*Xareedo Ismaciil "Duniya" Ahun |

  Рет қаралды 71,272

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

CAWEYSKADALMAR.COM - goo.gl/m1OO3V
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 55
@abadirchanal1932
@abadirchanal1932 3 жыл бұрын
Xareedo ismaciil waa boqortoyo mj gaar ahaan Cali jibraahiil ❤️
@مأجي-ز8ض
@مأجي-ز8ض 3 жыл бұрын
wayba dhimatay alle haw naxariisto halkaad dhihi lahayd qabiil iyo qanaacba ka sheekeenaysa jaahilow😡
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
Sharba aayad ku illoow!. Mahadsanid xsreedo wax badan baad nasiino na siisay. Janadii baan kuugu duceeyay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@Ahmedyaasiin-cl4vp
@Ahmedyaasiin-cl4vp 5 жыл бұрын
Duniya waa fanaanad qaali ,waana gabar edeb badan sidan xasuusto,
@adenshire1349
@adenshire1349 2 жыл бұрын
ALLAH RAXMADDIISA IYO SHAFEECADA NEBI MUXAMMED SCW ALLAH HA SIIYO KULLIGOOD
@mohamedsomali5612
@mohamedsomali5612 8 жыл бұрын
Yaa salaam waxas ayaa fanaanad ladhaha, fan Soomaaliyaa wuu so maray ee waxa hada joogo fan waxba kama oga. Fan waa fanki hore
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 4 жыл бұрын
Duniyo waa fannaanad sare
@dangarad6386
@dangarad6386 3 жыл бұрын
Allow kuunaxariisto mama xareedo 27/04/2021
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
AUN u soo duceeya waxay dhimatay Maanta oo ah arbaca 28 April 2021.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin shalay bay dhimatay 27 April
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Waa fanaanad wayn
@ugaas.xasan.dhagash8419
@ugaas.xasan.dhagash8419 2 жыл бұрын
Waa.erayadii.abwan.sangub
@souladancrepen
@souladancrepen 8 ай бұрын
heestan waxa utumay hobada 4 mars ee qaranka djibouti ma oge in horay ay somalia ugu qaday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Waxaan umalayn Waa isku jir qolada muusiga waaberi iyo 4ta maars
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
SHALAY maanta ku iLOW SHIDO raaxo ku iLOW HADAL badan shib ku iloow SHARBA aayad ku ilow
@rimahassanchannel1041
@rimahassanchannel1041 3 жыл бұрын
Innalilah wainna illehi Rajiuun Illahey haunaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Ajugeyste
@Ajugeyste 3 жыл бұрын
Salaasa,27/04/2021, ayey geeriyotay Alle haw Naxariisto.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal halkay ku geeriyootay?
@Ajugeyste
@Ajugeyste 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar UK walaal
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Shayba shay Ku illow, shalay maanta Ku illow, codkii macaanaa ee fannaanadda Xareedo Ismaaciil Duniya, Ex-Waaberi legend. heestaan waxaan u hibeeyey M C Farmaajo, OO shalay noqoday m/weynaha Soomaaliya. Cagafarad
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Xareedo ismaaciil Diniyo 2008 boosaaso ayay nala joogtay .iminka london bay joogtaa. FANAANADU WAXAY KASOO JEEDAA DEGMADA BOOSASO.DAWLADA PUNTLAND .
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
Sxb wxn maqlay waa Qabiilka MJERTEEN ee CALI JIBRAAHIIL ee mxaa ka jira
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
@@tuugajabsadayoutubka6180 Haa sxb ..waa cali jibraahiil..
@nurawale5694
@nurawale5694 3 жыл бұрын
Alle yaaraxma aamiin 🙌 18/10/21
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ugaas.xasan.dhagash8419
@ugaas.xasan.dhagash8419 2 жыл бұрын
Heestan.waxaa.curiyay.abwankii.caankahaa.maxamud.c.laahi.sangub.waxaa.kuluuqaynaysa.xareedo.ismacil.duniyo
@aligatah2031
@aligatah2031 4 жыл бұрын
Fanaanad sare xareedo ismaaciil duniya Dad dhahayaan arkayey way dhimatay Way nooshahay waxayna deganyahay London Waxay kale oo timaadaa marar badan KU arkay bosaso oo ay deegaan ahaan kasoo jeedo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
Sxb wxn Maqlay waa Qabiilka MJERTEEN ee CALI JIBRAAHIIL ee mxaa ka jira
@aligatah2031
@aligatah2031 4 жыл бұрын
@@tuugajabsadayoutubka6180 Waa sidaas sxb xareedo ismaciil duniya waa majeerteen cali jibraahiil
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
@@osmanb8446 habrtaa yaa ku yiri wadas 😂
@queenxarago4399
@queenxarago4399 3 жыл бұрын
Allow how naxariisto waa fananad qali inta dawanysa marky dhimaty siba haben ka ay dhibanty likta sara
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ugaas.xasan.dhagash8419
@ugaas.xasan.dhagash8419 2 жыл бұрын
Hestan.waxaa.curiyay.abwan.maxamud.c.lahi.cise.sangub.waxana.qaadaysa.xareedo.ismacl.duniyo
@abdurazakidriss8897
@abdurazakidriss8897 8 жыл бұрын
fanaanada qaaliga ah
@rahmaaden7733
@rahmaaden7733 7 жыл бұрын
yaa salaam
@armaan3468
@armaan3468 Жыл бұрын
Ruwaayaddaan halkeenkahelaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waa gosgoos waxaad ka heli youtube waan soo galin hadaan xasuusto magaceegeedaa kolay horaan u soo galiyey.
@abdiadangadhle9295
@abdiadangadhle9295 7 жыл бұрын
xareedo waxay leedahay masrixiyad gooni ah
@adamdahir9544
@adamdahir9544 2 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhagaysigeeda
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
🥰
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Heesaheeda tan iyo mid kalaan ka aqaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Heesaha aun Dunya waa yar yihiin, wxaan soo galin 4 heesood aan ka hayo waa cod kaliya, heestan lafteedo waa ku jirta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Sxb dhowr hees oo video baa ku jiri channel kan oo Xareedo waa kuwan kzbin.info/www/bejne/oKDHiGxnZtV9Z5I
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
waa playlist markaas waa dhaafin kartaa heesta aadan rabin, heesaha qaar ba laba jeer ku jira, oo mar Sudan ay ka qaaday iyo mar Jabuuti ka qaday
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar masuul way nooshahay duniya geerideda ma maqlin xareedo ismaacil duniyo soo maha mise wa duniye kaleh
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Areyadan.waxaa.alifan.sangub
@aminaa3363
@aminaa3363 3 жыл бұрын
Fathia absie Network. Help ur sister and tell the truth waxaa dhacay
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 7 жыл бұрын
Hadal badan shib ku ilaaw
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Heestani ima gelin
@adandahir8824
@adandahir8824 2 жыл бұрын
Sxb hadaanay heestani ku galin King khaalid ayaa ku galaya heestiisii aaheeya ciyaalkii dambe
*Xareedo Ismaciil Duniya Ahun  l Guleed Hurdo
5:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 25 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,7 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 328 М.
Xareedo Ismaciil Duniya Ahun | Caashaqu Dhib Badana
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 31 М.
Maansada Ciil Aduun || Abwaan Cabdi Ismaaciil Dheeg
10:01
AROOR TV
Рет қаралды 12 М.
Xareedo Ismaciil Duniya Ahun  & l Guleed Hurdo
3:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 56 М.
majaajilo #3
4:29
Jabuuti TV
Рет қаралды 692 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 20aad
3:57
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 220 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 38 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН