuus ●Magac lagugu xeraa ●Xariir lagugu daahaa ADDUUNYOOY 😮
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 8 ай бұрын
😢ilahay ha unaxaristo Magool maamadi cuudka runtii qof dumara oo somali ah oo ka cod mcn ban maqlin abid
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Ай бұрын
1984 weeye goobtu waa muqdisho, erayada waxa leh cabdi qays, codkuna magool cuudkana ma nimaan garanayn baa jidha? Cabdi ciise. horaantii 70meeyadi waxa ku luqeeyey heestaan mooge. Allow u naxariiso inte dhimatay.
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 жыл бұрын
kabanka waxa tumaya sidan filayo Cabdi Ciise 1984a ayaa la ii sheegay in muuqaalka la duubay Alle ha janneeyo labadoodaba
@somaliboy3054
@somaliboy3054 3 жыл бұрын
2021 still Qalbiyadaad ku nooshihiin Murtidii Abdi Qeys AuN Maamo.Magool AUN maxamed mooge boqortooYadii FankaY ahaayeen😢
@saidahmed4129
@saidahmed4129 8 ай бұрын
Allow Janadii Xalimo Khalif, Magool. Walle in naag ka qiimo badan Somali ka dhalan... I love eedo Magool. Allow qabriga u nuuri oo uga farxi Janada sida Somali nooga farxisay..✔✔ " Farax bururay gooraan basar kuu jaleecee" by Magool🧡🧡
@Shadi1-12
@Shadi1-12 Жыл бұрын
Xiligaa is doorshoo ninkii maali jiray xoor marbuu xaynna waayaa, xaasidkii wax mooda😢😢😢
@abdiqanimohamed6169
@abdiqanimohamed6169 3 жыл бұрын
Yaa ila dawanayaa xiligaan sandku 2021 sacaaduna 3:06 habenimo ilaahoow ku naxariiso hooyo halimo murti iyo magadaalo waa xusuusahaga
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Caawa anigaa joogo halkaan sxb🥰
@salmamaxamed2802
@salmamaxamed2802 3 жыл бұрын
2021/9/3 aduunyow aduunyow xalka ben allaha unxariisto🤲😥
@dekaally4350
@dekaally4350 6 жыл бұрын
xoola haago oo nagi marbaad xoor kamasha xaragadu kulumisa aduunyooy marbaad xaalufiyo fuluf duhurka xanbadha caro lagu xasuusta xumaata xiligaa is doorsho aduunyoy ninki moodi jiray xoog aduunyooy aduunyoy marbuu xeeyn lawaya xasadkii wax mooda aduuunyooy aduunyooy aduunyooy aduunyooy xaalka be xaalka be xaaalka be xiskimaha dareertiyo markuu xeesku hoora nimcoy lagu xasuusta aduunyoy aduuuunyo walle xasuus aan cadi ehen beey igu ledahay heestan
@munocadey6621
@munocadey6621 2 жыл бұрын
Qalad weeyo waxaad soo qortay bro ninkii maali jiray xulad waa sac magacii
@farahmohamed4104
@farahmohamed4104 2 жыл бұрын
Heestan waxaa horay u qaaday oo lagu yaqaana maxamed mooge liiban A.U.N mamadana waxay ka qaaday qaaci okaliya xaliima qaliif magool A.U.N dhamantod wad xasuuso noga tagay
@asiiliabdulahi7875
@asiiliabdulahi7875 5 жыл бұрын
Toos baan ula sheekeystay ilaahaw unaxatiiso
@nasriinibrahim7097
@nasriinibrahim7097 3 жыл бұрын
asiili walaal maxa kuu saarn fcboka inan kugu soo darsadan raba walaal
@abdifitahmahamed159
@abdifitahmahamed159 3 жыл бұрын
"Waqtigaa isdoorshee marbaa sharafku xoodmaa waxii laga xishoonjiray ey cidiba xeyreyn" Waqtiga lataagan yahay ayay taabanayaan ereydaan
@ladanhoussein5237
@ladanhoussein5237 10 ай бұрын
*Ninki lagaa xishoon jiray aan cidiba xaaleyn* sidas waaye ayaan filaya
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha 2 жыл бұрын
A.U.N Hooyo Haliima Khaliif Omar Magool Heestaan waxaa lagaqabtay 1975 anna waxaan daawanyaa 16-10-2022 47 sano kadib aduunyooy xaalkaa ba'a 💖💖
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
maha wa sidetamadkii ilaa sagashamadkii inta u dhaxaysay
@Somalia5
@Somalia5 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🤍👌💃🏻🎤👌🫶🫶MAGOOL WAA HANTI QARAN ❤
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 6 жыл бұрын
Heestan mohamed mooge oo qaadayana waan dhegeystay allow naxariistaada sii magool iyo mooge
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Yaasmiin Yuusuf Maxamed mooge ayaa leh heesta waakan hada utumaya kabanka ee ag fadhiya way ka daba qaadaysa si sxptinimo aha Aun labadoodabee
@sultaanomar
@sultaanomar 3 жыл бұрын
Meelkaste oo hees kaban ah waad iiga horeysaa kkkkk
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@duriyadiisayidnuur9735 ninkani kabanka tumayaa maha maxamed mooge ha khaldin dadka wllo
@bashkaabdirizak2180
@bashkaabdirizak2180 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mum magool runtii waA hees xaqiiqada adunyada ka had leysa udceeya farta taag hadaad fiirneyso 2020🖕
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Aduunyo xaliimo magool allaw unaxariiso janada ka warabi
@eiddayib9828
@eiddayib9828 Жыл бұрын
Waa eryadii abwaan qays iyo codkii halaasiga ahaa e magool iyo kabankii cabdi ciise goobe Axsan yaa hees
@MaxamedClaahi-wm2cl
@MaxamedClaahi-wm2cl Жыл бұрын
Ninka cuuudka tumaya waxa ladhaha cabdi ciise wlo
@farxaancabdulaahicali197
@farxaancabdulaahicali197 3 жыл бұрын
Halima qalif omar magool io maxamed mooge waa dad fanki somaliyed qeyb weyn kaso qaaty alle ha u naxariistoH
@ayuubcawil9434
@ayuubcawil9434 2 жыл бұрын
Ninka soo qoraya maxamad mooge fan heer kama garine marfashyaduu kaheesi jiray waa ninaan aqoon buuxda ulahyn 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@khadarcasar8664
@khadarcasar8664 3 жыл бұрын
Wllyaal fankii iyo murtidii umada somaaliyeed hore ayay inooga dhamaadeene balse dhaxal aan duugobayn ayay inooga tageen ale qabriga ha uga dhigo janatul firdawsa maxamed mooge iyo xaliimo magool , waxa wax laga xumaado ah qoom sheeganaya fanaaniin balse kufsaday fankii, walina lama hayo cid u gurmata
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 13 күн бұрын
Qween Halima kalif cumar magool boqoradii codkay ahayd Alle godka hakugu janeeyo
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Naxariisti jano allaha ku siiyo boqoradii aan jeclayney
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 жыл бұрын
AHUN Magool iyo Mooge labadooduba laba qof Oo aan caadi ahayn bay ahaayeen.
@qamaanbulxan892
@qamaanbulxan892 5 жыл бұрын
Hooyada fanka maama magool ilaahy hku naxariisto
@alishire5806
@alishire5806 3 жыл бұрын
Aduunyoy wlhi waxmacnamaleh eedo magool illahow kunaxariiso
@khadarcasar8664
@khadarcasar8664 3 жыл бұрын
Ale qabriga ha uga dhigo janatul firdawsa maxamed mooge iyo xaliimo magool
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Inaba caadi maaha codkeedu👍💙❤💘💓💔
@walalmoha3996
@walalmoha3996 5 жыл бұрын
Aduunyoy xaalka be xalkaabe Magool allaw ku naxariiso Sxp dad wa dadkiihore
@suadjama4907
@suadjama4907 4 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya 29/3/2020😢 ilhy haw naxarizto mom xalimo khalif🤲
@sunnimahamuud693
@sunnimahamuud693 4 жыл бұрын
🤩🤩🤗🤗👈🥰🥰👍💪
@MaxamedToxob-wy4ui
@MaxamedToxob-wy4ui 6 ай бұрын
Wllhi malin ayan raba inan arko goralkan isbedelka aduunyo mahaday ayan ku gorey farintan aan arko meshan ku arki dono ali ♥️ goldhow ❤❤naasib wcn
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 3 ай бұрын
Hye isbadal majira 😅
@nafisobaxsanofficial7330
@nafisobaxsanofficial7330 3 жыл бұрын
Aalow unaxaristo dhamantod🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Dluulmm
@Dluulmm 3 жыл бұрын
Xiliga is doorsho aduunyoy😭😭Allaha kuu naxariisto 4/10/2021😪
@sacdiamuse8068
@sacdiamuse8068 Жыл бұрын
2/5/2023 ayn dawanaya AUN xalima qaiif magool😢
@arsenalsomalifans9583
@arsenalsomalifans9583 6 жыл бұрын
Masha Allah xaliimo khliif maguul allaha unaxariisto hooyada cudka
@warsameqoys9238
@warsameqoys9238 5 ай бұрын
Ilahay haw naxariisto waxay ahayd mucjiso fanka soomalida somaray ilaa hadana maso bixin gabadh gayiga somaliada ka dhalatay oo la mida ama soo dhawayn karta codkeedii
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 5 жыл бұрын
Allow u kuu naxariso magool
@musse143theboy4
@musse143theboy4 5 жыл бұрын
Ninkan ujiibinaya ee musiga utumaya maanu maxamed mooge ahayn ilmaderayaal
@MohamedMahadMuhumed
@MohamedMahadMuhumed 4 жыл бұрын
Haa wll waa Mohamed Mooge Liibaan Allah ha u naxariisto dhamaantoodba si fiican ayaad u asiibtay waa muuqaalkii video ah ee iigu horeeyay ee aan Mohamed ku arkay
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 4 жыл бұрын
Horta markuu qaadayo iyadaa u jiibisa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@MohamedMahadMuhumed Aun Maxamed Mooge Liiban🥰
@najiibidar12najiib14
@najiibidar12najiib14 2 жыл бұрын
M mooge ma ahan waxa la yiraahdaa cabdi ciise
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@MohamedMahadMuhumed maha maxamed mooge cabdi ciise gaab aya la dhaha
@lucasnuune2849
@lucasnuune2849 4 жыл бұрын
Still 2020😭🙏🏽 allah yarxamk
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 4 ай бұрын
Allow kuuu naxariiso
@abdirahmanaadan2835
@abdirahmanaadan2835 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwaankii Cabdi Aadan xayd (cabdi qays ) Waxaa qaaadi jiray mahamed mooge liibaan lkn magool ayaa Mar dambe qaaday
@kowneynahmed3335
@kowneynahmed3335 2 жыл бұрын
2022 dhageysanoyaa wey iga weyn tahay hestaa
@AbdishakurDahir-j1c
@AbdishakurDahir-j1c 6 ай бұрын
Cawa wa habeen arbacu ah sacadu wa 11:15 pm habeenimo waqtiku wa 3/4/2024 😢xalimu khalif magool waxan maqraati ka ahay inay ahaydi markiii hori hoyadii fanka ee somaliyed lkn gadaal sida la isheegay aye nuqotay naaar gasho qabyalada ka shaqayso ooo somali isku dhamaysay waqtikii burburka ayaduu hees horin qada ooye qabiil ku kicnayso codkida dartiisna miskiin badan oo somaliyed dartidi udhintay
@maryamaff89
@maryamaff89 Жыл бұрын
4:02 pm Maalin sabti ah 12. 8. 2023 Nololsha qaar Waxad ka doorbidaa Geeri Alx Se Hadaan Caafimad qabo balse waa Xanuun qof dhalin yaro ah Oo aanan heyn wax cml ah Ama Shaqo mushaariyaaa Balse mar baan arki doonaa Wuxu waa Aduunee😢😢
@Xamsemaxamed-zd5ur
@Xamsemaxamed-zd5ur Жыл бұрын
Hno xgen Kala soy xidhidhay
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 11 ай бұрын
Cajiib 😢
@ibnuhalimo
@ibnuhalimo 8 ай бұрын
😢 I hope won
@daily1542
@daily1542 3 жыл бұрын
Qofka ku cuyaarey ee dhexda la soogaley budka garaacaaya has ka qabto musicaga Udhaafo karanka iyo vodka magool uf alla sometimes waxaan dareema in music loowaayey codkeeda
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Walaal waa qaaci markay waaberi garaacayaan heesaheeda Waa top
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 жыл бұрын
Heestan wa hesaha ugu qalisan original waxa qaday maxamed mooge erayadi cabdi ways
@egearale6722
@egearale6722 Жыл бұрын
Alla hooyo qli Alle ha ku naxariisto Magool o kale ya heli kara
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
allaya raxma yaa magool nolaba waa dhintee
@farhanmatan9950
@farhanmatan9950 7 жыл бұрын
Cali Aadan asc
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
farxaan mataan cws zxpblkn si wacan ku kasi mayo
@drdhobo1334
@drdhobo1334 3 жыл бұрын
2021.9.16 yaa daawanaaya hooyo xaliiimo allah ha ku naxaristo
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 2 жыл бұрын
Cokeeda in la ilaaliyo uma baahno sida fanaaniinta maanta joogo, Magool heesaheeda waxeey aheed hanti umada soomaaliyeed leeyihiin ee allow u naxariiso dambigeedana cafi.
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Aamiin walaal
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Fanki Xaragada ahaa maanta Shaqo
@saidismail2854
@saidismail2854 Жыл бұрын
Waa heestii Marxuun Maxamed Mooge Liibaan Au
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 4 жыл бұрын
Play back lama aqoon waagaan axla cod mama halima khalif ilahow unaxariso
@AbdulahiMaxmed-b5l
@AbdulahiMaxmed-b5l 8 ай бұрын
Yaaa ila dhagees tay 2024/ 2/27 mushaar ka marko so dhacay 2:36 Am❤❤ Allah hakuu nasariis to
@harrisj338
@harrisj338 8 жыл бұрын
allaha unaxariiso hooyadii codka
@samsammohamed3340
@samsammohamed3340 5 жыл бұрын
illahy ha ku naxriisto hooyo di fanka
@carwir5258
@carwir5258 6 ай бұрын
Kabanka waxaa garacaya waa Bashiir Xaddi AUN meeshuna waa Dubai halkaas ayuuna ku geeryoodey 2018 isaga & Magoolba AUN
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso aamiin oo danbigeeda dhaaf
@aishaahmed9370
@aishaahmed9370 4 жыл бұрын
Xilimo qaliif xiligaan 1975 ayaayba waayel hayd 90kii hadaay soo gaartay ilaahay cimri ayuuba siiyaay ilaahay hawnaxariisto
@AliAli-wl6hd
@AliAli-wl6hd 3 жыл бұрын
2004 ayay dhimatay Aun
@hamzemouse8569
@hamzemouse8569 3 жыл бұрын
2008 ayey ahyd bro sidaan filaayo
@jamal-adan
@jamal-adan 3 жыл бұрын
@@hamzemouse8569 2004 ayay dhimatay Allah ha unaxariste
@jamal-adan
@jamal-adan 3 жыл бұрын
Videogan waa 1984 maaha 75kii ..ayadoo 1991 burburkii somalia kahadlayso muuqal aya jiro ee radso waad arki sidee ay uu rafadsaneed
@raamaale5
@raamaale5 2 жыл бұрын
@@jamal-adan maxamed mooge wadanka somalia waxaa ugu dambaysay 1978kii mucaaridkii halganka ayuu ku biiray 84kiina waa la dilayba kunoqo halkaa
@Sahal_Ali
@Sahal_Ali 9 ай бұрын
Asal❤
@cumarcabdi4140
@cumarcabdi4140 4 жыл бұрын
😭😭Yada wanaya 2019_11_24
@Wadani11133
@Wadani11133 Жыл бұрын
Ilah ha u naxaristo boqorada❤codka somaliyet 28,11,2022
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto 😭
@sadikmohamed1912
@sadikmohamed1912 4 жыл бұрын
qabuuraha calamada
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
@@sadikmohamed1912 mahadsanid sxp
@nihaalhassan8968
@nihaalhassan8968 2 жыл бұрын
Ilhy haunaxariisto
@shaficicagaweyne7909
@shaficicagaweyne7909 Жыл бұрын
2:03 am hindia Watching 2023
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Adunyow Adunyow hoy Adunyow Xalka ben 😭 1:010 ♡PM
@swerybaegabadhashidan1132
@swerybaegabadhashidan1132 8 жыл бұрын
ilahow kunaxariso hoyadi fankay
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Kaahin kajaahe fan waxba ka garan meyside heesta maxamed mooge ayaa leh maxamed moogaa heesta kufsaday ku lahaa yaan ummadda lagaa qabane naga aamus.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Kaahin xaaji qiimaha maxamed mooge Miyuu yaqaana wllhi hadii uu aqoon faneed u lahan lahaa sidaa ma uu dhihi laheen maxamed waxa uu ahaa mar larag kanakiisa xabeenna markan soo xasusto wllhi lkn waa aduunyo maxamed mooge wax kama yaqniin ilmaha hanaku soo dhisin♥️♥️♥️♥️❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Maxamed mooge marku qaadayo xaada ku istaagaysa
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 8 ай бұрын
Alayaraxma, walee fananad wayahed
@mohamedomar553
@mohamedomar553 Жыл бұрын
Heesta waxy igu ledahy xasus gooni ah aderkrey ilahy ha unaxristo marki udambesay Aaa timaha Ka xirayy aya si wada jir ah udhagesaneney anago erey erey ufasireno hestan iguso duceya alla ha unaxristo janadisana ha geye
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
👏🏻👏🏻xaliimo khaliif
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mama xaliima
@cabdilahiaadanduale2244
@cabdilahiaadanduale2244 3 жыл бұрын
Ala yaraxmi hadad dawanayso 2021 like sar
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL.. HEESTAAN WAXAA LAHAA MAXAMED MOOGE AUN MEESHU WAA HARGEISA BAAN FILAYAA ...
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 4 жыл бұрын
Ereyadii cabdi Qays
@MAXAMEDMUQTAR-ub6or
@MAXAMEDMUQTAR-ub6or Жыл бұрын
All unaxarista mogol
@carafaadcraxmanmahmud3995
@carafaadcraxmanmahmud3995 3 жыл бұрын
Allaw ku naxariiso
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 11 ай бұрын
Allaah Ha Unaxariisto Aamiin
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 4 жыл бұрын
Fanku waa fankii Hore fanaaniina Waa kuwii hore
@maamecumar6805
@maamecumar6805 5 жыл бұрын
Aduunyo xaalka ba
@xasancabdulaahi6653
@xasancabdulaahi6653 10 ай бұрын
Masha alah ❤❤
@deeqalcadaala480
@deeqalcadaala480 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug Жыл бұрын
Aduunyo Adun Allaah Ha U Naxariisto Aamiin
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 3 жыл бұрын
Heestan ninka Geedka barakaysan garaacayaa maaha maxamed mooge ee waa cabdi ciise gaab dhamaantood Rabi hawnaxariistee
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
ma hubta
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@caashaqalbi882 haa wa la hubaa
@axmoha1529
@axmoha1529 Жыл бұрын
Xiligaa is doorshoo aduunyooy allaya raxma
@cudooncali73
@cudooncali73 7 жыл бұрын
Heestaan iydoo qoraal baa u bahanahey idinkoo mhd san
@jaamalarane959
@jaamalarane959 6 жыл бұрын
wayba iska cadyihiin waxa ay leedahaye ma fahmi wayday
@maryanali2606
@maryanali2606 6 жыл бұрын
Lamaba Fahmi Waayi Karee
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Aduunyo xaalkaa BA Waxa curiyey Abdi Aadan xaad ( Abdiqays) Heestu waxay ku bilaabmaysaa sidan. Kii ixaman lahaayow Amá xaasid kaygow Kaan xalay wanaajee Ixumeeyey maantow Murtidaydu waa xubin Waa hadal Han sooxulay Xunuun iyo dardaarane Waa xujee dadaw maqal Xikmad weeyi heestuye Xifaalaha aduunyooy Xisimaha daruurtiyo Mar buu xaysku hooraa Nimco lagu xasuustaa Mar baa xaaluf iyo boodh Abaar la isku xiiraa aduunyo Dadku xagalwareegaa xumadaa Xidigaa isdoorshoo aduunyooy, Ninkii xoolo lahaanjiray aduunyo Marbuu xaabka qaataa Xigsadaa asaagii Marbuu xaabka qaataa Xisdigii wax moodaa Aduunyooy xaalkaa Ba ----------------------- Xoolahaaga oo nagi marbaad xoor kamaashaa Xaragadu kulumisaa aduinyooy Marbaa xaaqin iyo guluf Cudur lagaa xabaadhaa Caydh lagu xasuustaa Xumaataa Xirsigaa is badalayoo Ninkii maalijiray xulad Mar buu xaalku waayaa Aduunyooy Xigsadaa asaagii: Marbuu xayna waayaa Xigsadaa asaagii Aduunyooy xaalkaa Ba -------------------------------------- Marbaa xil iyo maamuus Magac lagugu xeeraa Xariir lagugu daahaa Aduunooy Marbaa xuubka gerigiyo Talo lagaa xayuubshaa Xurmo been ahaataa, xumaataa Wakhtigaa is xereeyoo, Aduunyooy Marbuu sharafku xaydmaa, Aduunyooy Ninkii laga xishoon jiray Aan cidiba xaalayn. Aduunyooy xaalkaa Ba Marbaa xil iyo maamuus Magac lagugu xeeraa Xariir lagugu daahaa, aduunyooy Marbaa xuubka gerigiyo Talo lagaa xayuubshaa Xurmo been ahaa taa, xumaataa Wakhtigaa is xereeyoo, aduunyooy Marbuu sharafku xaydmaa, aduunyooy Ninkii laga xishoon jiray Aan cidiba xaalayn: Ninkii laga xishoon jiray Aan cidi ka xadhig xidhan Aduunyooy xaalkaa Ba -------------------------------------
@ayuubsaid5594
@ayuubsaid5594 3 жыл бұрын
Allah ya rahma
@carafaadcabdiraxmanmaxamed1219
@carafaadcabdiraxmanmaxamed1219 Жыл бұрын
Way 😢 aduunyo maxa dad ka yagay😢
@nastehabdinur250
@nastehabdinur250 6 ай бұрын
Qaaci 2024
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 11 ай бұрын
Xaliimo khaliif cadaabtay ku jirtaa idamka ilaahay!!!???
@yasminali74
@yasminali74 5 жыл бұрын
Magool AUN
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 ай бұрын
AUN xalimo khaliif
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 2,7 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,8 МЛН
AFKA LAGAMA DHOWRE
9:11
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 12 М.
Hees Qaraami Ah (Raaxeeye-Burcaawi).// Magool.
11:07
Hal Abuur channel
Рет қаралды 94 М.
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Heesta Webiyo Isu Ooman - Xaliimo Khaliif Magool
7:32
Suugaan Bile
Рет қаралды 169 М.
aduunyooy waalaleey HEES
5:25
Bartamaha
Рет қаралды 514 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 310 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 164 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН