No video

XARIIR AHMED OO KA YAABSADAY XASAN CALI KHEYRE | ADAAN KUU DHIIBNAY TALADA | MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 546,696

Goodax Media Production

Goodax Media Production

Күн бұрын

/ @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
Duubista
Aroosyada
Xafladaha
Heesaha
Decuments
IWM
MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
www.instagram....
/ goodax.photogrphy
/ goodax20
l.facebook.com...
WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

Пікірлер: 109
@albaaniali7387
@albaaniali7387 2 жыл бұрын
Annagoo somalilander ah ayaa ilmaynay markuu kahadhay xasan cali khayre insha alla wuu ku xigaa
@apsameupdy7582
@apsameupdy7582 2 жыл бұрын
heestan hadaan reer xamarnahay qalbigay nataabanaysaa thanks abowe
@maryanhussein3603
@maryanhussein3603 Жыл бұрын
1q 6.yyh
@faadumofaaafaadumo6414
@faadumofaaafaadumo6414 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@Taranbi_
@Taranbi_ 6 ай бұрын
Adeer next president of somaliya adiga weye i.a 🇸🇴💙
@munaabdi3908
@munaabdi3908 Жыл бұрын
khayre Waa hogamiye sax oo mataalay hoogaan cadali ah sharafta daalka Waa soo dhwray tanasul iyo tusale ugu quruxbadan buu aha wixi intaas laa jecel qof aan uba dhalan waxan Oran karna qorax sacab maa qariso 🥱
@faadumofaaafaadumo6414
@faadumofaaafaadumo6414 Жыл бұрын
Woow xariir axmad best song keep going
@user-ip9jf8py2q
@user-ip9jf8py2q Жыл бұрын
Sharaf suu kuu sharfay khayroow al fanaan xariir axmed
@user-uy5jz7bw1x
@user-uy5jz7bw1x 4 ай бұрын
Heestan walahi hurtey iga kicisay ❤❤❤😢
@abdulazizelmi2769
@abdulazizelmi2769 Жыл бұрын
Guul Madaxweyne #Khayre 💙🇸🇴🇸🇴
@deeqdarajo5542
@deeqdarajo5542 2 жыл бұрын
Masha Allah insha Allah guul qeyre
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
xariir rer.xmraawi ayuu noqdey welcom xmr cadey
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 3 ай бұрын
Kahyre hees macan buu uqaday xariir guuuul Kahyre
@Gayraqaan
@Gayraqaan 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan daawanayaa ayada farmaajo iyo kheyre aaysan madax noqon .hasan sheikh hambalyo
@amiinyare1058
@amiinyare1058 2 жыл бұрын
wowi
@milgomaalmusic
@milgomaalmusic 2 жыл бұрын
Beentii qof ah
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
​@@milgomaalmusic inaa been sheego maxaa faaido ka helaa🤔
@fataahmoha5949
@fataahmoha5949 2 жыл бұрын
Mashlaaaah waa hees Xaqiiiqda taabanaysa leng
@maxamuudcali1814
@maxamuudcali1814 Жыл бұрын
heestan markan dhagystay waxay quseysa farmajo waxu shegayo dhan farmajo bey tilmamaysa
@ayaanlemaxamuud5116
@ayaanlemaxamuud5116 8 ай бұрын
😂😂🎉😢😮😊134
@abdirazakhaji1019
@abdirazakhaji1019 2 жыл бұрын
kkkkk heestan khyre ayey ku soctaa farmaajaana niyada looga qaaday😂😂😂😂❤❤❤
@abdirazakhaji1019
@abdirazakhaji1019 2 жыл бұрын
farmajo guul madaxwayne ❤🎉 nabad iyo nolol
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 Жыл бұрын
Farmajo waxo qabtay maleh kheyre marku baxay wax wu qaban waaye indhoho taag taagaye .malahan karti codkar aftahan adadeeg .
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 4 ай бұрын
@@nabibomohamedafrax2818beenaaa sheegtay kheyraha la sheegaayo asigaba baray talada iyo maamuuliska 😡
@user-jw8so7go9d
@user-jw8so7go9d 9 ай бұрын
Sax mashallh xariir axmed wan qiirooday walahi ishcala hees
@omarmohamedmiad9693
@omarmohamedmiad9693 2 жыл бұрын
Xariir Ahmed keep going frr
@quwe4572
@quwe4572 2 жыл бұрын
Guul hogaamiye xul ah qeyre
@cashasacidcali3624
@cashasacidcali3624 2 жыл бұрын
Gormee khayre dalka waxtaray wll
@abdirahamanmohamud3508
@abdirahamanmohamud3508 2 жыл бұрын
Layabka jiro aab midas ah
@Gayraqaan
@Gayraqaan Жыл бұрын
asaa ciidanka iyo maamul goboleedyada la heshiiyay .dooradhada waqtigeed wuu rabay lkn farmajo isfahmi waayaan
@sour.candly7868
@sour.candly7868 4 ай бұрын
Kheyre Hero Man .........Anagu kuu Dhiibnay Taladee noo Dhaaro Kheyrow.............
@najmaabdulqaadir1547
@najmaabdulqaadir1547 2 жыл бұрын
Guuuuuuul kheyre 🇸🇴💯🦾💪
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 2 жыл бұрын
Farmaajo iyo khayre allow noo sooceli amen ya Allah
@hodanabdirashiid1869
@hodanabdirashiid1869 2 жыл бұрын
Keep going
@maxameddeeqcabdi8721
@maxameddeeqcabdi8721 2 жыл бұрын
M.a kheyre noo soo laabo aabow
@sour.candly7868
@sour.candly7868 4 ай бұрын
Markale noo Dhaaro Kheyrow............❤❤❤
@nashaadinacabdi869
@nashaadinacabdi869 7 ай бұрын
Best songs ❤
@user-ib8xv9gq5d
@user-ib8xv9gq5d 3 ай бұрын
❤❤
@mansiontech1265
@mansiontech1265 9 ай бұрын
Come on 2026 incha allah hadii allah idmo Madaxweyne Hassan Ali khayre ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 7 ай бұрын
Woof ama sidaasaa loo heesaa ama waa la iska dhaafaa waxa Goat xariiroos🔥🫡
@fatahalimahamed2811
@fatahalimahamed2811 2 жыл бұрын
Nice one
@nasramohudiin1101
@nasramohudiin1101 Жыл бұрын
Xariir Xamed hore usoco
@cqanibirmad8468
@cqanibirmad8468 2 жыл бұрын
Masha Allah 😎😎
@user-gr1ge7sj6x
@user-gr1ge7sj6x 7 ай бұрын
Hees waa dhaadtay tanu😮
@goudibilehhassan1909
@goudibilehhassan1909 2 жыл бұрын
Macha allah mudan Hassan Ali k
@cawokirih4060
@cawokirih4060 2 жыл бұрын
Laxanka woow
@samsamyusuf9614
@samsamyusuf9614 2 жыл бұрын
Waaaw
@user-mb8og9fp9x
@user-mb8og9fp9x 2 ай бұрын
Next present xasan ali kheyre
@kafiyare3930
@kafiyare3930 Жыл бұрын
Lacag lee ina adherka saas ogu bahdileysa xariir waad iga diimatay dhabti viva farmajo
@luulluuza1490
@luulluuza1490 2 жыл бұрын
Fananka Ugu Jeclahay Xariir I Love You
@abdsalamyare6931
@abdsalamyare6931 2 жыл бұрын
M.a boss
@DURBAAN24
@DURBAAN24 8 ай бұрын
Hassan khaire oo madaxwene ah ilaahey hana tuso in sha Allah 2026
@halimohazanhazanyusuf
@halimohazanhazanyusuf 8 ай бұрын
Best song❤
@abdirizaqxasan6669
@abdirizaqxasan6669 2 жыл бұрын
waxa kahesinayo wa lacagta
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 9 ай бұрын
Nacalaa shaydaanka kuyaale heestan inay Aniga igu socotaan udhegaysanayaa 😂❤️ Rabi haynoo rumeeyo rajooyinkeena dhamaanteenba....!!!
@user-he7of5hn1x
@user-he7of5hn1x Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaciimkaugaas2536
@zaciimkaugaas2536 2 жыл бұрын
xariirow ..kheyre waydii Qalbi dhagax iyo onlf ninkii argagisada ka dhigay waaye??? ayaaad u heeestay dhiiqa fankandiii lugaha ugalisay kkkkkk
@user-vu2wl2bc5o
@user-vu2wl2bc5o Ай бұрын
🎉🎉🎉
@Umu.Mahir23
@Umu.Mahir23 Жыл бұрын
Come on 2026❤💪
@DaahirMaxamed-qs1xe
@DaahirMaxamed-qs1xe 2 ай бұрын
@farxanfaarax6338
@farxanfaarax6338 Жыл бұрын
Heestan ina Adeer ka Xabiibul malayin Ayaa lahaa caku iyo lacagey
@user-jw8so7go9d
@user-jw8so7go9d 8 ай бұрын
Sax walahi
@wacanaden2706
@wacanaden2706 Жыл бұрын
Nawad illah hanisiiyo re Somalia
@Najex-bn2bj
@Najex-bn2bj 2 ай бұрын
Inaderky waa dacad waa la khaldy khayre markuu badaly kursiga marka iska qaady😢😢😢
@Sahnur2
@Sahnur2 Жыл бұрын
Oki sax mey
@adnanamrica4433
@adnanamrica4433 9 ай бұрын
Madaxwayne Hassan Ali khayre 2026 i.a❤
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Жыл бұрын
Murusade xariir lagata ka Soo jeceshada😅
@Maxamed76
@Maxamed76 2 жыл бұрын
Farmaja lahaa heestaan ina adeer lkin waxaad uwecaty oo adi ahaan kuu muhiimsan heesta lacagta aad ka qadaty saan filayo
@safiahassan6672
@safiahassan6672 2 жыл бұрын
Xaqiq hestan wax qabdka farmajo ka hadlee
@safiahassan6672
@safiahassan6672 2 жыл бұрын
Xaqiq hestan wax qabdka farmajo ka hadlee
@xalimocali8830
@xalimocali8830 2 жыл бұрын
Abe xasan ali kheyre
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 25 күн бұрын
😭😭😭💔🤲🇸🇴 2/8/2024 dark night
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 2 жыл бұрын
What the heeeees
@HassanOsman-ne7lb
@HassanOsman-ne7lb 11 ай бұрын
Kım som xasan caliı khayre 🫡🫡🫡🫡
@user-uy4sq2yb9e
@user-uy4sq2yb9e 9 ай бұрын
Heesti 🫡👑🫶
@mohamedaxmed813
@mohamedaxmed813 Ай бұрын
Kir hungurey
@lricsbykaafi7621
@lricsbykaafi7621 2 жыл бұрын
Xarirow heestaan odoyg wuuku qiiridaye talow account to account meeqaa kuugu dhacday musuul
@alikey1485
@alikey1485 2 жыл бұрын
Waaw
@simranahmed4210
@simranahmed4210 2 жыл бұрын
been badana subxaana allah
@abdirahamanmohamud3508
@abdirahamanmohamud3508 2 жыл бұрын
Baqoradeyda aan jacelaa
@canabdahirfadan3909
@canabdahirfadan3909 2 жыл бұрын
beenaale farmaajaa soo furay
@abdinasirmaxamud9281
@abdinasirmaxamud9281 2 жыл бұрын
abdinaasirmaxamuud
@munamohamed5682
@munamohamed5682 2 жыл бұрын
Hhhh ma khyra dd ka dabatago so furey alla mxa been niyada layskugu dhisayaa😂😂😂
@cabdulahcumar-lb7lw
@cabdulahcumar-lb7lw Жыл бұрын
Xasan cali qeyre waaku wataa
@user-cj7nv8sz1z
@user-cj7nv8sz1z 2 жыл бұрын
Waa ruunta
@honest2987
@honest2987 2 жыл бұрын
Guuleyso madaxweyne 2026
@Maxamedjeeko
@Maxamedjeeko Ай бұрын
Heestu fcni waxay ka dhigantay xadiis oo kale 6/jul/2024/23:22😢
@hodojamac9461
@hodojamac9461 2 жыл бұрын
Heesaha somalinad ma gaadheysaan😂ninkan ma dawaarla la leeyhy wxpu tolay😂😂😂😂😂😂
@ramlacise9434
@ramlacise9434 2 жыл бұрын
Muhim maha luqadena Ina fahanto mrka tada iska heeso anagana teena🙋‍♂️
@mooneradan8466
@mooneradan8466 2 жыл бұрын
You’ll will never get a president like farmajo...nabad iyo nolol baan rabnaa Rabow farmajo nosoceli Insha Allah
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 Жыл бұрын
Guri tuugsade
@jaamacxasan5595
@jaamacxasan5595 2 жыл бұрын
Jamacxasancawale
@xamdiqueen7502
@xamdiqueen7502 Жыл бұрын
Ok
@fartuunclabdi5992
@fartuunclabdi5992 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@calibare505
@calibare505 Жыл бұрын
Soo drawdown
@iishocumarcali6195
@iishocumarcali6195 2 жыл бұрын
Anigoon qabyalad qalbiga kuhayn lama hello doono hogamiye sida farmajo uurkisa Alla ogaa hadana og lknse wax qabat lagu daydo ayuu ficil ahan inoo siyey farmajo noolow weliga nacabkagana haujabin
@ridwaanyasiin1837
@ridwaanyasiin1837 2 жыл бұрын
Nimcaan cabdi
@faysalcali8646
@faysalcali8646 2 жыл бұрын
xariir.markan.wan.kugo.qadanay.salakiin farmajo aya.lahaa
@aminoabdullahi1551
@aminoabdullahi1551 Жыл бұрын
Sirboota Afan oromo
@caydiidaxmad6829
@caydiidaxmad6829 Жыл бұрын
5
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
NOOOO QAAABIIIL F WAA MAAREXAN MWF AAADA DHIYSAY CIIDAN LAGU DHAATO DUNIDUNA KA MAARKHATII TAHAY KHAYRE WAAKE NINKI QAABILKU MADAXA MAARAY MWF WAXASO DHAAN KADANBEYEY ISKADA MUNAFIIQNIMADA
@user-hv7rh5lx1d
@user-hv7rh5lx1d 10 ай бұрын
Heestii ugu beenta badnayd aan abid arko😂
@miskiin
@miskiin 2 жыл бұрын
9
@hamadaramada7335
@hamadaramada7335 2 жыл бұрын
000
@user-pt1rq8lf6e
@user-pt1rq8lf6e Жыл бұрын
ogadeniya kacabso
@abdyfatahhussein6575
@abdyfatahhussein6575 Жыл бұрын
Best song❤
DAYAX DALNUURSHE OO WACDARO KA DHIGAY XAFLADII XASAN CALI KHEYRE
4:09
Goodax Media Production
Рет қаралды 79 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
XARIIR AXMED - IGAQAAD BLOCKTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
XARIIR AXMED IFKA IGU XANAANEE SOMALI MUSIC OFFICIAL VIDEO 2020 hawraar
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
Xariir Axmed Hees Cusub Wala Is Qadariya Lyrics 2019
5:44
Abdi Rashiid Abdi Abdullahi
Рет қаралды 98 М.
Xariir Ahmed vc Ali Dhaanto 2023 dhaanto cusub
5:50
Shakiib Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesta Musharax Hassan Ali Khayre iyo Xariir Axmed
4:31
Miisaan
Рет қаралды 22 М.
XARIIR NAJAX XAFLADA XAASKIISA OFFICIAL VIDEO 2020
4:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 10 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН