Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed

  Рет қаралды 1,940,868

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

9 жыл бұрын

www.caweyskadalmar.com/
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar
/ dalmar_d

Пікірлер: 451
@abdikarimahmed7623
@abdikarimahmed7623 4 ай бұрын
Hadii uu jiro qof dhageysanaya 2024 like 👍 ha ila dhaafin.
@jimcaalexaaji5197
@jimcaalexaaji5197 Жыл бұрын
Somali wayn guul iyo goba nimo walaalayaal like isaaea walaalayal i dareen siiiya SooMaaLiniMo________😓👍💛
@zakariaismail6968
@zakariaismail6968 Жыл бұрын
Qaa
@maankamk.6232
@maankamk.6232 Жыл бұрын
@@zakariaismail6968 😎
@ahmedlove7960
@ahmedlove7960 5 жыл бұрын
waar ninku cod macaana bal siduu u guuxayo eeg libaaxbad moda waa xariirtii soomali lahayd from hargeisa
@naimojama9430
@naimojama9430 3 жыл бұрын
Bley bley burst
@abdullahiadan2898
@abdullahiadan2898 3 жыл бұрын
Caadi maahan, Hassan Baashe
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
@@naimojama9430 laandheere ninka ayaa mudan in loogu yeero😀😀😀
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 8 ай бұрын
Alla dee somali wada libaax bay ahaydee soowka aan bisado iska wada dhigney 😢😢😢 salaan sare 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 4 жыл бұрын
Qiimaha qaranimada iyo qiimaynta shaqsiga inaga mudan xushmeynta.xasan Adam waa national icon
@diiffarah3663
@diiffarah3663 Жыл бұрын
Wonderful song 🎵 legendary samatar .Garissa County Kenya 🇰🇪
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Waqti muxu dad ciile 🥲🥲 cimri iyo cafimad Hassan Adan 🥰🙏
@kafaiideyoraxmed2971
@kafaiideyoraxmed2971 3 жыл бұрын
1976 tiyaatarka qaranka iyada oo wadanku mid yahay baan ku daawaday cimriga allah ha inoo barakeeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 9 ай бұрын
1972 Ayaa Lagu Qaaday Meel Layiraahp Ceeldheer Deegaan Kaas Oo Xeebwanaagsan Leh Kabacdi Ayay Soo Shaacbaxaday Walaale
@cabdikabadhe4448
@cabdikabadhe4448 6 ай бұрын
Hestan habeen kamida 2020 kii anoo murugsan xaaladuhuna igu jeexjeexanyihiin bay si lama filaana uga dhagystay meel aan fadhiyay alx caawa ah 2024 anoo farxsan ban dhagysanayaa ilaahay ha igu wadee😊
@abdikarimahmed7623
@abdikarimahmed7623 4 ай бұрын
Legendary where are you now?
@cabdikabadhe4448
@cabdikabadhe4448 3 ай бұрын
​@@abdikarimahmed7623 Hrgysa raliye🫡
@abdirahman9248
@abdirahman9248 2 ай бұрын
Wacdi dhagayso hadad hada Faxsan tahay
@daalo2440
@daalo2440 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagysanaya like igu qabo
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
2022 🤣🤣
@Mohamednur678
@Mohamednur678 6 ай бұрын
15 January 2024
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 6 жыл бұрын
Xasan aadan samater waa masuulka aan aad u taageero .cod dahabi ah leh dhan kastana heesta u qaadi kara . waxaan aad uga xanaaqay mid heestan haradigeed .aad ugu ciyaaray walaahay mar baan is idhi hadaad aragto dharbaaxo uga soo go nacas kaas .Xasan cujeeri baa LA dhahaa noocaas baa bililiqeystey fankii . Xasan aaden long life sxb
@salatisaack4072
@salatisaack4072 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 22 күн бұрын
hada yaad u xanaqsan tahay ma xasan adan ba tahay
@saidhaashi3096
@saidhaashi3096 3 жыл бұрын
Hees waa dhaftay inan dib u dhagaysto 07.03.2021 anigoo jooga Xeebta Magaalada Taariikhiga ah ee Hobyo wa waqti xasuus leh iyo waayo kale Hassanow Caafimad iyo Cimri dheer dhamanteen hadi alle idmo, Mahadsanid Caweyska dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal adiga mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hawlaha aduunyadu Waa kuwo is haystoo Aan kala hadhaynoo Hamiga iyo Faraxuna Midba waa halkiisee Habeen dhalad ninkii ihiyo Kii nasiib ku hadhay Way is hareer socdaanoo Kala hadhina maayaan Aniguna haweeyaay Naftaydii Habeenadan Halis bay ku sugantehee ILLAAHOW NAFTEENA HALIS HA GELIN Hilaac aan dhawyn baa Hakuu geelu daaqiyo Beesha haradigeediyo Hawd iiga muuqda Dhul Uu Huguf ku da'ayoo Hambalo ay ku taalaa Ku haloosiyaayoo Maskaxdu ay La hadashaa Hogol aan roob Lahayn Baan harba quudayaayoo Haadaamo Qodon baan Ka dhex Heesayaayoo Jacayl aan hadhayn baa Heeryada i saaroo Jinni Haatufkiisaan Haasaawiyaayoo Haybshaa Halka aad ku nooshahay Haybshaa Jacaylkiyo Halka aad ku nooshahay. Hees xusid mudan Thanks Cawayska dalmar
@Xareeed
@Xareeed 22 күн бұрын
Heestan midhaheeda yaa lahaa walaal?
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 22 күн бұрын
@@Xareeed Mohamed Nuur Shareeco AHN Laxankana iyo Luuqdana Hassan Aadan Samatar ayaa ku Ladhay.
@muhammadmuhammad-um9iu
@muhammadmuhammad-um9iu 6 жыл бұрын
Waaa fanaankaa kaliyaa oo sharaf iyo wanaag ku dhexleeh bulshadaa somaliyeed alle hadayo
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 жыл бұрын
Woooow waayo waayo samatar oo yar waa waagii heesihiisa la hoolin-waayey xeebihii somalia👏👌😘
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Fanaaniinta waagaas waxay ahaan jireen. Fanaan kasta heesta uu qaadayo ayuu muuqeeda lahaan jirey. Laakiin kuwa maanta waxaad arkeysaa iyagoo Hees baroor diiq ah qaadaya haddana is ruxaya. Wey iskukey qaban la,dahay. Waa markaan fan Soomaaliyeed dhageysigiisa aan dhulka iska yara dhigey.
@raashbucul1498
@raashbucul1498 4 жыл бұрын
This song never gets Old, in fact Samatar's songs never get old.
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 3 жыл бұрын
It's so funny that I'm driving from berbera and this song popped up no where , I just parked the roadside and the cold breeze is smashing my face! What a song! Hadaamo qodan baan Ka dhex heesayaayo wow!
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Luqad baad leedahaye ku-hadal Sxb.!!
@abushambir2493
@abushambir2493 4 ай бұрын
Right know am driving with this song
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Insha Allah Hees tan waxan jec lahay in aan qado.!!!! Wa hadii Xasan Adan i ogolado . In sha Allah
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanayo
@sacdiyom7375
@sacdiyom7375 3 жыл бұрын
Aniiga
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
2022 jhhhhhh
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 жыл бұрын
Hara digeed Wanageda nin bulaale dig dhagaxbur iyo dhulkii hodanka aha kuso koraybaa yaqaan 😍❤ 2021 cidii aragta commentigan like ta
@user-iv9li9qj1t
@user-iv9li9qj1t 4 ай бұрын
Re Ali aptiyashy from cidagal3
@SomaliSongsLyrics
@SomaliSongsLyrics 3 ай бұрын
Waaa arkay waliba in badan baa baray From Buuhoodle ❤❤❤
@abdifatahloveogadenia15
@abdifatahloveogadenia15 4 жыл бұрын
Hees nin weyn ❤❤❤❤💯Still whatching 2020 kamaba dalo
@amkamaxamedamka5497
@amkamaxamedamka5497 4 жыл бұрын
Listening 2019 Hada dhagesaneso sandkan Fanaankan Qaran ee Codka halaasiga leh liketa ha ila dhafin ina adeer.
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
abdi qafar omar amin sxb somali waxan kadagay anigo 9 Jiir ah wayo somali Heesha liove sxb wali oo ah 2020 dalka ka maqanahay ruunti wan ka xumahay waa lidoriiyay
@abdishakuurmaxamuud5035
@abdishakuurmaxamuud5035 Жыл бұрын
Hasan aadn samater adeer alle cimriga hakuu dheereyo Horaa looyidhi aduunyo reevs male Hady la Haan lay sida gaariga maanta waan kuceshan lyn wakhtiyada qaar Waar waa idin salaamee🖐🖐 uduceeya adeero🤲🤲
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Hamigiyo faraxuna midba waa halkiisee😥😢😢😢😢😢 Addunyooy malahaa ba'
@calihobyo2598
@calihobyo2598 7 жыл бұрын
AXSAN FANAAAN HASSAN BAASHI U MALAYN MAAYO SHAQSI LAMID AH OO FANAAN AH INUU SOMALI KASOO BAXAYO WAA NIN SHANTA GEES EE SOMALI SAAMAYN BALLAARAN KU LEH CIMRI DHEER ALLAHA SIIYO IYO DAMBI DHAAF
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
cali hobyo waarunta wallahi Xasan meelkasta laga jecelyahay Masha Allah 👑
@ahmedabdi2604
@ahmedabdi2604 5 жыл бұрын
cali hobyo anigu qalinlaan number 1 siinlahaa fanka
@mohamedshaikh1717
@mohamedshaikh1717 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@muxyadiinmaxamed2645
@muxyadiinmaxamed2645 10 ай бұрын
Aamiin wll suaal ayaraba wll
@muxyadiinmaxamed2645
@muxyadiinmaxamed2645 10 ай бұрын
USD 💵 Ayan kaahelay lacag balse Kuma guulaysan oo akoon malihi Marka side caawn taa ankuhelikara
@somalinimo5747
@somalinimo5747 9 ай бұрын
Hadaama qodan ban Kadhex heesayaayo Jacayl an hadheyn ba Heeryada isaaroo❤❤ Jini haatufkiisaan Hasaawiyaayoo Heybsha jacaylkiyo Halka aad ku noshahay
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
Haradigeed waa magalo somali galbeed ku taalo waxaa dago reer isaaq ogaden
@user-it1hi7wq2e
@user-it1hi7wq2e 26 күн бұрын
Sdan maqlay waga hesta la qadayey mgalo kuma olin lkin waxay can ku tahy bali 30 aan ka yrayn baa laysku dhaha haradiged
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
My favorite song of all times Ax Yaa Xasan Aadan Samatar SOMALILAND LOVES YOU 💯
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Cawayska dalmar walaal aad ayaad u mahadsantay sidaad iiga aqbashay codsigayga. Ilaahay haku xafido meelkasta ood kunooshahay nooloow walaalo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Walaal adiga muddan. Mahadsanid boqol jeer
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Boqorka boqortoyada irir samaale ku waar cimri dheer cafimaad❤❤❤❤❤❤❤🌻🌻🌻🌻🇸🇴
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 жыл бұрын
Sax wa nin hg ah iri samale nimo🥰🥰🥰
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Vivaaa e vivaaaa xasanow eden we love you from banadir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 Жыл бұрын
Iyadoo la marayo 2023 ayaan wali heestan jigjiga ku dhagaysanayaaa❤❤
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 4 жыл бұрын
Caawa waa 09/2/2020 waxan ku daawanayaa north america gaar ahaan canada alberta xasan adan waxan u rajaynayaa caafimaad
@calicabdi5798
@calicabdi5798 Жыл бұрын
إنه حسن آدم سمتر وهو صغير نحو الثلاثين لكنه اليوم في السرير. يا سلام . الله طول عمر بعافية وحسن الخاتمة.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 3 жыл бұрын
Reer Haradigeed waxa aan idin ka soo salaamin, Magaalada Jalam ee Gobolka Nugaal, Somaaliya😍 24-10-2020, Sabti, Galbnimo: 15:40😍
@mohamedaden6812
@mohamedaden6812 3 жыл бұрын
Cabdirishiid diiriye salama libaax reer jalameedna igu salaan dhamaan .
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 3 жыл бұрын
@@mohamedaden6812 Booshle saaxiib salaama.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 2 жыл бұрын
Anigana waxa ka so salamaya qalan oo ku taal gobolka garanwaa
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 2 жыл бұрын
@@ahmedhanshi2422 war saaxiib magaalada iyo Gobolka midna horey uma maqlin.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 2 жыл бұрын
@@abdirashiiddirie4635 ader maqal oo baro wadankaga
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Harodigeed dhulkii boqortooyada reer isahaaq ogaaden 🇬🇲🙏
@warsamaismael2188
@warsamaismael2188 11 ай бұрын
Maashalaah bi duriyati
@hassanhaaji5389
@hassanhaaji5389 5 жыл бұрын
Haradigeed waa hees cajiib ah Hassan aden samatar fanaan culus
@husseinkeimaadan9321
@husseinkeimaadan9321 7 жыл бұрын
As tyms gone, days gone and years gone cn't stop listening this song
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 6 жыл бұрын
Heestaan waxaa laxankeeda iska leh xasan aadan waxaan kaloo ku xasuustaa heestaan stadium mugadisho ayaa la saari jiray half time ama kaanbiyada cayaartaas sida cayaaraha gobalada
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
shimeee
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 Жыл бұрын
@@dhacdooyinkaqaartube9567 1985
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Dhul uu huguf ku da'ayoo Hambalo Ay Ku Taal Baan Ku Halloosiyaayoo Maskaxdu Ay la hadashaaa
@abdirahmaanjabarti9193
@abdirahmaanjabarti9193 5 жыл бұрын
qofaan cilmiga nolasha baadiyaha waxba ka aqoon u malayn maayo inuu fahmi karo wlle sow ma aanad garan yaa
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
@@abdirahmaanjabarti9193 Sifiican Qofkii aan Nolosha miyiga Waxba Ka aqoon Waaa uun La Sheeko
@user-bh8sv8qw1c
@user-bh8sv8qw1c 20 күн бұрын
1da luuuliyo 2024 Ayn dhageysanaya Abdi hafid gandi
@antonio169
@antonio169 4 жыл бұрын
2020🇺🇸🇺🇸 still liked
@baladomar7798
@baladomar7798 3 жыл бұрын
🇧🇪 caadi ma aha Hassan eeden 👍
@Ceelxaar
@Ceelxaar 3 жыл бұрын
@@baladomar7798 🇧🇻🇧🇻
@MaxamadIbrahim-yz6of
@MaxamadIbrahim-yz6of 2 ай бұрын
Qqqq​@@baladomar7798
@africantv540
@africantv540 2 жыл бұрын
Like it ❤️🔥 old is gold 🇫🇮🇫🇮🇫🇮
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Asc bashaal wacaan soomaaliwen
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 Жыл бұрын
Xasuus stadio muqdisho in 1985 ciyaraha gobolada
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 жыл бұрын
I remember when this song was recorded in Djibouti in 1985. Music By 4 Mars. Note Drums was Roland CR78
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Ustaad muusigaan ma adigaa tumay
@hassansheikh8947
@hassansheikh8947 Жыл бұрын
It was a great time to remember
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
1986
@nasteexo-cj3ot
@nasteexo-cj3ot Жыл бұрын
Waayo waayo nin ba waayo soo joog
@moalinabdimohamad7997
@moalinabdimohamad7997 Жыл бұрын
😊😊
@user-um2sp6jh4c
@user-um2sp6jh4c Жыл бұрын
Great song legendary Xassan adan samatar TANA RIVER COUNTY KENYA
@princeaamin5472
@princeaamin5472 7 жыл бұрын
besha haradige hawd iga muqda axsan ya hees waa ereyadii allaha unaxaristo abwan abdiqadir hirsi siyad yam yam ninki yaqan ba yaqan
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
Prince Aamin MAY WALAAL ERAYDI ABWAAN KORNEEYL MAXAMED NUUR SHAREECO WAAYE.
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 6 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye baa leh dadka soo qoray baa idinka xaqiiqada.
@Haile518
@Haile518 5 жыл бұрын
G/le sare Maxamud Nur Shareco
@laylobashir4714
@laylobashir4714 5 жыл бұрын
Heestaan sankadkee lasameeyey ama laqaadey
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@laylobashir4714 koleeyba waa todobaatandi
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 3 жыл бұрын
Xasan Aadan heesihiisa kuwaan ugu jecelay ayay ku jirtaa
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 4 жыл бұрын
Anigoo yar Ayaa abaheey stadium muqdisho igen jiray markasa laga shidijiray marka ay ciyaaraha gobolada socdeen Asiga iyo Mohamed saleban tubeec Allaa yarxam xasuus wlhi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@muqtaar1722
@muqtaar1722 2 ай бұрын
Aniga heestaan waanba ku heystaa caadi maaha❤❤❤❤
@malmahaaduun6469
@malmahaaduun6469 4 жыл бұрын
5:05 hobsha jacelkiyo halka ad kunoshahay ya wax kadaremayo ninki jacel hayo uun somaha cawa wa 4/2/2020 South africa cape town paarl aduunyo
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 жыл бұрын
2021 iyo Haradigeed jarar soomaaligalbeed.
@oldschool7174
@oldschool7174 3 ай бұрын
Fanankii weyna xasan adan samatar ❤❤❤
@user-rl6cw4ot3k
@user-rl6cw4ot3k 8 ай бұрын
This point in life Somalis were One People
@ilyasmohamudali741
@ilyasmohamudali741 Ай бұрын
The legendary samatar (national icon)
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Jacaylkayga ayaa haradigeed ku dhashay😂🥰
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Hasan Adan samatar Bqoqrki codka 🥰 2020 whoe is here
@khadarbashir5619
@khadarbashir5619 2 жыл бұрын
Haradigeed waxan daaawanaya Caawa oo ay tariikhdu tahay 08/2/2022, malin Arbaco ah, magaalada Borama.
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
Legend Hasan Adam Samater.👑✅
@Abdibr876
@Abdibr876 3 жыл бұрын
Who 2021 still watching
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Hablaha dhigey ugu wanaagsanahay caday qurux , tu ii dhigmatu maleh.faraxsan fariidad.
@Wadani11133
@Wadani11133 Жыл бұрын
Waaw wa fanan buxiyay sharudihi o dhan 2022 waxan taganahay xaladaha najex jexay 😂😂
@abdihakiimmohamed6427
@abdihakiimmohamed6427 3 жыл бұрын
Legend xasan aadan samatar 2020 stil watching ❤🙏 eykutaalba .
@emperorrashka1490
@emperorrashka1490 4 ай бұрын
Yaa ila dageysanyo 2024 liketa haa iladaafin
@mahadmahad1055
@mahadmahad1055 3 жыл бұрын
Waxaan dib U xasuustay waayihii quruxda badnaa ee Beri samaadkii.heestani waxay Si haar ah uga bixi jidhay Mogadishu stadium.xilliyadii 80 tameeyadii.
@zakariahassan3311
@zakariahassan3311 8 жыл бұрын
Legend samatar long life
@sheikhmoha8715
@sheikhmoha8715 10 ай бұрын
Hawlaha adunyada manta way iguseexden bare Eba ley garanaa
@ARAGMEDIA1
@ARAGMEDIA1 3 жыл бұрын
Hees Xull ah mahadsanid caweyska Dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan
@ismaaciilgadhyare3463
@ismaaciilgadhyare3463 5 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno Ha ka waraabiyo mualifkii heestan. Sangub
@MoGaMan99
@MoGaMan99 4 жыл бұрын
. Waryaa “DIIFLE” waad Ogtahay hees kaan inuusan lahayn Sangub, Sangub heeso badan ayuu lahaa, laakiin heesta Haradigeed ka mid ma’aha heesaha Sangub, heeskaan waxaa iska leh oo ku diiwaan gashan Mu’alif AUN Maxamed Nuur Shareeco, saas ula soco
@abdimawel2078
@abdimawel2078 2 жыл бұрын
Hassan Aadan Samatar 20 december 2021.
@susuali1114
@susuali1114 4 жыл бұрын
Haradi waxan kahesi doona masrax weyn hadi u Xasan Edan i ogolado Inshaa Allah
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Hhhhhh oola hubaa
@baladomar7798
@baladomar7798 3 жыл бұрын
Belgium 🇧🇪 Kenya 🇰🇪 🇸🇴
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Belgium baan ku dawanaa ano beerka u aal 😂
@baladomar7798
@baladomar7798 3 жыл бұрын
Naima Mohamed 😂😂😂😂😂
@warsamaismael2188
@warsamaismael2188 11 ай бұрын
The video of this song was shot in Djibouti around the 80's , the beach is called dooraale....... Radio Television Djibouti logo is at the top right-hand of the screen
@abdishakurarab290
@abdishakurarab290 2 жыл бұрын
Waxaan dawanayaaaaa cawa oo arbaco ah bishuna tahay 13/10/2021 still Hassan adan samater iyo dhulkii barwaqada ahaa dhagaxbuur. bulaale .iyo ilaaa haradigeeeed
@AbdullahiAhmedMohammed
@AbdullahiAhmedMohammed 2 жыл бұрын
Haradigeed Jiillaal baan soomaray. Dhul qarax ah dhirtiina gabaabsi ku tahay. Omoska iyo abaarta ka muuqatay markaan yare ka degay gaari Dhaqaxbuur kusii jeeda ayaan ia weeydiiyey " Samgub marka uu dhulkaan amaanayey malaha waa goir mahiigaan helay, xareeduna babaca taalo oo xooluhu doog iyo daaq ha heleen.
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Legend xasan aadan samatar midhaha abwaan hadraawi allah cimriga ha u dheereeyo 2 doodaba maxaase ka danbeeyay kanle maahoo waanku siinaaa!!!????
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@zaydjabuuti8977
@zaydjabuuti8977 Жыл бұрын
Xasan Aadan Samar-Haradigeed Erayadii:Maxamed Nuur Shareeco & Laxankii-Xasan Aadan Samatar, old is gold ❤
@warsamaismael2188
@warsamaismael2188 10 ай бұрын
Walaal heestan xasan ginii ba iskaleh
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 6 ай бұрын
Shareeco muu ahayn halabuur ee wuu iibsanjiray maansooyink.
@YahayeIbrahim
@YahayeIbrahim 2 ай бұрын
I remember this song 😊when I come from bulaxaji😅😅😅
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Alla heystaan qalbiga ey iga taal xasus 45 sano ka hor an iskolka ka qadey skolka 21 novebr yaa salam xasus walahi
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 2 жыл бұрын
Who still watching 2022 🚨🚨🚨😭😭😭
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
Howlaha Aduunyada waa kuwa is heystoo Aan kala hareynoo Hamiga iyo faraxuna midba waa halkiisee!!
@nuurhubane
@nuurhubane Ай бұрын
Codka dahabiga ah waa xasan aadan samatar ❤❤
@mubaraksalah5943
@mubaraksalah5943 2 ай бұрын
4 Mars & the Bands from Jabuuti rock
@abuuye758
@abuuye758 8 жыл бұрын
caadi ma han haradigeen qofkii ishqi hayaa
@ismailazonto768
@ismailazonto768 3 жыл бұрын
Aya cawa ila dhagesanaya hestan 2020
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
aabihii jacaylka ale ha unaxariisto abwaankii waynaa m ali kaariye maxa murti ka buuxday
@abdinasirmohamed248
@abdinasirmohamed248 4 жыл бұрын
AUN Shareeco ayaa sameeyey, AUN Kaariye ma sameyn.
@saidamohamed183
@saidamohamed183 4 жыл бұрын
Waxaa iskaleh heesta maxamed nuur shareeco
@cabdifitahmohamed7728
@cabdifitahmohamed7728 Жыл бұрын
21 /9/2022 dhegeysanyaaa hben qamiis so geleyso 7:15 daqiqo
@halabuurcarte8639
@halabuurcarte8639 7 жыл бұрын
heestan Aadbn u jeclhy Legend Samatar nolow
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
All the great Somali singers have passed away but Hassan is still here.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Bro there a lot of great singers still alive like Ahmed Ali Egal, Salaad Darbi, and so on.
@abdulfatahabdilahi4655
@abdulfatahabdilahi4655 Жыл бұрын
Who is listening in 08.2022 never get tired listening this song
@baarwiil3789
@baarwiil3789 7 жыл бұрын
nice song caweska thanks for ablouding
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+fartuun bilan you welcome
@a-b9206
@a-b9206 Жыл бұрын
Wll Harodigeed waa magaalo kutaal somali galbeed waana halka ukasoo jeedo abwaanka alifey Sanguub Aun
@maankamk.6232
@maankamk.6232 Жыл бұрын
Hᴀʟᴋᴇᴇ ᴊᴏᴏɢᴛᴀᴀ ᴍᴀʀᴋᴀᴀ ʜᴇᴇsᴛᴀɴ ᴅʜᴀɢᴇʏsᴀɴᴀʏsᴏ ᴀɴɪ ɢᴀ ᴍᴜǫᴅɪsʜᴏ ᴅᴇɢᴍᴀᴅᴀ ᴀʙᴅɪᴄᴀsɪɪs ᴛᴀᴀʀɪɪᴋᴅᴜɴᴀ ᴡᴀᴀ 10/ 7/2023 sᴏᴏ ǫᴏʀ ᴀᴅɪɢᴜɴᴀ 🥺
@arizakmohamedali7505
@arizakmohamedali7505 6 жыл бұрын
Heestan waxa aad uga Yaabay sida ay isku haystaan Laxanka Codka Iyo muusiga waa heees mucjios ah
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
A rizak MOhamed Ali Bro. Marka laxanka iyo codku isleeyahay micnaha uu wada sameeyo waa isku dhan thy
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@Taagsade123 laxankii samatar lama fahmi waayo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@Taagsade123 heesaha uu laxameeyo xasan adan qatar ayay kusoo baxaan
@cabdaledawiil7642
@cabdaledawiil7642 4 жыл бұрын
4/10/219 Yaa Ulla Dhageysanayo Haradigeed
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Fanaanka Laholin Waayay Legend Samatar
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 жыл бұрын
Waa firadii maxamed nuur shareeco
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 2 ай бұрын
2024 ❤🎉still watching 👀
@user-rl6cw4ot3k
@user-rl6cw4ot3k 3 ай бұрын
This man had good time in his Country
@abdihakimahmed7678
@abdihakimahmed7678 6 жыл бұрын
hawlaha aduunyadu waakuwaa is haysto aan kala hadhayne hamiga iyo faraxuna midba wa halkiisee habeen dhalad miki iyo kii nasiibku haray ways hareer socdaano kala hadhina maayan aniguna haweeyaay naftaydii habeenadan halis bay ku sugantehe habeendhalad dadki iyo kii nasiibku hadhay ways hareer socdaano aniguna haweeyaya naftaydii habeenadan halis bay ku sugantehe hilaac aan dhawaynbaa halka geelu daaqiyo eshara geeliyo hawd iiga muuqdee
@saladmoalinibrahim3117
@saladmoalinibrahim3117 3 жыл бұрын
Weld said
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
XASAN AADAN SAMATAR IS A LEGEND
@nabadraadshe
@nabadraadshe 9 жыл бұрын
Walaal dalmar, heestan magaceedu waa "Haradigeed" waxaana sameeyey AUN abwaan Maxamed Nuur Shareeco.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 жыл бұрын
Walaal mahadsantahay.
@abdiwalidahir3404
@abdiwalidahir3404 6 жыл бұрын
Waa uu gatay heestaan shareeco waxeyna kasoo maaxatay abwaan kaariye...wuxuu kaariye kaga hadlayaa degankiisa
@xariiroxaryan8044
@xariiroxaryan8044 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan shareeco
@nadifoabdisalan9307
@nadifoabdisalan9307 5 жыл бұрын
waa rutaa shareeco ayaa sameeyey hessta
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Shareeco abwaan muu ahayn awood uu ereyadan ku samayn karona malahayn dadka beenta ka daa.
Mohamed Ahmed Kuluc
5:11
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 170 М.
Sakaraadka
8:05
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 68 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Hassan Adan Samatar - Heeso Xul Ah
30:32
Jabuuti TV
Рет қаралды 294 М.
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 203 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
DUCAYSANE  WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi
6:25
AWOOWE MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 257 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 671 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 421 М.
OZON РАЗБИЛИ 3 КОМПЬЮТЕРА
0:57
Кинг Комп Shorts
Рет қаралды 1,8 МЛН
Здесь упор в процессор
18:02
Рома, Просто Рома
Рет қаралды 372 М.
EXEED VX 2024: Не өзгерді?
9:06
Oljas Oqas
Рет қаралды 45 М.
Top 50 Amazon Prime Day 2024 Deals 🤑 (Updated Hourly!!)
12:37
The Deal Guy
Рет қаралды 1,4 МЛН