Xarunta qurxinta tin Iyo cidhib Iyo weliba caafimaadka ee BBS Mall, Nairobi

  Рет қаралды 55,532

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
Yaa salaam dadkayga Somali waa dadka aduunka ugu energy badan waa dad wax walbo isku dayo oo ganacsi jecel
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
Mashallah Siyaasiyiinta Soomaliyeed ee Turkiga u aadi jiray Massage 💆‍♂️ 💆‍♀️ waxaan ugu baaqayaa inay tagaan Nairobi waliba Islii
@ZAKARIYEMC
@ZAKARIYEMC Жыл бұрын
Hal abuur ganacsi weeye oo qurxan maasha allaah hambalyo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Salaam Alaykuma first one And comment thanks Herari Media 🎉
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
congrats you've won 2 laxoox 2 kimis and koob shaaha bigays ah for being first to comment👏
@foos81
@foos81 Жыл бұрын
Ilaahey haku barakeyo 💪
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Adeegaan branch 2ga somaliya hala keeno wlhi waa loo baahan yahay oo anigu kow ka ahay thanks abdisalaan hareri 🎉
@CqaaraSuleiman-qx2zd
@CqaaraSuleiman-qx2zd Жыл бұрын
Mansha allah wariye caana c salan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Masha Allah tabarak Laah. Allah ha idiin barakeeyo
@cabdiraxamxaan856
@cabdiraxamxaan856 Жыл бұрын
M.a wariye cabdisalan hereri kuzo dhwow nairobi ❤
@hsswill
@hsswill Жыл бұрын
allaha inii barakeeyo dhalinyaro ❤❤❤
@Hanifar76
@Hanifar76 Жыл бұрын
Keeping quality control is most important aspect in business, that we have problem as Somalia people ,
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Somali dhaqaajisay Masha Allah
@LUQMAANMUSE
@LUQMAANMUSE Жыл бұрын
M.A waa niman dhalinayaro ah oo fikir cusub iyo tamar cusubi ka muuqato illaahay haydiin bara keeyo ganacsigiina kii gulleysta illahay haydinka dhigo . reer isliina waxaan leeyahay nimankaa yaan la gees marin inagaa isku dhiiga oo isku somali ah.
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Shaqo waacan wariyee ❤❤❤
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
Woow😅😊tin iyo cidhib Cajiib waaye M.a❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Maasha alaahu hareeri lambarkada soo dhig xarunta siloola xariiro mahadsanid hareeri weriye qaali ah waayo arag, ah ASC
@shiqeerishiqa3681
@shiqeerishiqa3681 Жыл бұрын
Hadad rpto aniga ku siinayo No
@weriscali9103
@weriscali9103 Жыл бұрын
🎉🎉 Hereri macha Allah
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Mash Allaah ❤ Abdi salann herari Allaah haku xaftiy Aamiin❤
@abdirazakrazak9807
@abdirazakrazak9807 Жыл бұрын
Waa fahab hadii dhagaxna laqoroyo africa is liil Nairobi somaalidawaa khatar hary usocsa
@yaasiinmaxamed1716
@yaasiinmaxamed1716 Жыл бұрын
War nin yohow timba malihide😂
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
Wow MashaAllah this is a game changer ❤
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Mansha allah allah ubarakeyo
@xuzeengaaleri1423
@xuzeengaaleri1423 Жыл бұрын
Asc cabdi salan hereri waxan kugu dawanaya hada Buuhoodle waxan Jeclan laha inad sidad dadihiso arimaha bulshada her calami inad udadihisid diinta
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Жыл бұрын
Iam so happy to visit there
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Waaa wareeey raga ganacsigii qurxinta xataa dumarka weey ku soo cariiiriyeen😂😢😂😢
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 Жыл бұрын
Mansha allaha herei hore u soco
@nyotastar100
@nyotastar100 Жыл бұрын
Masha Allah mabruk. But the problem with our Somali community is to keep the quality.. how it is now is difficult.. Please keep the quality and the workers you will succeed Insha Allah. Thanks
@NobleHomeHealthCarePortland
@NobleHomeHealthCarePortland Жыл бұрын
This is very true
@nyotastar100
@nyotastar100 Жыл бұрын
@@NobleHomeHealthCarePortland thanks for understand brother
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Another thing is we destroying our beautiful land and build in diaspora. A bit shacky for me. But I say Maa shaa Allah ❤
@sahraahmedkoshin
@sahraahmedkoshin Жыл бұрын
Yes, indeed, we dont know how to maintain quality!
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Жыл бұрын
The biggest problem is that the Kenyan government needs to arrange adequate rubbish collection, fix and update sewage systems and develop better traffic management in Eastleigh.
@gatawe
@gatawe Жыл бұрын
Maasha Allah
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Very behöver Mall Maa shaa Allah ❤!
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Congratulations Tiinta waa lagu beera so maha
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 Жыл бұрын
Www it's incridibly Amazing i love it.
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Wax wax laga faaiido nooso badi wariye waxan feega ah naga daa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Kkk Sujuuga cadi maha Cabdisalan buu leeyahay tintaada lagu qurxinaa lagaa jaraaa
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah wa sugan Tano Kal istim
@abdirizak-au
@abdirizak-au Жыл бұрын
MaashAllah
@fuaadmuuse3211
@fuaadmuuse3211 Жыл бұрын
Basically it is what called in somali culture ( rayiisle ) . but it’s more advanced every side, so you see where the world went since our people are not even walk one step.
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م Жыл бұрын
Yaa is aaminayo Mel kasta Wa camera
@World_Foot-ball.
@World_Foot-ball. Жыл бұрын
Good ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anascali3012
@anascali3012 Жыл бұрын
Anika yaaqey allow anikoo nabad qabo kenya i keey 😂😂😂
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Gabdhaha iyo Wiilasha soomaliyeed ha la shaqaaleesiyo ileen iyagaa lacagta laga qaadaaya marna gabadh carab ah ama qowmiyadaha kale idiin iman mayaan.
@taqwatube1372
@taqwatube1372 Жыл бұрын
Odayga herari timihii ayaa ku baxay ee timaha ka jara.
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Mansha alha
@MaymunaMukhtarJelle
@MaymunaMukhtarJelle Жыл бұрын
Wow
@أجملالوردة
@أجملالوردة Жыл бұрын
Wll tan oo kale hargaysa nooga fural
@Kadra-tu8md
@Kadra-tu8md Жыл бұрын
Wadan kale uun dhisa Somali bilaaq caqli
@mdd7492
@mdd7492 Жыл бұрын
Xamaaliga qurbaha kaaliya. Anaga isqurxin waqti uma haayne
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Mnsha allah
@HamzeJama-mi1lg
@HamzeJama-mi1lg Жыл бұрын
Qurxinta waxan moodayey qurxintii jidhka ee qalinka lagu sameenayey
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Жыл бұрын
Wallal waxa loo bahanyahay in aad nosamayso qayb anu wararka adunka kala socono
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 Жыл бұрын
Meel aan somali laga shaqaaleeysiinin maxaa lacagteyda u geeynaa. Somali hala shaqaaleeysiiyo hadaa talo rabtaan.
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 Жыл бұрын
Lakiin hada ragii qaar kood way is caa dee nayaan. Titta ayee jil ci nayaan.
@mahadoisse1079
@mahadoisse1079 Жыл бұрын
Salaan sare marka hore marka xiga sow ma wanaagsana dhalinteena jaamacadaha ka baxay oo shaqo la anta hayso in aad shaqaaleysaan
@HantiMal1984
@HantiMal1984 Жыл бұрын
Malaayacni
@abdiqaniwarsame9189
@abdiqaniwarsame9189 Жыл бұрын
Asc Mashaa allaah herari adiga ma soo tijaabisay inta aanan anigu imaanin,koley anigu waan hubaa in aan bidaar weyne leeyahay Kkkk Mahadsanid 😂
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Bidarta qurux weye
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
adiga meeshan laguuguma talagelin ilaa aad tinta soo beerato
@Liverpoolians
@Liverpoolians Жыл бұрын
Shaqadii Saylici maxaa kuu geeyay Abdisalan noow?
@mohamedibrahim-nl4xp
@mohamedibrahim-nl4xp Жыл бұрын
Haaye haaye haaye😅
@anascali3012
@anascali3012 Жыл бұрын
Asxaabey anikoo lii masaa jey naayo haduu cali fanax ii kaco sideen yeela naagta kenya tika aamey iku xanaqdaa🤣😂😁
@khadarismacil3149
@khadarismacil3149 Жыл бұрын
MANSHA ALLA malaha ragu may haysan ba meelo lagu qurxiyo hadaa wn in aan isa soo qurxiyaaa hhhhhhh
@yahyajanjaroo5745
@yahyajanjaroo5745 Жыл бұрын
Waraya bahashi lacag ehede Mel Aya kubaxasato
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Gabdhaha maloo samaynaa
@Xoggaar
@Xoggaar 8 ай бұрын
Chiropractor waa meeqa lacagtiisu cid aaday ma jirtaa
@SadaamCabdi-c3c
@SadaamCabdi-c3c Жыл бұрын
Magaca iyo muqa hajiraan
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 Жыл бұрын
Raga uma baah na ineey is qur xiyaan
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 Жыл бұрын
baryahan shaafto iyo xaysiis ayad nagla dhamaan la.dahay
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 Жыл бұрын
Dhaf odayga lafta ha turte
@Buna5689
@Buna5689 Жыл бұрын
Hanka xishoono cabdisalan waa nin wayn oo wadani ah 😅
@sahrokhalif6130
@sahrokhalif6130 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx Жыл бұрын
WAA NINKA KALIYA OO ADUUNKA NOOGA FAAIIDEEYA WAX KASTA NALA WADAAGA HADA MEESHAAN ANIGU MA ARKIN WAANA U BAAHNAA MANSHALAAH
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 Жыл бұрын
Aduunka waxaa jira wax la yiraahdo (business target) dadka ganacsi loogu tala galay ama larabo in ay ka faa'iidaystaan ma dagana Eastleigh, islii dad iska xamaasha dagan waxaa laga yabaa 10%100 in ay ka bixi karaan. Islii meesha ugu qaalisan timajare waa wax ka yar 5 dollar. Kama hadlaayo xalaal ahaansho gacanacsiga noocaan ahn ee rag iyo dumar isku qasan yihiin.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
In your own guessing game 10% of Eastleigh population is more than ENOUGH
@Alladipodcast
@Alladipodcast Жыл бұрын
Mulkilaha laftisa u baahan in horta la qurxiyo lol
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
NAIROBI EASTLEIGH DURING RAMADAN ||Offers in different Stores
13:39
15 SANO KA DIB WARAYSI AAN KA QAADAY ARMAAN | MIYUU XIRNAA
18:29
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 804 М.
See What SOMALIS are doing in KENYA 🇰🇪
25:45
AFRICAN TIGRESS
Рет қаралды 248 М.
See How Kenyan Somalis Have Developed And Modernized Eastleigh Nairobi Kenya
32:07