No video

Xasan Adan Samatar | Caashaqa ha Bayacin

  Рет қаралды 2,216,584

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar
Caashaqa ha Bayacin

Пікірлер: 355
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 3 жыл бұрын
Still watching 2021🔥🔥🔥🔥🙏🙏
@Mazim_izmail67
@Mazim_izmail67 3 жыл бұрын
2021 ✋
@c.casiisliibaan11
@c.casiisliibaan11 3 жыл бұрын
2021
@muhsinsalad5836
@muhsinsalad5836 2 жыл бұрын
22
@afandiimuttaqii2894
@afandiimuttaqii2894 2 жыл бұрын
A living legend, a son of Somalia, a pride of Africa. We love the songs of Hasan Adan Samattar.. From Ethiopia with peace..
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
Thanks bro
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Respect from northern Kenya
@philantropist2156
@philantropist2156 Жыл бұрын
Suftu🇪🇹2013 Mogadishu🇸🇴2014 Jigjiga🇪🇹2015 Libya 🇱🇾2016 Itally 🇮🇹2017 Swizerland 🇨🇭2018 Germany 🇩🇪2019 Sweden 🇸🇪2020 France 🇫🇷2022 Holand 🇳🇱2021 U.s.a 🇺🇲 2022 Miss U My Home #Suftu #Ciyaal Jiiro Maskiin Heestaan Waxa Dib Uso Booqan Doona Marka Aad Commentigaan Like Saartid Wllkey Ama Wlshey Dhamaantiin Wan Idin Jeclahay Dhiigeyga Soomaali Maxamed🥺🇸🇴❤ Miss You Dhamantiin🙏🏽😊 #Xushmad Ayaan Idin Haaya👋🙏🏽❤
@kiinoowggmu233
@kiinoowggmu233 2 жыл бұрын
Waxaan dhageysanaaya habeenka Koowaad sanadka cusub ee 2022 Saacada waa 9:00 Pm heestan Waa mid kamid ah heesaha Aan ugu jeclahay kama Daalo inaa ku cesh ceshto🥰🤚
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 жыл бұрын
2/1/2022 kula daawanayaa
@abdisamadbashir1324
@abdisamadbashir1324 2 жыл бұрын
Waxaan dawanaya 30 March 2022 at 11.15am
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
15/12/2022/
@user-id2dx5kk7m
@user-id2dx5kk7m 8 ай бұрын
1/1/2024 😊
@xlcy.9437
@xlcy.9437 5 жыл бұрын
2005 ayaa fasalka anu schoolka ka dhigano ardayad lagu yidhi kaalay hees midhaheed qaad kadibna heestan ayay qaady (hoodo cumar) alle haku xafido magacaga unban kusiii dhaganee
@hamzeabaaz2073
@hamzeabaaz2073 3 жыл бұрын
Hdi aad dawanayso 2021 xaqayga wllo🙌👌🔥 👇
@mohamudofficial9929
@mohamudofficial9929 3 жыл бұрын
Still wxad modaa inuu asaga macalin uyhay musicianka kuwa tumaya siduu u reactionka uwado waxad modaa inuu amrayo legend🏆👍
@feisalmohamed2719
@feisalmohamed2719 5 жыл бұрын
Waa fanaanka ugu qaalisan fanka soomaaliyeed. Oo xushmad iyo jaceylba loo hayo geyiga somaaliyeed. Allow cimri dheer iyo caafimaad taam ah ku deeq
@hassenhero1745
@hassenhero1745 10 ай бұрын
My Favorite Somalia 🇸🇴 Singers 👨‍🎤 🎤 ❤
@abdullaha.hussein2060
@abdullaha.hussein2060 11 жыл бұрын
This is not just a song but based very meaningful history explaining the day Allah created the universe,, I'm appreciating Hasan Adan Samater
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Xasan adan samatar he is legender of soomaalian that why he have nice view
@abdiweliali5877
@abdiweliali5877 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 💯 💯 💯
@osmanabdiali2803
@osmanabdiali2803 2 жыл бұрын
Very much appreciate 🙏
@muniircabdicasiis7767
@muniircabdicasiis7767 2 жыл бұрын
Hi 8 years later
@farahsalad7378
@farahsalad7378 2 жыл бұрын
waaa murtidii ilaahay ku mannaystay abwaan Xasan Ganey
@saiid8212
@saiid8212 4 жыл бұрын
Cishaduuilaahey Cirka taagey udub li'ii Ciidana kadhigey gogol Wabiyadaa cartama iyo Cirifyada bad ksga xirey Iyo buuraha culus Cimrigeed aduuyada Waxaa jira col oyo nabad Ceyr iyo nin xoola leh Iyo laba is caashaqey caawana kamey tagin ceyn keynu ku ogeyn Adna calafka kuu qpran cuna seegi masyere caashaqa habaayicin Xaleytaba caweyskii canabey daruuruhu cimir bey ahaayeen cawaana lagu ma oga waqtigii kuciiliyo cisigiyo wanaaguna waa isdaba caraabaan waxaan kuu cadeyn kara caamiya indhaha iliyo ma ogtahey curyaankaba caga looma waayine ceynkaa wax loo yiri kuwa cararayee ladan iney kucimri qaataan caashaqa cabaa yicin " qeybtii magool baa kamaqan Cishaduu ilaahey Caradeena joojee Aadan ciida ka askumey xaawana cad kiisiyo Feer calaanta laga dhigey cishadaa ma uuneed caawana manoo shahey caqalaa diidey hadalkuyee carab dalab leh sheegyay Bada caarid maalmaha Cawa daranta fiidkiyo cadadaa walaala ah cadceedii timaadana dadka ruux cadibanoo waayuhu kuciiriyo mid caruusayaa jira caad igama saarnee cilmiyada ilaahey anigoo aan caasiyin cabsi heygu galinine adigoo aan cuud dhaqan caashaqan kutaabtaan cudurdaar uyeele ceeb kale miyaan dhigey" like
@umalkhayrabdirahman263
@umalkhayrabdirahman263 2 жыл бұрын
Hees murti leh sad uqortey ban kaheley💯😍
@fardowsomacalinissack5155
@fardowsomacalinissack5155 2 жыл бұрын
Legendary sida wangsan aad lyrics inoga dhigtay ka helay huuno kama daalo heestann
@Bux366
@Bux366 10 жыл бұрын
Ax yaa Daa'uud Cali Masfax.. gacantaa ma go'do...THE BEST somali musician ever.. Who can play like that? except Daa'uud Cali Masfax. The answer is NO ONE else but him. That is big respect.
@ayushliban4534
@ayushliban4534 6 жыл бұрын
He is not the best one.but Abdisalam Jimmy is the best then him
@nouhelmielmi2757
@nouhelmielmi2757 5 жыл бұрын
0
@beinghuman1430
@beinghuman1430 5 жыл бұрын
legend masxaf big respect
@xasanmouse6551
@xasanmouse6551 3 жыл бұрын
MAlin dhaweyd ayuu dhin5ey ilahy hawnaxaristo
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
@@ayushliban4534 bro jimmy can only piano and day,d can only Kaban
@waankunecbtahayhadiiaadine6021
@waankunecbtahayhadiiaadine6021 6 жыл бұрын
Hees xusuus mudan iyo fanaan xusid mudan 9/29/2018 ayaan daawade aad ayaan ugu faraxsanahay 😃😃😃😃😃😃
@apdifitaahdaahiraaden7976
@apdifitaahdaahiraaden7976 3 жыл бұрын
Hhh ala wll qali waxan dawanahayaa 20 6 . 20201 kwrn aaa aduunaa ax aaa
@ahmedyasin6700
@ahmedyasin6700 5 жыл бұрын
Wow masha Alah Hassan aden samatar ruwayadan gobjog ayan uu aha djibouti 2002 guriga umada ayaa lagu dhigay samatar iyo nimco yasin iyo kadra daher iyo Ahmed kuluc iyo Abdi qays
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Waaba Markan Dhashaye 😂 O'Day Ayad Tahan Filaya
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Sxb lagend tahay from cawdaaq
@lilbrother2876
@lilbrother2876 2 жыл бұрын
Still I am watching 8 August 11:20 monday Amizing song wlhi
@mudusugal
@mudusugal 5 жыл бұрын
nowadays wannabes should take a lesson from this great guy! the passion and love for music he had is amazing!
@akhajjiabdy1767
@akhajjiabdy1767 5 жыл бұрын
19.3.2019 ayaan dawanaya adiguneh hadi aad ila mid tahay liketa ha ila dhaafin😂
@libankeeyfromwabxo110
@libankeeyfromwabxo110 5 жыл бұрын
22/1/2019 from Nairobi, Kenya 🇰🇪 ☝️
@oskazaki6068
@oskazaki6068 5 жыл бұрын
2hrs ago aya dawaty from Nairobi
@abdullahihabashow3606
@abdullahihabashow3606 6 жыл бұрын
The best somali musician of all times
@abdihashi2310
@abdihashi2310 5 жыл бұрын
Daud Ali Masxaf maxaad ka taqaanaa hee !! This is the real music , turunbadaa I dishay
@nafisacali6110
@nafisacali6110 5 жыл бұрын
xaliimo qaliif
@gahayrmaxamed6278
@gahayrmaxamed6278 3 жыл бұрын
Sida aya loo heesa ama fanka wa la Iska dayaa the legend Xasan aaden Samatar
@muscababdi7741
@muscababdi7741 5 жыл бұрын
dad waa dadkii hore fanana waa fananiintii hore allaha yaa cisag hashaqa hanayicin
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
Ya weli daawanayo heestan legend always legend samatar
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanayo xilligan 20 March 2021 maalin sabti ah Curiyaankuba cago looma waayine☺️😢
@amooore5247
@amooore5247 5 жыл бұрын
wax igaga dambeeyo mlhn 2020 ya dawanaya😂😂😂like noh bro nd sis
@awbuumansuur2009
@awbuumansuur2009 3 жыл бұрын
. ,
@damka5373
@damka5373 3 жыл бұрын
Aniga 2021 🤣😂
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
2021/04/7😢😢😂😂😂🙄😬
@amilahzyd286
@amilahzyd286 3 жыл бұрын
🤪🤪🤪🤪
@Samale571
@Samale571 3 жыл бұрын
@@hassanmohamuud1605 2025
@somalihiphopartist1904
@somalihiphopartist1904 6 жыл бұрын
Living legend H.A Samatar i grew up listening to his beautiful songs and still listening in June 2018.
@aliyare6764
@aliyare6764 5 жыл бұрын
30/1/2019 ayan dawanaya leagend hasan adan✌
@zakipepe2441
@zakipepe2441 5 жыл бұрын
Aniga dawanayaa
@calixabad6551
@calixabad6551 5 жыл бұрын
5 /2/ 2019
@maxamedindho6723
@maxamedindho6723 5 жыл бұрын
22/2/2019
@abdilahiaxmed2899
@abdilahiaxmed2899 4 жыл бұрын
AXYAA HEES XASN AADAN SAMATAR NOLOW SAXIB
@ahmeddube4230
@ahmeddube4230 8 жыл бұрын
some Somalian singer need practice like. him.Hassan is very good talent.
@xasanmahad7449
@xasanmahad7449 4 жыл бұрын
Saxtl
@imanhirsi
@imanhirsi 4 жыл бұрын
Ppippppppppplkp0
@abdirashidisse1684
@abdirashidisse1684 3 жыл бұрын
@@xasanmahad7449 c
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 7 жыл бұрын
abwaan xasan geney waa abwaanka heesta sameeyey iyo riwaayadii ay ku jirtey ee Arooskii inantayda iyo dumistii aqalkayga waxa la qaadeysey alle ha naxariistee magool
@muktarali2311
@muktarali2311 6 жыл бұрын
Ax yaa daauud cali walaahi kama dhargo dhagaysiga guiterka gacanta dauud ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘🤔🤔🤔🤔🤔 ilaah haku barakeeyo yaa daauud
@maxamuudcabdi9627
@maxamuudcabdi9627 4 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@suleymanmohamuud4553
@suleymanmohamuud4553 5 жыл бұрын
29/7/2019 ayaan dawanaya ya ila socda ex legend al fanan hassan aadan samatar
@qaaqchannelofficial7390
@qaaqchannelofficial7390 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanayo tonight in my car 🚘 M1 High way heading to London 2/10:2020 Raining 🌧 night thinking’s my beautiful babe caashaqa ha baayicin what a love 💕 feeling like Waa xagiina my asxaabta !!!!!!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
From Manchester or Leicester ?
@Abdifatah09
@Abdifatah09 3 жыл бұрын
111
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 2 жыл бұрын
Ilahay kacabsood
@mkfims
@mkfims 3 жыл бұрын
Love this song from ethopia
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 жыл бұрын
Aduun wakas imikana waa waynaday wlhi hassan ilhay if iyo akhiraba haku naxristo
@sofiaahmed2862
@sofiaahmed2862 5 жыл бұрын
Aduun wakas imikana waa waynaday heesn ilrihay if o akhiraba haku naxriisto
@faaraxbarre521
@faaraxbarre521 5 жыл бұрын
Xasan adan samatar waa wax gudbay waa fanaan xasuus mudan
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Nasiib Badanaa Nin Xasan Ganey Macalin Suugaaneed Uu U Ahaaa Sida ..Samatar Ookale 👏❤️❤️❤️
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 6 жыл бұрын
Iyo hadraaawi
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Abdi Somali Aadyo aad Wallo 👏🏻👏🏻👏🏻
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
Huda walalo xasan geney sharaf ayuu iga mudan yahay lakiin miyanad ogeyn dadka music tumaya iyo xasan aadan oo heesaya walalha somaliyeed sacabka tumaya qofna kali ahaantii daleed guusha kama helo, english wax la yidhaa I NOT EXIST IN TEAM, team kubada ciyara qof ma odhan karo anig goal dhaliyey waa laga wada shaqeeyey , ruwaayadan waxan daawadey 1976 magaalada boorama ayaan ku galay somalia ha noolaato
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Geeljire Daljire hhhh Waaruntaa Wallo Anigana Xasan Aadan Sharaf Ayuu Iga Mudan Yahay Lkn Abwaan La ,Aan tiii Fanaan Jiri Maayo Abwaanu Ogoow Wuu Ka Qaali San Yahay Fanaanka Taasina Waxa Kuu Cadaynaysa Fanka Imika Jooga Waxa Bilaa Macniga Ka Dhigay Abwaan La,Aanta Iyo Midha Xumaanta Ka Jirta ..Hubaal Qof Cod Wanaagsan Sida Xasan Aadan Waa La Helayaa Lkn Lama Helayo Qof Midho Culus Sida Xasan Ganay Iyo Hadraawi Taa Ogoow Wallo Abwaanka Ayaa Ka Qaalisan Fanaanka 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
Huda 1234 walalo anigu waxan ku soo barbaarey kooxdii waaberi ee Hargeisa ruwaayado badan ayaan soo daawadey iyo heeso macaan, kooxan dambe maba dhageysto balse doraad ayaan dhageystey heestan oo aan hadiyad ahaan kuugu soo direy, waa markii iigu horeysey aan Yurub Geenyo dhageystey wiilka la heesayana hore umaan maqan markaa waxan is idhi heestan talow maxan ganey baa sameeyey ahahahah bal hadiyada aad soo dirto wan ka sugaya kzbin.info/www/bejne/nKKwq513fN-lkMk
@maskapoy3759
@maskapoy3759 5 жыл бұрын
1 luliyo 2019 ban dawanayaa 😍😍😍
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Xassan Ganaybaa lagu yidhi maxd Xassan Aadan hesaha ugu dhiibtaa suu yidhi codkii ragguu leeyhy laba legend.
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Anigu waan Baayacay lkn qiimo fiican baan kuhelay 😊kkk
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Kkk
@abdallaalsharif7136
@abdallaalsharif7136 5 жыл бұрын
Lakin daniirkada raali ma yahay? Waa hadii aad leedahay
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 5 жыл бұрын
Ala qiimaha aad kuheshay yaraa ya iisoogaada😃😃
@iftinyarestudio6
@iftinyarestudio6 4 жыл бұрын
drs anigaa ku soodhaweenayo iskadaa Baayacay hhh
@apthifataahdauud
@apthifataahdauud 4 жыл бұрын
Waaas nio
@updyrohmanjibrilofficial8643
@updyrohmanjibrilofficial8643 3 жыл бұрын
Xasuus ya Ila daawanaya 2021
@ridwandayib1093
@ridwandayib1093 Жыл бұрын
Doesn’t get better then this👏🏽👏🏽
@sadiaosman9873
@sadiaosman9873 5 жыл бұрын
04-07- 2019 still Waa......... ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
Very GOOD best SONG KEEP GOING LEGEND HASSAN ADEN LONG LIFE AMINE ALLAH
@xaso
@xaso 7 жыл бұрын
I love this man
@harishgautam7175
@harishgautam7175 6 жыл бұрын
Hassan Sheikh
@yoonisyonka1984
@yoonisyonka1984 4 жыл бұрын
2020 baan daawanayaa heestaan ogaada 😂😂🤝😂😂😚💯
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 2 жыл бұрын
Hasan Adan samatar waa fananka ugu jclhy fanaantii hore
@gldsimba524
@gldsimba524 3 жыл бұрын
M.a fanaan aan jeclahay alle cimrigaaga dhowr jiroo joog adigoo caafimaad qaba💘💖❤
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 3 жыл бұрын
10 sano kadib aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:22 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭
@apdiyare8241
@apdiyare8241 3 жыл бұрын
Sxp sido kle kambala caawa ka dhagaysan
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022❤✊
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 3 жыл бұрын
Still watching 2021
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 3 жыл бұрын
2020 inta dawaneysa ani cml liketa🔥✊
@maryanosman8603
@maryanosman8603 3 жыл бұрын
8,, 2,,, 2021 malin isniin ah Xili gabal dhac ah ayan joogaa safar ayaan ku jiraa
@jaamacxuseen8835
@jaamacxuseen8835 4 жыл бұрын
Xasan aadan samatar allaah yaxfadak❤
@jeytebilleceymooy8162
@jeytebilleceymooy8162 5 жыл бұрын
wow Hassan adan samatar waxaan dawaney 2019
@sadikibwoybwoy1955
@sadikibwoybwoy1955 5 жыл бұрын
Legend hassan Adan Samatar Hadad Tagerto Like iigu Qabo
@diydichannel7576
@diydichannel7576 5 жыл бұрын
20/07/2019 Aya dhagesanaya adiguna legend fanan long life fanan qaali nagu ah nolow cafimad ku waar
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 3 жыл бұрын
Hadii aad ka heshay like ha ila dhafin 1 Nov 2020
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
4/4/2021 Hadaad dhageesanayso heestan ha ila dhafina like tada
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
"""Ma ogtahay cuuryaankaba caga looma waayine caynkaa waxaa loo yiri"" waa hadal hayskii hooyaday mcn marwalba aan kamaqli jiray
@Abdifitah451
@Abdifitah451 2 жыл бұрын
9/8/2022 yaa ila dhageysanaya heestan
@AbdisamadDiria
@AbdisamadDiria 7 жыл бұрын
Goobe iyo daaud cali walahi waa legends idinka la'aantiin xassan meel ma gaareen
@cabdinuuradiingagatun2794
@cabdinuuradiingagatun2794 5 жыл бұрын
yaa dawanaya 2019 may 5ilahada like isara
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
Farta taag hadaad hlkaan utimid Guiterka Daauud Cali masxaf AUN
@hindafuaad5610
@hindafuaad5610 4 жыл бұрын
I am ilyaaz dhagayare ilove this song
@kahiyehassan7367
@kahiyehassan7367 2 жыл бұрын
Very beautiful indeed ❤️ May you live long legend 🙌 ❤️
@caamirciltire8729
@caamirciltire8729 4 жыл бұрын
I love thiz song
@deekh767
@deekh767 6 жыл бұрын
Adunyo walee wax yar ma dhagesan hestan on 2005 barigii ciyalka xafada wayo wayo wlhi 2018 reablly
@adanissa1055
@adanissa1055 6 жыл бұрын
khalid qeys
@Umu0618
@Umu0618 4 жыл бұрын
2020 caadi ma ahan . Caashaqa habaayicin😊
@moustaphaibrahim1464
@moustaphaibrahim1464 3 жыл бұрын
Maalin arbaca'ah 10/03/2021 ya iga sii dambeya🖐😁
@hafsahussein6925
@hafsahussein6925 2 жыл бұрын
Heskan wxn dib ugu ceshtay 12/4/2022 cashaqa ha bayicin🥰
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Xusuustii Samatar iyo maama magool AUN😥FANAANIINTENI QARANKA❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@iqraabdulahi4977
@iqraabdulahi4977 6 жыл бұрын
Cashaqa habayicin ax ax ax 👏👏👏👏👏❤
@hassanomar3009
@hassanomar3009 5 жыл бұрын
talented man legend samatar
@sadiiqmaclim4167
@sadiiqmaclim4167 3 жыл бұрын
After 12 years still watching 2021
@omarafraxhanad3956
@omarafraxhanad3956 8 жыл бұрын
waxa sameyey abwaan xasan cali ganey
@muuseadan2294
@muuseadan2294 2 жыл бұрын
17/06/2022 maalin jumce ah Goobta hayga fanka hargeisa somalind Saacada 4:00 PM
@siciidsamawade7314
@siciidsamawade7314 3 жыл бұрын
Xasan Aadn samatar Alle cimrig.ga haku dhereyo
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 3 жыл бұрын
Waxaan daawanaya 2021/jimce / bishu tahay 1
@axmedilkadahable4385
@axmedilkadahable4385 2 жыл бұрын
2022 marzo from Italia Ku dhgysna
@TheNimcofamily
@TheNimcofamily 5 жыл бұрын
Legend hassan adan samatar ❤️💕
@zackmagan4416
@zackmagan4416 4 жыл бұрын
Bisha Disembar 25 keeda 2019 yaa daawanooya Dooxa Qatar
@ismailwarsame5602
@ismailwarsame5602 9 жыл бұрын
Top band iyo one of the best
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Qarib iyo dhiiqo.iyaaaaa iyoiyo khayrdari.yartaaaandumaaar cadceed waan.uwataaa waxaan qaaadanin baaa juro aqbalin.maamul wanaagsantaan.waxa ii rooon waan aqaaaaan.
@learnmore1590
@learnmore1590 6 жыл бұрын
adna calafka kuuqoran cuna seegi maaye ... wlh waa murti qiimo leh xasan noolaw adeer
@bogbayare1171
@bogbayare1171 6 жыл бұрын
thanks bro
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b 2 жыл бұрын
Heestan waan iska jeclahay waxan dhagay sanaya maalin axada 2022/14/8/🤗
@mucaadsheikhhassan5265
@mucaadsheikhhassan5265 5 жыл бұрын
Big lagend hassan Adan samatar
@ismailahmedhassan6740
@ismailahmedhassan6740 3 жыл бұрын
2021 hadaad iga danbeesid like isaraa🥀🖤😭
@mohamedabdullahi7525
@mohamedabdullahi7525 4 жыл бұрын
1/1/2020 yaa dawanaya like
@moustaphamed1841
@moustaphamed1841 4 жыл бұрын
waan jogay djibuuti lacag ayaa lagu dhigay aad ubadan ana mashaqaysanayn oo lkn waan jeclaa inaan galo shaqaalaha dawlada ayaa habeenka lacgtooda uhuray waxaa lagu dhigaayay riwaaya guriga umada lacgtu waxay ahayd 5000 ku ofaran wuna uqalma
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
Always we are the ONE/ knowledge OK 👌
@doubled8677
@doubled8677 3 жыл бұрын
Cawo daranta fiidkiyo Cadadaa walaala ezh qiyaazk hasan Never forget song
@BaggioAliHajji
@BaggioAliHajji 6 жыл бұрын
Hassan Xaaji Cabdulaahi (xasan ganey) weligeey abwaan ka miro wanaagsan maan arag dhanka heesaha
@cabdinajiib6293
@cabdinajiib6293 3 жыл бұрын
𝕏𝕒𝕤𝕒𝕟 𝕒𝕒𝕕𝕒𝕟 𝕫𝕒𝕞𝕒𝕥𝕒𝕣
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 3 жыл бұрын
Waa runtaa , the only one🙏
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 4 жыл бұрын
2021 from boorme🥰
@zakipepe2441
@zakipepe2441 4 жыл бұрын
Boorama caday magaladaydii😘😍
@barkadelyrics7787
@barkadelyrics7787 3 жыл бұрын
Xasan aadan Wali waa Nin Yar balse waxa Halkaa Ka Cad Inuu Xidigihii waberi kuwa ugu yar ku Jiray
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Xasan adan samatar❤ legend
@aaminoomar4049
@aaminoomar4049 4 жыл бұрын
27.8.2020 ya dawaanaya
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90
@mohamedmukhtaar10mukhtaar90 7 жыл бұрын
ax adi iyo dauud cali legend Somalia ayaatihiin waleee
@amenfaro1140
@amenfaro1140 3 жыл бұрын
Legend aabo hassen aden
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
2022 October baan dhageysana heeskan aadka umacan kama xiiso dhaco ❤🌷 Habeen arbaca ah sacda tahy 1.00am habeenimo
@ibraahinahmed3354
@ibraahinahmed3354 2 жыл бұрын
Heestan 2022 dawanayaa
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 5 жыл бұрын
17/7/2019 waxaa jira cul iyo nabadee
@afriicanoafriica7509
@afriicanoafriica7509 3 жыл бұрын
i like you xassen 🖒
@shugrisharaf6171
@shugrisharaf6171 5 жыл бұрын
Xasan aadan santar fanaan Qaran
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 284 М.
Xasan Adan Samatar | Seylo
5:37
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 455 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 2,7 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,9 МЛН
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 45 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 433 М.
Xasan Adan Samatar | Heestii Arbaca
7:48
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 231 М.
Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 436 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 741 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН