Jazaakalah sheq miisanka xasanaadka ale hakuusaaro ale hanagu anfaco aamiin
@duniyonuur58325 жыл бұрын
Maasha alaah alle haku barakeeyo alle dartiis ayaan kuu jeclahay
@mulkijira24125 жыл бұрын
Jazaakllaahu kheyr sheekhunaa shibile Alle ha ku saaro miisankada xasanaadka wixii cadow kugu ahna Alle ha ka qabto anagana Illaah ha naga dhigo kuwii ka fa,ideysto jawaabahan Allaahummaa aamiin yaa Allaah
@ayaanabdi53665 жыл бұрын
.
@ayaanabdi53665 жыл бұрын
L
@anababdihafif19735 жыл бұрын
Walee waan jeclahay nabiga
@Dr-Migane4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sh Shibili
@fadumocumor80035 жыл бұрын
Masha Alaah Ilahay ajir hakaasiyo kalin aad u weeyn bad nogu fadhida Ilahay cimrigada ha dheereeyo cafimaadna hagugu daro
@sameerahajia46005 жыл бұрын
Ma sha Allah sheikhena Shibli . Waxaa iga yabisay Nagta Qofka Sanka Go’saty balo ku aragty Dadka qaar In Umada laga dhexsaro ayaa wanagsan ! Gabdh Ay walshy garanyso ayay midi Bishinta hoose goosaty! Oo hada Maro ayay ku duudubta ayaa ladhahy! Subhanallah Ilahay dhakar Qof Biliadam ah inama saro!
@abdirahmanmuhudinahmed5 жыл бұрын
Shukran......Codsi Barnaamijkaan Todobaadle ka dhiga hadey suura gal tahay i.a
@SheekhMaxamuudShibli5 жыл бұрын
In sha Allah wna isku dayi doonnaa from february wixi ka dambeeya
@mmabdi18465 жыл бұрын
Khayr aan la soo koobikarin allah ku siiyo sh
@suadfarah87185 жыл бұрын
asc shiikh alle haku barakeeyo suaalo badan ban qaba inte laga heli kara sheekh ninkay waxban ban isku dhacnay mudo sanad iyo badha isku meel maku nolin waxan daremay inan niyad uhayn marka warqadayda waydiiyan adigu is fur buu iyidhahdaa maxad igula talin lahayda shiiqo alle haku barakeeyo hadad aragtid qoral kayga iso jawaab
@khaaliomar435 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid
@abdiraxmanmacalimxasan59905 жыл бұрын
maasha allah sheekha allaha xafido
@xariirohurre76355 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@Dooxajoog5 жыл бұрын
Mnsh llh waa marki iigu horaysay aan qofki ugu horeyay u noqdo channelkan first one
@SheekhMaxamuudShibli5 жыл бұрын
We appreciate😍
@abdullahifanah49405 жыл бұрын
Masha Allah. 🙏🏼❤
@abdirizakibarahimyarow44345 жыл бұрын
Maash allaah
@abdinur42425 жыл бұрын
jazaakallaah khayr
@SollasMedia5 жыл бұрын
Maanshallah Horumar weyn baad samayseen habka aad wax u duubteen
Sheikh salaamu laahi calayk suaal baan rabaa in aan kuwaysiiyo xagee kusoo diraa
@umukhayr.92515 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته waxan sheikh waydiinayaa QARABADA AMA RIXIMKA diintu Amartay in laxidhidhiyo Xad AMA tiro Go an maleeyahay جزاك الله خيرا شيخ محمود شبلي
@filsanmahamed79185 жыл бұрын
Run ahanti su.aal wanagsn ayd waydisay ani qudhaydu waxn is waydiya talow waa ilaa intee qarabada si
@SheekhMaxamuudShibli5 жыл бұрын
Xalqada 30 aad ayan kusio dari doonaa suaashada Mahadsanid
@mowlid1475 жыл бұрын
Asc sheikh, hadda waxaa ku tukunaa masjid. Dhinaciisa bidix ayaa waxaa ku yaala laba qabri oo isku dhegan(isku xiga). Maalinta jimcaha waxaa dhacda in masjidka uu buuxsamo. Dadkuna waxay Sali ku fidsadaan banaanka masjidka. Xilligaan qabriga wuxuu noogu aadan yahay qiblada. Sheikhow, Salaadaas ka waran xukunkeeda?
@SheekhMaxamuudShibli5 жыл бұрын
Xalqada 30 aad ayad ka helaysaa jawabtada
@halimasheikh65925 жыл бұрын
Asc shekh ,sual sheqow hajigeyga markasto balan ayu IGA qadhaa waxkasto ey noqdaan.mana oofiyo Anigana wxan dahy wixi horay waan cfiyey lkn balantii ogudambeysay kumacafinaayo hita hadaad dhimatit ayan dahy ee sheqow mxa hal ah
@fardowsamaxamad53115 жыл бұрын
Asc walayal waxad ii sheegtan meesha loogu diro sualaha sheikha faceboogisa sualo badan ayan Ku diray jawabna kama helin
@iqraabdullahi67565 жыл бұрын
Sheekh jazaka allah khayr lkn Sheekh sidee kula so xariiri karaa su'aal aya rabaa inaa ku so weydiiyo ok
@omarkhaali5565 жыл бұрын
Asc su aal soonkii hore idhaafay 29 malin uu ahaa .29 maan soomaa hada mise3 30 kii ayaan kamilaa?
@shucaybyusuf12525 жыл бұрын
Asc wr wp sheekha الشيخ محمود ج شبلي جزاك الله خير ا Su.aashayda . Waxaa jira Arday cilmiga sharcigaa dhiganaysa oon meel fogna ka gaaadhin in culimadda wax u dhigaysaa ku abuuraan nacay iyo in cidda aan iyaga ahayni dalaal ku suganyhiin maxaad talo siin lahayd??? anigoo habeen dhawayd masjid ku raacanayo kutub ayey arday xagayga danbe joogaa isku qabteen waa ehlu bidac iyo maaha
@cabdisamadibraahin57065 жыл бұрын
السلام عليكم الشيخ شبلي
@munaabdiraxmaanjama954 жыл бұрын
Asc shekh waxan ku waydinay sul ninkayga ayaa cayay ilahay kadibna wax an ku idhi wan ka furanahay mar hadi ad cayday ilahay waxu igu yidhi wan ka tobad kenay wan ashahatay culimadan wan waydinay waxan ka so waregay wakhti badan waxu yidhi igama furnid hada waxan maqlay hadi u ninku cayo dinta inad ka furantahay shekh maxay dintu ka qabta
@ashamohamedabdi15045 жыл бұрын
Yaa islamin karo
@xafsaqueen22155 жыл бұрын
Sheekh in gabadhi KZbin ma samaynsan kartaa ooo ma ka hadli karaaa cuno karis iyo ruwaayado
Marka aaan soo dhaweneeyo ooo inaaa waxkagadno rabno
@Milaano1825 жыл бұрын
Ku Sali Suubanhaaga Muxamad CSW
@abdirizakibarahimyarow44345 жыл бұрын
Dee walaale sh. Intee mas alooyinka loo kusoo dirayaa
@pumptrash80275 жыл бұрын
Xayeesiis ka aaba kaa niyad jabineeso daawashada, ka yareeya ama ka wada daaya
@dahiryusuf76085 жыл бұрын
Jazaka Allahu khyra Shaikh shbible
@realsom365 жыл бұрын
Shibili shaah hadaan cabo danbi miyaa? Hurdada habeenkii ma banaantahay? Qadada hadaan u gooyo mala ogolyahay? Cimaamad jaalo ah hadaan xirto sunah miyaa?
@yasmineismael43255 жыл бұрын
MashaAllah sheik
@mohamedhussein86875 жыл бұрын
Hoyadaa soo warso caqligaa kaxanunsantehe shekha wixi cilmi diin ubahan bu kaaga jawaabi
@ashamohamedabdi15045 жыл бұрын
Qofka ridowo yaa islamin mari
@hodanbashir13605 жыл бұрын
Asc sheekh waan kusalamey markaa hore markaa xiigto ilahey haku barakeeyo dar ilahey ayan ku jeclahey ilahey haku dhowro sheikh waxan Ku weydinayaa adu is dahirinaayo hadaa elowdo qabeskaa kaa hore weysadaa weysadaa qabeskaas maa e jiiraaa