Jizzaa kallah kheyr shiikh wax badan baan kaa faaiideysaney
@Lasoco4 жыл бұрын
Bishaareyso Kanaalkaan waxaan ugu talogalnay inaan caruurta u fududeyno kicinta Quraanka kariimka ah. Wax xayeysiin ahna ma lahaan doono insha Allaah. Subscribe dheh si aad uga faa'iideysatid adigaa natiijada arki doonee.
@shacbansharafxusen10234 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheikh shibli
@amalxasan75894 жыл бұрын
Shugran shiikh
@maryanmohamed-ez1bq4 жыл бұрын
Shukran sheikh
@abdullahimohomed37724 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@Lasoco4 жыл бұрын
Bishaareyso Kanaalkaan waxaan ugu talogalnay inaan caruurta u fududeyno kicinta Quraanka kariimka ah. Wax xayeysiin ahna ma lahaan doono insha Allaah. Subscribe dheh si aad uga faa'iideysatid adigaa natiijada arki doonee.
@Xasan-qy8jt4 жыл бұрын
Shiikh Allaha kheyr badan ku siiyee suashaan ayaa igu taagan waliba si maalinla aha ayey isoo martaa fadlan iga jaahil bixi maxey diinta ka qabta in imaamku salaada ka dib duceeyo jameecadiina tirahdo aamin. Anigu aamin ma dhaho ma wax denbi ayaan ku dhacay??
@ilyas95554 жыл бұрын
xasan9999 walaalkeey anigaba arintaas in layga jaahilbixiyo waa jeclaan lahaa weliba ayadoo salaada lagu jiro ayaa iigu daran sida salaada subax ama taraawiixda.
@wacaysjibril35954 жыл бұрын
Wax dhibaato kuma jirto hadda aamin tiraahdo, ha noqoto salaad dhexdeed anba gadaalkeed. و الله أعلم
@Lasoco4 жыл бұрын
Bishaareyso Kanaalkaan waxaan ugu talogalnay inaan caruurta u fududeyno kicinta Quraanka kariimka ah. Wax xayeysiin ahna ma lahaan doono insha Allaah. Subscribe dheh si aad uga faa'iideysatid adigaa natiijada arki doonee.
@IbraheemAbdi4 жыл бұрын
Where can post my question for the sheik? Plz direct me if yu know!