Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo ka hadlay qodobbo muhiim ah oo horyaalla golaha

  Рет қаралды 13,889

VTV Somali

VTV Somali

6 күн бұрын

Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in miisaaniyadda dalka ay sanadaha dhow 50 boqolkiiba ka timaado kalluumeysiga, waxaaa sidaas sheegay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.
Gaashaanbuurta NATO ayaa soo saari doonta qorshooyin la taaban karo si loo dardargeliyo xubinnimada Ukraine ee Isbahaysiga Atlantic inta lagu jiro shir madaxeedka toddobaadka soo socda ka dhacaya magaalada Washington.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha tababar iyo waxbarashada ee ay dhallinyarada Afrika, gaar ahaan Soomaalida ka helaan dibadaha.

Пікірлер: 7
@abshirali313
@abshirali313 4 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@abshirali313
@abshirali313 4 күн бұрын
Acmaasha Jimcaha: Badi xuska Allaah. Badi salliga Nebiga scw. Akhri suuratu الكهف. Qubeyso. Cadayo. Xiro dhar shidan. Waqti hore aad masjidka. Khudbadda u dhegsyso si deggan. Khusuuc u tuko. Minankaaga ku soo noqo. Waxaa wanaagsan in la xiro goobaha ganacsiga kolka la addimo salaadda Jimcaha. Masaakiinta waxaad u awooddaan siiya.
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 4 күн бұрын
MASHAA ALLAH JAZAAKA ALLAH ✅✅✅👍👍👌 INSHALLAH Waan Sameynayaa 🧕🙏🙏👩‍❤️‍👨
@xasanjeeri3098
@xasanjeeri3098 4 күн бұрын
waxan leeyahay kan wax doonayow kuu diiday nin garaad leh halku ku gami wu garan halku ku dhimanayana waa uu garanaya anigu waxan ahay Somali kan ugu xun mana qaadanay in itobiya dhul Somaliyed bad iyo bari inay saldhig ku yeelato xagee baan ku gamiya. noooooooo
@MarwaanplayzYT
@MarwaanplayzYT 4 күн бұрын
Maxa waye video iyo idacada isma watan fadlan sidaan badala mahadsanid
@user-vw4fv3yh1r
@user-vw4fv3yh1r 4 күн бұрын
Asc cabasho waxaan cabaneynaa inaad sheegi weydeen khudbaddii raysalwasaaraha itoobiya abey axmed shaley oo bishu ahayd 4.7.2024 maxaad noogu sheegi weydeen mise waxaa culeys idin saarey soomaaliland
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 4 күн бұрын
Asc idacadan ma a ha idaacad xabashi ee wa idacad somaliyed Kuna hadashay afka dadka somaliyed.hadad rabto warkas hadalkada xabashida kadhageyso idacadan afka xabashida fadlan
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 09.07.2024
20:04
VTV Somali
Рет қаралды 8 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 100 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 98 М.
FASHILKA 9 July 2024
21:55
SHANTA TV
Рет қаралды 593
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН