"Xasan Sheekh inuu deg deg u aqbalo wada hadallada Somaliland Adduunka ku khasabay" Cadami

  Рет қаралды 53,990

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 338
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Жыл бұрын
Somaliland waa xaq in la aqoonsado ❤
@dariknour6051
@dariknour6051 Жыл бұрын
Maxay xaq kutahay, maantayba ugu liidata ooy dagaal sokeeya iyadii isku burburisay?
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
SSC-Khaatumo iyo Awdal state xaq ay u leeyihiin in ay maamul noqdaan sida Somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
​@@dariknour6051 Iyadoo ka curdunsan oo. Ciidan qaranlahayn bay gashay dagaal laskiin daarood baa mooday in ay dagasl wax yeelaua qsdiyadeeda wayna ku daali
@dariknour6051
@dariknour6051 Жыл бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj qadiyadii Somaliland rag baa afduubtay oo jeebka gashaday. Umalaynmaayo taasi inaya soo noqonayso ee badal khayrqaba Allaha naga siiyo
@abusultan011
@abusultan011 Жыл бұрын
waa xaaraan in la aqoonsado miyaad ka waddaa...!?
@ibadoartan303
@ibadoartan303 Жыл бұрын
Guul Somaliand viva manshalaah Mr cadami Aqoonyahan
@marftoons5249
@marftoons5249 Жыл бұрын
Viva Soomaali wayn ❤❤l❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Жыл бұрын
#Trueeeee reer galbeed ayaa dabada kariixaya aqoonsiga Somaliland midhkaa iga qora waanay ku khasbayaan Somalia
@mawaazomar-vx3vj
@mawaazomar-vx3vj Жыл бұрын
😂😂😂 it ain't no way
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 Жыл бұрын
​@@mawaazomar-vx3vjshaqo kuu taala ba maaha kumana khusayso indr ee nooga sheekee Xamar Wayne iyo waxa ku xeeran.
@add-tech
@add-tech Жыл бұрын
xasan sheekh haduu somaliland aqoonsado, waxay noqon doontaa, iney shacabka somaaliya iyo somaliland abaal weyn isku hayn doonaan, dagaal iyo difaac kastana dowlada soomaaliya diyaar jiida hore kaga jiri doonto garab istaaga walaalahood soomaaliyeed. guul. ilaahaow sidaa kayeel. aamiin
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Aqoonsi war kiisa ma jire we heshiiska la saxiixay waxa ku qoran gobolada waqooyi waa Marki ugu horaysay oo Somaliland ogolaatay in ah ka mid tahay gobolada somaliya
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Жыл бұрын
Waad riyonayaa qalbada ku bash ah ku bisharayso ictiraaftka somaliland ​@@darishore814
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Somaliland in ay ogolaato SSC-khaatumo iyo Awdal state danteeda ayaa ku jirto waxaa a meesha ka bixi doona dagaal ay ku dhintaan dad soomaaliyeed
@sihar123
@sihar123 Жыл бұрын
أمين
@Mo_Daud
@Mo_Daud Жыл бұрын
War nacasyahow halkay ku qorantahay wn ku arkaa adigu saasun caloosha ugu hay slnd 😂​@@darishore814
@ApdiraxmaanMuuse-ym1te
@ApdiraxmaanMuuse-ym1te Жыл бұрын
Somaliland country free 2024. Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Subhannallah umad caqligoodii huruda oo cadowga saaxiib mooda Ilaahow sharkooda naga najay yarab 🤲🏼🤲🏼 Ilaahow Geesigii seefta Galka kabixinlahaa oo umadaadan badbaadinayay ilaahow soo dadaji yarab 😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Waa umad la’isnacsiiyay oo dhulkoodii lagu dul canshuurayo oo cadowga u kala dhuumanayaan 😢 bal eeg inta dhul uu sheegay waa wada dhul Somaliyeed uu ku tilmaamayo Ethiopia 🇪🇹 akhas calaykum 😢Inta dhul ay kufaanaan ee barwaaqo leh Ethiopia waa dhulka Somalidu dagto alhamdulillah may iyaguba noqdaad wadan isdaa Jabuuti 🇩🇯 iyo Somalia 🇸🇴 iyo ay shicibkooda codayn u qaadaan oo ay goostaan ama kusoo biiraan SOMALILAND ama Somalia 🇸🇴 xorbay u leeyihiin oo qofna kama xoog badna wijk laakiin waxaa horjooge u ah Madax Qalbiga Oromo iyo Maxaad uraya ka ah qabiil Somaliyeedna sheeganaya oo sirdoon ah ayaa Shicibkii cadowga hoos geeyay walahi tabar malaha Ethiopian&Kenyan walahi 😤 Qoryahay ka’cararaan marka 10madfac kor kooda laga dul’rido Somaligana markaasuuba sii dhiiradaa madfacba markuu maqlo ayuu geesi noqdaa isku xiniinya maba nihin markaasay nahoos’gaynayaan Cadowgaa iyo ReerGalbeedka oo iyaguba sharka iyo isku’dirka Somaliyeed ka’shaqeeya ayna nagu dul’abuureen mashruuca Alshabaab oo CIA ay maalgaliyaan si Somali ay isku nacdo subhannallah 😢😢😢🤲🏼 Ilaahay Madaxda 5ta Somaliyeed iyo kuwan oo miidhan ilaahay owlaadooda haka qaado iyo inta caqligooda oo kale leh ilaahay tafiirtiina mid kama reebo yarab ilaahaybaan barinay inta xun ee cadowga Islaamka soo dhawaysanaya ilaahay hanaga qabto oo CUDUR virus ah 🦠 oon dawadeeda lahelin ilaahay haku rido yarab yaa kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼 Ilaahow umadaada Somali ee 100% Islaamka ah sunnida ah ilaahow badbaadi oo farji khayr qaba ilaahow u soo dir yarab oo ilaahow Culumada Somali ee hurda ilaahow hurdada kadulqaad oo ilaahow kii cadowga qalbiga ka jecel ilaahow salaadiisa haka aqbalin oo ilaahow cadowga gacantooda ilaahow uu ku dhibtaa ilaahow Jihaadka xaqqa ah soo dadaji islaamkana ilaahow Mujaahidiinta meelwalba ay joogaa ilaahow guul sii oo Yuhuuda ilaahow firxad ku’kala rid iyo ciidankooda burburi iyo ReerGalbeedka shaydaanka ah yarab ilaahow umadaada Falastiin 🇵🇸 Yemen 🇾🇪 Somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 iyo Islaamka xaqqa hihaadkooda ka ah ilaahow u hiili oo guul waarta ilaahow sii Cadowgana iyo kabaqaadkooda ilaahow dhulka afka ugali oo baa’bi’i quwadooda yarab oo ciidanka cadowga iyo kalkaaliyahooda ilaahow ay halaagaan ayna kujabaan dagaalka gardayada ee lagu qaado Islaamka xaqqa ah guul yarab sii🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow kii saldhig siiyana ilaahow magaaldaa cudur ka dilaaci inta ku taageerta ilaahow ku’baa’bi’i inta kalena ilaahow kabadbaadi yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 Жыл бұрын
Vive la Republic Somalilandais❤Arab young community)❤
@CabdiIbrahim-b8q
@CabdiIbrahim-b8q Жыл бұрын
somaliland guul inchallh
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 Жыл бұрын
Guulla baan urajenyaa somalilan waa geesi guuleso ❤❤❤❤
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh Жыл бұрын
❤❤❤Well done adero ❤❤❤
@رحمعبدالله-ي5ف
@رحمعبدالله-ي5ف Жыл бұрын
MashaAlh guul inshaAlah soomaliland❤❤❤❤❤❤❤
@Maxwellhanes
@Maxwellhanes Жыл бұрын
SOMALIWEYNN MIDNIIMO GUUL IN SHAA ALLAH!! SOMALILAND IS ONE OF THE 6 STATES OF SOMALIA NOTHING MORE!! SOMALIA WILL NEVER BREAK UP AND SECEED NOT EVEN 1 INCH FROM OGADEN TO GARRISSA ILA HARGEISA AND DJIBOUTI ALL CITY STATES OF THE SOMALIWEYNN PENINSULA!!
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 Жыл бұрын
Vive la Republique Somalilandaise❤❤for ever❤❤
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Жыл бұрын
VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN
@ahmedjamac.3377
@ahmedjamac.3377 Жыл бұрын
Hadii s.land la ictiraafo waa alle mahadii hadii uu muuse keeno iyo hadii madaxweyne kale keenaba lkn muhiimadu waa in la ictiraafo insha allhu
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Жыл бұрын
Ha sugin ta
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
​@@FarxiyaCarab-fh6mhalaa maxaa xaasidnimo idin buuxisay de wa la aqoonsade miyaad is daldali 😂😂😂
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Жыл бұрын
@@jamaalxuseen4518 igama buuxdo runta ku sheegay
@LuqmaanLuqmaan-t6g
@LuqmaanLuqmaan-t6g Жыл бұрын
Aloow wixii nakala qaaybaa inaga qabo Soomaali weeyn wax kaso keeya majidhaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibraahimcabdi5561
@ibraahimcabdi5561 Жыл бұрын
Masha allh alle hana kala furo insha llh si sharaf anagoo isu calool xaadhann
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Fadhigii seddexda madaxweyne si aanay Somalia uga cabanin clankeeda meesha loo diiday ayuu m/weyne Guelleh go'aansaday in calanka Djibouti laftiisana aan goobta la sudhin . Weftiga Somaliland iyakuna marnaba may aqbaleen inay fadhiistaan goob calanka Somalifaqash sudhanyey وبالله التوفيق
@shuebabdirahman7478
@shuebabdirahman7478 Жыл бұрын
😂😂😂 waxkasta hadii aad sameysaan cidna idin ma aqoonsaneyso
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 Жыл бұрын
Ha la sii xafido heesta Calanka Toxiid ka lee!❤❤(Arab Community)
@Mahadshafeey
@Mahadshafeey Жыл бұрын
❤🎉🎉masha Allah
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Жыл бұрын
Next falastin 2024
@AE11608
@AE11608 Жыл бұрын
Aamn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@drahmedmoseabyan2940
@drahmedmoseabyan2940 Жыл бұрын
saa saanta iyo hawlaha socda sanadkaa 2024 war wayn baa kudhex jira insha Allah
@nadiyalajecley6829
@nadiyalajecley6829 Жыл бұрын
Nio Waxba Somaliand la aqoon san mayo sababto ah dawlada wa hal reer afartii qabil ee la dagana waxba kamey siin samaroon ciise ddhulbahante iyo warsan galiba marka de hal reer qaran ma noqdo abti 😂😂😂 sool wa tagtey iyo salal qabtii u badneyd😂 awdal iyo salal na waku sayeen abti anoo samaroon ah ba leh kana taliya de hargeysa ila burco cida aqon saneysa la arki doona😂 isaaq wa dad bila caqli ah waxey siyad bare ka dideen bey Raban inla yelo 😊
@husseinhilal-n3b
@husseinhilal-n3b Жыл бұрын
Proff hassan shiikh guul iyo gobonimo.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Xasan Sheikh iyo daeladdiisu si ugu gacan-banaanaadaan hawlaha dalkooda waxa u fiican inay qaataan taariikh wanaagsan oo ay si cad isu garabtaagaan aqoonsi buuxi oo dhexmara Somaliland iyo Somalia , aqoonsigaas oo kolley lama-huraan ah oo imanaya وبالله التوفيق
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k Жыл бұрын
Marinhabaabinta dadka kadaa, hadaatahay shaqsi wax garanaya waad ogtahay in midnimo lasaxixay. Dadka wey ogaandoonan insha Allah waxkasta Waqtigaa sheegidoona
@ismael_561
@ismael_561 Жыл бұрын
Dad Somaliland elite ka u eh dadkooda way marin hababiyan, been iyo waxan jirin bay shacabka u shegan. 30 sanno Beentas bay Dadka la hortaganyihin.
@hamzicwafi2659
@hamzicwafi2659 Жыл бұрын
Adeer anagaa marin habaabinta ku qanacsane mxaa nakiin dhax dhigay teeda kale alle qalbiga haydin ka reebo oo ha idinka dhaadhiciyo faqashay 😅
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤
@cige12
@cige12 Жыл бұрын
WAARUNTAA ILAAHAY HA KU DAAYO
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 Жыл бұрын
Insha allh guul iyo gobnimo Somaliland💚🤍❤️
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicyuun war dadka cadamiyow beenta kadaaya 😎 we listened this 30 years 30 years 30 years is not enough time?????????
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Faqash futo xun ma NAFTA ayaa idin haysa?
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 Жыл бұрын
Yaa ku yidhi dhagayso marka hore. We listened kulaha 😂😂 oohinta qolkaga kula jir.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 ай бұрын
30 years Aya sida iigu xoqaysa ma qancaysid malaha😂
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 9 ай бұрын
@@SuhaybCabdi-ku3re Somaliland waa dad anu jeceshahay laakiin they will never be government never I granted 👍
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 ай бұрын
@@abdirisakmohamoud1772 aduguna waliga amison ku ilaalin doonta
@CamuudAwed
@CamuudAwed Жыл бұрын
Maan shaa Allah Tabaaraka llah Aqoonyahan ragii horre ah Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland
@GARISSA-f2p
@GARISSA-f2p Жыл бұрын
Waxa lagu yidhi muuse biix intiina imaansada wax aqoonsi la yidhaahdo majiraan.
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Жыл бұрын
Guull Somaliland❤❤❤❤
@husseinhilal-n3b
@husseinhilal-n3b Жыл бұрын
Proff mdxw. Hassan.shiikh Qabiil ma aqoonsan karao
@yusufjamanoor417
@yusufjamanoor417 Жыл бұрын
Waxa la mooda inay caruur u sheekaynayaan.!!!! Ma waxad moodaysaa iminka inay cidi inoo qasbayso laascanood iyo somalida
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
Allah ya Cizzak Mayor Cadami
@DeeqMaxmed-o7f
@DeeqMaxmed-o7f Жыл бұрын
Guul jamuuriyada somaliland from jabaaqe
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul Жыл бұрын
Waqooyi Galbeed & Togdheer &federalka Soomaaliya weeyaan.
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Жыл бұрын
Somaliland in intaas lagusi dhaganado waqalad wa dowlad citirafsan mashallah thanks to boqor cismacil.cumargele iyo dalxoreye MD mudane xasan shiekh maxamud guul iyo gobonimo
@muktaardalmar6335
@muktaardalmar6335 Жыл бұрын
Gaal, Gaal wacel
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 Жыл бұрын
Aqoonsiga jamhuuriyada Somaliland wu so dhowyahay💚🤍❤️🦁💪🦁
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
anigu markay is xaqiran baan xanaqa ragasi guul bay keenen wataa degaahi lagu dhisay waxay soo qabten wada hadaladiiye idinkaa maxaa keenteen walee rag bay ahayeen raagii hore kulmiye guulo wawayn bay keenan haday noqoto shidalki la badho haday noqto dekadahii oo la dhiso haday noto madaradii oo la dhiso haday noqoto wasaradahi oo la dhiso dhaman haday noqoto schoolo aad iyo aad u badan markay 600 school maryen aaya igu danbaysay tiradooda ceelashi wadooyinkii walee dowlad dhaba ayay ahayd dowladi ahmed silanayo hadan la is xasidayn luwan waxaa keliya aan islaha way qabten waxa ugu waynayd ciidamdi shaqo qaran iyagiina wa dayacdeeen noo soo bandhiga wax qabdkiina baal aanu aragnee weli wa sugayna gebilayna dambiyood baad ka dhisteen haye maxaa kale qabteen bal yaan idinka xaqirine idinka na tusa oo soo bandhiga waxad qabten biyaha way socotay dowladii hore ayana laahayd idinka maydan lahayn iska faan maha iiyo kii hore aan xaqiro waryaa ragi kulmiye idinka horeyay xalal cun bay ahayeen wati gobol walaba yidhi ha noo soo noqdan ahmed silanyo waati sool u sacaba tumaysay boorame iyo dhaaman gobaalada somaliland watii muuse isku dhejiyay odaygii u diiday salamad wadankiiba baabaah baad ka dhigteen wax aad soo kordhiseen ma jiro bal hada maxad u dabo socotan markanka oo somaliia la shaqysta oo aan doonayn inu idin citirafo maad ruushka la soo heshiisaan issgaba laha waan idin citirafaya hada saylac isiisan walahay bilahay ruushkaan u yeedhan laha wayo markanka wuxu ku xidhan yahay somalia malain walaba lacag siiya somaliland wuu iska dhego tiraa marka weligiinba mooda inu idin citirafayo markanka huuhadiisa
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 Жыл бұрын
Dhiigaygii dhuuxaygii mustaqbalkaygii waxaa cunay oo ku ceesha dad musuq iyo is daba marin ku shaqaysta Raboow naga soo qabo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Aamiin cadawga gudaha nimanka qaranka dhabar jabinaya een habeen u soo dagaalamin, ictisaam ta dhiigmiiratada iyo huwan kalkaalka Allah ha qabto
@CumarQaloon-e8s
@CumarQaloon-e8s Жыл бұрын
Siyaasiyiinta somaliland waa danystayaal dantooda ka dhex arkay gooni is u taaga somaliland, somalilandna maaha wax soconaya waana laablakac dan ku dhisan ,30 sano ayay gooni utaagnayd walina wax horumar la taaban karo kamay samayn dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha ,siyaasada , waxbarashada , wadooyinka iyo walibaatana xuduudaha oo waxaaba ka maqan gobalkii sool imikana awdal ayaaba iyana raba in waxan meesha laga saaro waxaan leenahay adeer somaliland maaha wax soconaya ee aynu ka talino sidii aynu u heli lahayn dawlad soomaaliyeed oo awood leh danaheedana ilaashata imika itoobiya waxay rabtaa ka qobqobnaanta umada soomaaliyeed si ay ugu suurto gasho qaadashada xeebta saylac waan jecelnahay in aan aragno maalin uun dawlad soomaaliyeed oo awood leh midaysana 😢waanuna jecelnahay midowga dawlaha soomaaliya "" we love unification of somalia "" " نحن نحب ان تعود إتحاد الصومال لكي نجد الدولة الصومالية لها تأثر في العالم في المنطقه لكى نتفخر بها ولكن ما يجري اليوم امر يدل ان الساسيين الصومال لاند هم اول عقبة التواجه إتحاد الصومال وإعادة القوة والعزة الصومال"" somalia 🇸🇴 😢😢😢
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Жыл бұрын
Very sad day to all the somali people
@rayaanruuxi1711
@rayaanruuxi1711 Жыл бұрын
Somalilaney cunsurinimada maad naga desaan waa soo Yara dhawdihiin
@amalhope42
@amalhope42 Жыл бұрын
Adiigu darood ah somaliland xaasid ka daah😅😅😅😅
@sharmaarkesiciid706
@sharmaarkesiciid706 Жыл бұрын
Xagii aqoonsiga kusii dhow nahay
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Жыл бұрын
Insha allah waa la aqoonsanayaa Somaliland
@aisha665
@aisha665 Жыл бұрын
RERKAN RIYA KAMA BAXAAN
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@ibadoartan303
@ibadoartan303 Жыл бұрын
Cadowagii Somaliand wuu. Cabadayaa macalkii gudah. Kkkkkkkkk
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 Жыл бұрын
Hambalyo aqoonyahan adami adeero guuul guuil soomaaliland
@nagiibahmed2232
@nagiibahmed2232 Жыл бұрын
Iima muuqato aniga taasi
@MahamedibrahimmahamedMahamed
@MahamedibrahimmahamedMahamed Жыл бұрын
Waa sheegadi ogu daresay oo ey kukala burburilahaad oo gabalkiisto unoqan lahaa dowlaad madaxbanaa mesha midnimo kama sosocoto ee somalia lagu kala yaacey ayaa so socoto har hoo kajoga dad qaaska ah ee aad Naas nujineysaan berka Caro na igowsey besha calamka so tan raaba mahan in somalia laku kala yaaco mahan Allahow aqli noyel ya rabi somalia wey udhamatye
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
marqaaaaaanland beeeeeenland qabiiland somaliland is over
@Rôlemodelpodcas
@Rôlemodelpodcas Жыл бұрын
Waad maadsantahay adeero
@mohamudaden3391
@mohamudaden3391 Жыл бұрын
ODAYGA WAA RIYOONAYA NOLOSHADA SOMALI BAD AHANESA meel aad uga baxsabesa ma jirto aniga donimayo inaanu goosano
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 Жыл бұрын
guul somaliland
@maandhisacademy6419
@maandhisacademy6419 Жыл бұрын
Il adeeg kan hakaa ahaado!
@MH-dl7bp
@MH-dl7bp Жыл бұрын
Jacaylkiisa ayuu kahadlay!!!!
@sadamabdi856
@sadamabdi856 Жыл бұрын
Masha allaah guuul iyo gobanimo somalilaan abtiyo xasan sheekh maxamuud na waxan Lee yay abtiyo wax kale kamarabnee Lugaha nogafuq🇸🇳🇸🇴✌
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 Жыл бұрын
Why are you using my flag, let go.
@sadamabdi856
@sadamabdi856 Жыл бұрын
@@abdussamadgalog8650 ?
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Жыл бұрын
masha allah guul iyo gobonimo somaliland insha allah hoormar way baa bilabmay insha allah somaliland
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Жыл бұрын
kan waa mid caqli xun Somaliland hadey dowlad tahay calan keeda lamma qariyeen. Xasan Shiikh wuu diiday in calan la soo dhigo shirka. Somaliland bada Cas kuma taalo. qeyba ka mid ah Yemen iyo Somaliland iyo Puntland waxey ku yaalaan badda gacanka Cadmeed.
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p Жыл бұрын
Caaaaac👎👎👎👎👎👎👎
@abdirahmanosman683
@abdirahmanosman683 Жыл бұрын
Dowlada somaliland aqoonsi caalamiya waxay helaysaa wakhtigi ilaahay qoro
@ibraahimcabdi5561
@ibraahimcabdi5561 Жыл бұрын
Aaaaad sxp allle haku guuleeyo imbadan ayay uso. Samreen
@noahrageh623
@noahrageh623 Жыл бұрын
Runtaa ayay ahayd Cadamiyoow Somaliland waa la aqoonsaday. Dalki uugu horeeyay (Ethiopia) ayaa aqoonsaday sida la rajaynayana Kenya ku xigta kadibna U.K iyo U.S.A . Guul JSL. Walaalkay waa ka jecel hormarkayga iyo inaan wax noqdo duniduna waa is dhaafsi dano, Hadii Xamar diiday inay i aqoonsato shalayna kii i xasuuqay doonayay inuu i bur-buriyo oo qabiilo dhan isku kay soo bahaysteen maxaa diidaya anigoo eegaya danta dalkayga inaan dunidaa kale la macaamilo?!. Maansha Allah maantana waa guul usoo hoyatay Jamhuuriyadda Somaliland ictiraafkaa Ethiopia iyadoo dalal kaloo bdana ku xigaan insha Allah.
@AhmedFarah-i5s
@AhmedFarah-i5s Жыл бұрын
Ninkaa u sheeg maxkamad ayaa sugaysa dhawaan😂😂😂
@wahaabwahaab9276
@wahaabwahaab9276 Жыл бұрын
Macna yare Ninkaan siyaasi maaha waayo xasan sheekh iyo Muuse biixi labadooduba wax ma aqoonsan karaan
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz Жыл бұрын
VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN SCW SCW SCW ZCW ZCW SCW ZCW SCW SCW SCW SCW SCW ZCW
@Saajac2024
@Saajac2024 Жыл бұрын
Reer somalilandow maa anigaa qaaldaan , baal firiyaa staanta poliska somaliland iyoo taa Somalia maa isk miid baa . Baal googalkaa ku qoora.
@FaraxJamac-td2kh
@FaraxJamac-td2kh Жыл бұрын
Faarax. Jamac
@kaamil1717
@kaamil1717 Жыл бұрын
Halkii khayr inogu jiro Allahayow noo aqbal.
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy Жыл бұрын
Haka. Yaabin. In. La aqoonsado. Isaaq Waa. Aqli. Dameer. Isaaq. L
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
SHIRKA NOOCAASE MASIIRKA SL LAGA HADLAAYA, CIDA KUWAA U DIRTAY MAXAY UGA JEEDEEN OO MAXAY KA FILANAYEEN?
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka Жыл бұрын
Shirarkan dabada lagu wada qadabanayo. Oo mxa inoodiidaya in an kukala qabsano xamar ama hargeysa. O sitoosa inagoo wada somali ah uwada fadhiisano
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola Жыл бұрын
Runtii waxan ka xunahay oday 98 sono jir ah ayaa somalia madaxa ka kalaya meyay dhalinyarada iyaga u dhiiba xilalka 30 jir ayaa dalka dhisi karo intoo oday xanuunsan joogto somalimidnimo kama dhacayso idayashaan Rashiinka ay cunayaan sun uku dara hana dhafane yaxuushtu 😂😂😂😂😂
@MubaarikXaaf
@MubaarikXaaf Жыл бұрын
Xasan skiikh hadafkiisi ayuu xaqiijinaya
@jamaadan7103
@jamaadan7103 Жыл бұрын
Madaxda soomaalilan Qiyaali bay nafta ku maaweeliyaan dadkana beenbay u sheegaan haku faanin doowlad hebla baa wax iiqabanay kufaan soomaali inaad wax ku noqoto fadlan
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
Somali qiyaali bey kujirta muusa biixi iyo xasan sheekh wada hadalkoda wuxu kusalesan yahay in wax waliba lawada qeybsado tusaale ahan ismacil cumar gele ahna madaxweynaha jabuti dowladisu iyo arimaha siyasaded waa ugaar sidase tahay dowlada fdralka somali wax walbo waa ay wada qeybsadan Hadaba shirka muuse iyo xasan shekh wada hadlkodu maha labada dal aan 1kadhigno dhiga calnkina keena aan wada qadano nuxurka wada hdlka aan wada fahano👍🏻
@AxmedcaliShaawuush
@AxmedcaliShaawuush Жыл бұрын
Duqa riyow kujiraa😂😂😂
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 Жыл бұрын
Qabiil yar qaran ma noqon karo
@khafajeibro9825
@khafajeibro9825 Жыл бұрын
WA RUWADI ISKU TIMID E ISMABA OGA 😂😂😂😂
Жыл бұрын
kolley adiga u joogi meysid Aqoonsi Somaliland,
Жыл бұрын
ma kula tahay in xasan shiikh keligii go´aan ka gaari karo masiirka soomaaliya.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
WAAR WAXA MEESHA DJIBOUTI LA ISKU WAAFAQAY IN SOMALLAND WAXEDA AAN XAMAR IS HOTAAGIN WAANA LA SAXEEXAY. KUWAN YIDHAHDA MUCAARID BAANU NAHAY HASOO BARTEEN MUCARID NIMADA OO SUUXDANAANTA HAKA BAXEEN.
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 Жыл бұрын
Halyeeyada dalkani leeyahay ayuu kamidyahay aqoonyahn cadami forward....mujaahid
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
KUWA BUKAANKA AHEE LEH WAANU DAGALAMAYNAA SIDOOY WAX ISKA CELINAYAA IYAGANA MAXAAD KULA TALINAYSAAA AQOON YAHAN ABDIRAHMANOW? WELIBA 7 TODOBADA LEETAH EE SOMALLAND ARBUSHA U DIGOO USHEEG INAANAY ISLUGOYININ!
@AadanCali-t1w
@AadanCali-t1w Жыл бұрын
Wuxuu kahadlay. Waa damaciisa. Iyo. Sida. Uurabo
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 Жыл бұрын
Dhinacna iskii uma diidi karo ama ugama bixi karo wada hadalada wada hadaladan aduunka wata.
@shariifsoomali2653
@shariifsoomali2653 Жыл бұрын
Goorma la aqoonsanaya
@Waano-x9
@Waano-x9 Жыл бұрын
Wax layna aqoon sanyaa majirte fadhi aayar
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Жыл бұрын
Hadii aqoonsi rabtaan magaca badala oo u biciya: "Isaaq Land" Dhulbante waa diiday! Qabailada darood waa diideen oo Isaaqa la dagan. Cadkaa dagtaan oromo baa 15 hudohood ku qaadaneusa. Engriis Falastiin baa aamintay, waxay ka dhacleen 75 sano oo dhulkoodii uu Yahood ka siiyey. Isaaqow adliga haduu Allah mar hore uu inka qaadin arka hoga ku sii socotaan.
@xamsekhader5317
@xamsekhader5317 Жыл бұрын
Ma aromo iyo xabashi ayaan aqoonsi ka radina aqliga alle inigama qadee bal dib iskugu noqda
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq Жыл бұрын
Mar hadu ogolaadey nin soori kaaqaaday waa nin seefi kaaqaadaye haduu ogolaadey inu magaca federal kula tuugsado somali weyn maxaa kuuhadhey hebel cadami waad iska kaaya tidhi ictiraafe yaa kaaba jaraya raacdee
@abukarjekey1485
@abukarjekey1485 Жыл бұрын
Saas aya idin fiican in nala aqoosnsado hadii kale xamar meeel ma gaareyso
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Ninkaan waa nin weyn waana salaamayaa waxaan u sheegayaa kelmeda masiir waa masiirka unada soomaaliyeed iyo dalka wax aqoonsi ah majiro xasan gurguurte ma aqionsankaro shurka eaxaa dedehiyey muuse biixi ayaa codsaday si uu girgortan ugalo degdeg ah waayo soomaaliland waa burburtay oi isaaq keliya ayaa ku soo haray ictiraafkana
@ednanour3870
@ednanour3870 Жыл бұрын
Ma meel kale inaad u qaxdo ayaa ku qorsheysan wadigan qeylinayee bal naga yara aamus anu hadalno hortee qaylo badnidaa😂
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
Jini aqoonsi ayay ku waasheen uf
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f Жыл бұрын
Nacalatulah caleg
@khaalidahmed1668
@khaalidahmed1668 Жыл бұрын
Sheekadi reer xamarku iska dhadhiciyeen ee ahayd S/land waligeed ma aqoonsanayno way soo xidhan tahay Addunkuniina waxa uu iskugu yimid bada cas wakhtigan la joogo dawlada xamar ka dhisan wax ay ka qaban karto maleh indhiina oo shan ahna waydun arki S/land oo aad fasaxdeen.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Wasaaradda Arrimaha Dibeddu ma  u baahan tahay dib u qaabayn?
13:51
MM Somali TV
Рет қаралды 1,5 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН