Xasan Diiriye iyo Hibo Nuura | Dhalanteed hees | nimu dhabarka jaban yahay | ninkii dhuumanaaye hees

  Рет қаралды 396,320

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : Dhalanteed
ERAYADA: Maxamed cali kaariye
CODADKA: Xasan Diiriye iyo Hiba Nuura
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Xasan Diiriye*************
Nimuu dhabarku jabanyahay
Dhaqdhaqaaqi maayee
Sidaan dhawr habeen qaday
Dhafooradu I jiidmee
Waa dhaawacaagii
Waxaan aan la dhuubtee
Markii aan ku dhawraba
Dhibaa ii kordhaysee
Hiba nuura****************
Markii hore dhitiyo subag
Dhaay baan filaayee
Dhiil madhan adoo sida
Dhabta igaga tuurtee
Dharab orodka xoolaha
Dhurwaagaa ku laayee
Ani dhadiyo ceeryaan
Ha i oran ka dhaansee
Dhalanteedku waa midaan
Iga dhaadhacaynee
Xasan Diiriye******************
Ninkii dhiiranaan jiray
Wakhtigaa dhantaaloo
Dhaaxaan itaalkay
Amba dhaban adaygee
Dhudhuniyo lixaadkii
Wax ku dheefi waayee
Hagar Kuguma dhaafine
Dhadhaab bay i horyaalee
Hiba buura********************
Aqal dhinac banaanyahay
Dhaxan kaama celiyee
Dharaartii aan baahanaa
Igu dhega adaygtee
Dhuubkaa kolay tahay
Kaama helin dhaqaalee
Waa adigii I dhigay meel
Dhamac iyo abaaroo
Dhalanteedku waa midaan
Iga dhaadhacaynee
Xasan Diiriye********************
Sida Dheeha geeloo
Dhameel hawdka daaqdoo
Dhanihii bullaaliyo
Dhoobaale joogtaa
Ama tahay dhir canabaad
Dhaayaha u roontee
Wali waan dhursugayaa
Inaan wada dhammaynee
Hibo nuura********************
Ninkii dhuumanaayee
Dhabarkiisu muuqdee
Dhaqsa loo ogaadaa
Sidiisii ka dhigantoo
Hadalkaa dhan saarka
Kaa dhagaysan maayee
Haddii ay dhab kaa tahay
Dhaar ma ii maraysaa
Mise kala dhaqaaqnaye
Sidaasaan ku dhaafnaa ?
#dhugmaal_lyrics

Пікірлер: 67
@fatimaabdullahimohamud6956
@fatimaabdullahimohamud6956 16 күн бұрын
Xamar ayaa deris ku ahayn Xasan Diiye xafada Yaaqshiid 2002 Kuwait ayuu kudhintay Allah unaxariisto
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Hiba Nuuura.. Dhalanteedsku waa mid aaan iga dhaadhacay.... Fariiid
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Nin aaan lacag haysan , Naaag ma jecla.
@saambaby2407
@saambaby2407 2 жыл бұрын
First comment maashaa allah dad waa dadkii hore ❤ Maamo iyo abti ❤😢❤😢❤ cimri dheer cibaado 🤲 suuban iyo caaafimaad bdn allah idinkaga baryay inshaa allah 🤲💙 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙 Yaaa allah🤲🥺😥 wadanka nabad nooga dhig aaamiiin 🤲 yaaa Rabbii🤲😭
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Ceeryaamo ka dhaanso... dhalanteeteedu waa mid aan iga dhaadhacayn
@AbduhakiimmohanoudAli
@AbduhakiimmohanoudAli Жыл бұрын
Cabdi xakiin maxamud cali😊
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 9 ай бұрын
Hello
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 9 ай бұрын
Dhalanteedku waa mid Aan igadde dhaadhacynine😢
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Xasan Diiriye.. Beeeen ha ku dhaaran
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Hiba Nuuura.. ma ogala Jacayl beeeen ah
@Abdullkaa_abdi
@Abdullkaa_abdi 2 ай бұрын
Waa Dhaawacaagii ❤😢 Waxa Aan La Dhuubte ❤😢 Markii Aan Ku Dhowraba ❤😢 Dhibbaa Ii Kordheysee ❤😢
@AmiinYare-n1g
@AmiinYare-n1g Ай бұрын
Fan waa fankii hore waxa hada jiro 000😢
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Erayadii , Abwaan Xuseen Aw Faarax dubad.
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Wali waaan dhursugaa in aan wada dhamayno.
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Xasan Diiriye... Ha dhaaran
@CabdiAhmed-o2f
@CabdiAhmed-o2f Ай бұрын
Ninki dhiiranan jiray waqtigaa dhantaalo Waf axsan hees
@triplearrowsystem7893
@triplearrowsystem7893 3 ай бұрын
2024 ya dhagaysanaya😢
@hotali-r8s
@hotali-r8s 2 ай бұрын
Me 😢
@filsanfani8658
@filsanfani8658 2 ай бұрын
Aniga😢💔
@IsackSharkey
@IsackSharkey Ай бұрын
Aniga
@IsackSharkey
@IsackSharkey Ай бұрын
My favourite song ❤2024
@yaxyeyare7622
@yaxyeyare7622 Ай бұрын
Me
@AbduhakiimmohanoudAli
@AbduhakiimmohanoudAli Жыл бұрын
Dhalantedku waa midan iga dhadhacaynine
@Niman-Tayib
@Niman-Tayib 5 ай бұрын
Dhuumasho dhabarku muuqdo Dhuumasho maahin😊
@Cadnaan-f6v
@Cadnaan-f6v Ай бұрын
Best song in the world (hibo nuuro )xasan diiriye ❤
@MaxamedDeeq-d2m
@MaxamedDeeq-d2m 3 ай бұрын
Maanshaalaah xasan adan samatar
@AhmednourMohamed-ci9ut
@AhmednourMohamed-ci9ut 26 күн бұрын
Team 2024 like isku ogeyn
@asiabare2366
@asiabare2366 4 ай бұрын
😢😢dadku waa wada dhawaac lkn alxm wan cfmid qaba
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 6 ай бұрын
Masha Allah got the lyrics
@HalisTa..22
@HalisTa..22 5 ай бұрын
Ninki dhiiranaan jiray Waqtigaa dhantaaloo Dhaaxaan itaalkey.. Amba dhaban adeygee Dhudhun iyo laxaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar kuguma dhaafine Dhadhabbay horyeelee🤦‍♂️ Heestan xasuus ayey igu ledahay 13 sano ka hor 2011 anoo yar ayaan Hoyadey la dhageysan jiray aad ayeyna u jeclayd Hoyadey heestan❤ Hiba nuura " aamina Abdullahi " sahra Ahmed " magool" xasan waddo" khadra daahir" Xasan diiriye " Qalinle" fananintas iyo kuwo aana hada xasusneyn ayey aad u dhageysan jirtay. Hadana isma hayno muddo 7 sano ah cimri dheer iyo caafimaad ayan kuu rajeynaya Hoyo mcn💞🙏iyo nooli kulankeed✍
@CabdurazaaqCabduraxmaancali
@CabdurazaaqCabduraxmaancali 2 ай бұрын
Sido kale wlhi danta aya nakala geysi sorry hoyo macn anon ku arkin ale iima dilo😂
@saynabfarxaan1981
@saynabfarxaan1981 2 ай бұрын
Dharaartii aan baahnaa iga dhaga adaygtee😢
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Markii aaan ku eego dhib aayaa ii kordhaysa.
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Nin dhabar jaban yahay , dhaq dhaqaai maayo.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 3 ай бұрын
Haween iyo nin Sabool ah maxaa kala haysta
@Husseinadan-fj8pg
@Husseinadan-fj8pg 2 ай бұрын
Heestaan jcyl ma ahan waa wadani waxayna kusaabsanayd markii qarankii soomalia lasoo jabiyay ee laga sobaxay somali galbeed marka hibo nuura waxay matalaysay somali galbed xasana soomaliya
@knownking9094
@knownking9094 Ай бұрын
Walee tan waa hees iyo bar❤
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 3 ай бұрын
Marku fikirku igabadato iyan heesaha suganti hore soradiya 😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Wah wah 🤕🔥
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 4 ай бұрын
Aqal Dhinac Banaanyahay Dhaxan Kaama Celiyee Dharartii aan baahna igu dhaga adaygteee 😎🤔💔
@CumarAxmed-v2p
@CumarAxmed-v2p 2 ай бұрын
Sweat song thanks you
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
It is a memorable song 2022
@InaAxmad
@InaAxmad 7 ай бұрын
Dhamac iyo abaaro🙄😭
@Mohamedcentury
@Mohamedcentury 2 ай бұрын
15th August 2024 🎉😢
@CadeCismaan-s5h
@CadeCismaan-s5h 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiqanigableyofficial4720
@abdiqanigableyofficial4720 Ай бұрын
Ninki dhiranan jiray waqtiga dhantalay💔🥲😭
@yasiinmuuse-w2g
@yasiinmuuse-w2g Ай бұрын
❤❤❤
@maxamadmaxamad2696
@maxamadmaxamad2696 2 ай бұрын
Sa forme
@IssaAlasow
@IssaAlasow Ай бұрын
Team 2025😂
@Qaliaxmed12
@Qaliaxmed12 20 күн бұрын
Hey
@CabdisalaamCisman
@CabdisalaamCisman 2 ай бұрын
Dhole
@CabdicasiisFaarax-ye5ks
@CabdicasiisFaarax-ye5ks Ай бұрын
Maxamed
@BilleXaashi-u8g
@BilleXaashi-u8g 2 ай бұрын
@SamatarCabdi-np5bf
@SamatarCabdi-np5bf 2 ай бұрын
AXMEDBUDUL 2:03
@AnnoyedFrog-cs2mn
@AnnoyedFrog-cs2mn 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 10 ай бұрын
Hibo Nuura ma ogala in beeen loo sheego
@AmiinGamer2
@AmiinGamer2 5 ай бұрын
2024
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 9 ай бұрын
2018
@Jamalkhadarwadad12
@Jamalkhadarwadad12 16 күн бұрын
d
@AbduhakiimmohanoudAli
@AbduhakiimmohanoudAli Жыл бұрын
Cabdi xakiin maxamud cali😊
@Niman-Tayib
@Niman-Tayib 5 ай бұрын
Dhuumasho dhabarku muuqdo Dhuumasho maahin😊
@FarhiyaQorane
@FarhiyaQorane 4 ай бұрын
❤❤
@Jamalkhadarwadad12
@Jamalkhadarwadad12 16 күн бұрын
d
@Niman-Tayib
@Niman-Tayib 5 ай бұрын
Dhuumasho dhabarku muuqdo Dhuumasho maahin😊
@Calishire121
@Calishire121 4 ай бұрын
❤❤❤❤
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 41 М.
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 77 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 178 М.