Magool maahan codkaan ilaahay ha unaxariisto xaliima qaliif
@Jamaal-YARE Жыл бұрын
Yaa kugu yidhi wllo😅
@7june20247 ай бұрын
@@Jamaal-YAREwaa raxma gabadh la yidhaa
@drjimalehaibejama72572 жыл бұрын
Xusuus Gaara Oo Hore Ayeey Ii Leedahay Xiligii Burco Lakiin Saaka Waa Sanad Kale Maalin Kale Meel Kale Iyo Magaaladii Muqdisho #Mudisho/Banadir/Somalia
@xamseyuusuf8102 жыл бұрын
Waa heesihii fourka laga gashan jirey
@MahmudMilik6 ай бұрын
Habeen habeen horena doooddiiiiiii
@farxaanabdi35223 жыл бұрын
Heestan xasus igu ledahay Murugo waqti hore dagaal qabiil jiro Anago yaryar ardo ah So ag istagney ciidan markas la arurinayey Gaarigi lagu qadey ka daarned😢 Alxm hadda caradi wa nabad anne wadanki majogo
@juwerioahmed60773 жыл бұрын
Aad iyo Aad Allah noomaso celiyo dagal iyo wax la midaa
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Hadeeer isku sheegaynay ini iyo wiil sxb kay ah isku sheegaynay ahmed karar 1 years ago arkay buu yirih
@HassanHaji-vk6ed Жыл бұрын
waxa ay jecleed abgaal
@abdiraxmanshsullaiman9038 Жыл бұрын
Anoo Murqaansan Bay Heestani Ii baxaysaa Aqal Fooq😂Ah baan ku dhisay heestan iyo Waxaan Jirin Axyaa Qaraami Oof baan ahay 😮😂
@SuhaybCabdi-wt8qb Жыл бұрын
Anba ano qayilaya dhagaysanya zxp cawa sacaduna wa 246pm habeenimo 😂
@abdiraxmanshsullaiman90383 ай бұрын
😂 waqtigu hakuu wacnaado sxp @@SuhaybCabdi-wt8qb
@MatanahaSareАй бұрын
🎉
@saidmohamed55014 ай бұрын
MAGOOL MAAHA ILAAHAY KA CABSADA
@johnkutii83952 ай бұрын
Qaar aan u diidayn Ana ii danaynayn CUDUDII, iyo danteenii cusleeyee