kala xiriir Whatsapp numberkaan dhaqtarka +252617756104
@1994moussadararmoussa27 күн бұрын
Hye sxb
@rumeoalfa1996Ай бұрын
Good teaching, we need more
@kawsarxuseen2442Ай бұрын
Bismillaahiye madnosheegtid daawadisa san usugayey inadaawadisa sheegidontid babudhamade Dr daawadisane sosheeg fadlan
@DeeqaCali-g4pАй бұрын
Dr waa mahadsanthy adbaaan uga faaiiday xanuunka cidi ma sheegto anba waan dareemaaa ee meel aaan kala soo xidhiidho iisoo sheeg dr mahadsanid 100/%
@bellavita1232Ай бұрын
Maasha allaah si fiican aa u sharaxdey qeer allaha ku siiyo adigoo kale ey Soomaali u baahanyihiin waayo xanuunkan sahal maahan daawadiisana ma sahlana Ilaahey hanoo saqiro Qof kasta uu haayana allaha ka dulqaado
@MariamAbdalla-r5hАй бұрын
Allahuma Amiin yarabal caalamiin ❤❤
@KhadarAxmed-v9k24 күн бұрын
Allah hakaakaxeeyo wll
@MohamedAbdiJillowАй бұрын
Shugran Dr
@LibanIlmiАй бұрын
Dr pealse icawi asi ihaayo saa shegty wax u jiraan limberka❤
@LaylahajidhereeАй бұрын
Asc DR xageen kaala soo xiriirnaah
@rumeoalfa1996Ай бұрын
Jazaka Allah kheir
@KamaarsheBoy17 күн бұрын
Hal kili ixanuunoosa dr 😢maxa keeeninkaro
@muniir-sulubАй бұрын
Dawadiisa dr ii sheeg
@aminahussein1Ай бұрын
Jizaaka Allah Alkhair. Si fiican baad u sharaxaday. Ma lagu daaweeyn karaa herbal-ka.?
@abdimohamed3893Ай бұрын
Dr Xage lagal xirira
@munafaarah7562Ай бұрын
Dr calamadahaso dhan wan layahay mudo dhawr sano ah side laysaga daweyaa Maxad talo isiin Lahay
@LiiJanbaАй бұрын
Sxp WAA IHAYA ANI SAAN UMALEENAYO. BILOWGA MUQALKA HDALADA SOQADATAY DHAMAN Wan isKu ARKAY 😢 SXP INEE ISBITAALKAGA LAGA HELA ISO JWAB
@nabihayussuf382422 күн бұрын
Asc Dr xagelagala soxirira
@liibaanahmed1458Ай бұрын
Dr xagee kala xiriiraa wan u bahnahay
@MohamedAbdiJillowАй бұрын
Xageelagala soo xirirkara, waxan rabay inan talooyin kuweydiyo
Assalamualaikum dr waxaan ahay wii da.yar oo la dhiban xanuunka la yaqaano biyo baxa waxaan rabaa tallo caafimaad ee ila soo hadal. 😢 Please dr😢
@AhmedAbdullahiSulub-ef3ne27 күн бұрын
daawo dabiici Ah
@MunasarXasancali-z9pАй бұрын
Dr maxaa udaawo Kasoojawaab
@cqanihussein7869Ай бұрын
Dig tor maxaa lagu daaweya
@abdirahmanbestboy6637Ай бұрын
Shukran
@xamdicabdirisaaq-lj4upАй бұрын
Wll bls daawadiisa no sheeg wll
@aminamohamedhassansiman6562Ай бұрын
Asc wll inte jogta
@NasroYusuf143Ай бұрын
Asc
@zihamahmed8246Ай бұрын
Maxa u dawa marka
@abdisalaanabdiqadirsh3077Ай бұрын
Waxaad racin lahayd sida la iskaga dawaynayo
@aishafarah5500Ай бұрын
Sida laysaga daawaynayo waa u sir Waana suuq gayn sharaxaada dhakhtarku ee daawayn maaha lkn soomaalida aan anigu kujiro xanuunkaas wuu hayaa lkn dawadiisa lama qoro ee Dr ku cinwaankiisa hasoo sheego
@luulahmed1869Ай бұрын
anigaba waa i xanun
@MuslimaMahadАй бұрын
EsR maxa loo soo gaabey
@DRTIMAJILACАй бұрын
erythrocyte sedimentation rate ( ESR )
@SahroAli-o6fАй бұрын
asc dr waxan ahay hoyo uur bilow ah leh wanmataga waxan iskuarkay dhawr jeer in matagayga dhiig xinjira soracayo marmarna dhiig isoourayo labtayda icalosha aadban uga walwalsanahay waxa sababay in mataga dhiig soraco muqaal nogasosame xanunada keeno in mataga dhiig soraaco mahadsanid dr
@SundusCabdikariin-ws6dsАй бұрын
Wa gaas abyo mataga wad ku nafiseysa Ana uurka isku arka lkn marwalba lama arko wa hal Mar ama labo jeer
@SahroAli-o6fАй бұрын
mahadsanid wllo alle hayna caafiyo@@SundusCabdikariin-ws6ds
@fartunabdullahi4400Ай бұрын
Daawadiisa maxa wye xanuunkaas waan dareemaya lkn waxaas waa layga qaaday négative wye ay I dheheen lkn ma aamini kari daawadiisa ii sheeg waan cabaya
@anabhussein9287Ай бұрын
Xagee joogtaa adiga dhaqrar
@mohamedfadal3704Ай бұрын
wareega suunqabadka aya ixanuuna dhawr dhaqtar ayaan utagaywaxba masheegan