No video

Xasan Aadan Samatar iyo heestii "Siraad".

  Рет қаралды 187,892

Xargaga Music

Xargaga Music

Күн бұрын

Ma ogtahay Siraadeey
caashaqii na siraayee
sahalka aynu moodnee
ina saaqay barigii
Inuu soo kordhaayo
siigiyo dabayliyo
soo kiciyey ceeryaam
Oon xalay saqdii dhexe
hurdadii ka salaloo
soo toosay dhowr jeer
Safaad ma leh jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow i la qabo
oo ha igu siideyn
Ma ogtahay siraadeey
Saddex saniyo dheeraad
Intaa waan ku sugayoo
Nafta waan sasabayee
Berri bay si uun noqon
Saadanbay wax kula qaban
Saadaasha galiyee
Sidaan fili kalgacaykuna
Adi Kuma salgaadhinoo
Waabad sahashanaysaa
Safaad male jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawoow ila qabo
oo haygu siidayn
Ma ogtahay siraadeey
Soomaaliyoo idil
uma sidatid quruxdee
hablo kula sinmaa jira
Oona saa u eeginee
waa su’aale kalidaa
Maxaan kaaga sahansaday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Пікірлер: 26
@duurjoog5351
@duurjoog5351 3 жыл бұрын
Waaw waa heestii u horraysay ee Xasan fanka kusoo galay.
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Uma sidatid quruxdee Qaar kula sinmaa jira. Caadi iska dhig.
@aliismail5014
@aliismail5014 3 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay heesii u horeeyey ee fanaanka
@aliismail8314
@aliismail8314 3 жыл бұрын
Mulaxamaystihii waynaa ee abdikariin jiir
@mubarikm.hassan5265
@mubarikm.hassan5265 Жыл бұрын
"Ma ogtahay Siraadeey soomaali oo idil uma sidatid quruxdee hablo kula sinmaa jira. "Oona saa u eegine Waa suaale kelidaa maxan kaaga sahan saday. Jawaaab😊😊
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg 6 ай бұрын
Waa erayadi abwaan maxamed ciise cabdi AHU
@mohashurieomar3856
@mohashurieomar3856 6 ай бұрын
The truth a bout unity,peace as gritings i.e Salam sens.
@user-zt4mo9hu9i
@user-zt4mo9hu9i Жыл бұрын
hurdadii ka salaloo so toosay dhawr jeer!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dn1kn9it8m
@user-dn1kn9it8m 2 ай бұрын
yeye heestaasi xasuus bay iguleedahay sanadkii 2012kii ilaa 2014kii axyaahees❤❤❤
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 5 ай бұрын
J aime cette chanson de Mon ami samatar
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 3 жыл бұрын
inuu sookordhaayuu siigiyo dabayliyo sookiciyy ceer yaam
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 2 ай бұрын
Erayadii aun abwaan maxamuud ciise cabdi ganay laxankii cabdikariin farax qarey jiir aun codkii xasan adan samatar
@mohamedqoorgaap2365
@mohamedqoorgaap2365 3 жыл бұрын
Hees wacan. 1
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 4 ай бұрын
Xasanwaxaan kuurejeeynayaa cimri deer iyo caafimaD dhamaantewn.
@anmalsintheworldchannel3007
@anmalsintheworldchannel3007 3 жыл бұрын
Nice song
@asadowinaabdikhalif6635
@asadowinaabdikhalif6635 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉 keep going 💪💪
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@afkakuxoogle1553
@afkakuxoogle1553 3 жыл бұрын
Ax yaa hees
@CaliMaxamuud-jd5ve
@CaliMaxamuud-jd5ve 4 ай бұрын
@CaliMaxamuud-jd5ve
@CaliMaxamuud-jd5ve 4 ай бұрын
1:46 ❤
@anfaccali2075
@anfaccali2075 Жыл бұрын
Nice song 😮😮😮😮😮
@aliafrica9072
@aliafrica9072 3 жыл бұрын
Bilawga heesta daad-dis ayaad moodaysaa hadii aan inta danbe lagu darin
@CfataaxAhmedofficial
@CfataaxAhmedofficial 3 ай бұрын
Heestan Waxaan ka soo raacay tiktok maanta oo.taariikhdu tahay 19 my 2024 saacaduna tahay 100:8 subaxnimo
@CfataaxAhmedofficial
@CfataaxAhmedofficial 3 ай бұрын
Inta ka heshey like iisaara😢
@AbshirGeele2023-gc8vk
@AbshirGeele2023-gc8vk Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboShireahmed
@HiboShireahmed Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 25 М.
kaban mix xulah xasan adan
48:13
Somali Norwegian Tv
Рет қаралды 198 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 378 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 435 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 740 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 433 М.
Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees
9:08
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 178 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
xasan aadan hees maalmaha qaloocan
9:50
Cumar daahir Maxamed
Рет қаралды 21 М.