Xaqiiqooyin ku saabsan dalka Norway 🇳🇴 | dhulka fjords-ka iyo geesiyaasha viging ka

  Рет қаралды 9,020

Qorshe media

Qorshe media

Күн бұрын

Fadlan nagu soo biir hadii aad nagu cusubtahay hadii aad hore noola joogtay fadlan video dhamayso ka dibna like saar siin share garee videohadii uu ku cajabiyay
La joogidaadu waa shayga ugu mihiimsan chenelkeena qorshee saaxiib noo Hill oo xubnaha qoyskaaga iyo asxaabtaba subscribe nooga sara chenelka
Tus xogata Qorshe media soo gudbiyo qofka aad hada la fadhido ama la joogto
‪@ogaansho‬
xogtani waa xog la soo baadhay oo wakhti iyo tacab badan lagu bixiyay fadlan ha qaadan ogolaasho la,aan

Пікірлер: 47
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 8 сағат бұрын
Maasha Allah tabaaraka Allah alle hanugu amaan sado waa gurigeeyga labaad xaqiiqdii 22 sano aan ku noolahay
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 8 сағат бұрын
Aamiin eebe ha idiin siyaadiyo nolosha aad ku jirtaan diintiina ilaashada
@MustafeAxmed-h3p
@MustafeAxmed-h3p 11 күн бұрын
Mashaa allh waa xog aad u fiican
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 11 күн бұрын
Mahadsanid sxb
@Abdallaibraahim-i2d
@Abdallaibraahim-i2d 11 күн бұрын
ASC wll iiwaran barasho fiican
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 11 күн бұрын
Soo dhowow
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 күн бұрын
Masha alllah nolow❤
@NuuraAadan-q2r
@NuuraAadan-q2r 8 күн бұрын
Waa barnaamij xiiso gaar ah aniga ii leh
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 күн бұрын
Masha Allah dalkeena norway kor allaha ka dhigo😊😅😮😢🎉😂❤
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 2 күн бұрын
Ka wrn keenu Norway uu ka fiican yahay Balse dadkiisaa dayacay oo qabiil ka doortay
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 9 күн бұрын
Good job bro
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 8 күн бұрын
Thanks bro
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 күн бұрын
Ilove norwey ilaaahow barakee waan tageeraaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 күн бұрын
Norway yurub iyada ugu liitata ugu mastaqbal xun . Caruurtii somaaliyeed ka waran xaalkooda. Ka waran shaqo la,aanta ku haysta dadka Dalkii lahaa ayaa dhistay
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 3 күн бұрын
Dhul aanad lahayn wax walba waad kala kulmi kartaa balse video xaqiiqada dalkaas ayuu tilmamayaa muwaadinkiisa siduu ugu nool yahay?
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 күн бұрын
Naaa shaqa laa aanina majirto dad ushaqeeyay raban norwajigu😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 сағат бұрын
Norway dhaqaale fiican bay leedahay iyo shaqo
@Abdallaibraahim-i2d
@Abdallaibraahim-i2d 11 күн бұрын
Wll kasoohadal dalka Sweden please and please
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 11 күн бұрын
Barnaamijka kan ku xiga insha allaah waa 🇸🇪
@MohamedHassan-s7h
@MohamedHassan-s7h 7 күн бұрын
Sxp canada kasoo hqdal qaasataN toronto
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 7 күн бұрын
Insha allaah sxb waynu ka hadali doonaa dhawaan
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 күн бұрын
Dalkaaga maad hadshid quruxdiisa . Dad kale ayaa hagaajistay kama qurux badan dalkaaga neefyaw
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 3 күн бұрын
Maasha allaah dhulkeenu waa janno dhawaan ayaan ka samayn doonaa video dheer oo qurxuda dalkeen iyo fursadaha yaalba aan ku soo gudbin doono insha allaah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 сағат бұрын
oo maxaad u caayay saa dalkuu jooguu ka wara mayaaye hagaajiso dee maxaad ku cuntay inan ka
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 күн бұрын
Sinaata dadka haye
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 3 күн бұрын
Walaal isku day adoo raaliya inaad videos kale daawatid hadaanu kani ku cajabin
@suldaancabdiraxiimcabdilaa7584
@suldaancabdiraxiimcabdilaa7584 10 күн бұрын
hargeisa ka soo hadal
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 10 күн бұрын
Insha allaah
@mohamedabdilahi2073
@mohamedabdilahi2073 10 күн бұрын
Wax badanbaa iiga baxey
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 10 күн бұрын
Mahadsanid walaal
@Norwey000
@Norwey000 4 күн бұрын
Sax
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 4 күн бұрын
Soo dhowow walaal la joogidaadu waan ku faraxsanahay
@halacbay4442
@halacbay4442 11 күн бұрын
San duqa mad baý mar ahaayd
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 11 күн бұрын
Really
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 күн бұрын
Marabaan dadka ajaanibka beenta jooji
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 3 күн бұрын
Walaal si wanaagsan ayaabad wax iigu sheegi kartaaye cayda inaga daa please
@swetymohamed4909
@swetymohamed4909 6 күн бұрын
Faidade kaso galaysa adiga marka 😂
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 6 күн бұрын
Soo dhowow walaal qofna u jeedo la,aan shay wakhti uma galiyo aniga ayaa og faaiidada aan ku qabo
@Norwey000
@Norwey000 4 күн бұрын
Ado maxa oo dawaday faida ka so kashay wa maxay🙄noca kas kala dadka ku mashqula jahilada iska buxa
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 4 күн бұрын
Iska daa walala kolay waa qof aan fahansanayn ujeedka youtube loo soo galiyo muuqaalada
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 сағат бұрын
oomaxayadiga kuu dhibaysaa
@amaaladem3486
@amaaladem3486 3 күн бұрын
Beenaale. Norways qofkii ku nool ayaa xaqiiqda nolosheeda og beenalayaw
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 күн бұрын
Miyaaad ka xuntay waa halka yurub ugu saraysa😂
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 күн бұрын
Komantii xumida la seexo😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 сағат бұрын
waad gaadhikari wayday norway
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 күн бұрын
Masha alllah nolow❤
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 8 күн бұрын
Mahadsanid walaal
Visiting the Divorced Women's Market in Mauritania 🇲🇷
9:40
Joe HaTTab
Рет қаралды 22 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 135 МЛН
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
الجهبذ | ما قصة الصفويين؟
15:38
AJ+ كبريت
Рет қаралды 231 М.
What Should Leaders Learn from History?
28:33
World Governments Summit
Рет қаралды 427 М.
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 129 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 187 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН