Wariyahan iyo dadbadan baa interpol wali fahamsaneen qaabka ay ushaqeyso. Interpol criminal cases bey qabtaan ee political case masoo dhax gasho. Arinta Hassan sh iyo Madoobe waa political case.....interpol meel ay kasoo gasho maleh. Wax hala barto
@SaidAhmed-t5c11 сағат бұрын
Ciyaal buu soo uruursaday axmed sheeydaan xagee doowlad joogtaa 14 sano nin jooga sadex degmo yaa arkay baarlamaan jubbaland yaa arkay isla xisaabtan. Sharcigee se u'ogol inuu qofi iska joogo. Hadii uu qof kastaahi iska joogayo waxaa mudan kan federaalka oo dalka oo idil mas'uul ka ah
@SaidAhmed-t5c11 сағат бұрын
Ciyaal gaajeeysan oo yes men ah ayuu soo uruursaday