Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@Ladanabdii21 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SugantaCabsida-t7f21 күн бұрын
Scw
@MuuriMuuri-t6r21 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@Mohamed1f7ug8k21 күн бұрын
SCW❤
@YusufcabdulahiMujerten21 күн бұрын
Mansha Allah. Walal. Macan.ilhan.cumar.guul❤
@Allah-is-my1Lord-Yemenia-girl21 күн бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٤نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني واتساب على هذا الرقم 00967711500090 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهر بـ20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواتي سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ ؛؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\¯-‹\_◊-‹|_◊/¯-‹◊¯-‹اااااا،،\_◊،،،،،،،-‹|_|_◊/¯◊¯\-‹ا~~♡~~♡~•~•~•♧♧(・|.}]◤)~♡~،'~;l.i.i.i.i.i.l.|,,,,،،،،،،،.،...،،🎉😢😢😮
@ZakariAhmed-y9c21 күн бұрын
Asc walal cumur inshaaraw ugu horeen wan ku salamey adiga iyo inta kugu xiranba chanalkaaga(ogaansho) waxbadan ayan ka faaiday allah ajar & xasanad hakaa siiyo, aad baan ujeclahay barnamijadada, waxan ahay qof ku nool somaliya gaar ahan gobolka baay si gaar ah meelaha aan leheen internet; ayadoo sastahay dadaal dheeri kadib wey iso gaaran, si kaste ha ahatee wll waxad tahay qof waaqici ah mutadiyin ah inta aan kadheexdey muqaladada, waxan ku dhihilaha allaah haku sugo danbigaga & danbiga waalidkaga & waalidkeenaba alle hadhaafo.
@XayakallahMedio21 күн бұрын
واعلموا أن النصر مع الصبر وأن الفرج مع الكرب وأن مع العسر يسرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariyaawichanell240621 күн бұрын
Omar inshaar qof aan in badan umahad celiyo guuleyso adeer ❤🎉 hormar wacan
@cabdalesheekh170619 күн бұрын
Adeeer
@Aamina-fb3mn21 күн бұрын
Mahadsanid sida aad u taabato mawduca islamist Bravo❤
@popular749321 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
@S.A.1278921 күн бұрын
Ilhaan magaca soomalia bay kor uqaaday ,thanks sxp❤❤❤❤❤
@SaadaqCabdicusmaan21 күн бұрын
Caadi iska dhig ilhaan wexe matasha dadka soo doorten ee anaga nama matssho
@mrfuga604121 күн бұрын
Somalia shaqo kumele stop this Nonsense 🤣🤣🤣
@khadar91721 күн бұрын
Waa geesiyad ilaahey Hibo sare siyay Runta aan ka laba labayn way na matashaa 100%.
@MaxamadXuseen-cz1dt21 күн бұрын
Tageerada falstiin way kumahasantay wixii kale stop
@MohammedShukri-o5j21 күн бұрын
😂umadaan soomaalinimada ka xun Cuqdadaa gabadha Soomaaliyeed idinku heeyso waa Maxay. Gabadhu waa soomaaliyad sidoo kalena waa muwaadin American ah. Ee waxaad tahay kaama dhigaayo American gabadhu waa gabadheenee 😊Halaga xishoodo ilma adeerayaal
@MohamouttSaid21 күн бұрын
Tomorrow 1.1m insha allah keep going pro omar inshar
@seed396621 күн бұрын
Asc war qoladii soomali diidkii meeya ilhan waa guuleysatey 💯100%
@ayandayib622815 күн бұрын
Indanbe illaahy hana dhigo ku faiidaysta jazaakallaah ustaad
@Stephen__huu1021 күн бұрын
Wad soo gashay ku Sali nabiga ❤😢
@xafsoahmed919 күн бұрын
تحياتي لك يا أخي شكر علي تدكيرك
@badr362819 күн бұрын
jazakAllahu kheyr brother
@zuhairkingbou396621 күн бұрын
Comar zxp codkagii macanaa so celi 😢❤❤❤❤ qabka cod udubi jirya 2017 Ila 2023
@Unknown-l1f6z21 күн бұрын
Waa laweynaanayaa codka meesha muu iska joogaa
@cabdalesheekh170619 күн бұрын
Quraan miyuu akhriyi jirey insha ala ala haku barakeeyo
@nuuurcabdii21 күн бұрын
😌😌😌😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mahadawilhossein922021 күн бұрын
Shukran
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml21 күн бұрын
Congratulations 🎊 ilhan omar❤
@MohamedDeeq-hu3yk21 күн бұрын
Mohamed nuur ogaansho intaan daawa naayay waxaan ka bartay Casharo nolosha ku saadsan inashaa allaah 😮
@cabdicasiisxasan503519 күн бұрын
Mohamed nuur aa omar inshaar ladhaha😍
@HASANNOUR-uq2je20 күн бұрын
Insha allah we will win in every where😊all muslims
@jamamohamoud266521 күн бұрын
Sah-nuuniyiintu ma quustaan miyaa😂 maalinkasta mid kay keenaan Ilhaan ayaa doorashada ku garaacdo
@DabeelBursato20 күн бұрын
Sahyuuni mxaa laga wadaa
@aaminasahra187519 күн бұрын
@@DabeelBursato yahuuda.
@DabeelBursato19 күн бұрын
@@aaminasahra1875 haa mahadsanid
@Hafsa-b2p21 күн бұрын
Ilhan guulaysta forever insha Allah ❤❤❤❤❤❤
@khadar91721 күн бұрын
Hambalyo ilhaan 78% ayay kaga guulaysatay mana aha markii ugu horeysay ee ay taariikh ku dhigto waa kartidii oo qof ah xaqana aan ka laba labayn falastiin iyo islaamka maraykankana u ah garab Hambalyo markale
@Mohaazzinho21 күн бұрын
Wcs wll Omar ❤
@wllMaHAD8920 күн бұрын
10m uqalmaa wllhi omar inshaar the one an only legend ♥️ 🙌 👏 ❤️ ✨️ 💙 ♥️
Ilhaan cumar way guulaysatey ayad ka dhigatey hordhaca barnaamijka aad ka hadlayso
@farduusmuhidiin30020 күн бұрын
Ilahaan waa gabar somaliyed oo musalin ah ❤❤❤❤❤
@alifaisal777821 күн бұрын
Jaza’akallah.
@ElonMusk-nc2pz20 күн бұрын
Ilhaan omar sharafta soomaaliya ayee kor u qaaday. Waa Qof ku dayasho mudan. Masha allah ✅💯
@cabdicasiisxasan503519 күн бұрын
Congratulations our sister ilhan omar😊
@MohamouttSaid21 күн бұрын
First like and first coment❤
@obeydabdala810220 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@sahimabdirahman868520 күн бұрын
somalida carabta ayee u dood aniga waan yabay somalida ayada cawimaad u bahan dad gaajo ah banahay oo dhulkooda aan nabad aheen mida kale dad dhulkood halis ku jiro banahay
😌 😌 😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mohaamiin809720 күн бұрын
ogaansho omar inshaar meeshaas janeecadda x ka biloowaneeso inaa dhahdo Waxaa kaaga fudud inaa iska caabinta ama muqaawamadda dhado Sidoo kale sinwaarne inaa dhahdo abuu ibraahim Mahadsanid.
@SultanSharif-pv1cf20 күн бұрын
Sxp waxba ma ogid KZbin ka wa ogtahay cida iska le marka inta hawada laga saari lahaa muhimadu wa inan fahano uun adiguna wa fahantay Anna waan fahmay maxaa kaloo rabtaa sxp
@mohaamiin80974 күн бұрын
@SultanSharif-pv1cf sxb muqaawamadda ama iska caabinta caadi waaye xamaas markaa dhahdo lee daran
Galaada maaba jaclaa kuwa Muslimka isku sheega hada si live uu dhaaha galada waan jaclahay 😂 galada waxaay kaga kalson yihin kuwa Muslim ah ee kaso hor jeeda
@ZaazaaZaazaa-l7t21 күн бұрын
Ustaad waxba ha duug duugin dadka sharafkooda jihaad baa lagu soo cili karaa sharafkoo dhan al jihaad fii sabiili laah buu ku jiraa
War qofka lama nacee Ficlkisa xun ba la naca Mise xaq iyo badila wuxu ku jira ma la iska deena Mideede kale ghabdhu yahduyed beyba ka reysay qadiyad filstin argaagxisa ka dhigeysa 🎉🎉🎉
@Hafsa-b2p21 күн бұрын
Absolutely
@AhmedMohammud-e6e20 күн бұрын
Islam appalicable ever sector
@Hafsa-b2p21 күн бұрын
Munaafaq Waa dhamaadeen
@SaedoMoha21 күн бұрын
Ilhaan yaa sallaam
@AhmedAf-yare-y8w21 күн бұрын
Allahu Akbar
@SaidHeerQaran20 күн бұрын
Ninkan beriban qof caadi ah u haystey kulaha ilahanba cid ka adkadetey weliba iyadoo khaniisinta u doona
@camaargames298621 күн бұрын
Qalbiga hadii qof laga dhabaco moxoo qofa la yabaa xitaa hadii qof kale zutaaa
Dhibka allaha Kadulqaado walalaheen reer falastiin ❤
@AMIINGACAL21 күн бұрын
Walalahena rer qaza insha allah alle mamogano😊
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 hanbalyo boqolkiiba boqol
@faaisasiciid347020 күн бұрын
Ilhaan for ever kursigas wu u xirnaan doona intay noo shahay I.a❤
@abdirahmanxuseen21 күн бұрын
First comment
@mavio___haker19 күн бұрын
3:10 3:14 3:16
@Y-ADIL21 күн бұрын
Carabta bariga dhexe degan dad bdn oo Yuhuud asalkooda ah baa Jiraan, waxaa laga yaabaa naagtaan in Yuhuud carabeet tahay! sikastaba ha ahaatee Madaxda Mareeykanka iyo kuwa caalamka waa wada dayuusiin. Falastiin Allah s.w.t un baa u maqan.
asc wr wb walaahi waxaa ka dhintay damiirkii islaamka dalimada qaza allah ha u gargaaro aaamiin
@yasinshuceyb39721 күн бұрын
Palestinian Gaza City waxa ku socta burburin halaag dil xasuuq INTERNET KINA Wa laga jaray cajiib Ukraine marki u Russia u Duqeynayey u bila Internet la'aan u dhigay watii u Elon musk u Internet free dalko dhan ugu deeqay Allaha wada Xafido dhaman umada musliminta meel kasata ay dunada ka jogaan insha allah
@AbdishakurYusuf-q6j21 күн бұрын
Waxaa igu soodhacay qawlkii ALLE weyne subxaanahu watacaalaa)من كان يريد العاجلة عجلنا له فيها ما نشاء لمن نريد ثم جعلنا له جهنم يصلحها مذموما مدحورا(
@hayato3m14620 күн бұрын
يصلاها weeyan wllo edit ku same ee sax و الله يبارك فيك waa sax hadalkaga
@nasirabdi661420 күн бұрын
Walahi news ka aad ayan ujeclan jiray lakin sidi qaza lo babiyey wan iska dayey
@seed396621 күн бұрын
Asc waa libaaxad ilhan omar runtii sideey uga waxyalo badan oo falastiin ka midtahay good job 😎😎😎
@CabdullaahiCilmi-k8v21 күн бұрын
Mareeykan waaloosookala horeeyay ee lamakalaleh, gaal santaag badan oo shilincaabuda waaye taraam.
@yayaqanciye19521 күн бұрын
Naagtan inaa shegano aa qalad ah
@HassankafiiDaud-su8ey21 күн бұрын
Ustaadow aan ku xasuusiyo hada ka hor waxaa soo duubtay video ga kuugu dambeeysay ee aad ku sheegtay inaad ilhaan omar uga hadleyso ka dib markii ee ka hadashay waxyaabo diinteena baalmarsan😢😢😢
@AbdimajidGuhad20 күн бұрын
Only talking about Palestinian but to what about Somalia 🇸🇴
@SafiaJama-s4c20 күн бұрын
Ilhaam iyo Tramp Waxaa soo social Tom & Jery 😅
@m.k.778821 күн бұрын
Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa in Aanu La Dagaallamnaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska Ah iyo Kuweena Kalena Ee Fogba, Hadii Kale Adoonsiga, Si 100% Waa in Aanu UWadar Ogolaanaa iyo in ina La Sii Adoonsado