No video

Heestii: Daydayo asaaggay Codkii: AUN Maxamed Nuur giriig iyo Faadumo Dhimbil l lyrics.

  Рет қаралды 195,285

Deggan Lyrics

Deggan Lyrics

Күн бұрын

Heestii: Daydayo asaaggay
Codkii: AUN Maxamed Nuur giriig iyo Faadumo Dhimbil
Erayadii: Maxamed ibrahim Hadraawi.
Subscriber.
****
Ninka dila abeesee
Ubadkeeda daystaa
Daadjee rabbaystaa
Dib u qoomameeyee
Xaawiyo dirkeeduna
Isma darajo dhaamaan.

Пікірлер: 46
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 24 күн бұрын
Inbadan.ayaan.ufiirsady.mudo.dheer.codkani.maha.faadumo.axmed..farxiya.cali.midna.maha.codku.waa.maryan.mursal.noo.cidkale
@jeexdinTV
@jeexdinTV Жыл бұрын
Fanaaniinta maxed nuur giir iyo faadumo dhimbil Waxaa igumaqaala ah giriig AU waa fananka Annan waligii arag muqdisho waxuu ahaa reer waqooyi Heestan waxay igureebtay xasuus galata umbaan dull istaagay waxaan sooxasuusta waa aan dhalinyaro ahaa oo aan qalaafe kudhageysanjiray maansha allah
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Maxamed nuur giriig wuu joogay xamar muddo dheer kana shaqeeyey kadibna khaliijka ayuu ka shaqaynjiray
@ahmedabokar6271
@ahmedabokar6271 7 ай бұрын
Ahun labada fannaan Farxiya Ali & Maxamed nuur Greeg Aamiin Aamiin
@user-es6dr9ch8o
@user-es6dr9ch8o 4 ай бұрын
Heesta Gafwayn oo Hooyadeen Xaawo loogaystay ayaa ku jirta 😢
@maxamedjimcaaale
@maxamedjimcaaale 3 ай бұрын
Xaawiyo dirteeduna isma darajo dhaamee. Sorry maamo😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
Cajaaib ALLOOW IDIIN NAXARIISTO DHAMMAANTIIN
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 3 күн бұрын
Tolow heestan laxankan wanaagsan yaa saaray
@Sadsaciid
@Sadsaciid 3 ай бұрын
Qaraami wakan inta kalaa ben❤
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 7 ай бұрын
Dadna keli wadaago, waa khalad ee weedhaasi waxa weeye dadna keli wadaadkoo dar ilaahay toosoo , daakaray...............
@JAMHAD10
@JAMHAD10 9 ай бұрын
Heestaydi ahaa ka xiisa dhici maayo !!❤🎉😊
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Nin idiin dulloobaa dabac idinka waaye Anigoon ku doonayn dawo iima haysid✍
@user-ox7bk3yb6x
@user-ox7bk3yb6x 3 ай бұрын
Abwaan cabdi Bashir indho buur ayaa lahaa
@badrimustafa10
@badrimustafa10 2 ай бұрын
Lkn Xaawo iyos dirkeemdu isma dhaman beydkaas waa Gefweyn 😢
@user-oy1fh8mz2x
@user-oy1fh8mz2x 2 ай бұрын
Heestani way fiicantahay laakiin kalmada xaawiyo dirkeeda ayaa dambi ah ....... Waan kugu raacsahay kalmadaa ....... ilahay ha u naxariisto fanaaniinta iyo abwaanka sameeyay heestan intuba way dhinteen
@abdisetarmahamed8027
@abdisetarmahamed8027 3 ай бұрын
Hees iyo aabaheed waxan dhagaysanayaa anoo jacayl Anka cabsanayo dulmeeraaya 31/5/2024
@fowsiyomuxudiin4245
@fowsiyomuxudiin4245 Жыл бұрын
Qalbi ijaban💔 😥
@RidaaMo
@RidaaMo 3 ай бұрын
Hada see daremee 😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 4 ай бұрын
AUN MXMED NUUR GIRIIG❤
@MohamedUmal
@MohamedUmal 10 ай бұрын
War waa Maryan mursal sidaan filayo
@abdikadar2
@abdikadar2 2 ай бұрын
Heesta iska sax Gariig iyo Maryan Mursal heesta waxa qaadayo.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hesahi hore murti Laha
@abdallaabdalla2588
@abdallaabdalla2588 10 ай бұрын
Waa gariig iyo maryan mursal
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Dadna kali wadaadkoo Dar ilahay toosoo Daakiraa i dhagaystoo❤.
@user-uq5zu3re9o
@user-uq5zu3re9o 4 ай бұрын
Heesihi murtida lahaa
@Qaasaali123
@Qaasaali123 5 ай бұрын
ilaahay haw naxariisto Abwaanka iyo labada fanaanba .
@hodanali6106
@hodanali6106 6 ай бұрын
Giriig iyo marya mursal weekend. Laakiin asalku sahra feelsr baa la qaadi jirtey markii koobaad
@MustafeMuuse-vl1ur
@MustafeMuuse-vl1ur 2 ай бұрын
cabdi kaamil cawaale
@wizmustafa2646
@wizmustafa2646 Ай бұрын
😂😂😂😂😂waaaw😅
@matanibnujibril1601
@matanibnujibril1601 29 күн бұрын
Qaraami asla ha
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Giriig iyo amina feyr weeye isku hubi
@user-lb9ut8ns2r
@user-lb9ut8ns2r 6 ай бұрын
Waw
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 ай бұрын
Hitiig iyo aamino feet weeyaan labsdaan hobol
@omarmohamed2161
@omarmohamed2161 4 ай бұрын
Duulaan inaad tahay dir kamasaarnee
@JimcaaleJaamac-bu4mw
@JimcaaleJaamac-bu4mw 9 ай бұрын
😊
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 9 ай бұрын
Giriig maryan mursal weeyi
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 2 ай бұрын
Asc maha maryan ee waa fadumo Axmed dhinbiil
@ahmedtuure8612
@ahmedtuure8612 7 ай бұрын
Sixid nin idin duloobaa debec indka waaye
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Nin idiin dulloobaa Debec idin ka waayee. Mhdsnd sxb erayada badi waa saxday. Aun fannaaniinta.
@SakariyenurwaracSakariyenurwar
@SakariyenurwaracSakariyenurwar 4 ай бұрын
Sax😂
@asadabdullahi128
@asadabdullahi128 3 ай бұрын
Doolaalo iii micneeya maxa laga wadaa
@gassirasaleban1548
@gassirasaleban1548 3 ай бұрын
Yacni waad fara dheeri😂😂
@najaxabdirizak9091
@najaxabdirizak9091 2 ай бұрын
Gardaro weeye
@gassirasaleban1548
@gassirasaleban1548 2 ай бұрын
@@najaxabdirizak9091 haa same waye
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 26 күн бұрын
Waa orgiga riyihiisa oa cararee kuwa reeraha kale doonta.
MAXAMED AXMED GARIIG IYO SAHRA AXMED HEESTII WACAD | QAARAMI LYRICS|
9:14
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Maxamed Nuur Giriig 🔥Iyo Heesta "BOODHARI SIDIISI"
9:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 299 М.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Maxamed Nuur Giriig Gam'ayee Hurdada Dheer
9:17
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 68 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 160 М.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 484 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 121 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН