Xamze "Kama jawaabi karno hadii ay Qabuuraha kasoo baxaan Dadkii Xuriyada keenay oo ay naweydiiyaan"

  Рет қаралды 10,900

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

"Kama jawaabi karno hadii ay Qabuuraha kasoo baxaan Dadkii Xuriyada keenay oo ay naweydiiyaan wax ay inoo dhiibteen iyo sababta dadkeena uga carareen dalkooda "Ra'iisulwasaaraha XFS Xamze Cabdi Bare

Пікірлер: 45
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Ай бұрын
Hadal rag baad ku hadashay mudane raysalwasaare marqaan land meel baad saartay oo siday geedka jaadka la yraah u cunayeen ayay geed wax dhaamin lakin hasan shiiq bal wax u sheeg adaa saxiib tihiin Kenya ayuu hamigeena ahaa asagana ayagoo badii weli go aankii maxkamada diidan ayuu leeyahay waa walaalaheen.
@alesuge9918
@alesuge9918 Ай бұрын
Wlh waa murug in maantay caasimada ay joogaan kuwa madaxda noo ah ay biyo qadeen dadkii shacabka ah na ay guryo Ku dumeen qaar kood qaarna ay 😢😢dhaxanta jiifaan caawa ayaa intaas oo lacag ah lagu bixinayaa maalin xoriyad la sheegay war xishooda oo Ale Ka baqa 😢😢😢😢
@SuratMaidah
@SuratMaidah Ай бұрын
Somali Italiana (Maffia)
@user-ez9hf7pg3p
@user-ez9hf7pg3p Ай бұрын
Xamze cabdi bare is not easy 🎉❤❤
@hargaysamanta6690
@hargaysamanta6690 Ай бұрын
Timaha uu beertay
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Ай бұрын
XAMZOW ADIGABA QABURAHA UGUTAGY OO SHILIIN DHAAFSADEY INTI ILAHAAY DHUULKA KASIIYAY UNAQURIIWAYEEY ADIGA IYO SAA XIIBKA GURGUURTE WALAIDIIN WEYDIINI BADDI IYO BARIIBAA😂
@LiibaanMohamedKabloow
@LiibaanMohamedKabloow Ай бұрын
HE IS A STAND UP COMEDIAN! NOT A PRIME MINISTER .
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Ooynaye
@khalidyuusuf7835
@khalidyuusuf7835 Ай бұрын
Munaafaq baad tahay Gaariye gabaygiisa ma jeclid oo beenaalaa tahay sababtoo ah maad odhan xataa Alle ha u naxariisto waayo cadaawad baad dadkiisa iyo isagaba u haysaa munaafaqow. Waanad riyoonaysaa haday cidi riyoonayso
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Waa sawir meesha la soo dhigtay oo lagu shaqaysto waxa uu ka hadlayo wax micno ah samayn maayaan.
@user-wk5kz6zo8g
@user-wk5kz6zo8g Ай бұрын
Nin rag ah aba lagu shaqesta adiga bal asaga sogar bal
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
Walahi xaqiidi waye hadalka kaa hadlayo dadkii horey dad wadaniyad ayey aheeyan ilahey ha oo naxaristo dhaamanteyto
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 Ай бұрын
wali wee joogaan dadkaas laakin dad damiir xun oo qalbiga ka dhintay aa ku jiro 😢
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 Ай бұрын
Hooyadin hadalka iyo gus jilicdasan ka wasa Ma saas ayaa Ethiopia la isaga dhicin karaaa?
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Ай бұрын
Marxun 😂😂
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o Ай бұрын
Best prime minister ee naso maro waa wadani waa wadaad waa geesi waa xodkar qaa inul wadan aheyn waa ninka 1 dollar oo misharkiisa ka baxsan aan weligii dalka ka qaadan forever prime minister miyuu astaahilin xasan iyo xamsa kala duwan walahi aniga xasan baa i xiga balse xasan waxa ka culus xamza
@M45_0
@M45_0 25 күн бұрын
waa dhintay waso baxay waa socday, kuhaysa niyow horta ya ku warama adi, dadka allah ka qabto. ninkii ugu liitay ayaa tahy. Siyaasad ahaan iyo hadal ahaanba.
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf Ай бұрын
Dowlada ka hunguri xun ma jirto dad ehel qubuur ka baxsan wayeen
@AbaadirAxmad-gl9cb
@AbaadirAxmad-gl9cb Ай бұрын
Waxaad haysato alle haku tuso hadaad arki waydana wax aanad lahayn raadi waxaad ka heshana madhaxso
@abdirahmanosman7646
@abdirahmanosman7646 27 күн бұрын
Somaalida inaad difaacataan dalkiina
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 Ай бұрын
Kuwa Aad sheegayso Iyo Kuwa Aad Qabuuraha kasoo Bixisay maxay Is dhamaan Mid Noool iyo Mid dhintaybo Isku si ayaaad canshuur ooga Qaadeen
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq Ай бұрын
Nacas waa nacas caqli ogaadeen uun baad wadataa adeer Walhi ama caytama ama qayliya ama ooya somaland tagtay sona noqonmayso hala calanka laga keenay waa halkii Aad lahayd waa tuulo jaahilyohow jaahilku dhay ee afka qadhmuuni xoriyad 😂😂 Xoriyada hargaysa ayaa laga keenay xoolow
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 Ай бұрын
NINKAn JAAHIL MA AHA EE MA ADAA JJAHILA?
@IbrahimMohamed-kw7vi
@IbrahimMohamed-kw7vi Ай бұрын
Idoor wagash
@user-rv3jk4il1y
@user-rv3jk4il1y Ай бұрын
Adna miirqam idoor ba wadta ogaadeen wa culumo iyo wada jamiici ka waren Kuma caynayo tariiq ken😂😂😂😂😂😂
@Engayub
@Engayub Ай бұрын
HAMSE iyo Ahlu Qabuur maxaa lakala siiyaa😂 Mar uu dhaho dib baa loosoo noolaanayaa, Mar uu dhaho way dhinteen way baxsadeen😂 Iyo caawa oo ah 26 june / 2024, 3:46 😂😂😂
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Cali khyre nin waxbadan qabtay ayuu ahaa bal kan muxuu ka tagi doonaa oo legacy ah ?
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Ай бұрын
Maydki waa hadlay ma cararin oo qudha
@AH-mn9jm
@AH-mn9jm Ай бұрын
NCC wuxuu dhahay. (1)Ruuxa dadka caaya naarta buu galayaa. (2) Àakhiro bilaa camal buu imaan.(Muflis) (3) Waa faasiq
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r Ай бұрын
Hooyadii cagta dheerad was waxasii ukaladiday dadka waxa ugubadna ugadeenka
@najmaabubakar2036
@najmaabubakar2036 Ай бұрын
Aaf iyoaad baad umahadsantahay siyasad diini ah
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw Ай бұрын
Walee intaad been isku maaweelineysaan hormar idinka dheer.
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xasanoow dadkii yoomal qiyaamuhu adigaaba raysal wasaare ka dhigteen
@hkayir916
@hkayir916 Ай бұрын
This is pure verbal diarrhea a clown 🤡 Republic of somaliland is here to stay ... sheeko ciyaal 😅 hadla dagaal soo qaada hooyada ayaa lagu wasi
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo guule geesi❤🎉
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Midnimada uu ku riyoonaayo Qabuuraha ayay gashay , wax qabuur galayna dib uma soo noqdaan.
@abmoh9216
@abmoh9216 Ай бұрын
Not according to him
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Ай бұрын
Faqash meelna Somaliland ka soo gaadhi maysaan Viva Somaliland ❤
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h Ай бұрын
Kan stupid wayen weeye lugo shaqeyste
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Maashaa Allaah Soomaaliya Hambalyo sanad guuradii 64 aad ee calan Soomaaliyeed laga taagay dalka Soomaaliya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
xamse oo boodhka iskajafay oo geesinimo layimi oo taageeray maamulka ssc khaatumo iyo madaxweynahooda mahadsanid xamsow
@user-oe1kd8we5y
@user-oe1kd8we5y Ай бұрын
Adoo adoon Ethiopia ah 100 sano aadabadn baad ka hadleysa xuriyada bal hawiye ha hadlanbee
@mahamedmaalinahmed1244
@mahamedmaalinahmed1244 Ай бұрын
Malaha dhulka itoobiya inaga haysato Ogadeen kaliya unbad utaqaan Reer walba oo Soomaaliyeed Dhulka soomaali galbeed waa dagaan waa deegaanka kaliya ee Soomaali qabiiladeda odhan dagaan kolka dib isugu laabo hadadan ahayn Shisheeye afsomaliga soo bartay
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 134 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 42 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
Live 🔴 maxkamada daahir calasow
Maxkamada Dahir Alasow
Рет қаралды 111