XASAN AYAX MUSTAQBALKI UMMADA GOD MADOW BU KU RIDAY BAARMLAMANKI🇸🇴 O BAROOR QABSADAY ALLAW NAGA QABO

  Рет қаралды 19,784

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@rukia-s6y
@rukia-s6y 4 күн бұрын
ilaahow dowladaan hadajoogta naga soogaar aamin yaarabi
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 4 күн бұрын
Welcome back Boodheriga Caashaqa, real LEGAND, QALAS QALAS DHALAY 🔥💪✅🏆✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@kaahinmuxumed2904
@kaahinmuxumed2904 4 күн бұрын
Isagaa ugu wacan dhaban cad imaanka Alaha ka Qaado
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
xasan sheekh ilaahay umada iyo wadanka hakaqabto
@mahamadsanyara6134
@mahamadsanyara6134 4 күн бұрын
Xasan hunguri hawiyuu matalaaye daarood ma matalo haka dcwoodaan dhaliyada jarmalka joogtaa wixii daarooda ha iska diidaan garaca uraya iimaanka allaha ka qaadee
@mahmudabdiali7877
@mahmudabdiali7877 2 күн бұрын
Kkkkkk magaal baa hawiye iyo daarood kala yaqaana
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 күн бұрын
Masha Allah Weriye Bowdheri. Well done.❤❤❤❤❤❤❤
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 күн бұрын
Xassan munafaq ayax Bahan war qof Horta xage Ka bahdilan yahay hadii U gaal U tago WA sujudaya WA qof diciif ah liitaa😅
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 күн бұрын
Muxu u qaylina odeyga idinka sow ma dooran oo lacag kama qaadan x gurguurte barlamanka xaaranka ah iyo R. Wazaraha oo wax uu meesha u fadhiyo aan garanayn tuugo barlamanka gatey shacabka allaha hal idinkama reebo ☝🏻☝🏻
@Mideye157
@Mideye157 4 күн бұрын
Dunido dhan ba nagu qoslaysa. Allow dadkan naga qabo.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 4 күн бұрын
Habaryar oday hadhehena tuugee ugu waynaa xarunta eblaayska dhah waa wada tuugaa ❤❤❤❤
@AbddiUhu
@AbddiUhu 4 күн бұрын
Hhhhhhhhh odayashii somalida oo dhan baa la ogaday inay aaminsan yihiin dadka somalidu inay u yihiin adoon ay ayagu leeyihiin...
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 3 күн бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️🤲🤲☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec 4 күн бұрын
ODAYGAA HADLAYA HADII XASAN UU INYAR U DHIIBO LUQAD KALE AYUU KU HADLAYAA SIDII HORE LOOGA BARTAY.
@CarceercabdiMahad
@CarceercabdiMahad 4 күн бұрын
Maaa xasan Baad wanaag ka sugaysaan annigu maalintii la doortey baan somalia isaga baxey.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 4 күн бұрын
Xasanow baahdilka nagada walaal anago reer Djibouti ah ayaka naxayna walahi
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 4 күн бұрын
Naclad ha ku dhacdo waxan xildhibaanada sheeganaya ee dalkii ku daawanaya aadan madoobe iyo hassan sheikh soomali denbi weyn bay ka galeen markay laaluush ku keeneen dadkaa dugaaga ah ee xishoodkii ilaahay ka qaaday lkn reer muqdisho waxaan oran lahaa waar dadkan ugu daata meelaha ay joogaan oo dalka badbaadiya farmaajo oo muqdisho ku dhashay waa mareexaan baad shalay lahaydeen hassan sheikh oo mudug ku dhashayna qabiil qadhmuun baad ku doorateen haday sidan dalku kuu sii socdo soomali nin walba gurigiisii buu aadi doonaa xamarna waa la idiinka kala tegi doonaa allow somali badbaadi nacalaa qabiil iyo wixii dugsadaba ku yaala
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 күн бұрын
Subxanallh Subxanallh Allah umada Somalia Haa ugargaro
@AweesCj
@AweesCj 3 күн бұрын
You are and you are right room.The guy is not good when it's changed.That guy out of the office
@FarxaanCali-j3w
@FarxaanCali-j3w 3 күн бұрын
Wax danbe kaamadagaan umada alaha ku dhaafiyo adoo dulgsan adivasi iyk wixih kula socd uyo wixii ku doorway aamiin
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 4 күн бұрын
Xaasan mooryan jaarmalka lacak ayo ka qaadaye dadki naa malwalba ayo ka sooxiiraye ilahoow umada ka qaabo ilahoow ilmahisa ka wada qaad
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 күн бұрын
Ilmahan yar yar ee ardayda ah ee saaka markay iskuulka aaday ku soo noqotay gurigoodii oo dawladeedii bur burisay,siday dawladaas ku jeclaataa saw cadanimo hor leh caruurtaas ku kori mayso,dawlad ma ahanee tan ala umada somaaliyeed ha hor dhaafiyo kuwan
@adanabdi5249
@adanabdi5249 4 күн бұрын
Subxaana Allah.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 күн бұрын
Kuwii Qaran jooga Ahaa Kuwii Qurba jooga Ahaa Kuwii Qabuuraha ku jiray Ee Somalida Cidna Ma Badbaadin Maxaa Lasugaa Markaa
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 2 күн бұрын
Mac sokor dani io ccsh io sadaq john io Rooble bahane aya dalka io dadka 30sano dib uceliyay mantana ayagii ayaa laxaaqay guul saxn shiikh
@hashiugas1603
@hashiugas1603 3 күн бұрын
Awalba Munaafaqnimo Ay isku Raacen Hawiye Beey Hada Ogaaden Qaladkii Ay Sameeyen 2021 2022
@AhmedHasan-e2c
@AhmedHasan-e2c 2 күн бұрын
xasan dhiiqo iyo kooxdiisu ma dhergayaan, waa argagixiso aan dhergayn
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 4 күн бұрын
Asc Boodhari sxb xassan waa xassan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 күн бұрын
Hawiyoow xasan ka qabta dalka marka madaxweyne kale yimaaddaba waad dhibtaane
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 күн бұрын
Asc wlkn abdiiftaax boodhir dowladan bahalodey fashil tay oo odeyga 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid somaliya god madob bu ku ridey wakas shaley wuxu sujuyadey galo afickan kenya iyo Ethiopia meydkidi bakhtiga mantan waxu usujudey galo jarnal meydkoda somali wu ceebayey god bu ku ridey wana lagu kala tagiya faderal somaliya
@FaataxoHaaji-y2j
@FaataxoHaaji-y2j Күн бұрын
MOORYAAN TOOGA AAD TAHAY HABAARKAGA LAHA HAKUGU CELIYO.
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 4 күн бұрын
Boodhari legend
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 күн бұрын
Hassan munaafuq hadii oo xun yahay reerkiisa hal qof oo duceysan oo xoogaa naxaris ku hartay ma laga waayay??? Yaa Rabb awood oo noo sheegtay ee awoodaadha tussy kan yahuudka ka xun. Allahumma Ameen 🤲🤲🤲
@fahima6186
@fahima6186 3 күн бұрын
Subxanllah 😢 muxuu uhayaa dadka lacelinaayo❓❓❓ Tahriibkii iyo jabkii eey kusoo galeen xataa kama soo kabsan reer jarmal😢😢
@HadalSame0
@HadalSame0 4 күн бұрын
Horta madax maxuu hos ugu dhigaaa😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 күн бұрын
A.Bodhari Asc ina Adeyr Odaygass 90 jirka ah Rooble Bahane Alqabilla iyo kuwi Shalay HSM bad baado qaran nin Adan Madoobe Gudomiya kusheega Abdi Hansh 90 jir khatuma seega ah ayaa waajibkooda in qabrida Badd iyo barigaba marakibta reer Galbeydka ee sharciyadda laga jojiyay Heshiskii beynta ahaa ee bur cadeydka ahaa dib u egis lagu sameyay loona jaray In eey biyaha Somaliyeyd kawada baxaan. Odaygan maatida lagumaday isaga laga rabay in uu matida uu difaco.
@madinaainan3846
@madinaainan3846 4 күн бұрын
Xasidsana xassan dhiiqo, illahay kusoo qabay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 күн бұрын
War habo ninku hawiyuu ka dhashay daahir calasow bay isku ahaayeen hawiye action group ee ha ka qabto dalka beertu falay badarkeedi baa u soo baxaya
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 күн бұрын
Ciidhanka Somalida ayaa Hassan ayax noo jibiyeen. Daqiiqad ayeey ku daba geddin karaan laakinse aaway wadnihi. Anagana blablablablaaaa ayaan halkaan ku heynaa. 😢😢😢😢😢
@AbddiUhu
@AbddiUhu 4 күн бұрын
Hassan dhiiqo waxaan jeclaan lahaa in Tanzania labo maalmood madaxwayne looga dhigo...waxaan hubaa kuwa gaalada ah inay Islam noqon lahayeen kuwa islaamka ahna at gaalo noqon lahayeen hadii Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle labo maalin loo dhiibi lahaa Tanzania....
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 4 күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah
@abdullagull2943
@abdullagull2943 4 күн бұрын
Odayga cid kale uma dan lahee KZbinRADA ayuu la xifaaltamayaa. Sidan aniga u fahmay, wuxuu rabaa in xarfaanta baraha bulshada xamar looga soo dajiyo ka dibna xabsi ku guro.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 4 күн бұрын
Hal qof miyaa siduurabi dalka ka yeelin?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 күн бұрын
Maya Maya Wuxuu Muteesanaa Isagoo Xilkiisa udhamaanin in Qorta inta laqabto Banaanka looga saaro Villa Somalia Sister
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 күн бұрын
Haa hal qof ayaa yeelaya sidaa waayo parliament khayr qabaa ma jiro dadkuna qabyaalad bay ku taageerayaan qaarna qabiil la ah iyo kuwo la team ahina wax bay la cunaan oo waa farxaddooda
@Emi92546
@Emi92546 4 күн бұрын
Xassan sarqaan waaye malaha biyahu cabaa
@FarxaanCali-j3w
@FarxaanCali-j3w 3 күн бұрын
Hawiyow dadra kaqabta iimaan laawaha adinkuu idinsheegtaa
@sabahmyusuf6663
@sabahmyusuf6663 4 күн бұрын
asc subhanallaah wllo jamca mubarig🤲🏻🤲🏻🤲🏻🫡🫡🫡👍🏻👍🏻👍🏻🙏🙏
@adamabdi7353
@adamabdi7353 4 күн бұрын
Farmaajo kacar baan nagu kalifay inkaar allah hakuritee Sanad hore waxuu gatay gabdhahii somaliyeed wakii sacuudi kagatee
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 4 күн бұрын
Amiin alaha kaqabalo wa jimco
@shacbaan578
@shacbaan578 3 күн бұрын
Xamar kasa madaxwayne u ah kollay aniga marka lay waydiyo dani bn dhahaa hawiye wx ka faaida xasan rer unukaa leh 😅😅
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 4 күн бұрын
Welcome Boodhari🎉
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 күн бұрын
Sheikh Hassan Dahir Aweys Ayaa Hore Uyiri Madaxaan hoos Aad udhigeesid Hassan sheikhow Nagadaa kkkkk
@SiyaadBishaaar
@SiyaadBishaaar 3 күн бұрын
Xsn Shq umada alaHa kaqabta
@ASLIADAN-mb3yf
@ASLIADAN-mb3yf 4 күн бұрын
Xasan ayax waalaga badalay xasan xabaala quf baa la dhaha😂
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 4 күн бұрын
Xasan xaraashe, Xabaalo qode, madherge,
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 4 күн бұрын
Xassan sh waa Yaaab 🤔🤔
@casalasal6466
@casalasal6466 3 күн бұрын
ODEYGAAS SHEDAANKA MUNAAFAQA AH ISAGA IYO HABARQABOYIN BAARLAMANKA JOOGA SOW XASAN BAAHANE AYAXA OOMAN AYAGA MA DOORAN MASIIBO HAKU WADA DHACDEE
@LuqmanDheere
@LuqmanDheere 4 күн бұрын
Munaafaq Cirro leh Farmaajo dhaban cad waa tii xildhibaano Kenya Laga keenay Gedo u dhaariyay oo xasan laaluush Afka ka buuxsaday Yaa is gaaray
@HodanMusa1
@HodanMusa1 4 күн бұрын
Omg 😳
@Ruun-finder
@Ruun-finder 4 күн бұрын
Allah waxaa dowlad noogama dhigo.
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 4 күн бұрын
Somaalidu Dhibka Iyagaa Keensada..Xasan Sheekh Maxamuud Iyagaa Doortay..Xasan Sheekh Maxamuud Waxaa loo Doortay In Uu Somaliya God Ku Rido.. Wuuna Ku Riday. IYO Xasan Sheekh Maxamuud Waa Isku Mid . Been Buy Idiin Sheegaa. Waana Rumaaysataan . Ka Xaabxaabiya Hee
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 4 күн бұрын
Odeygaasi waa ninka bohosha ku ridey soomaaliya oo xasan kursiga keeney
@AliMohamed-l3w7x
@AliMohamed-l3w7x 13 сағат бұрын
yaad ku eedaynaysaa dhab cadow adaa keenaye dabigiisana adaa lugu haystaa
@bby6
@bby6 4 күн бұрын
Hassan gal usujude Mr qabuure faagte wa magacyo badan yahay mooryanka
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 4 күн бұрын
Hassan islaanimaddii Waa kasii fogaanayaa maalinba maalinka ka dambeysay oo wuxuu aaminey in uu nin cadaan ahi kursiga ku ilaalin karo.
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 күн бұрын
Qaraxyadhii in oo badhiyay oo meedkoodi fara lagu heynin oo jar jarmay ayuu yiri $ 40 dollars ha dhiibaan qof kiiba .
@ashafarah6052
@ashafarah6052 4 күн бұрын
Waxaa Hassan Sheikh ka liita kuwa doortay oo Madax waynaha ka dhigtay
@daacaddood3740
@daacaddood3740 3 күн бұрын
Odayga haranka ah asaganokenay haranka xasan shiid
@ababejama7505
@ababejama7505 3 күн бұрын
Xaasan waa lawasaa dee
@ummuisra6721
@ummuisra6721 4 күн бұрын
Kuwii ma gafe soo marayba wuu ka daba yimid ma wuxuu daynayaa kuwo dalkii jooga
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 4 күн бұрын
Hassan wa tuug 😊
@alijama6723
@alijama6723 4 күн бұрын
XABAD IS NAYBARA WEJIGA KAGA DHUFTA YAA KAA QABANA YA SHALAY ADAA KU HILBA DIRI RAAYEE WALAANU BAROOR IYO OOHIN IDIN KAGA TEGI MAAYEE
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 4 күн бұрын
Xasan dhiiqo wuxuu ahaa mooriyaantii 1991kii dadka qaxiyey hadana wuxuu rabaa inuu soo celiyo si uu mar 2aad u qaxiyo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 күн бұрын
Golaha shacabku soo iyagu maaney dooran xasan, maxaay hada la qaylinooyaan.
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 3 күн бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya Xassan diirato laga badbaadiyaa Waa tuu dumarkii Saudi Arabia ka gatey hadana Waxaa ku xigey hantida dadweynaha Waxaa ku xigey Qabuurihii hadana xaafadaha dadka danyarta ah buu gadanayaa Maanteyna Waxaa Nasoo gaartey in Xassan diirato uu ka daba'tagey dadkii Europe Qoxootiga ku ahaa ee Naftooda badaha Ku biimeeyey Xassan diirato Waa in dalka iyo dadka Somaliyeed laga badbaadiyaa Isaga iyo cawaanta ah ee Qabyaalada ku dabayaacaya
@abdiali681
@abdiali681 3 күн бұрын
ALLAH HANAGA QABTO
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 күн бұрын
WAR NAGA XISHOOD HAWIYOODHAN KAN MARABINEE HIRAABDHEH
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 3 күн бұрын
iiman lawe Aadan madobe ha waydiyan barlaman ku shegu sharciyadi harlamanka meshi geyay?
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 күн бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@HassanCaliXoosh
@HassanCaliXoosh 3 күн бұрын
Xasan narti gal
@Emi92546
@Emi92546 4 күн бұрын
Xassan sarqaan waaye malaha biyahu cabaa wuu 13:16 rakuucayaa sababta wajiga ma siin Karo wa ileyn wa tuugsadee
@ababejama7505
@ababejama7505 3 күн бұрын
Sidaas maaha bodhari ninkan imaaraadkaa lagu wasay xassan waxaa lagu wasay lmaaraadka
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 3 күн бұрын
MA ADAA KASOO WADAY GURICEEL? +
@ahmednurmohammed
@ahmednurmohammed 4 күн бұрын
waa runta
@FutoXar
@FutoXar 4 күн бұрын
Indho buluuglaha rag badan baa ka baqa
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 4 күн бұрын
Wax isaga ugaar ah ma aha ee waa hawiye oodhan baa uu sujuudaa galadaa😂😂😂kkkkkkk xasuuso gabre
@abdimatan28
@abdimatan28 4 күн бұрын
MUNAA FAQII XASAN DOORTAY AA ROOBLE BAAHANE ADEERKII AHAA BUU XASAN AYAX QAYALI SIIYAY WAR CABAADKA JOOJI OO XamIL XASAN QABYADISA HA DHAMAYS TEE
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 4 күн бұрын
Xasan Dhiiqo mar labaad hala doorto si dhulka danta guud ee dadka degan loogu saaro. Dadkan maanta ooynaayo wey ku MACDAHAY waayo iyagaa ku DUCEYSTEY iney TAAGEERSAN yihiin Xasan QABUURE FAAGE meesha ka WAD madaxweyne 😂😂😂😂😂
@rukia-s6y
@rukia-s6y 4 күн бұрын
hakaxaab xaabiyeen
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 3 күн бұрын
Fiiri saad u maqneyd dagaal lee maad soo urisaa😅😅😅😅😅 boowe salaada u nax xassan kuma cafinayee mise isaga waa cafis xagiisa waa uun waano😂😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 3 күн бұрын
waa ina gumed langabah waxaa kah daran kuwah u yahay madaxweyneh ilahay bah duleyay somali sah nocas bah u ah dowladah
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 4 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 4 күн бұрын
Dowlad diid qabyaalad dilatay umada kala qaybin jaajuus Ethiopian mashruuc soo qaatay
@Emi92546
@Emi92546 4 күн бұрын
Sajuudo iyo saxiixda wuu isugu darnaa armaaba maskaro qof cadaan ah ma ugashta ha inkaar qabaha
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 Күн бұрын
Sancad waxaad kudhahdaa haku waso soo adigu umaadan codayn neef beef dhalay waaba nacay kuwa baarlamaanka iskusheega
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 күн бұрын
Daarood munaafaqiin somali inta majeerteen yeelay cid yeeshay ma jirto abid waa cadawga koowaad ee somalia way ka xunyihiin kuwaa gooni goosadka ah
@User2-y6u
@User2-y6u 4 күн бұрын
Xasan dowladnimadii familkiisu u magacaabay xilalkii oo dhan. Xasan ma dadkii lafahoida uga soo cararay buu qurbaha uga daba yimi. Xasan dalka ha laga bad baadsho somaliyey
@UmuaxalaanAbdirahman
@UmuaxalaanAbdirahman 3 күн бұрын
Dhimasha.waanaqaan.kaqal
@Farmayoo
@Farmayoo 4 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@CismaanmaxamadNuur
@CismaanmaxamadNuur Күн бұрын
Dameer waalan warki baad leedahay Waxna kama badali kartid munaafaqna waa adiga iyo kuwa kula mida
@geenyodila9095
@geenyodila9095 3 күн бұрын
🤔🤔🤣🤣Kuli saas ay rukuucan waa caadadood ee iska daa
@sainabwarsame9112
@sainabwarsame9112 4 күн бұрын
Walalayaalow dameerkan habartii xawaadle ma dhalan rogi waysay? Dameer abgaal dadnimo ha ka sugin 😂😂😂😂
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 62 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 18 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 55 МЛН
DEG DEG RAGII DILAY RAYAAN BAJAAJ OO LASOO QABTAY
40:35
Zaki honest Official
Рет қаралды 41 М.
WAY DHABAQDAY (4998)
19:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,7 М.
WAAR DEEG DEEG AH !
20:58
SHANTA NEW
Рет қаралды 3,8 М.
SALAAN IYO KALAA TAGAAY
1:06:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
Moshin Xasan shekh Kadhana oo Kismaayo lagu Karkarinayo Xog cusb
21:37
Nabad & Nolol | Doodii ugu adkeyd 2022 Boska iyo Boodhari.
30:04
NUXUR MEDIA
Рет қаралды 40 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН