Waa mawaadin sax ah katurjumaya waqaca dowlada iyo dhulmiga lagu hayo muwadininta
@AliMohamed-l3w7xКүн бұрын
waa muwadin xalaal ah masha allah xildhiban cllhi xaashi abiib mahadsanid waxad u hiilisay somali
@ahmedsalad1393Күн бұрын
Waa xildhibaan xalaal ah allaha ka xafido shar iyo sheedaamiinta damujidiid sheedaan kale ma joogo xamar illaa damujidiid ee allaha naga saari xasan xumoow iyo tuugada raacsan
Waa geesi u hilinaya u madda somaliyeed alaha xaffido
@omarmohamed-nf9to23 сағат бұрын
Dr Abdillahi was geesi Somali
@abdillahiahmedcheik7645Күн бұрын
Ninka wa runti Hassan sheekh maha somali wa nooni qaatey
@steve-gx3olКүн бұрын
Anigu waxan taageeraya xilibaankaas qoraalkiisa illahay ha xafido wuxu sheegay na waa run..daah ma saarna wuxu sheegay na wa run illahay ban ka baqayna xukumada xasan shiikh oo tuugada ah na ka biqi mayno.. illahay sharkooda umada ha ka nabad galiyo
Wa xildhiban xalal ah ilahaw naga qabo xasan tuug xarami
@abdikadirhaji685218 сағат бұрын
Xildhibankan Wuu ku Saxan Yahay In Lawada Iibsado Oo Been Abuur laga Sheego Si Lacag laaluush Dowlada Xassan Sheikh laluush uga Qaatay ceebey tacaal Xassan Guurgurte
@mohamedabshir447823 сағат бұрын
Xildhibaanku wuu ku saxsan yahay digniinta uu caalamka u diray.
Xildhiibaanka dad baa doortay ee dawladi ma dooran waanad muwaadin dadkiisa difaacayaa ka Soo tarxiilaya isaga a uga naxariis badan waxani dawlad maaha ee waa qashin Si kale ayey uga lugbixi kartay iyadoon odhan Soo celiya dadka oo xaggee Lagu Soo celiyaa dadka kuwii muqdisho degaanka ayuu barakicinayaa lacag darteed markaasuu kuwii cararay ka daba tegay oo yidhi ii Soo celiya bal muxuu U diyaariyey lacagta aad qaxootinimada U siinaysaan aniga I siiya iyana Soo daadiya oo muqdisho Keena caqli maaha dawlad maaha waa tuug dawarsato ah Ruto madaxwaynaha Kenya wuxuu Ku doonayaa dadkayaga shaqo noo siiya xasan shiikh wuxuu Ku leeyahay aniga lacag I siiya oo dadkayga Soo tarxiila aadan Ku waydiiyeye kee madaxwayne ah oo masuuliyad qaadi Kara weliba xasan ayaa Muslim ah oo diintu waxay qabtaa ISKA daa qof muwaadin ah e haddii xoolaha duurka daaqaya ee soomaalidu dhaqato uu neef mid. Ka mid ah harraad U dhinto in maalinta qiyaame la waydiin doono isku Soo duuduub ama gebogebo xildhibaankaa ayaa istaahila in loo doorto madaxwayne isaga wax garanaaya dawladda ma ceeb ayaa U qarsoon kuwii ciidankii dawladaha yurub Iyo maraykanka raashinka siinayey showtay xadayeen ee Laga goostay ma ceeb baa Karta ma xishoodaan oo ma qajilaan oo ma yaxyaxaan maxaa U qarsoon Waan taageersantahay xildhibaanka
@abdisheikh6094Күн бұрын
Baarlamaan waxay la waydiiyo meesha ma jiro waxaa gudoomiye ka ah mid aan iimaan lahayn oo aan dhergayn waa kuwii ansaxiyey heshiiskii soomaaliya iyo turkiga iyagoon arkin oo aan loo keenin. Xildhibaanka waa saxan yahay waxaanu sheegay in dalka iyo shacabka la iibsanayo.
@CeymooyAfduubКүн бұрын
Asc ma aha qaa in ee waa somali runsheeg ah haguuleysto
@zainabmaxamuud6091Күн бұрын
Waa saxsan yahay xil Abdullah Abiib waana Caqoonyahan garanaya , waxa uu ka hadlayo. ALLAH XAFIDO ISAGA IYO WAX LAMIDKA AH.
@سلامأدم-س9مКүн бұрын
Waaruntii wamuwadin xalal ah ayaan qabaa
@MohamedAhmed-k1f7mКүн бұрын
Xasan sheekh waxuu quudiyaa ehekiisa hoose ee guriga kula nool,kadib midka kore,kadib waxaa xilkasaaran yahay shacabka tuula kasta oo ay wadanka ka joogaan,waxaa dhab somali inta shaqaysata iyo inta dadkala kunool,sida xawilaad iyo gacan hoorsi ay yartahay inta shaqaysata, Lkn dadka yurub jooga xawilaadna iyo gacan hoorsi kuma noola xasana xukunkiisa kuma hoos noola oo xaq kuma laha, marka kuwaan xawilaada iyo garabka ku nool asigana mas,uul uu yahay waxuu siiyo yurub ha ugu soo qaado,intii nin dhib haynin dhib u abuuri lahaa. Kii yurub dhibaato ku qabo asigaa imaanaa asigoo qufna soo qasbin qufna eedaynin cidna tikid i sii aan laheen, Waxaa soo haray xildhibaankan warkiisa waxuu sax. Noqon lahaa markii madaxda sare war ka maqli waayaan,lkn hadoow dibada war ka bilaay waa jaajuus ee sharciga jaajuusnimada hala mariyo. Waxii qaldan waa xagayda waxii sax sanna rabiyaa i waafaji. Wiil hiiraan
@abdihakimyusuf534015 сағат бұрын
Ma shaking baa ku jirta.wadanka western lacag ayaa madaxweynaha iyo asxaabtiisa qaybsadaa. Abdullaahi xasha abiib waa wadan 20 xildhibaan oo cabdullaahi abiib bulshada bulshada lacagteeda in ay iska haysto ayaan leeyahay shacabka ma gaarto tuugadaan wadanka haysatay jeebabka ku gorto.
@AbdiDayib-ph1nkКүн бұрын
Wusaxan.yahay
@cabdale_5967Күн бұрын
Codmalaha maxaqaldan
@alimuhamud3671Күн бұрын
Asc waarun in ay dhibato jirto dalkan laakin dadka la soo celinaayo waa kuea maxaabiis iyo kuxo sharciga loo diiday oo ku dhiban dalkaa. Xildhibanku waa jaajuus mesha u jooga Ethopia iyo wax la mid ah ee la hibiyo😅
@muheeahmed140722 сағат бұрын
Wuu ku saxsan yahay xildhibanku
@MadeyAboor-co4zlКүн бұрын
Hilibaanku would ku saxan yahay
@nurahmed887811 сағат бұрын
Waxa xaqiiqo ah maanta shacabka hada jooga jenya inta bada ay masajidyada ay kaso habarayaan xasan shek adan madobe xamaza ducuf naxas asal madooesha
@salahthefruad9174Күн бұрын
Maxaa laga jaajuusi Somaliya? Xalane ayaa loo fadhiyaaa kkk Sir iyo wax u qarsooni ma jiraan. Musuqa in la sheego waa sax. Cildhibaan Abiib waa saxan yahay. Somaliya maaha meel nabdoon oo dadka lagu celinkaro. Dadka Somaliyeed ayuu u hadlay e maaha jaajuusnimo.
Xildh. Waa ku saxan yahay in rinta ka sheego waxa ka jira dalka misiqa dishaday
@ahmedajab621022 сағат бұрын
Waxuu fashilinayaa khaa'nimada madaxda dalka xukunkiisa jooga Waa in taariikhda loo sajilo waxa dhacaya si loogu maxkamadeeyo mustaqbalka soo socda maxkamadeey
@AxmedmaxamedNuur-x8hКүн бұрын
Dawlada dano uguma jirin ee waxaad dhehdaa danta xasna shiikh waayo dowlada danteeduu waa danta dad keeda
@aliabdalla8647Күн бұрын
Xasan munafaq wa morayan
@IsmaciilXaaji-e5k5 сағат бұрын
Kuwai major imanaya waatuugo
@subraarm438122 сағат бұрын
Ilaahay Caafimaadka ha kuu daayo Waxaad tahay Wadani ka damqanaya dadka Soomaaliyeed ee dalkii hay ka dumiyeen ee Badaha ku dhamaaday intii Alle soo badbaadiyay ayuu Hawiye markuu xataa Xabaalihii maydadka ka soo saaray ee dadkii dalka joogay meel walba ka raray oo Siyaad Bare dadkiisa u dhisay ayuu dhalin yaradii Yurub soo gaadhay ee Hooyo walba ku wiil iyo walaal ama ninkeed ku wayday ayuu hunguri ka galay inuu Lacag ku badashay si loo soo celiyo. Hassan Shalay waxaa u yeedhay Safiirka Ingiriiska si haw Toortaha dhalashada Jaarle u jaro dadka la Casumayna uga dhadhamiyo Cake Hassan oo wuxuu yahay ama Hawiye yahay Aduunka la tusay. Ina Xaashi Abiib Xaaraan kuma korin 1960 markii Xornimad la qaatay xaashi Abiib waa shaqaynay. Xaashi Siyaad wuu ka diiday inuu Gaadhi xataa haw ku shaqo tego ka Dawlad ka qaato wuxuu yidhi dad iga baahi badan ayaa jira wuu celiyay. Yusur Adan Faarax Abraar markiisii hore waxay Hassan uga baxsatay Lacago dadka Soomaaliyeed la siiyay ayuu Hassan inay Yusur u soo qaado Bank Hassan leeyahayn lagu shubo Yusur waa diiday.
@subraarm438122 сағат бұрын
Waxa wax laysku siiyo waa yaa shaqada Tuugonimada ku xeel dheer ama imisa Farac ayaad Tuugnimad u Abtirasataa Hawiye Hawiye dhalay ma tahay.