''Dadkii Citiraafka Sugayay 26-juun Waxa arkeen Madaxweynaha oo leh Doorashada....''Musharax Cirro

  Рет қаралды 10,668

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 30
@idilfaarax7091
@idilfaarax7091 2 ай бұрын
Guulayso madaxwayne...inshanalah...
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 2 ай бұрын
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK
@moseskaahin
@moseskaahin 2 ай бұрын
masha allah
@madar9587
@madar9587 2 ай бұрын
Hogaamiye dhaba
@maahirmooraal8728
@maahirmooraal8728 2 ай бұрын
Eeshcalaa Madaxwayne Cuqdad aanlahayn oo Shacabkiisa simug iyo miisaanleh umidaynkara waa cabdiraxmaan Madax Dahable raxiimahulaah.
@mohameddjamahassan9588
@mohameddjamahassan9588 2 ай бұрын
TUUGTI OO DHAN BAA KGU SOO URURAY
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 ай бұрын
Xataa😢sida UU taganyahay waaqalad mesha masalad BAA😢😢
@warfaaden6369
@warfaaden6369 2 ай бұрын
Garxajis cod udoono 😂😂😂
@DjMüllar
@DjMüllar 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HardTalk1
@HardTalk1 2 ай бұрын
Coming president
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 2 ай бұрын
Qosol idaygan horta yaa u laqima hadalada ciyaalka tuumbo raacii laandheerana ma ku dartay Markaa adigu hadalada youtuberada waad soo tuumbo raacdaa saw maaha adeer cidii ku lugaysay ayaad la joogi halkani halkaagii maahee
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 2 ай бұрын
Nio kolay muuse ayaad taageertaaye maanad hadaladiisa hunqaacada ah arag😂
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 2 ай бұрын
Laandheere 😂😂😂😂
@libanahmed559
@libanahmed559 2 ай бұрын
Neef ila neef😂😂😂😂
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 ай бұрын
Waddani adiga wadanka buurta ufuulay iyado dagal lagu jiro Somaliland’ will never forget
@NasirSulub-tj7rt
@NasirSulub-tj7rt 2 ай бұрын
Kulmiye laga yaac
@bahjaahmed727
@bahjaahmed727 2 ай бұрын
Dawlada reer somalilandey shicibka runta uu sheega inaad ictrafa Ethiopia iyo Israël inaad la gasheen subxanallah Allahu i🙄😡 ilaahay ba ixtrafa gacantisa ku jirta Yuuhud isku dhiiben dawladu wallahida ee shiibka somaliland sida falastin bad ku dambeyneysin😡😡😡😡😡😡 allahu akbar Yuuhud aa subxanallah
@KhaalidCige-r8v
@KhaalidCige-r8v 2 ай бұрын
Waxan nacaske ahe qoskisa loo mamulo
@AdanAxmed-gp6ct
@AdanAxmed-gp6ct 2 ай бұрын
Macaac neef neefdhalay mawaxaa ayad doonaya inuu dalka kanoqdo madax macaa
@eng.burco272
@eng.burco272 2 ай бұрын
Sankaa idiin daloola, oromada wadanka waa laga xoraynayaa dhawaan inshaalhu.
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 ай бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@Tkmaxfan
@Tkmaxfan 2 ай бұрын
@saakin salebaan sadexda af mid uun ku shaqayso oo labada kale dhawr😂😂😂😂
@eng.burco272
@eng.burco272 2 ай бұрын
Adeerkaa muuse biixi iyo nuux taani waydiid halka ciidankii iyo gobolkii Sool uu qabtay.
@galeyrtours9193
@galeyrtours9193 2 ай бұрын
hhhh wax aad sheegto markaad waydey miyaad la shirtimi ciidan ka mucaaridkaa jabiyey waar cida jabisay waa la yaqaana ee meel kale ha ka raadinin
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
Waar. Laxdani Cod. Heli. Mayso sabab. Too. Ah. Waa. Doqon. Aan. Aaminsanayn. Qaranimada. Somaliland
@eng.burco272
@eng.burco272 2 ай бұрын
Sankaa idiin daloola, ormada dalka waa laga xooraynayaa inshaalhu.
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
​@@eng.burco272 Waar. Ma. Tihid. Somaliland er. Waxa. Tahay. Basaas qadaad. Weyn. Ah. Cirro. Neefna. La. Shaqeeya. Wadani. Cadawga. Somaliland Ha. Ku. Riyoon. In. La. Doorto
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 2 ай бұрын
Tartanka cidi ma u diidantay horta waa la arki inuu helo iyo in kale
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
​@@abdiyousuf3157 Tartanka. Wuu. Geleyaa. Si. Uu. Ugu. Samro Laakiin. Cid. Dooranaysaa. Ma. Jirto. Wuxu. Heleyaa. In. Yar. oo Reer. Buura. Fuul. Ah. oo. Huwanta. La. Shaqeeya. Iyo. In. Yara. oo. Madaxweyne. Muuse. Neceb
@samoc5405
@samoc5405 2 ай бұрын
Wadani maxaa qaldan. Kuu muuse biixi xilka kaqaadaba wuxuu u ordaya wadani. Markaa siyaasiyuuntu ma waxay kala garan waayeen qaranimada iyo wasiirnimada. Ma waxay laabta ay garaacdaan oo ay muwaadin qaranka difaaca ku yihiin marka xil ay xil ay hayaan
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 109 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
الفرقة الوطنية تضع حدا للسلكوط طاعن الأعراض .
57:07
El Madimi Mohamed - المديمي محمد
Рет қаралды 34 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 124 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН