XAMDA QUEEN (QADIROW ALAHAYOW QUMANE ISOO XUL) BY SHOW HARGEISA

  Рет қаралды 4,693,798

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

XUDUNTA FANKA
HAWRAAR MUSIC PRODUCTION
MUSIC PROGRAM SHOW

Пікірлер: 1 200
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 10 ай бұрын
Qaadirow allhayoow Qancisa iiso xul ❤ Hal bil ayaa inaga xigta 2024 cidkasta oo messgkaygan daalacata waan niyaystay inaad love isarto from gopolki ragga❤😂👋 Hamigeenana alle inagama baajiyo dhamaanteen😊
@FarduusYousuf-v7b
@FarduusYousuf-v7b 6 ай бұрын
❤😢
@AhmedFarhaanNoor
@AhmedFarhaanNoor 25 күн бұрын
16/09/2024 11.53pm ayaan kusaare like libaax reer somaliland si niyad ah ayaan ujeclehe wlhi ilahow qalbiyadeena burcad isku mari oo siyaasiyintaan nakala gooye naga qawo si aan markale ula midoowno walalaheen somaliland❤❤
@salmaqueensalmaqueen9033
@salmaqueensalmaqueen9033 8 ай бұрын
Hestaan😢dadka dawanayo 2024🥺❤
@NimcoSiciid-zg9pi
@NimcoSiciid-zg9pi 8 ай бұрын
😢
@geyadamajerten6794
@geyadamajerten6794 8 ай бұрын
😢😢
@khalidfarah7723
@khalidfarah7723 7 ай бұрын
😂❤
@najahmohud5640
@najahmohud5640 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@KhadraCabdi-bh2uk
@KhadraCabdi-bh2uk 4 ай бұрын
😭💔
@muxibatulxabiibiicswadoont2500
@muxibatulxabiibiicswadoont2500 4 жыл бұрын
Inta xabiibkena jaceyl igu Saliya in illahaya swt maciise inaga dhiigo
@ikruuzhiglan4976
@ikruuzhiglan4976 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw
@sacdiyomaxamuud3399
@sacdiyomaxamuud3399 6 ай бұрын
Scw ❤
@QuenNajuu
@QuenNajuu 6 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤
@yaxyeh.moxamed3266
@yaxyeh.moxamed3266 3 жыл бұрын
Qaadiroow allahayooy adigu qumane iisoo xul. Heestan waa loo aqbalay gabadhaan oo waxay heshay qumane fanka ka saaray, 27.8.2021 hadaad iga dambeyso love ii saar huuno.
@ezrahupdirahman1747
@ezrahupdirahman1747 2 жыл бұрын
Haa wlhy ilaahy qumane ha na siiyo aniga ahaaan waxaaan aaaminsanahy wlhy waxa aduunka ugu mcn inaad hesho ku ixtiraaama oo ku jecel qof xitaa waxba yuu I jecelaan ee kaliya inuu Itixgaliyo ina ixtiraamo nin xuna wlhy qabri weeye wllo ilahy ayaan ka magan galay nin xun 😭😭😭😭
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
yaaa ku dahi ninba fanka ka sari war ilahi baa ka masaxi iyan waa iska disi wati tiri aniga nin igam sari
@gacalsirajfb3149
@gacalsirajfb3149 Жыл бұрын
dumashideen allah day
@nuracrab9461
@nuracrab9461 Жыл бұрын
11
@siciidmahdi8664
@siciidmahdi8664 Жыл бұрын
​ cc cc cc fttftþtff6ttttþ6⁶
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Hamda oo fanka ka maqan hadaa dawaneyso fadlan like iisaar sxb❤✋Muqdisho banadir somalia yaaaqshiid ban duhur wngsn kasooo leeyahy sibey iigu socotaa heestu
@izabella2270
@izabella2270 3 жыл бұрын
Iijnjjikklllkll
@xareedmaxamedcalixagaa5855
@xareedmaxamedcalixagaa5855 3 жыл бұрын
⁰⁰0p
@___hazzan1466
@___hazzan1466 3 жыл бұрын
@@izabella2270 00pp
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 3 жыл бұрын
Zxp legend ina thy wn ku ogay 1 yr ago ku jeda plze dadka uzhek ina yaqshid shaqo utagto o kaaran uzo hoyatid danpigaga allah dhavo hh
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Markale iyo galab kale oo qiimo badan suuqbacad yaaqshiid ban galab wacan idin kasoo leeyahe heestan wan jeclhy kamana kaftamo userkan wa kii 2aad oo an comments kaga bixinaayo❤️
@Sihaamqarshe
@Sihaamqarshe 6 ай бұрын
2024 bisha 3aad yaa ila dawanaya😂❤
@SaynabHooyo-i1f
@SaynabHooyo-i1f 3 ай бұрын
😂 bisha 6 26kedii wlip
@mohamedabdukadir3631
@mohamedabdukadir3631 3 ай бұрын
Waga dambeyaa bisha 7aad shnteda😂
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 3 ай бұрын
2024 7aad 05 Jimce 10:00pm 😅
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 2 ай бұрын
bisha 7\16 deeda 6 saac oo habeebnimo 😂
@SamiiraDuceysan
@SamiiraDuceysan 2 ай бұрын
3/8/2024😂8:32
@asliabeb9724
@asliabeb9724 5 жыл бұрын
Markayso baxday ayaan xaaladan ku sugnaa on aad udhagaysan jiray 😢😢 ilaahow qalbiga hanaga raacin Cid aan uqalmin
@murtiwaamaguran1772
@murtiwaamaguran1772 5 жыл бұрын
Asli Abeb in ay kugu rabto dhawaceeda sow kama horeyso waxa thy dadka cidlada ka xogta war yaan lagu maqal
@asliabeb9724
@asliabeb9724 5 жыл бұрын
@@murtiwaamaguran1772 mxaad iisheegtay imika wll 😂😂😂 soomaliga inga sax
@murtiwaamaguran1772
@murtiwaamaguran1772 5 жыл бұрын
Asli Abeb kkkkkkk sorry qof kle ayan u waday qali
@samiiramohamud6715
@samiiramohamud6715 4 жыл бұрын
Amin
@sahragacal5031
@sahragacal5031 4 жыл бұрын
AAMIIN
@Muniiroahmet
@Muniiroahmet 8 ай бұрын
Still 2024❤❤
@Nawaal-p3n
@Nawaal-p3n 4 ай бұрын
16 may
@zagal2607
@zagal2607 4 ай бұрын
19 may😊
@cabdiqadirmohammed1571
@cabdiqadirmohammed1571 4 жыл бұрын
2020 qofka iga danbeyow liketa xun igu qabo
@rahmoali1789
@rahmoali1789 4 жыл бұрын
Hesa jeclahy
@alijiiroow6796
@alijiiroow6796 4 жыл бұрын
@@rahmoali1789 ¹d2eo0
@AxmedYasin-hg9lz
@AxmedYasin-hg9lz Жыл бұрын
Waaaw
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 3 жыл бұрын
Gabdhaha isaaqa cod iyo qurux laguma gaaro hada najmo aya badashay from🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 7 жыл бұрын
Hargeisa meel kale ma siisteen. Waa hoyga deeqsiga, hoyga xikmadda, hoyga geesiga, hoyga dadka naxariista badan. Waa hoyga fanka iyo hiddoha Somaliyeed.
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
Iyo hoygii guurtida, hoygii culimada
@farhiyayussufsalax7815
@farhiyayussufsalax7815 5 жыл бұрын
Geesi Gun Rifayso from muqdisho i love hargeysa hadhwaaag allaha dhowro
@riinaalove50
@riinaalove50 5 жыл бұрын
Masha alaah wll alaha kuxafido
@samiyasicid7480
@samiyasicid7480 4 жыл бұрын
@@riinaalove50old
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
Intay Xamda Queen Fanka iskaga baxday kadib hada dwnyso Like isar ❤️❤️
@hodancawilmaweel6560
@hodancawilmaweel6560 5 жыл бұрын
😘😍😍😍😗😙😚
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Aniga kow lol 🤪🤪🤪😂😂🤣🤣✋✋✋🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@maidaahmed2855
@maidaahmed2855 4 жыл бұрын
@@hodancawilmaweel6560 csgahsdjsoadc
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@wardakorontooo8449 🥰🥰
@nuuneomar4593
@nuuneomar4593 4 жыл бұрын
Garnaqsi +duco+Garwaaqsi aan soo laabasho lahayn balse qalbigu sii jiidanaya+naawilaad rajo dhaanto kii hore+ casharada jacayl ee Quusta ah barashadooda hees koobsatay 🙏 hees aan kiiskeeda qaadiwaayey
@suhaybsamaale2584
@suhaybsamaale2584 Ай бұрын
Iyo Abwaan. + Suxufi + Hal-abuur Sidiiq Mohamed Burmad shakhsi qiimo badan oo wada xikmad ah
@adnamo.439
@adnamo.439 7 жыл бұрын
Hargeisa intii u xiistey like me iyo inta jeceyl hargeisa my guri barwaqo
@yacquubosman2129
@yacquubosman2129 7 жыл бұрын
Far iiid wllo
@hodanxamud9489
@hodanxamud9489 7 жыл бұрын
fariid nolow
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
ku sry qrxy Subscribe igu qabo
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
Edna Mohamed Xisaab la'an ayaa u xiisny😎👏👏
@adnamo.439
@adnamo.439 7 жыл бұрын
thank u all 😍😍😍
@dahabzame9020
@dahabzame9020 Жыл бұрын
Alle haka quusan ee marksta bari waa loo aqbalay hadalkeedi zamada furnad iyana waxay ugudatay wajibaad keedi zidii ugu mudnad marwo alle halku sharfo wllo xamda Queen 👑
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 7 жыл бұрын
Aaaaax hestan walahi goni baay ii Tabanaysa wixi cidlo Ah boror diiq ii so dira walahi ilmo iga dayso 😰😰😰😰😰😰😰😰👈
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 7 жыл бұрын
Sowda DDSI JiGJiGa I'm sorry hbibti qali inshllh wad farxidonta amin
@sowdakhalifa1466
@sowdakhalifa1466 7 жыл бұрын
Deka Husein inshallah abayo 😰🙏🙏🙏🙏🙏
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 7 жыл бұрын
Inshllh kher abayo
@hamzearab528
@hamzearab528 4 жыл бұрын
Samir nolosha lama quusteee
@sacdiybile7910
@sacdiybile7910 4 жыл бұрын
Samir
@najaxmohamed6551
@najaxmohamed6551 3 жыл бұрын
Ilahow Qalbigayga ha raacin Qofaan ii qalmin🤲😪
@diamondluuul1335
@diamondluuul1335 6 жыл бұрын
xamka qalbika siisayoo qima laga waaa labtada adigoo kqoray ruux isqaba waaye wax nol lagama quuste naftaan qiil kadhigtaa big fan hamda nolow intee nlol jirto waxii iga danbeyo like ii saara
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 4 жыл бұрын
qabribaad kasoo labtaye qaadir mahdii dheh 😭😭😭✌😥 dalkii Hooyo wlee waan u xiisay wakhtiga tagyow salaama wlee qof xunow meelxunba ku leh
@fiimakayse2505
@fiimakayse2505 9 ай бұрын
😢
@suhaybsamaale2584
@suhaybsamaale2584 Ай бұрын
Xaqiiq weeyaan qof kastoo xun meel xun baa leh if iyo aakhiraba
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Ай бұрын
Ilaahay amarkii mar walba waan dhagaystaa xamdi Waa heeskii heesaheeda u danbeeyay waana heesta aan heesaheeda ujeclahay noolow
@kheyrsheeg8655
@kheyrsheeg8655 3 жыл бұрын
yaa rabbi ika tir tir qalbigeyga qofkaas aan iiqalmin een jeclaaday mid kaqeyr badan oo ijecelna iigubadal amiin so dhaha inta iga dambeeyso
@deekaabdulahi9006
@deekaabdulahi9006 3 жыл бұрын
Amiin amiin abaayo anaga dhan allah qalbiyadena madoweeyo oo midka qeyrka nogu jiro no sahlo 🤲
@kheyrsheeg8655
@kheyrsheeg8655 3 жыл бұрын
@@deekaabdulahi9006 amiiin amiiin abaayo qaaali
@farhiamohamudr1394
@farhiamohamudr1394 3 жыл бұрын
Laah noogubadalo
@husseinaliabdillahi1201
@husseinaliabdillahi1201 7 ай бұрын
2024 yaa dhegeysanaaaya qaadirow alle.hayow sida mid xamda queen oo kale u niyad furan insha allah ❤❤❤❤🎉
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Qoomiyad walbaa waxay leedahay hide iyo dhaqan ugaar ah Soomaalidu Fanka iyo suuganta Ayaa kamid ah hideheena iyo dhaqan Keena, Hargaysa waxaa illahay haybad usiiyay abwaano Gaamuray oo horumar gaarsiyay Fankeeni hadeey noqoto abwaanidii hore iyo kuwa hada inoo soo kacayba!! Mahadsanid Hawraar Music Production halkaa kasii wada and happy new year in advance🙌💕31.12.19!!
@badriyasulayman1767
@badriyasulayman1767 3 жыл бұрын
Sswwxwwwwwwww1sxwwwwwwwqwxwwxwsxxxxwwxxxwwwxwwxwwzsswxwwwwwwwwxwxwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwxsxsssssswwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwxwwwwwwwxwwwwwwwwwxwwwwwwwwwwwwwwwxsswwwwxwwwwxwwwwwwwsssxwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwxwwwwwwwwwssswwwwwwssßwwxwwssssssssssssswwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwswwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwswwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwsssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssxsssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssxssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssssawwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwxwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwxssssssssssssssssssssssssssssssswwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@Nurkey2013
@Nurkey2013 7 жыл бұрын
qoftaan caadi ma ahan codkeedi waa dabiici reer waqooyiga gacan ayaan utaagay noolaada.
@mubarakibrahim2094
@mubarakibrahim2094 5 жыл бұрын
Qof waynoo libaaxaydii habar yoonisa weeye
@fadumoabdikadir3165
@fadumoabdikadir3165 4 жыл бұрын
Musasalka cusub o happy lgu bdalay qofkii kasoo raacoo ree astaana salaama
@gacaldiinhoofficial2969
@gacaldiinhoofficial2969 4 жыл бұрын
Ani kooow😂😂😂
@fiicanabuukar8173
@fiicanabuukar8173 4 жыл бұрын
Anaa kasoo raacay astaaan
@farhiamohamudr1394
@farhiamohamudr1394 3 жыл бұрын
Anaa salaame
@juweeriyocabdiraxmaan2589
@juweeriyocabdiraxmaan2589 2 жыл бұрын
Ani xataa
@daauud77
@daauud77 2 жыл бұрын
Codka ubax kasoo raacay anih😂😆
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 Ай бұрын
Hamdi Queen Quruxda Fanka aheed Iyo cod dahab ah❤😊 We Miss U 24_8_2024🎉
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
Boqorda codka Somalilander ahy like ii Zr hdaad jeceshy.jamuuriyada barkaysna
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV MHD qrxow
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV ku zr wll
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 7 жыл бұрын
Mùñă Diamond walpa comment hoo
@prinellanilsson1996
@prinellanilsson1996 7 жыл бұрын
somali men MHD sharfow
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 жыл бұрын
Mùñă Diamond Mashallah. I am #HabarSteven and love hargeisa
@abdiazizali9702
@abdiazizali9702 7 жыл бұрын
Hadaad aaminsan tahay HARGEISA in ay tahay hoyga fanka Somalida like saar
@sukhrashucaybcumar5975
@sukhrashucaybcumar5975 7 жыл бұрын
Abdiaziz Ali Aminzanahay wllky walipa zi wacan
@curejiaxmed8281
@curejiaxmed8281 5 жыл бұрын
Abdiaziz Ali logq tagi mayo fanka reer hargisa ciid garta malahan
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 жыл бұрын
Ma hadalbaa ka taagan taa mar hore ayaa la ansixiyey iyadoo loo dhan yahay libaax
@inansoomaliyed2035
@inansoomaliyed2035 4 жыл бұрын
Yes
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
No jig jiga weeye just
@ayaanmuuse2479
@ayaanmuuse2479 7 жыл бұрын
Qisadi dhacdiyo waayahana meel ku qoro gaara oj oj oj xamda Queen love you
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 6 жыл бұрын
Wlahay Hadaan Leenahay Qiimayn Xamda Waxaan Islahaa Bilaad Ay Mudaystay Taaso Ah Weli Fanan Maqaanid Eeryo Macaan iyo Muqaal Qurxoon Ilove Queen💘
@jannatahmed8895
@jannatahmed8895 6 жыл бұрын
Xuma kaad qalbiga siisayo qiimo laga waayay💔💔💔😢😢😢😢😢
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ Qadirow allahyw mid an is Anfaacno iso xuuulllllllll😍😍✋
@abdirahmannor1011
@abdirahmannor1011 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare sxb amiin
@suadmohamed7716
@suadmohamed7716 5 жыл бұрын
Amiin 💏💏💏💏💏💏
@suadmohamed7716
@suadmohamed7716 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 7 жыл бұрын
Hargeysia somaliland xamada queen nolow fananda jirta dheh 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@amiinfaysal9998
@amiinfaysal9998 7 жыл бұрын
mohamed2020 hassan
@filsanali4347
@filsanali4347 7 жыл бұрын
mohamed2020 hassan t
@sadiqf7683
@sadiqf7683 3 жыл бұрын
Ohio Cleveland baan like kasoo leeyahay Xamdi waagay fanka kujirtay maana aqoon eegooy maqantahaan jeclaaday wax iga nasiib xun .heestan 100 jeer kabadan waan dhagaystay illaahow nacafi
@aamow667axmed9
@aamow667axmed9 3 жыл бұрын
Me two
@muunadeeq-n7v
@muunadeeq-n7v 24 күн бұрын
😢😢😢😢✍✍✍✍
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 Жыл бұрын
Allow qalbiga hanaga raacin ruuxan u qalmin ameeen 🤲💔
@najmiadan6179
@najmiadan6179 9 ай бұрын
I am watching still 2024
@sahalosmanali6675
@sahalosmanali6675 3 жыл бұрын
Heesa dumarku ku luuqeeyaan kuwaan ugu jclhy bay ka mid thy heestaan 💪❤️
@abdourahmandjama3511
@abdourahmandjama3511 6 жыл бұрын
Xamda queen !!!! Really you are queen of the woman inaadeer !!!!!!
@aflaamhindiCusub
@aflaamhindiCusub 3 жыл бұрын
Iskalaj aduyada marorta
@aliizaintisaam270
@aliizaintisaam270 7 жыл бұрын
Fanaaniin waa fanaaniinta somaliland wlhi 😍😍😍😍😍😍
@sahraosman30
@sahraosman30 5 жыл бұрын
Goortan heesta ana dhageystey ee wax iitartey waxa laga jogaa 3 years maalinkaa aan dhageytey habeenkisii weeyi caawa oo kaleh mar aan akhrinayey buugeyga ayaan arkey taariikhda oo ku qoran iyo ereyada heestan 6/9_2019
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Heestan waa dawo dumar badan oo la xumeeyey
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
Alle xasuustaada mid farxad leh ha kaaga dhigo walaal
@qamaanbulxan1886
@qamaanbulxan1886 2 жыл бұрын
Xamda Abdi kiinaal (H.queen) mucjisadii iyo sixirkii fanka allahayow maxay Qurux hubqaad cod iyo qaab-masraxiyeedba lasoo xaadirtay Maalmahay ku xaragoon jirtay heesaha Fadlan iyadoo fanka kasii maqan hadaad daawanayso like iisaar l❤ 9:48 habeenimo Gobolka saraar (Ainabo )
@OmaraliOmarali-t9g
@OmaraliOmarali-t9g Ай бұрын
💔 xum 😢 kaad❤ palbiga 😳 sisYo 😮 piiymo💝 laga 💘 wayey🖤💔
@safwaanmohammed2298
@safwaanmohammed2298 6 жыл бұрын
Dadka leyga berow like to iisara🙄🙄
@Kim_Jon_Un
@Kim_Jon_Un 2 ай бұрын
Caawa uun baan maqlay iyada oo meel ka baxaysa dhegahayga kusoo dhacday, dee waaniga Anna daawanaya August2024 yaa ila mid ah oo xasuusuhu halkan keenen ☝️
@ahmedmahamuud1648
@ahmedmahamuud1648 Ай бұрын
Anigaa kula mida 11/September/2024❤😊
@alto4989
@alto4989 8 ай бұрын
Heestan waa jeclahay hadaad iga dambayso like isaar ❤
@marwodagan2271
@marwodagan2271 18 күн бұрын
2017 ayaa wiil xidhiddh jacayl igabaxay ayaan dhagaystay manta kadib 2018 ayaan wiil kale allaah caalf igudaray 6 years waxan noqdey single mom hayaa 2 ciyaaal ah 😢😢😢😢 allow qumane isooxul 😢
@kaifhassan9230
@kaifhassan9230 5 жыл бұрын
2019 inta uxiisty xamda queen 😢🎧❤
@abdirage7596
@abdirage7596 Жыл бұрын
Wow hamda in abdi kinal she didn't stay the station all ready she stopped all songs but she have good vice
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 7 жыл бұрын
Boqoradda hablaha fanaaniinta ah queen👌
@mariambashir4109
@mariambashir4109 8 ай бұрын
Kalagaceeylka ruux ila qabtoo qira wanaageeyga oo qoomihi hore dhayoo qaba imaan buuxa qaadirow allahayow adigu qumane iso xul ❤
@Nasiyasuudi
@Nasiyasuudi 3 жыл бұрын
Gabdhan labiskey xidhan jirtay dadba hada ku labista❤️😍
@samiihabashiir655
@samiihabashiir655 4 күн бұрын
7 years ka dib caawa soo doonay 7/10/2024 qumane isoo xul waa uso alle waa isaga ka saray fanka❤
@ayaannuurka9396
@ayaannuurka9396 7 жыл бұрын
inta labiska ladhacdey sadka qurda badan salaan sare
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Kutin Mutin waad dookh wanaagsantahay
@medfuad3426
@medfuad3426 5 жыл бұрын
marna kurux dada Quatotiro
@xaliibarhim4252
@xaliibarhim4252 5 жыл бұрын
@@medfuad3426 .
@Samira-yi1dc
@Samira-yi1dc 4 жыл бұрын
waxa kaloon la helay action koodaba
@hossnidaahir5753
@hossnidaahir5753 4 жыл бұрын
hablahana dharba lag racy na wax qabso
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 5 ай бұрын
Team 2024 waa salaamaya Qaadirow allahayow qalanjo idoor ❤️👑
@mawliidali2977
@mawliidali2977 7 жыл бұрын
ahmed zaki iyo hamda quen salan sare like i sara inta somaliland ku faanta
@asmafarah1140
@asmafarah1140 7 жыл бұрын
maxad
@dayrasad1108
@dayrasad1108 7 жыл бұрын
DILEDHAYE TV
@osmansmuggled8835
@osmansmuggled8835 7 жыл бұрын
+Asma Farah11 manilla.wajale
@sahraapdi298
@sahraapdi298 6 жыл бұрын
Horta heestu waxay tabany qofka fahamy lkn talow ma iyaday ku socota oo loo sameeyey
@abdilaahimuhumed460
@abdilaahimuhumed460 6 жыл бұрын
Safwaan
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢 whatever am feeling heartbroken hestan so xassta 😢
@nasteehoabdirahiim2999
@nasteehoabdirahiim2999 7 ай бұрын
"Xuma kad qalpiga sisayo qiimo laga wye"😢💔 18/2/2024😥
@sharmaakeomar4206
@sharmaakeomar4206 5 жыл бұрын
Waa hees abwankii sameeyay sidiiq Maxamed burmad fananada xamda iyo laxamka ilaa qaabmashraxeedka fanaanadu siqiimale loogu farayaraystay. Hargaysa hoyga fanka iyo xadaarada
@LaakoTv
@LaakoTv 4 жыл бұрын
Naftaydiyey Raali iga noqo wx i lugooya uun bn arkà lkn anu nina ma xumeeyo ilaahay ba i cawadaaya 23/3/2020 Nairobi
@amrancadey4783
@amrancadey4783 3 жыл бұрын
Wad kabixi walalo insha alaah
@ZAMI-BAR
@ZAMI-BAR 8 ай бұрын
Waligay hees ka erayo culus ma arag oo ka farshaxansan Qoomadadu lugtay ka xidhaa way ku qabataa 🔥 Abwaan Sadiq Burmad hablaha Somaliyeed walee hees baad ugu hiilaysay Raggow aan hablaheena qulubtooda ilaalino 😊😊 Big Love ❤❤ 26.01.2024 18:10 Northern Germany 🇩🇪
@mhassan0163
@mhassan0163 8 ай бұрын
nin wax kala garanaya baad tahay, wallee midho iyo music iyo cod iyo qurux waa laysu geeyey,
@xanfreshah3233
@xanfreshah3233 4 жыл бұрын
Inta hamda marka ay aroostay daawanaysa like Dhac igu sii
@Awaale
@Awaale 2 жыл бұрын
Heesaha noocan oo kale ah marka an dhageysto aniga maxkamad isa sara waxana ka baqa gabadha markaas aan isa shukaansano in ay dhib iga tirsato, niyadana waxan iska dhaha naag aan iyada ahayn hala hadlin hadana hade daren baa na qaadin oo kuwo kale anga oo mar la qoslayna is arkeyna dumarow nagu qaata midba mid bey ka qurux badantahe Illaaah sida hamdi queen ducada loga aqbalay Alle anagana ha noo aqbalo oo midaan wax badan ku illowno Allow nasi intena iskaabulada ah @2022
@jannah5330
@jannah5330 4 жыл бұрын
2020 yaa dhageesanaaya 💔😓
@cashoaxmed6869
@cashoaxmed6869 3 жыл бұрын
Aniga dhageysanayo👪💑
@maryamaruun5573
@maryamaruun5573 3 жыл бұрын
Aniga 💔😭
@abdirisak_HaaJi_Officially
@abdirisak_HaaJi_Officially 3 жыл бұрын
ANIGA 2021
@fardoos4210
@fardoos4210 3 жыл бұрын
Aniga
@ruqiyayasiin1398
@ruqiyayasiin1398 3 жыл бұрын
Aniga😭
@FardowsoShuuke
@FardowsoShuuke 2 ай бұрын
Heestan wali dadka daawanaya 2024😢
@ilwaadnuur7298
@ilwaadnuur7298 5 жыл бұрын
Naftada mar bey rali galin kaga bahan tahay sida hada i haysato cml qabri ba ka so labatay qadir mahadii dheh sax 😭
@shamhaadshaaruu6154
@shamhaadshaaruu6154 4 жыл бұрын
Maantay i hysataaa
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
shamhaad shaaruu Illahey hakaa saaro wllo insha allah Salaad sunada badso
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Wliga wxba laysma laabraciyd dadka wa la korka xaadiya un hdd gunta ugu dhcdo wnad wliga so dhiganbad kla kulmi
@ayaankhadar7999
@ayaankhadar7999 2 жыл бұрын
Kal gaceylka Ruux ila qabtiyo wanagayga Qaadiraw Allahayow Adigu qumane isoo xul🥰Aamiin Yaa rabi🤲🤲
@ruqyaaxmad9101
@ruqyaaxmad9101 7 жыл бұрын
mansha Allha qofkii tageera hasaaro liketa
@xamdaqueenofficialchannel112
@xamdaqueenofficialchannel112 6 жыл бұрын
Like intii itaageerta asxaabta😍😍😎😎😎😎😎
@mostapheabdirisak3673
@mostapheabdirisak3673 6 жыл бұрын
xamda queen waa ta ugu quruxda badan fanaaniinta xidiga geeska alle çimriga howdheereeyo amiin amiin 😎🍁🍁🍁🍁🍁🍁
@saliimabdi4148
@saliimabdi4148 5 жыл бұрын
4:34 I lyk that move🙏🏽🙏🏽🙋‍♀️💓 boqorada stylka
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Haa wlhi 😍😍
@mahamedkhadar3572
@mahamedkhadar3572 3 жыл бұрын
Bcjfgvjfd Zxvvbh
@asomaliland
@asomaliland 7 жыл бұрын
Hamada queen run baad sheeg 😭😭😭😭nimankii somaliyeed hablihii way ciilen
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 Жыл бұрын
Manshlh hadad ka baxday fankii qumane na aad heshay iso duce hadad iga dambayso inu Allah isiiyo waxan ku hamiyaayo ee qalibaga iga jira thanks 17/7/2023
@siciidmaxamuud4569
@siciidmaxamuud4569 2 жыл бұрын
Kal kacaylka ruux ila qabto iYo wnagayGa 😥 Ax yaaa Heees 8/7/2022 JimcE sacada 12: 7 Hamda fanka tebY love isaar
@cabdixakiinmaxamed1136
@cabdixakiinmaxamed1136 2 жыл бұрын
Qisadii dhacdiyo . waayahana kuqoro meel gaar ah
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
Boqoradda fanaaniinta soomaaliyeed xamda queen noolow Poqortooyo reer burco meeye liketa soo daaaya gob
@SiciidMaxmed-m8z
@SiciidMaxmed-m8z Жыл бұрын
Quusoo naftaydaay ilow Qalad ku soo gaadhay Qoomamadu lugtay kaa xidhaa Waanay ku qabataaye Wax ka baro qarduufa Ninkii lagu qasaaroobay Qisadii dhacdiyo waayaha Meel ku qoro gaar ah
@ayaa0018
@ayaa0018 4 жыл бұрын
Musasalka kani waa jacylkyga intii kasoo aragty like ha ila dhaafin😂🙏🏾
@farhiamohamudr1394
@farhiamohamudr1394 3 жыл бұрын
Koow
@BishaarcabdulaahiAadan
@BishaarcabdulaahiAadan 7 ай бұрын
Ani😂
@marwasharraf6649
@marwasharraf6649 Жыл бұрын
2023 dhamaadkeeda ayaan dib udhagesanayaa waan iska jecelahay heestan 2017 baan dhegasan jiray
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
inTa DaawaTay Hamda oo Qumanaheedi Hezhay Like🙌 Maprouk wll hamda Apdi kinaL❤🙌🙌🙌
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 7 жыл бұрын
masho allah hamda queen xiiz iyo habeen kii arooskaaga ayaa igu kaa dan baysay adiga iyo hargeisaba farxad igu noloow daadax kiinaal
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 6 жыл бұрын
Waa dhibka haysta 😂khadar silimo maanta allaha ku maqan 😥
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Ishmael geedi been maahan
@dheemanmaxamed9692
@dheemanmaxamed9692 3 жыл бұрын
Hestaan mar sxbkey iga tagay dhagaysan jiray wlhi hiraan joga sxbkey nac u igaliyey leee xita qabilkisa mamaqlin karin hada xamar joga alx wanba karaysta inta iga danbaysa welcome
@dheemandaahir6059
@dheemandaahir6059 3 жыл бұрын
Saas waye ruux markuu tago mid ka kheer badan imanayo
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
Xamda Queen..... In kastoo aad Fanka ka baxaday waxaad walhi bilaah talahi waan dhaartre waxaad tahay Legend waliba caawa waxaan ku raxayeanay heesti qoomamadu lugtay kaa xidhaa 2×
@Cabdiraxmaanisaxag
@Cabdiraxmaanisaxag 10 ай бұрын
🎉
@YouSuf-n8u
@YouSuf-n8u 8 ай бұрын
Erayga way Qaladay gabdhu Xumo maahee waa Xurmo qoys ninkaad wadadhisteen
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Hadaad dawaneysid mudo kadib xamda fanka isaga baxdey like dhac ku sii wll
@axmenuraxmednur
@axmenuraxmednur Жыл бұрын
qadirow allahyow qumane iiso xul heestan markan maqlo saaid ayan u ilmeya hadana dhageysigeda madaayo wxa said udhageysan jirtay qofteyda markan isku dhacnay balse qadarka ayaa nakala waday waana kala foganay wax lanbarna kama hayo in ay dhmatay iyo in ay noshahay kalama ogi duniya ali hadaad qoralkeyga aragto iso xariiri aniga wali wa ku jeclahy
@umumahir7721
@umumahir7721 10 ай бұрын
Duniya cabdi ayan ahay ana
@zermuhdiin4070
@zermuhdiin4070 5 жыл бұрын
Qofkii iga dambeya Oo 2019 dhagesanaya liketa ha iisaro
@IkraanAxmed-s5b
@IkraanAxmed-s5b 20 күн бұрын
Qadirow Allahayow raliyo waan Ahee qumane isoxul❤😢
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 7 жыл бұрын
Hargaysay sidan kugu xiisay 😥 Allow Anniga oo nabada iyo Hargaysa oo nabada😍😍😍😍
@MunaDeggan-br5dp
@MunaDeggan-br5dp Жыл бұрын
Dunida oo dhan hadaad rabtid inaad ogaatid hadalkayga kaliya u fiirsada, sannado kahor heeskan waxaan dhageysanayay anigoo nolosha wax iga xun jirin, noloshoonu iigu socoto sidii aan rabay, 2 sano kadib waxaa yimi qof intuu qalbigaygii jacaylka lagu koriyay cuqdada iyo caadawaha insaankaana ka dhowrayay ku abuuray baxay, maanta 2023 heeskan waxaan dhagaysanaya aniga oo qalbigaygii dhiig laga shubay, qofkaan jacaylkaygii iyo noloshaydii ku aaminayna oo gabadh kale aroos la galay, walow taasu ahayn mid anan maalina filanayn, waan ku qasbanaaday aqbalkeeda. hahaha 14/8/2023 "Qaadirow allahayow Adigu qumane isoo xul" ❤️🙌 Sow la yaab maaha?
@nastexosaadaq5746
@nastexosaadaq5746 3 жыл бұрын
Hees lama oran karo 6/2/2021 bn dhagysansanyaa🥰❤️
@hlaeee4865
@hlaeee4865 7 жыл бұрын
Xamda qurux boqorada codka iyo quruxda iyo xaragada anigu waan ka helaa labiskaaga
@lululakiinantajeclfanankaa6478
@lululakiinantajeclfanankaa6478 6 жыл бұрын
alle hest mcn stly codka quruxda like i saar inta jecltY hestaan iYo inta target hamdi queen ❤❤❤👌👌👌
@suufimagane254
@suufimagane254 4 жыл бұрын
🤩😍😍😍😍I lovvvvvvveeeeeeeyyyyyyyyyyyooooooouuuuuuuuuuuu 😍😍😍😍😍😍xamda waaan jeclayyyyyy noooloooow indr
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 3 жыл бұрын
2021💔 Qaadirow allahayow Qalanjo iso xul...❤
@fatoumamohamed3531
@fatoumamohamed3531 13 күн бұрын
Bien parle hamda quruxxx❤❤❤
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
@زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 3 жыл бұрын
Yaa daa wanyaa 22/112020 cidii dawnyaa love ka Hayla Dhafin waa qiso dhacdee ax😭😭😭😭😭😭😭✔️✔️✍️✍️✍️✍️
@xamdiahmed2943
@xamdiahmed2943 8 ай бұрын
Mashallh wlhi hees wayshaafty ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdrisaqilkacase6097
@cabdrisaqilkacase6097 3 жыл бұрын
2021inta dawynasa likta hyla dhafin🖐
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 7 жыл бұрын
Hargeisa kii u xiisay Maahee kii ku dhashaw like
@sniper0935
@sniper0935 6 жыл бұрын
Geel Jire is a
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 5 жыл бұрын
Kugu casuumaynaa welcome
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@Marcos Guitto gadabursi goormu somali noqdey
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@Marcos Guitto war bax hoyada tuulada xun kawase cidna manta mabaryayno
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@Marcos Guitto mxd kahadysa bro
@sabkaha234sabkaha4
@sabkaha234sabkaha4 2 жыл бұрын
07/07/2022 ayaa dhageysanayaa waa malin qamiis ah waxaan ku suganahy magalada jowhar gaar ahaan radio jowhar waxaa dhinaceyyga fadhiyo sxbkey nuur shiine iyo c.raxmaan shamcuun
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 12 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
MAXAMED BK IYO XAMDA QUEEN 2019 | WAABA LAYSKU SOOBAXAY
8:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,3 МЛН
XAMDA QUEEN LUBIGA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
6:19
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Xamda Queen Qalbi Daadka Caashaqa Show 2015 Live HD
7:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
XAMDA QUEEN NAFWAX JECELI DHIIG MALEH NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 506 М.