Xanuunka halista leh ee ay soo dadajiyaan waxyaabo ay Soomaalidu Isticmaasho

  Рет қаралды 6,823

VTV Somali

VTV Somali

29 күн бұрын

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan dhammaadka sanadkan, iyo kaalinta amni ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Iyadoo aysan muuqan wax calamaad ah oo muujinaya horumar laga gaarayo dadaalka dhex-dhexaadiyeyaasha si loo gaaro xabbad-joojin lagu hakinayo dagaalka Gaza ee ku dhawaad sideeda bilood socda, ayaa waxay ciidamada Israel xalay cir iyo dhul ka weerareen Rafax, iyagoo taankiyana la galey dhulka.
Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidul Adxa ee sanadkan ka dib markii la arkay bisha fiidnimadii Khamiista, taasi oo xaqiijisay bilowga bisha Dul Xaj.

Пікірлер: 4
@abshirali313
@abshirali313 28 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@user-jt3wx3sh7w
@user-jt3wx3sh7w 28 күн бұрын
Guuuuuul somaliya
@idrissabdillahi8690
@idrissabdillahi8690 28 күн бұрын
Guusha Somalia
@idrissabdillahi8690
@idrissabdillahi8690 28 күн бұрын
Asc
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 64 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 05.07.2024
19:59
VTV Somali
Рет қаралды 9 М.
CIIDANKA ISRAEL | XABAD JOOJIN | 'XAMAS OO XILKA SII HAYSA' NTY
16:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:08
BBC Somali
Рет қаралды 9 М.