Xasan Sheekh iyo Kooxdiisa oo kasoo horjeestay Dagaalka Puntland ku qaaday Daacish Khilaafka culus

  Рет қаралды 14,019

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@maymacumar2571
@maymacumar2571 12 күн бұрын
أَلَيْسَ أَلْلَهُ بِاَحْكَمِ اَلْحَاْمِيْنَ
@snw9257
@snw9257 14 күн бұрын
Maroodigu takarta saaran ma arka ee kakale mida saaran ayu arka . Suuqa bakaaraha aya cashurta ka qaada? Waxaad tahay xaasidka maamulka reer Puntland . Guuuuul iyo gobanimo reer Puntland ❤❤❤❤🎉
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 14 күн бұрын
XASAN SH WAA JAAJUUS ITOPIA SOMAALIYANA. WUU KHIYAANAY
@MouhiyadiinAdbilaahi
@MouhiyadiinAdbilaahi 13 күн бұрын
Waa runtaa wll
@MouhiyadiinAdbilaahi
@MouhiyadiinAdbilaahi 13 күн бұрын
Waa cadaqate
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 13 күн бұрын
Dowlad meesha kama jirto ee dad minjo iyo madaxba mooryaan ah ayaa Xamar ka'arimiso midakale kuwa Xassan Magafe uu hogaaminaayo dhamaan tood waa Al Shabaab no question!
@shh56726
@shh56726 13 күн бұрын
Guul puntland inshaallah waa citib tireysan.
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 13 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@MohammedGantaal
@MohammedGantaal 13 күн бұрын
Alxamdulillaah allaha ku halaaga gaalada
@AynaashemohamedAynaashe
@AynaashemohamedAynaashe 14 күн бұрын
Xasan Sheekh xamar kooxaha haka saaro Puntland iyadaa isku filane
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 13 күн бұрын
............. QIIMO MALEH PL, WARKOODA, MADAX WEYNUHU WAKHTI UMA HAYO..
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 13 күн бұрын
Soomaaliyailaahayiayaaumaqan
@ashawooo
@ashawooo 14 күн бұрын
illahaya ha uu siyada xaqi waxa soo dahiraya Caruurta reer falasatina waxa sugen dhibta midan kale Yuhuda,Jarmalka,Faranska iyo kuwa kale inshallah
@Caliya7
@Caliya7 14 күн бұрын
Allaah waa xaqsoore, hatuso daciifnimadooda in aaney waxba aheyn ilbidhiqsina waxwalba iskubedelikaran. Allaah hakukordhoyo musiibada.
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 13 күн бұрын
Xassan sheekh 😂😂Dalka ayuu iibiyey😂 sababtoo a Somaliland 😂😂😂😂
@munocadey9436
@munocadey9436 14 күн бұрын
MAREKAN DHAN HALAGA CARARO🤣😂
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 13 күн бұрын
Gurguurte iyo axmed madoobe waa 2 kansar oo somaliya ku habsaday wlhy
@warsanahmed3060
@warsanahmed3060 13 күн бұрын
Caqkasta hadalkisa lamashego
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 14 күн бұрын
Khilaaaf badan somali
@Miskiinow
@Miskiinow 14 күн бұрын
Dowlada Somalia ee muqdisho mxaad ula jeedaa 🤔Somalia ma muqdisho kaliyaa 🤔daroodnimada ineey kugu weyntahy waan arkaa😂 kaliya arimaha dibada uunbaan kaa dhageystaa wixii Somalia kusabsan maba dhageysto
@GololMudug
@GololMudug 14 күн бұрын
Wuxuu ula jeedaa dhulka Daarood madaxweyne Hawiye lagama aqoonsana
@Thebattleofthehorn
@Thebattleofthehorn 13 күн бұрын
Waa madaxwayne abgaal, maaha madaxwayne soomaaliyeed.
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 13 күн бұрын
Xassan shiikh afgooye ma dhaafi karee in madxwayne loogu yeedho qald ayan u arkaa
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 13 күн бұрын
Xasan sheekh cuqdadda iyo cadaawadda uu u qabo dadka soomaaliyeed ee reer puntland ayuu qarsan waayay . Puntland Xasan iyo kooxdiisa iyo wixii ku fikira waxba ugama baahna .
@crisaaq3877
@crisaaq3877 11 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿
@YousufFarah-o7v
@YousufFarah-o7v 13 күн бұрын
Waxa dhab ah in shab kamid yahay lama sirdon xasan shiikh xata wexey ka mid yihiin gola wasiirada xamse iyo roobow iyo kuwa kale oo qarson xogata aduunka lo gudbiyey waa mid run aj
@farhanhade6561
@farhanhade6561 14 күн бұрын
Puntland waa isku filantahay lakiin waxaa wngsn iney dafiraan hadal haynta dawlada taagta daran ee xamar
@warsamegasgas-wv9gt
@warsamegasgas-wv9gt 13 күн бұрын
Xasan xaraash nacaska wasiir kusheega Hoosh oo aan shaqadiisa aqoon u lehen duuflahas ku shaqeyso.
@IlyaasAbdirahman-l8f
@IlyaasAbdirahman-l8f 13 күн бұрын
Wariye dhulnbte oo cuqdadaysan hooyada was. Puntland waxba ugama bahna jabhada xamar iyo horgal ali xoosh
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 13 күн бұрын
Cuqubadu halkii lagu galay caw ku hurudaa caruurtay kalaysaa ninkii caanaheed dhama
@QadiijomaxamadYuusuf
@QadiijomaxamadYuusuf 14 күн бұрын
dani xasan shiq madobe laf ta garen iyo bar laban ben ayey jilayan
@Khad-j1r
@Khad-j1r 13 күн бұрын
weliged ayay baqland lid ku ahayen ma aha wax cusub adigana waxad tahay mid calosha ka gubtay waxna ma katari kartit Dr xasan kkkk
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 13 күн бұрын
XASAN ALSHABAAB OO KU GUUL DARAYSTAY LADAGAA LANKA ALSHABAAB WAA CEEBAYSAN YAHAY😂. WAA CIILAN YAHAY😂
@FutoXar
@FutoXar 14 күн бұрын
Xassan sheikh wuxuu ogyahay kuwo qabiilkiisu ugu horeeyaan inay dowlad kunool yihiin iyo in dadka somali faleebo loogu rakibo dhiigooda ay jaqaan dowlad kunooshaa Somali bur burinaysa lama xanbaarsanaan karo dadka, kenyati baa wax idin galaa maxaa dowladiinii kacaanka u bur buriseen😂😂manoolan karaan dowlad laaan
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 14 күн бұрын
😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢😢😢😢😢😢 ACAK BUU DOONTAY SHACABKA INEY XOOLO YIHIN SIDAASI AWGEEDA HORTOODA MACAL AYAKOO IIBSADE. ABIY KII HANJABAAYAY ASIGA LAGU TUUKTUUGOYA KAALAY BADA QAADO EE BEESADA WAX KU SOO DAR BAD IYO DAD DHINTAY BAN KAA IIBINAA AAQIRO WARBAA JIRAA
@museosman8296
@museosman8296 13 күн бұрын
Ar boowe waxba laga waydiin maayou adeegayaasha xasan xaraash
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 13 күн бұрын
Hhhhh ayaa allaah junadi hàshi
@caytoeconomist
@caytoeconomist 13 күн бұрын
Qof dhimanaya ma tihid miyaa ??? Mxd been u sheegi ???
@munocadey9436
@munocadey9436 14 күн бұрын
ALLOW USIYAADI DHABGA
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 14 күн бұрын
Cali xoosh waa dameer 😂
@sumrom4818
@sumrom4818 14 күн бұрын
Beenaale
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 14 күн бұрын
😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢😢😢😢😢😢 ACAK BUU DOONTAY SHACABKA INEY XOOLO YIHIN SIDAASI AWGEEDA HORTOODA MACAL AYAKOO IIBSADE. ABIY KII HANJABAAYAY ASIGA LAGU TUUKTUUGOYA KAALAY BADA QAADO EE BEESADA WAX KU SOO DAR BAD IYO DAD DHINTAY BAN KAA IIBINAA AAQIRO WARBAA JIRAA
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 14 күн бұрын
😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢😢😢😢😢😢 ACAK BUU DOONTAY SHACABKA INEY XOOLO YIHIN SIDAASI AWGEEDA HORTOODA MACAL AYAKOO IIBSADE. ABIY KII HANJABAAYAY ASIGA LAGU TUUKTUUGOYA KAALAY BADA QAADO EE BEESADA WAX KU SOO DAR BAD IYO DAD DHINTAY BAN KAA IIBINAA AAQIRO WARBAA JIRAA
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 14 күн бұрын
😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢 😢😢😢😢😢😢 ACAK BUU DOONTAY SHACABKA INEY XOOLO YIHIN SIDAASI AWGEEDA HORTOODA MACAL AYAKOO IIBSADE. ABIY KII HANJABAAYAY ASIGA LAGU TUUKTUUGOYA KAALAY BADA QAADO EE BEESADA WAX KU SOO DAR BAD IYO DAD DHINTAY BAN KAA IIBINAA AAQIRO WARBAA JIRAA
Sida Reer Galbeedka iyo Warbaahintoodu u Buunbuuniso Maxaabiista Israa'iil
10:31
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Wararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Ruushka oo Soo Galay Afrika & Digniinta
8:53
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 19 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.