No video

Xanuunkii SCIATICA iyo sidaan isaga daaweeyay

  Рет қаралды 9,849

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 95
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 Жыл бұрын
Ilaahy Haku Caafiyo Ustaad Adiga iyo inta daawadiisa Aan awoodin ee la xanuusan Insha Allah waad fcnaanaysaa.
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo walalo aniga xataa way igu dhacday nerfaha xanuunka waxaa iga daweeyey quraanka iyo saliga nabiga scw aan akhriyaa maalin walba iyo exercise nerfaha
@jawhara4154
@jawhara4154 2 ай бұрын
Wlhi mansha,Allah shukran aniga hada dhanka mıdıg uu iga hayaa lugta illaa gacanta suuratul baqara iyo suratul safa ad malinkasta biyo ku aqristaa iyo Saliid saytuun cabaa Alx lugta way ii roonaatay gacanta hada igu daran waan sii wadaa
@sahraosman707
@sahraosman707 Жыл бұрын
Asc ustas xabunkas anu igu dhacay 2017 tinkii ilahay wuxu igu gargaray o an isticmalay apple cider vinegar cusbo iyo biyo kulul marka ugu dambaysa ee ad sexanaysid ayad wel wayn inta kushubtid ayad lugaha gashaynaysa ila iyo 40 daqiqad kuhay shukuman bad lugaha kudubin 3 habeen oo isku xigtad samayn Insha allah wuka gurin jimicsigana wad 6 dii bilod mar same hadu kugu solabto Alxamdulillah ani ilah wa iga cafiyay
@abdullahikhaliif6563
@abdullahikhaliif6563 Жыл бұрын
Adaaba Masha Allh Fikrada Aad keentay ayaba la heli karin Mhdsnd
@samiyaqasim7442
@samiyaqasim7442 4 күн бұрын
ASC wll xanuunkaasi anu ihayaaye iso faahfaahi wxad ku caafimaady illhy Aya'a caafimaadka haye
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Abdisalaan sola portal illaahay caafimad ha ku siiyo ..inshaa allaah waa ka bogsan. Caafimaad dag dag
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo, fariintaana dad badan inay ka faaideysan doonaan rajeynaa
@wiilomakaraan5092
@wiilomakaraan5092 Жыл бұрын
Caafimaad taam Allaah siiyo
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 8 ай бұрын
Allaha ku caafiyo Ustaad Cabdinasir
@uzmanfizioterapiklinigi
@uzmanfizioterapiklinigi 11 ай бұрын
Çok teşekkür ederim 👏. Şifanız daim olsun.
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 10 ай бұрын
Alhamdulilah Alhamdulilah Alhamdulilah muslim ayaanahay
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Illaah haku cafiyo adiga iyo inti xanuunsan.
@amarmohamed8638
@amarmohamed8638 9 ай бұрын
Ilahay haa ku cafiyo walalalo waan ku soo duceynana insha allahu
@haytamhirey7211
@haytamhirey7211 Жыл бұрын
Jilibka ayuu ka bilowdaa, ciribta ayaa ku xigta kadib sinta ayuu u gudbaa 5sano baan la xanuusanayay ugu danbeeyn jimcsi badan iyo cirbado waan ka bogsaday,😢😢😢alx Cirbada magaceeda: Adalimumab
@maryamamohamed4382
@maryamamohamed4382 Жыл бұрын
Walle aabahey la xanuunsan e irbada xage ka gadatay muqdisho jogna maxaviskaga daweysay
@aliq1353
@aliq1353 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo brother, waa kuu soo ducaynaynaa
@sumaya200
@sumaya200 Жыл бұрын
Dhqtarada dhinaca mudaawaadka ee ama carab ama eeshiyaan ah tiyaabi ilaahy hakucaafiyo quraan isisaar
@yaasiryaasir2353
@yaasiryaasir2353 7 ай бұрын
Allah ha kucaafiyo wll
@shufeyrhore2422
@shufeyrhore2422 Жыл бұрын
Ustaad Sola rabi haku caafiyo
@user-fr2qj2od8b
@user-fr2qj2od8b 7 күн бұрын
wll ale cafimmad tam ah haku siiyo inkkasto killibkan waqti hore uyahay laba irbadod bad shegtay ibatarol iyo morfin teba kubogsatay ana sida ahe
@cabeeysubagle1388
@cabeeysubagle1388 Жыл бұрын
Macalin ilahey cafimad ha ku siiyo
@HusseinAli-bv7ds
@HusseinAli-bv7ds Жыл бұрын
Alah ku cafiyo barta ku xanuunayso alah ku boksiiyo amiin
@Kowzzaa
@Kowzzaa Жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo, amiin
@Nasraat
@Nasraat Жыл бұрын
Allaah ha ku caafiyo walaal.
@sekeriyemadar4728
@sekeriyemadar4728 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo ustaad
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 5 ай бұрын
Aboowe illaah haku caafiyo allaahumaa aaamiin
@sowdagaradabdi5173
@sowdagaradabdi5173 Жыл бұрын
alla mahad u usugnaatay oo inoo caafiyay ustaad sola portal wxn aad u jeclahay podcast noocyadan oo kle ah sida hollywood iyo qorax joogto eposide 2 naaga so samee mudane mhdsanid
@abdallehassan2227
@abdallehassan2227 Жыл бұрын
ALLE haku caafiyo Ustad
@Waayaabay
@Waayaabay Ай бұрын
Allaha ku caafiyo aniga xanunkaan wuu I haayaa 5 sano ayuu ihaayaa
@user-mk8zr8ji1r
@user-mk8zr8ji1r Ай бұрын
ilaah hakucafiyo😢Antigua igudhacay lkn hadasidiihore wandhamaa alxm Sinta ayuuhadaiigadanbeyaa😢
@mohamedgreenofficial8751
@mohamedgreenofficial8751 Жыл бұрын
Ilahay haku caafiyo macalin
@sadia_844
@sadia_844 Жыл бұрын
Allaha kucaafiyo 🌹
@sekeriyemadar4728
@sekeriyemadar4728 Жыл бұрын
Guulayso ustaad
@khadraaadan4784
@khadraaadan4784 2 ай бұрын
Ale haku caafiyo anagana ale hanacaafiyo
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo
@RoobleAhmed
@RoobleAhmed 4 ай бұрын
Bahalkaasi waa ihayaa sintuu iga bilawday.hadda waxan daremayaa kabuubyo iyo xanuun aan aad ubadnayn.kaniin never oo vitamin B12 iyo B6 ku jiro markaa cuno xoga nafis ah ban darema.jimicsiga cadiga hadan smaeyo waa kasii daraya.
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb xanuunkaas xalkiisa ayaan hayaa hda sidees tahay xaalkaaga iiso jawaab.
@GuuleedCadceed-dj2do
@GuuleedCadceed-dj2do 20 күн бұрын
​@@khadarhassan4366maxuu yahy xalkisaa sxb
@RoobleAhmed
@RoobleAhmed 19 күн бұрын
​@@khadarhassan4366 wlle wali waa ihayaa.noga faidee aqontada si an uga faaidaysano bro
@motimacade1
@motimacade1 Жыл бұрын
Ustaad alle hku caafiyo Xanuunkan aabahay iyo adeerkay buu isku hal bil ku dhacay aad iyo aad bay uxanuunsadeen waxay dhakhtar u aadeen Xamar lkn ma helinDaawo xanuunka ka kaxaysa waxaa loosoo bandhigay inay qaliin galaan lkn waydiideen 6bilood bay xamar ku xanuunsanayeen tabta laguu qabtay ayaa loo qabanayay habeenkii ha udarnaadee markii danbe daawooyin bay soo siiyeen oo aabe uu ku roonaaday walalaw uu mudo bakoorad ku tukubayay aabe iyo adeer waxay ahaayeen Labo qof oo xoogsato ah labaduba hada shaqadii waa ka fadhiisteen xanuunkiina mar mar buu kusoo kacaa dadka deegaanka iyo ayaguba waxay dhahaan xanuunkani waa ciriq lkn maaha ee waaka kuhelay muuqaalkaaga markaan arkay ee aad sharaxday waxa kugu dhacay qalbigaan ka ooyay waayo waxaan xasuustay mudadii dheerayd ee aabe iyo adeer xauunkan ujiifeen iyo sida ay u dhibtoodeen alle haku caafiyo ustaad
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb xanuun xalkiisa ayaan hayaa aabe hada sideebu yahay iiso jawaab wuu fcnaan aabe iyo adeee.
@samiyaqasim7442
@samiyaqasim7442 4 күн бұрын
Wll xanuunkaasi maxaa xal uah anugu ihayaa 9 bilood ayuu ihayaa sakaraad waan soo dhaysty iiso jawb wll​@@khadarhassan4366
@Qadra-qaali55
@Qadra-qaali55 Жыл бұрын
Ilahay ha ku caafiyo wll
@samiyaqasim7442
@samiyaqasim7442 3 ай бұрын
Wllo anugu ihaya hada 6bil maan kicin walina maankicin wxn waan garan waayay lkn waan garn waayay markn fadhiyo wn fiicanhy lkn markn kaco xanuunkii aduunka ii imanaaya wlhi xalada anaa dareemi Kara Cuno waan ka goay socod wn ka goay waaban garn waayay xanuunkani wuxuu tahyba ilaahy hayna caafiyo
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
abaayo sidee noqotay daawadiisa ayaan kuu hayaa iiso jawaab yacnii xalkiisa sidaad ugaga fcnaan lahayd.
@myn9127
@myn9127 Ай бұрын
​@@khadarhassan4366Asc abayo ana la xanuunsan evmaxay tahay dawada fadalan ila so sheeg
@user-id8tb3yz9z
@user-id8tb3yz9z Ай бұрын
aderow alaha ku cafiyo xanuunkaas anigaba waa ihaya
@ayannur9480
@ayannur9480 Жыл бұрын
Cafimad Allah walalkey
@xaajidiibka8290
@xaajidiibka8290 10 ай бұрын
Macalin illahay haa ku cafiyo xanunka aniga daremaya runti xiliga qaboba ah baa runti ogu daran waxan ka qaday misan culus oo aan qaday siinta weyan
@samiyaqasim7442
@samiyaqasim7442 4 күн бұрын
Xa Ax ax wll wn kula dareemyaa anugu qurbaan jooga waanu ihayaa 9 bilood buu ihayaa sakaraad ayaan gaadhy heeen wxb cuni waayo wxb karsan kari waayay wn jiifi jiry habeen io malin oohin ayay ii ahaan jiry walina wuu ihayaa lkn wxn ku fiicnaady geedka muriingaha ayaan ku caafimaady anoo 7 bilood kaarayay aya geedkaas laykeeny wn caby markiiba kaar iigu danbaysay walee qofkii soomaraa garn xaldaas
@qayaash93
@qayaash93 Жыл бұрын
Thank you solar xanuunkaan wax u eg ayaa bilaw igu ah waa inaan hadda bilaabaa jimicsigaas please nairobi ayaan joogaa video kale ksoo duub
@abdullahikhaliif6563
@abdullahikhaliif6563 Жыл бұрын
Ustaad Zola Wllhi Qof Aan arkin Madaremi karo Xanunkan 7years Ayuu ihaya Alxm 10 daqiqi istaag ma awodi kari lugta bidix ayu igahaya Kukeel iyo barar ayuu hada maraya ila hindia wan tagay qaliin ayee dhahen ana qaliin majeclesan waxa kaliya ee Aan xanun ba biye kudaremay aya ahaa Tarawixdi soonka markad sifican xubnaha ukala bixisid Alxm.Cala kulli xaal adna Mhdsnd
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb qli sidee noqotay xal ayaan kuu hayaa iiso jawaan daawadiisa waan garanyaaa.
@GuuleedCadceed-dj2do
@GuuleedCadceed-dj2do 20 күн бұрын
​@@khadarhassan4366aniga isheeg wll anigu ihaya
@farhiyacabdulaahi3319
@farhiyacabdulaahi3319 6 күн бұрын
Ciraj matagtay wll
@fadumoaddow8552
@fadumoaddow8552 Жыл бұрын
ILLAAHEEY KUGUMA SOO CELIYO
@ahmedsalim571
@ahmedsalim571 Жыл бұрын
Sir, beautiful Somali becuase I understood 80% of it. The doctors are right, do more physical activities even though it’ll be painful but worth it in the long run.
@ifrahibrahim74
@ifrahibrahim74 10 ай бұрын
Illahay kuguma soo celiyo walaal
@Saxiibkadunida
@Saxiibkadunida Жыл бұрын
Ugaas waxaa ku jeclaa markaa cashirka competer bixin jirte fadlan soo celi cashirkii competerka
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ай бұрын
Cirbid kale o dps la dhaho aya jiro o forever ah raqisna ah
@sharmarke12ahmed67
@sharmarke12ahmed67 Жыл бұрын
Waa xanuun aad u xun waa cadaadis ku yimaado diskiga lafaha u dhexeyo xaaskayga sadex jeer baa qaliin lagu sameyey wadanka hindiya hyderabad,wayna sigatay inay naafo noqoto alxmdulilah hada way soconaysaa lkin weli way la daladhacaysaa samaytii qaliinka,fadlan weligaa ha isqalin wax kasto yimaado.
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb xalkiisa ayaan hayaa gabdhii maa roontahay iiso jawaab anaa kuu sheegaya xalka i.a
@nimcodaheye918
@nimcodaheye918 10 ай бұрын
Wll waa waxa ihaysta
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Ani waan qabay fadhiga ku tukan jiray waxan dareemayey burning sensation numbness herniated disc waye L5 s1 waaye jimicsiga qaas ah roller dhabarka aa gashaneyso joodariga iska sax orthopaedic gado aniga quraan ilaahay igu caafiye alxamdulilah
@maryan3892
@maryan3892 8 ай бұрын
Anigaa haysto walahi seven years marka ilaa hada waan xanuunsanahay operation waa diiday allaha noo yasaro
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
abaayo sidee noqotay wali mala xanuunsantahay xal ayaan kuu hayaa iiso jawaab.
@amataallah2026
@amataallah2026 Жыл бұрын
Dambi dhaaf alle ha kaga dhigo wa aragtay quraanka inu daawo yahay ee isku dawee insha alah
@user-tr6vq2xm1o
@user-tr6vq2xm1o Ай бұрын
Asc wall hada ayaan ujiifaa 4 mantis tacbaan baan ahay
@DeeqociiseJimcale
@DeeqociiseJimcale Ай бұрын
Anna ma hurda ee se yelaa
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
inkaar baa kugu dhacde😮
@DeeqociiseJimcale
@DeeqociiseJimcale Ай бұрын
Socod ma udaryahay
@adamanime753
@adamanime753 Жыл бұрын
Macalin crypto kaso hdal
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 9 ай бұрын
Wllahi waa cabsi, suaal ma cudur ku dhaca nerfaha mise dhicida ama wax culus aad qaadaa keena
@HubaalMedia308
@HubaalMedia308 Ай бұрын
Xataa sadex sacdod fadhida keeni kara o xidhidhsan
@HuyaamSultana
@HuyaamSultana Ай бұрын
Ani 9 Sano Ayan qabaa sciatica nerve
@nourdiinalihassan9618
@nourdiinalihassan9618 4 ай бұрын
Aniga i hayaa sola
@mohhealthfoods.3859
@mohhealthfoods.3859 7 ай бұрын
Mudo lixsana ayan la noolahay daawo malaha lkn jimicsi kaliya ayaa xala waxan sameya jimicsi kaliiya
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb qli xalkiisa ayaan kuu hayaa sodeed tahay hada adiga iiso jawaab waad ka fcnaanaysaa i.a
@mohaosman2630
@mohaosman2630 18 күн бұрын
​@@khadarhassan4366wll xalka wn ubahnahy hooyaday bu hayo iso jawaab hadad aragto farintyda
@osmanabdi246
@osmanabdi246 Жыл бұрын
waankaxumahay . cabdinasir cudurka kuheylay alaha kucafiyo insha alah. Sorry mate
@apdiazizfarah2219
@apdiazizfarah2219 6 ай бұрын
Xanun Kan aabahy ayu aha Mudo 9 sano ah ila hda wa hayaa
@MohamedAhmed-je1vk
@MohamedAhmed-je1vk Жыл бұрын
Aniga ayaa qabo waxuu I hayaa 2sano waxaa u tagay dhowr dhaqtar mana soconkarin welchire ayaa leegu waday alx waa kabogsaday jimicsi lee u room iyo in aadan adiga oo iska jirin aad cules qaado ila Soo xirir wax badan baa kula wadagayaa ustad
@nololkaabchannel7519
@nololkaabchannel7519 4 ай бұрын
Walaaloow nala wadaag adigane sadaqo ayee ku tahay
@user-xx2kt5kd5x
@user-xx2kt5kd5x 4 ай бұрын
Asa
@user-xx2kt5kd5x
@user-xx2kt5kd5x 4 ай бұрын
Walal anigu ihaya xagen kala so xirira
@GuuleedCadceed-dj2do
@GuuleedCadceed-dj2do 20 күн бұрын
Noo sheeg bro
@maryamamohamed4382
@maryamamohamed4382 Жыл бұрын
Sola walal aabahay xanunkan la dhiban wadanka dibadiisana ma awoodno maxa nagula talineysaa 😢
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Жыл бұрын
Exercise badan haduu awoodi karo ilaaheyna ha caafiyo😢
@Muniid99
@Muniid99 Жыл бұрын
Good information.. Well Done !
@rafiiqsheikh6097
@rafiiqsheikh6097 Жыл бұрын
Macallimuu allaha ku caafiyo marka hore , Waxaan kugula talin lahaa Inaad Exercise ka aad ku darto warming ama baaga biyaha diiran leh inaad massage ahaan u isticmaasho , tan kale epidural injection ha badsanin maxaa yeelay waxay leedahay hypotension ama in pressure kaagu hoos u dhaco ,
@apdalaawmuse7527
@apdalaawmuse7527 6 ай бұрын
Walal xanuunkas hader aniga aya daremaya anigoo muqaalada crypto dawanaya ayan arkay wana mahadsantahay waxii tala ah oo cusub muqaalkale kasoo samay mahadsanid 🎉
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 3 ай бұрын
sxb xanuunkaas daawadiisa ama xalkiisa ayaan garanyaa jada sidee tahay iiso jawaan wll.
@lunamud3143
@lunamud3143 Жыл бұрын
Walaalkay Allaha ku caafiyo xanuunkan qofkii uu ku dhacay uun baa dareemi kara aad ayaan u danaynayaa inaan kula hadlo post me your Email here
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 20 М.
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
se rabta
Рет қаралды 11 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 46 МЛН
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 82 М.
Macalin Sola iyo tala xumida Somalida
34:14
Sola Portal
Рет қаралды 4,4 М.
Jijimicsiga Dhibatada Garbaha - Frozen Shoulder Exercise
7:37
Barashada Xaawo
Рет қаралды 2,4 М.
Somalida maxaa ka qaldan?
40:22
Sola Portal
Рет қаралды 12 М.
BEAUTIFUL MORNING DUA | For Protection| Blessings| Rizq | Tasbih | full | Omar Hisham|
27:31
EthioQuran اثيو القرآن
Рет қаралды 3 МЛН
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
23:02
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 30 М.
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 403 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН