Xamas O Kursiga la gadisay Natenyahu kana Nixisay Mareykan! 'inteen ka baxaa' MdxW Falastiin

  Рет қаралды 115,115

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@DulmiDiid
@DulmiDiid 6 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@LovelyCheese-pp3zi
@LovelyCheese-pp3zi 6 ай бұрын
Hal kaa kagahay
@nestehamohame
@nestehamohame 6 ай бұрын
walool adiga mudan jizkumlahu qeyera KZbin wa kan ugu wanaagsan Masha alaah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Jaza'akalla'ah Sheikh.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 6 ай бұрын
Ilaaheey ayaa maskaxdaas siiyey alxmdulilaahi rabil caalamiin falastiin guuleeysta inshallah
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 6 ай бұрын
Mahadsanid sida aad nala wadaagtit mar-walba wixii soo kordha ama yimaada
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 6 ай бұрын
Masha Allah ❤️ Waa Guul Ay Reer Falastiin Gareen❤
@HassanHazaazi232
@HassanHazaazi232 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@ahnettek3298
@ahnettek3298 6 ай бұрын
Alxamdulillaah guul guul guul inta dhimana allaaha u dhamrystiro allaahuma aammiin
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 6 ай бұрын
Wariga dabageey maxaa laisku fahmaya
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 6 ай бұрын
Shukran shiikh
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 6 ай бұрын
Thnks waa walwal Sanaa rafax weeks. Yaa rabi jojii xabadaa
@shiinedheere
@shiinedheere 6 ай бұрын
Shugran sheikhanal faadil
@SuweysAhmed-un1qe
@SuweysAhmed-un1qe 6 ай бұрын
Yaa rabi yaa rabi falastiin illaahaw badbaadi oo ciidanka rafah kusoosocda illaahaw hakusoosimin xasbiyalaahu wanicmalwakiil
@blackpanther8219
@blackpanther8219 6 ай бұрын
I watched Netanyahu who said he will attack Rafah if Hamas accepted the deal or not they will still attack Palestine. May Allah help Palestine 🇸🇴🤲🏽🇵🇸
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 6 ай бұрын
Aamiin
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 6 ай бұрын
Amen yarab
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Not with ALLA'AH'S will.
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 6 ай бұрын
💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@niimaneur4842
@niimaneur4842 6 ай бұрын
Jazakallah khair Sheekh
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 6 ай бұрын
Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin dhamaan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 6 ай бұрын
Caawa xamas wadnaha ayey jareen yahuuda walahay wax ulama harin ilahow halaagoodii ka dhig Ilaahow burburkoodii ka dhig arintaan aamiin
@ashamohamed689
@ashamohamed689 6 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@AbdimalikMohamed-gs5vv
@AbdimalikMohamed-gs5vv 6 ай бұрын
Masha Allah may bless our heroes and protect them
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar Yaa RAHMAAN.
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 6 ай бұрын
Guul inshallah wlhi cawa sidey u faraxen reer Gaza markay maqlen inay hamas ogalatay Allahu akbar ilhyw u siyadi faraxada 🥺🥺
@melmi3299
@melmi3299 5 ай бұрын
❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 6 ай бұрын
Jazakalahu khayran ❤
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 6 ай бұрын
ALLAAH HA U GARGAARO BIDNILLAAHI RAXMAAN PALESTINIAN GUUL ALLAAH HA SIIYO YAHUUDUL KHASIRIIN IYO XULAFADEEDA MUSIIBO AAN HORE LOO ARAG ALLAAH HA RIDO
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 ай бұрын
Mahadsant walaalkey dulmi diid ❤❤❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 6 ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free hamas victoire
@adammohamed5339
@adammohamed5339 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 ай бұрын
Mnsha allah xMas way fahamtay game ka ay ciyaarayaan munaafuqiinta,waa israel iyo maraykanka ee
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
الله أكبر❤الله أكبر
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 6 ай бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله محمد كماصليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على نبينا محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
اللهم ارحم اخواننا في غزة
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 6 ай бұрын
💝🌴 الله أكبر 🌸 الله أكبر 🌸 الله أكبر🌴💝 🌴 اللهم أنصر و أعز إخواننا المجاهدين الأبطال ف♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸 فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️ ربي يقويهم و يكون معهم 🌸 اللهم نستودعك إخواننا في غزة العزة ... والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في أنحاء العالم جميعاً ... يا رب يا كريم يا حي يا قيوم ندعوك باسمك العظيم _الأعظم أن تحفظ شعبها و أرضها و جواها و بحرها، لله الأمر من قبل،و من بعد لطفك بعبادك يا ذا الجلال و الإكرام 💝🌴 اللهم لك الحمد 🌸 و إليك المشتكى 🌸 🌸 وأنت المستعان🌴💝 💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكر الذاكرون 🌸 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@Aamiin733
@Aamiin733 6 ай бұрын
Allah Gacmahaaga u fidi shacabka palestinain. Rabii. Ugargaar Oo cadowga jebi. Rabii naga farxi Oo murugada naga dulqaada walaaleheen u hilii
@daudhussein4811
@daudhussein4811 6 ай бұрын
Mashallah my brother world 🌎 exclusive
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Victory! Victory! at last with oppressed Pallestine, ALLHAMDULLILA'AH.
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 6 ай бұрын
Carabtu waa Geesiyo walaahi waa sababta allah uga soo dhex doortay Nabi moxamed csw
@Ilhansweet
@Ilhansweet 6 ай бұрын
Reer falestine ilaahay guusha hasiiyo dhibkana haka dulqaado wadankoodana ha u xoreeyo
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Wacakeykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
@hodanxuseyn2284
@hodanxuseyn2284 6 ай бұрын
ASC. Walaal waxan "ILLAAHAY" ka baryeyna inu heshiiska uu noqdo HESHIISKII XUDEYBIYA oo kale inshaa "ALLAAHA" Aaaamiiin dhaha.❤
@mustafajeiylanymohamedmust7427
@mustafajeiylanymohamedmust7427 5 ай бұрын
آللـــھمِے🌾صَّلِ🌾وَسُـُلْـﻤ🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🌾عَلے🌾سَيدنِـــا🌿🌹 مُــُحـمـ̨̥̬̩ـد🌿🌹عَدد🌾مَا ذگرهُ🌾 ألذَاكِرونّ🌾وغَفِلَ🌾عن🌾 ذِكِرهِ🌾ألغَافِلونّ
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 6 ай бұрын
Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadeey walaalaha xamaas aamiin allah ha isku salido jana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub 6 ай бұрын
Allaahuma Aamiin aamiin🤲🤲🤲
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 6 ай бұрын
Waa lays gaadayaa meeshan goolka waa laga dhaliyay markan
@MahamedHussen-s5f
@MahamedHussen-s5f 6 ай бұрын
Sxb dulmi diid wan kugu bogadinayaa sida deg dega ah eed usugudbinaysid ❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamacbean-gw2cp
@jamacbean-gw2cp 6 ай бұрын
Ilaahayow falastiin. Ugar gaar ilaahayaw falas tiin ugar gaar yuhuudana jabi. Aamiin. Aamiin aamiin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 ай бұрын
Maasha allaah viva xamaas waxay gaadheen biseyl siyaasadeed alhamdulillaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuSu25515
@SuSu25515 6 ай бұрын
Love the pic behind you and the meaning “Tides will turn” God willing.
@muscabali3107
@muscabali3107 6 ай бұрын
@NoorAhmed-ci6um
@NoorAhmed-ci6um 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@WarsanJama-o6l
@WarsanJama-o6l 6 ай бұрын
Shiikhow marka muslimiinta guulaysanayso wajiga far farxad iyo attractive buu umuuqada alxm guul falastin
@maxamedcabduqaadirsheekh9113
@maxamedcabduqaadirsheekh9113 5 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر سبحان الله وبحمده I Waa wax aad loogu farxo ilaahoow sii guusha xamaas
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 6 ай бұрын
Midina .waa wadakena .qadufina .waa dadka laga afdubtay intasan bartay .
@yusufamiin76
@yusufamiin76 6 ай бұрын
SCW AKHII Israel soo allaha na abuuray quraanka nooguma sheegin wax walba oo ku saabsan beentooda iyo balan ka baxooda maxaa hada isku yeelyeelaynaa oo dad aan wax ogayn iska dhigaynaa waanba ka dheregsanahay
@MaxamedMuse-q6l
@MaxamedMuse-q6l 4 ай бұрын
Allahu akbar
@crisaaq3877
@crisaaq3877 6 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷
@MahadMataan-c4v
@MahadMataan-c4v 6 ай бұрын
Sheikh xayasiimahaaga naga so gaagaabi please
@NewsFusion24
@NewsFusion24 6 ай бұрын
Xayasiiska isdhafi bes, haddikale Waayee bishii lacag kuddaawo, caruur buu usoo shaqo tagay. Markasaad leeday lacag haqaada e haddana wararka soodaa. Wax bilaasha ayaad rabtaa, kamraddaha, ilayska, studio iyo walhtigiisuba kharshbaa kubbaxa. Meesha maxaad u haysataa in la iskasoo fadhiisanayo.
@C.qani.qalinle
@C.qani.qalinle 6 ай бұрын
Waa sxnthy 2bo daran mid dooro❤
@sabarin1999
@sabarin1999 6 ай бұрын
Wcs sheikh
@N.A.M1234
@N.A.M1234 6 ай бұрын
Wa LABA DARAN MID DOORO
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 ай бұрын
Illahyow kuwas daliminta ha taladoda kadhig tii ay kuhalaag Sami lahaayeen
@mussefarah3550
@mussefarah3550 6 ай бұрын
Laba daran mid dooro waa sax
@ShiineHassan-h2r
@ShiineHassan-h2r 6 ай бұрын
Alaha ku liibaano sxb
@MariaMahamud-f3s
@MariaMahamud-f3s 6 ай бұрын
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@elmimiad8121
@elmimiad8121 6 ай бұрын
OK
@Aminasacdia
@Aminasacdia 6 ай бұрын
Natanyahau wa run labadaran mid dooro Aya heysato wa habenki ugu adkaa noloshiiisa😂😂😂😂 cuquban kugudacday
@shamisali4599
@shamisali4599 6 ай бұрын
Shiiqow culamada mama maryan wexee kenen barna mish fican cobciye la dhahaye dadkena bahida uga baxayan noso ogow an is ku tashane dadkena malgaliney naa dhehen ganacsato culumo ku jiran ❤
@rashkaarow45
@rashkaarow45 6 ай бұрын
Xamaas cayaar fiican bay la cayaaraysaa Naaryaahuu . Heshiiska hadduu diida iyo hadduu ogolaadaba naaryaahuu wuu qasaarayaa . Nasri baa soosocda . Waxaad sharmooda ayaa noqonkara kheyr . Makriga ilaahay la ma ogaankara. Lagamana guuleysanka .
@hodoadam7781
@hodoadam7781 6 ай бұрын
Netanyaahu =naaryaahuu
@abdirahmanmahamadgamadid5222
@abdirahmanmahamadgamadid5222 6 ай бұрын
Labadar mid dooro
@bashirali831
@bashirali831 5 ай бұрын
Ascw argtidayda natanyahu ma ogollanayo heshiiskan u so jediyey badydan wayo wa xukun jeclahay.
@anabseed7970
@anabseed7970 6 ай бұрын
Ilaahoow walaleheen u gar gaar khaasatan reer rafax
@salaxudiincarap6372
@salaxudiincarap6372 6 ай бұрын
Asc
@STarzevinho
@STarzevinho 6 ай бұрын
mawjadaha ayaa rogi doona
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 6 ай бұрын
Waxaa laga yaba in say halkas Dagan yihiin
@afgobeedle
@afgobeedle 6 ай бұрын
Labo daran mid dooro
@MahamedHussen-s5f
@MahamedHussen-s5f 6 ай бұрын
Waa laba mid daran dooro
@abdillahiabdirahman3317
@abdillahiabdirahman3317 6 ай бұрын
Sheekha mayna soomali daawan horto commentigu waa wada ENGLISH
@IsmaelKadir-m1m
@IsmaelKadir-m1m 6 ай бұрын
Sheikh heshisyada inta ay socdaan maa laga gaadhsinaya Rafaa. Netanyahu m'a daahirayo ileen Somalie horay uu tiri
@benin9773
@benin9773 6 ай бұрын
Siyaasadaa xamaas waa cajiib
@KhaalidAbdi-mw1ob
@KhaalidAbdi-mw1ob 6 ай бұрын
Uu ka xumaadey
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 6 ай бұрын
Shiikh.cawada.waa.iga.qoslisiisay.hadal.mar.hore.iigu.danbeysay.oo.ah.War.na.yuube.dhig.dheh.hhhh
@YaasminMuhamud
@YaasminMuhamud 6 ай бұрын
First person
@SiciidCawil-zq3uz
@SiciidCawil-zq3uz 5 ай бұрын
Guuliiso muslinka muqaawama
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 6 ай бұрын
Xabadjoojin xamaas eey kuguuleysato Ala hakadhigo
@YaasminMuhamud
@YaasminMuhamud 6 ай бұрын
Gg
@aminamahmoud4382
@aminamahmoud4382 6 ай бұрын
GADISAY - what kind of Somali is this?
@mohamedjama6652
@mohamedjama6652 6 ай бұрын
Attention
@abdifatahmohamed5586
@abdifatahmohamed5586 6 ай бұрын
You have probably… don’t watch … acting like you know Somali and you asking🤦‍♂️
@mohamedjama6652
@mohamedjama6652 6 ай бұрын
@abdifatahmohamed5586 who ?
@badr3628
@badr3628 6 ай бұрын
Gadisay means to flip.
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Which team will win? Team Joy or Team Gumball?! 🤔
00:29
BigSchool
Рет қаралды 14 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 106 МЛН
GABAR SAMAYSAY ARIN LAYAAB LEH OO KA FARXISAY SHACABKA FALASTIIN
13:39
XIZBULLAH OO HUB CUSUB SOO BANDHIGTAY ISRAEL-NA KU WEERARTAY
23:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 28 М.
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН