Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"

  Рет қаралды 291,086

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamuud Ciise Singub AHN 1976
⭐Laxanka
U/ Cumar Shooli AHN
-Music
1- G 1 : U/ Cumar Shooli AHN
2- G 2 : U/ Maxamuud Diirshe AHN
3- Sax 1 : U/ Caydarus Radaaci AHN
4- Sax 2 : U/ Cabdi Calasow AHN
5- Sax 3 : U/ Maxamed Geele AHN
6- Fisarmonica : U/ Maxamed Macalow
7- Clarinet : U/ Cali rooble AHN
8- Batari : U/ Aweys Goobe AHN
9- Bongo : U/ Cali Dheere AHN
10- Corneto : U/ Beerfale AHN

Пікірлер: 104
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 22 күн бұрын
Allha unaxaristo abwaan singub rooraaye iyo xareedo ismail riwayadi xuudbaa liqay jacaylkii
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA Жыл бұрын
Rooraaye waa hoobalka keliya ee maanta nool ee haddana warbaahintu dayacday. Xog badan ayuu la dhimanayaa oo sooyaal ah sidaan arko. Alle caafimaadka iyo cimriga haw barakeeyo. Thanks W.W.Wacnaa.
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Жыл бұрын
Hargaysa ayuu jooga hal wariye oo waraysi ka qaaday ma jiro
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@mahadmaxamedcumar8573 Xareedo ismaaciil Duniyo sooma may dhiman wll dhawaan iyadu ale hau naxariistee
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Horn Cable in ay wareystaan ayaa wanaagsan ..Xaqiiqdii....thanks.
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Walaahay waa run walaal Saxafiyiinta soomaaliyeed Maxaa ka Haysta dadka lamidka ah rooraaye inay waraystaan Oo Xoga Badan Nooga duubaan
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@Mohamedismael50 waa taan garanwaayay
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 9 ай бұрын
Allaha u Naxristo inta badn Fanaaniintii Hobolada Waaberi Way Dhinteen, Aduunyo Waa Sheeko iyo Shaahid, Xauus Bay Ka tageen, Allow U Naxriiso Dhamaantood
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 Жыл бұрын
Waa Riwaayaddii "Xuud baa liqay jacaylkii" 1976
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Cumar Xasan Rooraaye waxaan maqlayaa inuu maanta 22 April 2023 Hargeysa ku geeriyooday, dambigiisa Alle ha dhaafo. Amiin
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
Abdiaziz Botan Dhamaantood aamiin Shalaya La Aasay isaga 23/04/2023ka Ciid Xareedo ismaaciil duniyo iyadana 27/04/2021kiibay London UK Carona Virus ugu dhimatay Laguna Aasey 1/05/2021ka Maalin Jimce Ah Aun
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Waa noolyahey cumar xasan rooraaye alpha usiyaado nolo caafimaad waara amiin
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Жыл бұрын
Walee. Aduun lagu Waari mahayo Dad. Wax. Ku. Ool. Ah Muxuu Wad. la tegay Allow. U naxariiso
@nxme3821
@nxme3821 Ай бұрын
Allaha u naxariisto Cumar xasan rooraaye gabadha la qaadeeysa heestan waa Xareeda Imaaciil. Dunniya.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Aamiin 2 ba.
@mhassan0163
@mhassan0163 6 ай бұрын
2ba fannaan Allaha u Naxariisto oo cod halaasi ah oo unique ah bay leeyihiin, faseex ah oo waxba lagu darin, laga badbadin, kalsooni ka muuqato, axyaa fannaaniinta hore
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 Ай бұрын
Allah how NAXARIISTO xareeda ismaaciil dunniya.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Aamiin
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Aamiin.
@abdikarimabdullahi7761
@abdikarimabdullahi7761 3 ай бұрын
Fiidnimo Talaadaad 23 April 2024 ayaan ka daawanayaa Magaalo madaxda G.Shabeellaha dhexe, Jowhar oo goor dhaw roobeysatay ❤.
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
Heesti hesaha Shaqo wacan ayaad nooheysan Team waaayo waaayo Horey usocda
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Rooraaye , Hobalada Waaberi Naaagta is waasha edeb daran loo taag waayo, isaga ayaa u heesi jiray .
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Shaydaankaagu kululaa shidadaadu badanaa.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xareedo ismaaciil, Dunya....Alah raxma
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Shaydaankaagu kululaa shidaadu badanaa.
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
Woow 👏❤️💯
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Sheekhaagu waa kuma ❤
@Farayare451
@Farayare451 11 ай бұрын
2023 yaa ila daawanya Ayeeyady xareedo ismail duniyo aun
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 ай бұрын
Aaax MAXAA WAX INAGA LUMAY 😢😢😢
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Rooraaye songs are top songa.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Hees udhigant halka keen. .
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa Muusiga tumaya waa Cajiiib.... Heees wanaagsan
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 10 ай бұрын
xuskii jacaylka weyaan
@salatissackabdi5051
@salatissackabdi5051 Жыл бұрын
Shidadaadu badanaa🥰🥰😍😍😍
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Жыл бұрын
Cumaaaar xasan rooraaye wuxuu geeriyooday 22/4/2023 hargeisa AHN
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 8 ай бұрын
Ilaahay haw naxriisto ABWAAN MAXAMUUD CABDULLAHI (SIN-GUB) IYO CUMAR IYO XAREEDO AAMIIN
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 5 ай бұрын
Cumar xasan rooraare iyo xaredo ismaaciil duniya.
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 11 ай бұрын
Shaxdaan degayba maad garan Waanay kaa shishayshaaaaaaaa 3:27
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 4 ай бұрын
Ala yaraxma cumar xasan...adeero
@CiddiComaaday
@CiddiComaaday Ай бұрын
Nio qolomu aha odaygu AUN te
@hiiraan1380
@hiiraan1380 Ай бұрын
AUN XAREEDO ISMACIIL DUNIYA WAXAY AHAYD FANAANIINTA HABLAHA AHAA EE AQOONTA MAADIGAA LAHAA HADANA FANKU UUSAN SHAQO U AHAYN, KANA SOO JEEDAY QOYS AQOONEED
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 5 ай бұрын
Waan galay riwaayadaa. Beebera markaan yaraa
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Жыл бұрын
Liibaaxuba ka shiishee Shafka gumaca kaga rida Sharad wuxuu ku qaadaa Inuu boodo shaaximan Dhakhso ugu shareeraa Anna waxaan shin tiriyoo Sharaf kugu hagoogaba Sawdigan shuwaalkiyo Shantii faralka aan gudan Cajiib
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Waaaaaw
@osmanguled6556
@osmanguled6556 10 ай бұрын
HEESTII SHARAD MIDHIHII ALAHA U NAXARIISTE SANGUB CADADKII CUMAR XASAN ROORAAYE IYO XAREEDO HOBALADII QAABARI
@daahirtaliyemaxamud1768
@daahirtaliyemaxamud1768 Жыл бұрын
Heesta xasuus bey igu ledahay
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Shinbirahana waydiiii.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sheekhaagu waa kuma , macaaan.😥
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Caawa ayuu dhintay Alle haw naxariisto.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Aamiin.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Alah raxma.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heees macaan.
@mhassan0163
@mhassan0163 6 ай бұрын
Waxaan kala shubaaya sheedda uga baaqaa, qof shiinkii(cimrigiisii) dhammaadiyo shalay miyaa la soo celin, shiiloo ujeedada shanta dhaban ka saaro, ka shintiri ayaamo shimbirahana weydii, shaxda degayba maad garan weyna kaa shisheysa , cajjiib
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ereyada laxanka singub riwayadii xuud baaliqay
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
Ilaahayow labada u naxariiso.
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 10 ай бұрын
Rooraaye waa nool yahay baan filayaa wll
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Aamiin
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sharadka ha sheegin..
@BuulCaws
@BuulCaws Жыл бұрын
Dagaaladii ka hor ciyaalnimadaydii iyo waqtigii wanaagsanaa ayay heestani I xasuusisay.
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii m.c.sangub codka rooraaye iyo xareedo ismaaciil duniyo
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Naaaa sangub iyo cali laahane , dhegayso heesta .
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Rooraye,,, waa Faana weyn markii danbaysay isagoo gaboobay ayuu Hargaysa jooogay,, Xareedo ismaaciil, dunaya,, in ay dhimatay ayaan aan maqlay.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
Haa Ale haw Raxmo 27 /04/2021kiibay Carona Virus U dhimatay London UK Bil Ramadaan Waxana La Aasay 1/05/2021kii Cumar Xasan Rooraaye isna Sabtidii Maalinti labaade Ciidul fidriga ayuu hargeisa ku dhintay 22/04/2023 waxana Lagu aasay Xabaalaha Baqiic Xeedho Shalay Axadi 23 /04/2023ka Aun Dhamaantood waa Iska Aduune
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Aamiin.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Alah raxma.
@Tooooox
@Tooooox Жыл бұрын
Mahadsanid Broo
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 11 ай бұрын
Shirka dumar miyaa galay Horta yaad la showrtaaaa Ayaad kala shushubataan Makuu sheeko dhaafeeen Sheekhaagu waaa kumaaa
@ilyaasyremahamad7647
@ilyaasyremahamad7647 8 ай бұрын
Wa kahely
@cabdilahicaliiriir6649
@cabdilahicaliiriir6649 Жыл бұрын
wa talofican e shukran
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Shinbarahana wadiiiiiii.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Shido dooni maayo.
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 Жыл бұрын
Music la tumayo sida uu tayo sarreeyo ka warama ma ila aragteen? Cumar Xasan Rooraaye weligey codkiisa waan jeclaa ilaa yaraantii. Wuxu leeyahay cod yara gangster ka turjumaysa ninka soomaaliga ah aan isla naqaaney calashaan qof ad adag oo kakan kkkkkkk. Fannaaniinta danbe waxaa ka dhiman inay codkooda dabiiciga ku heesaan oo aanay iska keenkeenin cod aan original ahayn.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kuwa muusiga tumaya waa khatar , waxay macaaneeyeen heesta.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Great
@isackkalsoni
@isackkalsoni Жыл бұрын
Zxp fanaanintan ma nolyihin
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
ISACK KALSONI maya Xareedo ismaaciil duniyo waxay Corona VIRUS ugu Geeriyootay London UK Laguna Aasay 1/05/2021kii Cumar Xasan Rooraaye Ayaa maalin dhaweyd Hargeisa 22/04/2023 ku dhintay Sabti waxana la aasay Shalay Oo Taariikhdu Aheyd 24/04/2023 Maalin axada isaguna
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge 6 ай бұрын
Nice habbi
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
sheeda iiiga baaaq
@raniyajama9630
@raniyajama9630 Жыл бұрын
Heeso & badh
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Shido doonimaaayo
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Shirka dumar miyaa galay.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sharadka aaan dhigano ha sheeegin.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Ma kuu sheeko dhaameen ? Sheekhaagu waa kuma ?
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Shirka dumar miyaaa galay? miyay kuu sheeko dhaameen.
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 4 ай бұрын
Erayadii Abwaan Sangub Laxankii iyo Musikadii Cumar Shooli Muqdisho 1976.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Cumar shooli, waa Jareer. Af Soomaligan maba yaqaano.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 17 күн бұрын
Aqoon fiican Uma aadan laheyn Marxuum Cumar Shooli SXB...Sorry!!!...​@@MubYus
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Miyay kuu sheeko dhaameen.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
sharadka aan dhigano maxaad u sheegtaaa.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Sheekhaagu waa kuma.🤣🤣🤣
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Heestan ereyada yaa Leh sxb
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Maxamed Ismaaciil cideeye Ereyada waxaa iska lahaa AHN ABWAAN MOHAMOUD ABDILLAHI ISSE SINGUB RIWAAYADII XUUDBAA LIQAY JACAYLKII OO Waa kii kahaa JACAYLKAAN XABAALEE XUUDKANA LIQSIIYAAN CAAWANA XUSAYNAA 1.QABRIGII JACAYLKA 2 XUUDBAA LIQAY JACAYLKII 3 XUSKII JACAYLKA
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Rooraaye. waydiiii.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Shirka haduu dumar galo , waa shir aaad u xun.
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 89 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 230 М.
Cumar Xasan Roraaye Iyo Qamar Harawo 🔥Iyo Heesta "HADAL HAYGU SO CELIN"
8:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 268 М.
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 11 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
The FAST and FURIOUS Table Hack 😱
0:29
LosWagners ENG
Рет қаралды 18 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 11 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,5 МЛН