Xaqiiqooyin ku saabsan Australia | Dal iyo Qaarad cajiib ah

  Рет қаралды 89,714

Tanaad

Tanaad

Күн бұрын

Xaqiiqooyin ku saabsan Australia | Dal iyo Qaarad cajiib ah#Australia
Australia ama magaca rasmiga ah ee Commonwealth of Australia, waa qaarad iyo dal waana qaarada ugu yar caalamka sidoo kalena waa mid kamida dalalka ugu baaxada weyn dhul ahaan caalamka.
SHARE&LIKE
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 136
@mohamedabdaazizmohamed1852
@mohamedabdaazizmohamed1852 3 жыл бұрын
Teacher Geography❤💯✊
@abdirahman_
@abdirahman_ 3 жыл бұрын
Next Somalia 🇸🇴 soo same
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Жыл бұрын
​@@abdirahman_somalia is not country 😅 is a region pro
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh ustaad tanaad wlhi waxaa tahay macalinka goeghraphiga alle haku sharfo sida aad wa noo fahamsiisid ustaad 🤎😘💯
@mahadmuxudin1960
@mahadmuxudin1960 3 жыл бұрын
Teachor of geography❤❣✌
@Mustafedollar
@Mustafedollar 3 жыл бұрын
Sxb waxan filaya waxbadan ood Ka tagtay inaad soo saxday waana sababta aad uguso celisay thanks sxb
@daaruxadiithonlinequrantea3652
@daaruxadiithonlinequrantea3652 3 жыл бұрын
*Xasuusin malinta bari ah waxay ku beegan tahay malinta caashuura(يوم عاشوراء) waa maalin khayr badan oo loogu dhaafayo danbigii sanadkii tagay alle idamkii haddaba halaga faaiidayso waa maalintii allah swt uu badbaadiyay nabiyulahi muusa iyo qoomkiisa lagana badbaadiyay fircoon iyo qoomkiisi waa maalin fadli iyo qiimo aad u weyn leh nabiga scw waxaa laga wariyay marku nabigu scw soomay caashuura uu dadkana amray in la soomo ayay asxaabti ku dhaheen nabigi allow waa malin ay weyneeyaan yuhuuda iyo nasaaradu(Christian) dabeedna rasuulku scw wuxuu ku yidhi si aan u khilaafno yuhuuda waxaan soomi doona hadduu alle idmo malinta sagaalad kadibna nabigu muuna gaadhin maalintii sagaalad ee sanadkii danbe* *عن عَبْدِ اللهِ بْنِ عَبَّاسٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُمَا قال: حِينَ صَامَ رَسُولُ اللهِ صَلَّ اللهُ عَلَيْهِ وآله وَسَلَّمَ يَوْمَ عَاشُورَاءَ وَأَمَرَ بِصِيَامِهِ قَالُوا: يَا رَسُولَ اللهِ، إِنَّهُ يَوْمٌ تُعَظِّمُهُ الْيَهُودُ وَالنَّصَارَى، فَقَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وآلِهِ وَسَلَّمَ: «فَإِذَا كَانَ الْعَامُ الْمُقْبِلُ إِنْ شَاءَ اللهُ صُمْنَا الْيَوْمَ التَّاسِعَ» قَالَ: فَلَمْ يَأْتِ الْعَامُ الْمُقْبِلُ حَتَّى تُوُفِّيَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وآلِهِ وَسَلَّمَ. أخرجه مسلم في "صحيحه"*
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Cashuura siday u noqonaysaa maynaan soo dhaafin
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
Afghanistan 🇦🇫 ka soo waran Wxa ka socda
@liverpoolfans1116
@liverpoolfans1116 3 жыл бұрын
Keep going
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 жыл бұрын
Wanaga soo dahdaa wll mcn ee noosoo dhaqso hadii ay macquul tahay👍
@faadumoabdullahi9316
@faadumoabdullahi9316 3 жыл бұрын
USTAAD TANAAD KA SOO HADAL DALALKA INDONESIA AND SYRIA CODSI WYE INSHA ALLAH 🇮🇩🇸🇾
@africanman171
@africanman171 3 жыл бұрын
Macalin geography Mahadsanid tanaad
@zalmahdhawrzan9458
@zalmahdhawrzan9458 3 жыл бұрын
Ilahyoow rajooyinkayga ii rumee waliba dhawaan🤲🥺
@ogaalkadaahsoon5898
@ogaalkadaahsoon5898 2 жыл бұрын
Amiin wllo dhameenteenba
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Жыл бұрын
Amiin dhamaanteen
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 3 жыл бұрын
M.a keep going bro Tanaad 💪🙏💯
@anuujyahya9239
@anuujyahya9239 3 жыл бұрын
Best somali Geographic channel
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 жыл бұрын
Mahadasanid ustaad Kama daalo inaan daawado Tabintaada Toosan Ee taariikhda Iyo Juqraafiga Ah Anoo Halkayga Fadhiya Ayaan Wax Badan Ka Ogaadaa a Aduunyada dacaladeeda Because of you
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 3 жыл бұрын
Tnks macalin noso badi wax weyn aya marwalba kafaideesta
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 3 жыл бұрын
Walal Dalka Ku Xiga Kan Waxaad Ka Dhigta Afghanistan 🇦🇫😆 Waa Mahadsan Tahay✋
@inacabdulahi8905
@inacabdulahi8905 2 жыл бұрын
Keep going zhp Tanaad🌹🌹🌹🌹
@mohamedabdikaariye9489
@mohamedabdikaariye9489 3 жыл бұрын
Horay u soco ustaaad 🙏
@abdilatiif5033
@abdilatiif5033 3 жыл бұрын
Keep up ustaad 🙏
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 3 жыл бұрын
Macalin dalka Argentine wa codsi tnks
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Jazaa kalaahu khyr bro Mahadsanid
@aliabdi2436
@aliabdi2436 3 жыл бұрын
Keep going ustaad 👍
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeey ayaa noqday caawa
@abdurahmansheick7355
@abdurahmansheick7355 3 жыл бұрын
Keep going Big brothers
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Thank you Tanaad
@mohabig-jz6yq
@mohabig-jz6yq 2 жыл бұрын
Macalin ilahay haku nabadgaliyo
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 3 жыл бұрын
Msha allh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@superxasan4559
@superxasan4559 3 жыл бұрын
Teacher of geography
@abdikadirali2448
@abdikadirali2448 2 жыл бұрын
Wadamada adunka ustarelia uku jeclahay gabar ustarelia jogto iso qabo quruxey
@nasir6916
@nasir6916 3 жыл бұрын
sxb next video ka dhib xaqiiqooniy ku sababsan yemen 🇾🇪💖
@zakariyeaqbalidiris3248
@zakariyeaqbalidiris3248 3 жыл бұрын
Thankz sxp tanaad codsigaygii
@macprogrammer9984
@macprogrammer9984 2 жыл бұрын
Insha Allah 1m
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 Жыл бұрын
Maashaa allah
@updyrahmanbashir7361
@updyrahmanbashir7361 3 жыл бұрын
Wxd Ka so HaDasha Airpirt ugu wawayN sidaY ukala wayn yihin 👆🥰🤩
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
Holland aya rabna inta rabto farta ha taakto
@abdinaasirabdisamediise5331
@abdinaasirabdisamediise5331 3 жыл бұрын
Thanks Ustaad
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 3 жыл бұрын
Next Indonesia pls 🇮🇩🇮🇩👍👍
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 3 жыл бұрын
❤️❤️TANAAD CHANNEL❤️❤️
@mahamedamohamed7725
@mahamedamohamed7725 3 жыл бұрын
Tananaad wll waxad so diyaarisa dalka quruxda iyo bawaga badan leh ee Switzerland 🇨🇭 wad mahadsantahay 👏💯
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Meel mahin wlal aniga 2 sanno joogay
@zakariyeaqbalidiris3248
@zakariyeaqbalidiris3248 3 жыл бұрын
Keep going sxp tanaad
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Keep going sxb aniga musicga igu socda
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 11 ай бұрын
Sxp Mahadsanid
@hamsepoyka5712
@hamsepoyka5712 3 жыл бұрын
Tanaad hore usoco
@engahmedbadel2065
@engahmedbadel2065 3 жыл бұрын
Macalin
@Ahmett_Husni
@Ahmett_Husni 3 жыл бұрын
Sxpw jarmal🇩🇪🇩🇪🇩🇪kasoo hadal😊
@ahmedkaysesuleiman
@ahmedkaysesuleiman 3 жыл бұрын
Fadlan barnaamijka Kan kuxiga nooga dhig dalka Canada 🇨🇦. Mahadsanid
@kenancabdi8548
@kenancabdi8548 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@hal-abuurnaasirbaarri6819
@hal-abuurnaasirbaarri6819 3 жыл бұрын
Asc. Walaal halkaaga, mansabkaaga, iyo milgahaaga ayaan kugu salaamay. Talo: Walaal ma hubo in aad wax ka diyaarisay, balse waxa aan kuu soo jeedin lahaa in aad Afgaanistaan wax nooga soo diyaariso.
@abdirahmangurey2733
@abdirahmangurey2733 3 жыл бұрын
Sxb 15 dal magac yadooda maa nala wadaagtid aa baranee boqorad u thy elizabed
@Dunidatechnolo
@Dunidatechnolo 3 жыл бұрын
M.a , ustaadi,
@ayaanxuseen8731
@ayaanxuseen8731 3 жыл бұрын
MashaAlaah
@maan8746
@maan8746 8 ай бұрын
Sxb waxa dawecàd uleedahay hordhac iyo furasho masameysid toos aad mowdùuca ugashaa mhdsnd
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Gabon kaso hadal fadlan❣
@yuusufcali3642
@yuusufcali3642 Жыл бұрын
Lagend of tha geo
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 Жыл бұрын
3:29
@maaabaa3057
@maaabaa3057 3 жыл бұрын
Bro next Germany plz bro
@AdamSabrie22
@AdamSabrie22 3 жыл бұрын
Ustaadow next #Canada
@feysalcali9486
@feysalcali9486 3 жыл бұрын
Nio goormee arkeenaa wajigaada sxb next vidio qisadaada please 🙏
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 3 жыл бұрын
Thank you bro
@elyeesdc6021
@elyeesdc6021 3 жыл бұрын
Best sawiro
@maahiraliibraahim4177
@maahiraliibraahim4177 3 жыл бұрын
zxp belgim nososamaey
@mhmedgfootballedits9972
@mhmedgfootballedits9972 3 жыл бұрын
Keep going pro
@ahmedshukri7422
@ahmedshukri7422 3 жыл бұрын
Mahsanid Tanaad 😊🙏
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 4 ай бұрын
❤❤❤
@yusufkhalif6153
@yusufkhalif6153 3 жыл бұрын
Next country afgansitan
@xildhibanada3242
@xildhibanada3242 2 жыл бұрын
alle ima geeeyo halkaas
@qadanahmed5975
@qadanahmed5975 3 жыл бұрын
Next afghanstan🙏🥰😋🇦🇫
@abdulahishire4886
@abdulahishire4886 3 жыл бұрын
Wadankeena uga baqa sidaan hadaanan midobin waayo anagaba wana qeybiyay engiriska ila iyo hada wali farahow nagula jira mahad sanid Bro sida aad noogu baahiso taariiqda aduunka
@CabdicasiisCumar-o9o
@CabdicasiisCumar-o9o 2 ай бұрын
Australia 🇦🇺 🪃 🇦🇺 Meel qurux Badna😊
@cigecmc5568
@cigecmc5568 3 жыл бұрын
ilaahayow mar un I gee
@XudayfeXuseen
@XudayfeXuseen 11 ай бұрын
Geela somalida soo siya intaad laynaysaan😢😢
@shaaficiabukar1974
@shaaficiabukar1974 3 жыл бұрын
Plz jaziirada Comoros video kaso samee
@AbdullahiyarAbdullahiyar
@AbdullahiyarAbdullahiyar 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 Жыл бұрын
Wad mahadsantahay gudoomiye
@blackpinkworld4675
@blackpinkworld4675 3 жыл бұрын
Walaal please southkorea marka soo socda1🙏🙏🙏
@nawadcabadilahi3420
@nawadcabadilahi3420 2 жыл бұрын
Ok
@mustafekhaliif619
@mustafekhaliif619 2 жыл бұрын
AUD PAIRS forex traders sfcnbay uyaqanaan👌👌👌👌
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 3 жыл бұрын
Dowladahan kasoo diyaari Somalia Saudi Arabia Yaman Kuwait Lubnan Jordan Vietnam Russia Poland Senegal Ku darao
@nabadonbilal1310
@nabadonbilal1310 3 жыл бұрын
Sxb dalka benin ku xiji🙌
@roobleaxmed2637
@roobleaxmed2637 3 жыл бұрын
Tanaad nin culus waan kusalaamay sxp
@maxamedturki2118
@maxamedturki2118 3 жыл бұрын
Ustaad wajiga gorme laarkaa
@zalma1437
@zalma1437 3 жыл бұрын
Afganistan ka hdl wll waa codsi
@ahmedzakivlogs
@ahmedzakivlogs 3 жыл бұрын
Brother Jermaine kaso hadal 🤗🤗💯
@marishzaidyasin4957
@marishzaidyasin4957 2 жыл бұрын
Tanaan kip qoing pro 🤥🙊
@khaalidshiine1200
@khaalidshiine1200 3 жыл бұрын
Love iizar wallo
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣❤
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
waxan ka baqayey Inan arko geel la tooganayo madaba aan jeclhy geela.
@koke8711
@koke8711 3 жыл бұрын
Dalkaan malisia daris la ma aha miyaa maba sheegin Tanaad
@ibraahinnimcaan9269
@ibraahinnimcaan9269 3 жыл бұрын
Mudane siiriya iyo yaman afkanistan cisho ka so diyaari documentary
@ahmedabdirahman9622
@ahmedabdirahman9622 3 жыл бұрын
Mo fahmi iyo kanaalka dadwaynaha isku hal miyaa wllo!!
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Haaaa
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 2 жыл бұрын
Angola 🇦🇴 kasoo hadal iyo Congo 🇨🇩 mahadsanid
@kingsaadaq7452
@kingsaadaq7452 3 жыл бұрын
Plz ka soo hadal afgaanistaan
@maxamedfaxalka8622
@maxamedfaxalka8622 3 жыл бұрын
Afghanistan kasoohadal sxb
@maxameddeeq9667
@maxameddeeq9667 3 жыл бұрын
Hungry
@molaska1627
@molaska1627 3 жыл бұрын
Jamhuuriyada Iran nooga soo samee masuul
@zakiziciid1135
@zakiziciid1135 3 жыл бұрын
Zhp wax bdn bnka faaidnay
@Waryaa11
@Waryaa11 3 жыл бұрын
🇱🇦 laos kasoo hadal scb
@capaasdaahir4838
@capaasdaahir4838 3 жыл бұрын
Turkiga kasoo hadal sxb mcn
@mustafabdullahi7968
@mustafabdullahi7968 3 жыл бұрын
Dalka new Zealand kasoshekey
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Saxiib Tanaadow Barmamij Ka Same AFGHANISTAN Dalka Imika Ay La Waregtay Taliban
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
SADDAAM XUSEEN Kun sheeko oo hal sheeko isku ah
36:05
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 49 М.
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 152 М.