Xanuuno Ka Dilaacay Xeryaha Ay Ku Jiraan Dadkii Ka Barakacay Laascaanood , Iyada Oo Boqol Kun ....

  Рет қаралды 9,332

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 19
@hibofarah532
@hibofarah532 Жыл бұрын
Garaadadi xawayamiinta aha. Hawgurmadaan
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 Жыл бұрын
Afkaaga hagaaj awalba dhal SNM bad ahayde waxba eed ma lihide
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Жыл бұрын
SAAB TV, FAHIIMA QUUJE IYO GARAAD JAMAC HA CAAWIYAAN DADKA AY QIXIYEEN
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Waa xiligay inagu dawarsan jireen hayaduhu ilaahow umadaada u naxariiso
@ismailahmed5691
@ismailahmed5691 Жыл бұрын
Away Kii Qadhmuunaa EE garaadlaawe,ah?
@hajii2033
@hajii2033 Жыл бұрын
beenal tv saab
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
ilaahay.wuxuu kala xisaabtami Garaadada iyo putland oo ka danbeeyay barakaca
@marer100
@marer100 Жыл бұрын
Tii 88 kii ma snm baa ka danbeysay. Iiga soo jawaab
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 Жыл бұрын
Muusena waa lagala xisaabtamayaa insha allaah
@queency7943
@queency7943 Жыл бұрын
Kinir baa barakiciyey illahayna ma jecla dadka kibra taasi waa abaalkooda haday dalkoooda iyo dadkooda u soo noqon waayaana iyagaa cirka roob ku og
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 Жыл бұрын
Ale haw gargaaro waa dad reer somaliland
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Ilaahay suban iyo joonis haku rido anaguba markaan dulcad tagnay iyo daroor 50000 ayaa nagaga dhintaye
@marer100
@marer100 Жыл бұрын
Xaq hadaan ku lahayn Alle adiga daacuun hakugu rido waan soomanahee
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Жыл бұрын
Garaadadii waydii intay qurbaha geeyeen ciyaalkoodii kuwii nabada haystayna ee ree laascaanoodna qixiyey kuwaa hala waydiiyo
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Garaad lawayaashii iyo putland way daawanayaan Shacabkaa dhibaataysan waxay uqaban karaana ma jirto waxay maskaxda kaxadeena waa dhalin yaro Garaad Gaaban oo waxma Garato ah subxaana laah
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 Жыл бұрын
Garaadada dhulbahante waydi. Iyaga sida u galay dadkoodi.
@xamdiahmed7120
@xamdiahmed7120 Жыл бұрын
Beentaa dadkaa kadaaya Ilaahy idinkaa isinku rid xanuun aan laqoon wxuu yahee
Laasacanood iyo Xaalada taagan!
3:47
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 69 М.
Sheekhad Muna Axmed, oo cisbitaal weyn dhisaysa.
32:01
Galaydh Media
Рет қаралды 20 М.
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 37 М.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 3,5 М.
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,6 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 2,6 МЛН